PROF AHMED ISMAIL SAMATAR WARAYSI CAJIIB AH OON HORE LOO ARAG

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 27

  • @axmedsalaan6226
    @axmedsalaan6226 Před 3 měsíci +1

    Allah cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo professor Ahmed samatar rabbina ha uunaxariisto maxamed baashena aamiin aamiin ❤

  • @hamdaabdourahman4843
    @hamdaabdourahman4843 Před 8 lety +5

    long life to the prof and all somalanders specialy gabilay
    longue et heureuse vie au prof
    cimri dhereer iyo nolol fican prof-ka

  • @engkaderabeib1135
    @engkaderabeib1135 Před 4 lety +2

    Mansha allaah proff noolow caafimaadna hel inshaa allah

  • @aliyqodax
    @aliyqodax Před 9 lety +5

    Pro Ahmed Samater waa nin allah aqoon siiyay, somalida Koonfurtuna ay aad u buunbuunin jireen markii uu Somaliwayn radinjiray, laakiin hada dhamantood way caynayan iyaga oo ka xun in Rayigii aha somaliwayn uu dhintay ama dhamaaday. qofku haduu aqoon yahan yahay waxaa uu ku soconaya aqoontiisa iyo diintiisa maha uun uu isku dhajiyo meel

  • @amiirmohamed480
    @amiirmohamed480 Před 3 lety +1

    Isagaa is waraysanaya alle ha u naxariistee.

  • @zakigafane4833
    @zakigafane4833 Před 4 lety +1

    Maxamed baashe alle ha kuu Naxariisto Habeen Horuu London ku Geeriyooday

  • @skymanskyman3505
    @skymanskyman3505 Před 9 lety +1

    Axmed ismail samatar waa aqoon yahan macno wayn ku fadhiya guul iyo gobanimo ilahay cimriga hakuu dheereeyo

  • @abdihakiimahmed4811
    @abdihakiimahmed4811 Před 9 lety

    waxa Qayb ka ah in marka la waraysanayo qof aqooyahan ah etc,Farshaxanimada wariyaha ee tabaha xeeladaysan ee uu u leeyahay Questioning skills and Interview skills ayaad ka faa'di kartaa time aqoonta uu qofka la waraysanaa uga Holanaya sidaasi aynu soo tibaaxnay,Markaa wax waliba waxay u baahan yihiin aqoon skill iyo xirfad la practice gareeyey thanks Mohamed Bashe .......
    and Prof ahmed I Samter

  • @Itszk10
    @Itszk10 Před 4 lety

    I like Professor AHMED ISMAIL SAMATAR❤️ 🇬🇧🇩🇪Somali 💯 I speak 3 languages/ Somali English and German💯❤️☑️ Alxamdulilaah and I want to learn Spain and Arabic💯

  • @lalamariamibrown
    @lalamariamibrown Před 9 lety +6

    waxan rajaynayaa inuu s/land madax weyne ka noqdo

  • @ahmedqaalib4067
    @ahmedqaalib4067 Před 9 lety +2

    Prof Gob baadtahay
    Wax qiimahaaga garanaya waxaa ugu horeeya Somaliland

  • @abdinurabdi9178
    @abdinurabdi9178 Před 9 lety +1

    Ahmed waa nin reer borame ah oo somaliland ah wawawa maan sha Allah

  • @zakariaizak7712
    @zakariaizak7712 Před 9 lety

    prof well done
    guul ayaan kuu rajaynayaa mar walba
    Viva Somaliland

  • @moubarakkahiin5174
    @moubarakkahiin5174 Před 9 lety +3

    Waar ninkan wariyaha ahi hadal badanaa , ma wax buu waraysanayaa mise wax buu sharaxayaaa, waraysigiiba wuu na nacsiinayaaa

  • @sangeofficial2543
    @sangeofficial2543 Před 8 lety +1

    KA NAXOO NAFTA WAA ALLAA BIXIYEE HA CAWRYINA

  • @abwaankaysewaaayo8524
    @abwaankaysewaaayo8524 Před 8 lety

    waaa xaqiiiq

  • @abdirahmanmuse6818
    @abdirahmanmuse6818 Před 8 lety +2

    alla wariyaha xirfad liiteee ..... qofka suaal kooban oo macne leh baa lawaydiiyaa isagaa lecturer jeedinaya miyaaa ..!!!!!!

  • @barnpogramtv5328
    @barnpogramtv5328 Před 9 lety

    maantana kuwa noo turjuma afafka qalaad afsoomaaligaba mayaqaanaan oo beerkaa kuxanuunaya haduu dhaqtarka qalaad yidhaahdo bogaa lagaa hayaa ayuu kuyidhi ayay nagu yidhaahdaan haduu yidhaahdo jilib kaa lagaa hayaana
    jeegadaa ku xanuunaysa ayay nagu yidhaahdaan baladba fahan

  • @hassanahmedismail6430
    @hassanahmedismail6430 Před 7 lety +1

    hh waar Kan ma wariyaa
    malaa waa markii ugu horesay ee uu qaado interview

  • @guuleedhuessein5365
    @guuleedhuessein5365 Před 9 lety +1

    wareysi cilmiyaysan

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Před 8 lety

    hhhhhhh