Waraysi gaar ah Abshir Nuur Cumar

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 05. 2024

Komentáře • 17

  • @nimco4559
    @nimco4559 Před 2 měsíci +1

    Alle cimriga hakuu dheereeyo Aabo mcn🤲❤

    • @Xaqdhawr
      @Xaqdhawr Před 2 měsíci

      Amiin dhiga dhiga 🩸❤️🌹

  • @bashman345
    @bashman345 Před 2 měsíci +1

    Waa muhiim in taariikhda magaalooyinka laga sheekeeyo oo la qoraa si aanay u lumin

  • @khadarmahmoud322
    @khadarmahmoud322 Před 2 měsíci +2

    Waa nin wax garad ah, oo taariikh badan u soo joogay. 'The the best hospital in Black Africa'. Allah SWT cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo.

  • @karimallin
    @karimallin Před 2 měsíci +3

    Adeero Abshir Allah cimriga ha kuu dheereeyo. Taariikh badan ayaad noo sheegtay.

  • @iSomaliland
    @iSomaliland Před 2 měsíci +1

    Abshir Nur Omar is such an amazing person who truly embodies the incredible cultural and political heritage that has played a vital role in shaping the rich history of our beloved nation!

  • @Xaqdhawr
    @Xaqdhawr Před 2 měsíci

    Allah cimriga aku dheereyow 🤲🏾, aabo ❤️🩸 love you

  • @dalalhassan6511
    @dalalhassan6511 Před 2 měsíci

    👍👍Mahadsanidin TAARIIKHDAAS iyo Waraysiga qiimaha leh.

  • @TV_Nofa
    @TV_Nofa Před 2 měsíci +1

    Wonderful!

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci +1

    Aad kuu salaamayaa Weriyaha Bernaamijkan hindisay Waxaan oran karaa waa bernaamij loo baahnaa laakiin waxaad moodaa in taariikhduba ku koobantahay 100 sano oo keliya laga soo bilaabo waagii Gumaysiga laakiin wixii taariikh horsysay lama hayo waayo lama qorin.Waxa laga yaabaa dadkii shisheeyaha ahaa eewadanka iman jiray in ay wax inaga qoreen.

  • @daarulislamquranonline9512
    @daarulislamquranonline9512 Před 2 měsíci

    Masha Allah waa nin waaya araga odaygu, taariikh badan buu hayaa

  • @nazriinahmed470
    @nazriinahmed470 Před 2 měsíci +1

    Waxan ubahanay halke kala xidhidha National museum somaliland

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci +1

    English ka ayaa badan waraysiga.

  • @yousufyousufelmi9229
    @yousufyousufelmi9229 Před 2 měsíci

    waar muxuu gaboobay ninkii Abshir "Xaabo".
    Anigu Abshir waxaan u haystay inuu ahaan reer "Gabiley",marna muu soo qaadin,Magaladiisii Gabiley.

    • @iSomaliland
      @iSomaliland Před 2 měsíci +1

      Abshir waa nin baladhan. Ninka reer Gabiley isagaa UGA dhow Hargeisa ninka reer Bulxaar.

    • @nimco4559
      @nimco4559 Před 2 měsíci

      Waali waa dhalinyar aabahy mcn Alle cimriga hawdhereyee❤ gabilyna waa gobolkoosii

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e Před 2 měsíci +1

    Awoowayashen ayaa dib inoo ceshay waqtigaa ayaa lagaaga saaray hargaysa