Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Waa Barnaamij Gaar ah oo Ka Waramaya Taariikhda Somaliland iyo Qaabkii Ingiriisku u siiyey Xoriyada Somailand . Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde

Komentáře • 23

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Před 10 měsíci

    Waa taariikh cajiib ah oo mudan in la ilaaliyo, oo mudo dheer noqon doonta marjac loo noqdo oo wax laga barto. Mr. A. Jirde qof la mid ah oo nool oo taariikh ka warami kara, xsuustiisuna wanaagsan tahay u malayn maayo inuu jiro maanta. God bless him!

  • @Cabdicasiiscige
    @Cabdicasiiscige Před 7 měsíci +1

    Jirde, Nabadgelyo iyo caafimaad ku waar.

  • @MohaAbdi800
    @MohaAbdi800 Před 10 měsíci

    Jjrdewaa nadiif

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 10 měsíci

    Waa taariikh xusid mudan runtii

  • @abdikaniisse-js3xs
    @abdikaniisse-js3xs Před 10 měsíci +2

    Siyaasiga kaliya ee miyir qaba ee Somaliland maanta jooga weeye jirde

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 Před 10 měsíci

    Degdeg labaad waxa uu dhacay markii SL. la aasaasayey illaa immika dhibtii baa taagan

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 Před 8 měsíci

    Lm, not Arab and I'm not related to him. However, I believed his only academic person in somaliland when it comes political narratives at this moment

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 Před 10 měsíci

    Siyasiyinta u sheegayana out dated bay ahayen saleban gaal ma siyasi ba

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před 10 měsíci

    Jirde wuxuu mudo ahaa dawladii dhexe weriyaha madaxweynaha ee tooska ah

    • @ahmedopil5112
      @ahmedopil5112 Před 9 měsíci

      Walaalkii baa ahaa weriyaha gaarka ah M S Barre. Isaga maaha.

    • @nasiradan8170
      @nasiradan8170 Před 7 měsíci

      Mahaa isaga ee waa walaki Yasin x Ismail Jirde

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 Před 10 měsíci +1

    Nin ka sheeko xun wax walba isaga yaqana xisbi ba ku khasaray

  • @abduljama7555
    @abduljama7555 Před 10 měsíci +1

    Iidoor cuqdad iyo naxli kama
    Dhamaadaan dad sinjigooda
    Neceb ayaga kahor lama
    Sheegin bal wajiyadooda eeg
    WallaHY baanku dhaartee
    Meel ayey naaquska yihii

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 Před 10 měsíci

      Iidoor baa ku ciilay , makhnuudyow makhnuudku dhalay , waa waxay wax ku gubuyaa aniga hooydaa siraadnee

    • @abduljama7555
      @abduljama7555 Před 10 měsíci

      @@yaasir1936 hooyo ma caano IYO
      Meeti dhimatay INGIRIISKII KU
      WASIJIRAY AWOOWGAA IYO AABAHA. Ahaa KAA XOREEYEY
      FUTADA AYAADKA.fakartaa
      Sidaad GUS garaaca UGU
      Helileheed

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 Před 10 měsíci

      Xanuun Iidoor la yidhaah ayaa ku haya Insha alaah waa lagaa daweyn Sanadka maanta ah ,waxaan ku leeyahay Odayaasha Af lagaadada ka daa,

    • @guleedahmed2461
      @guleedahmed2461 Před 10 měsíci

      Maxaa dhacay, hadalkooda kama arag waxay ku dhaliilayaan Darood. Xaqa giigay, feedhaha miyaad yara gufaacootay. Abwan qamaam
      Calooshaad ja hadashay. Allah yashfiik

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Před 8 měsíci

      ADEER REER SHEIKH ISAXAAQ WAA RAGII AAD IIDOORI U BIXISEEN HADAAD DAROOD BADHYO CULUS TIHIIN,WAXA SE IS WAYDIINLE OO AANAY AABAHAA IYO HOOYADAA KUU SHEEGIN(IN NAAGO DHAADHEER OO DAAROD OO OGAADEEN U BADAN INAANU KOOSARAD TIMIR AH AMA JAWAAN BARIIS AH IDIINKU BADALI JIRNAY IDINKOO XAFUUJO LEH.😂😂😂😂MARKAA KALMADAA IIDOORI HADAAD TAARIIKH DEEDA HAYSID MABAAD SOO HADAL QAADI LAHAYN.😂😂😂

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 Před 10 měsíci

    Inu fano jecelyahay odaygu ilamana eka qof qori kala jabin kara easy money jecel yahay