Waraysi gaar ah Maxamuud Cabdi Dacar

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 05. 2024

Komentáře • 20

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před 2 měsíci +2

    Bal wuxuu Secondary ga ka baxay 1961kii ama 63 sanno ka hor, ka soo qaad inuu wakhtigaa ahaa 17 jir, markaa maanta waa 80 jir meelahaa, Allah cimriga how dheereeyo, bal eeg quruxdiisa, haybaddiisa, sababtu waa tacliinta, nolosha fiican, balwad la'aan, dayac la'aan, cajjiib

  • @lailaalihaid8506
    @lailaalihaid8506 Před 2 měsíci +1

    Qofku haduu caafimaad qabo oo aanu balwadna lahayn ma gaboobo mana qayirmo, Adeer Rabi cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo aamiin

  • @Haamud
    @Haamud Před 2 měsíci +1

    Maasha Allah. Mohamoud Dacar markhaati ayaan u ahay inuu shaqo badan oo ah lobbying ah in Somaliland aqoonsi iyo mashariic horumarineed hesho uu door weyn ka qaatay wakhtigii Belgiumka joogay.

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx Před 2 měsíci +1

    I have a comment for the museum , for those who can speak english very well it is better to make an English Version of the interview so that globally the impact will be high.

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 Před měsícem

      You are right, Subtitles would be enough to add on here.

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Před 2 měsíci +1

    Aqoonyahan maxamuud Cabdi dacar Senior diplocy ahaa wakiilkii somaliland mission Brussels Belgium xarunta yurub waa Nin HabarAwal /sacad Muuse /bahgobo ah waana litacaaruuf qabyaalad igama ah.

    • @s.maxamed1551
      @s.maxamed1551 Před 2 měsíci

      Halkaa ku noqo waa nuux ismaaciil baan u maleeyaa

  • @abdifatahjireqalinledagaal5575

    Waxad soo qabatan Prof abdilahi gaaxnuug

  • @AhmedAli-qx2qq
    @AhmedAli-qx2qq Před 2 měsíci +1

    Asc ww nimanyahoow waa idiin dhageystaa lakin mararka qaar wax aqli gal ah ayaa ladubaa ama lasoo bandhigaa waa nala aoonsaday dowlad banu aheeyn wadana aqoon sigisa waa basaboor calan iyo inuu wadanka kamid noqdo yuu enka marka plzz dadka aqligoda lagu cayarin waa iga dardaran

    • @abdirahmanadami8870
      @abdirahmanadami8870 Před 2 měsíci

      Adi laftarkaaga ayaaba malaha lagaga ciyaaray, bal ii sheeg macnaha ay utaagan tahay xidigta ku sawiran Calanka Soomaaliya?

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx Před 2 měsíci

      26.june. 1960 ma maqashay iyada warayso

    • @abdirahmanadami8870
      @abdirahmanadami8870 Před 2 měsíci

      @DH-yi5dx dee hadaad sidaa ugaranaysaan maxaa idin waalay, Jamhuuriyada Somaliland, Jamhuuriyada Jabuuti, Jamhuuriyada Somalia, DDS & NFD ayaan u aqaanaa xidigta shanta geesle.

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 Před 2 měsíci

    Mashlaah

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 Před 2 měsíci

    Wuxuu yiri isticmaarkii Soomaaliya ayaynu ka soo baxnay anagu a 25/08/2023 ayaanu qaawinay isaaq oo DHULKAYAGII ka soo Saarnay iyagoo Bahdilin oo Dulaysan, SSC KHAATUMO GUUL MUJAAHIDIINTA WELIGOOD GAALADA IYO MUNAAFIQIINTA KU JIHAADI JIRAY

    • @mahamedaxmed6817
      @mahamedaxmed6817 Před 2 měsíci

      Uraaye buka oon waligii guulayzan oo maanta ciidan iyagu kala furfurmay ka faaidayztay oo la yaapan oo sideed bilood ayaan ku wasaye miyaad ka adkaatid hay zheegin ciidan yaro goosade ood hezhay idinka daroodo dhan kula yaabi maayo waayo 2023 kii ayaad xoriyada qaadatay 😂😂😂😂😂

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 2 měsíci

      Meeshan aqoon baa lagaga hadlaya iyo taariikh, SSC, SNM ma taalo, tan kale Isaaq maad bahdilin waxaadse qaawisay maamulka Muse Juudaan, iyo Ina Kaahin, Isaaq kulama dagaalamin, tan kale Sool oo dhan baa laga haystaa, 100 sanno, waad ogtahay, ma hadyad baad u bixisay.

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 Před 2 měsíci

      @@mahamedaxmed6817
      Inankii abaaroow Odaygu isagaa yiri Isticmaarkii iyo Adoonsi ii Somaya Markaanu ka baxnay, Dowladun waxay ahayd DOWLAD DAAROOD MUJAAHID MAXAMED SIYAAD BARE

    • @CirsanKayedh
      @CirsanKayedh Před 2 měsíci

      Guul hal maalin ah waynu u ogolahay isla dhaafa looma jawaabo