National Museum of Somaliland
National Museum of Somaliland
  • 54
  • 262 378

Video

Waraysi gaar ah Ismaaciil Aw- Aadan Jaamac
zhlédnutí 9KPřed 14 dny
Waraysi gaar ah Ismaaciil Aw- Aadan Jaamac
Waraysi gaar ah Maxamuud Ismaaciil Baasarca
zhlédnutí 8KPřed měsícem
Waraysi gaar ah Maxamuud Ismaaciil Baasarca
Waraysi gaar ah Waris Xuseen Cige
zhlédnutí 3,2KPřed měsícem
Waraysi gaar ah Waris Xuseen Cige
Waraysi Xil. Maxamed Maxamuud Diiriye .Qaybtii 2-aad.
zhlédnutí 2,4KPřed měsícem
Waraysi Xil. Maxamed Maxamuud Diiriye .Qaybtii 2-aad.
Waraysi Xildhibaan Maxamed Maxamuud Diiriye
zhlédnutí 3,3KPřed měsícem
Waraysi Xildhibaan Maxamed Maxamuud Diiriye
Hambalyo Dhamaan Shacabka Somaliland
zhlédnutí 456Před 2 měsíci
Hambalyo Dhamaan Shacabka Somaliland
Pro Saleebaan Axmed Guuleed
zhlédnutí 10KPřed 2 měsíci
Pro Saleebaan Axmed Guuleed
Waraysi gaar ah Maxamuud Cabdi Dacar
zhlédnutí 4,8KPřed 2 měsíci
Waraysi gaar ah Maxamuud Cabdi Dacar
Waraysi gaar ah Abshir Nuur Cumar
zhlédnutí 6KPřed 2 měsíci
Waraysi gaar ah Abshir Nuur Cumar
Waraysi gaar ah Aamina Maxamuud Warsame.
zhlédnutí 12KPřed 2 měsíci
Waraysi gaar ah Aamina Maxamuud Warsame.
Waraysi Maxamuud Maxamed X. Ducaale . Qaybtii 3-aad. Dhamaad
zhlédnutí 2KPřed 2 měsíci
Waraysi Maxamuud Maxamed X. Ducaale . Qaybtii 3-aad. Dhamaad
Waraysi Maxamuud Maxamed X. Ducaale Qaybtii 2-aad.
zhlédnutí 2,3KPřed 2 měsíci
Waraysi Maxamuud Maxamed X. Ducaale Qaybtii 2-aad.
Waraysi Maxamuud Maxamed X ducaale .
zhlédnutí 6KPřed 3 měsíci
Waraysi Maxamuud Maxamed X ducaale .
Eid Mubarak Dhamaan Shacabka Somaliland
zhlédnutí 704Před 3 měsíci
Eid Mubarak Dhamaan Shacabka Somaliland
Waraysi Gaar ah Siciid Shukri Xuseen.
zhlédnutí 5KPřed 3 měsíci
Waraysi Gaar ah Siciid Shukri Xuseen.
Waraysi Gaar ah Saalax Xaaji Xasan Qaybtii 2-aad
zhlédnutí 4,5KPřed 3 měsíci
Waraysi Gaar ah Saalax Xaaji Xasan Qaybtii 2-aad
Waraysi Gaar ah Saalax Xaaji Xasan Qaybtii 1-aad.
zhlédnutí 9KPřed 4 měsíci
Waraysi Gaar ah Saalax Xaaji Xasan Qaybtii 1-aad.
Waraysi gaar ah Dr Yuusuf Cumar Cali.
zhlédnutí 4KPřed 4 měsíci
Waraysi gaar ah Dr Yuusuf Cumar Cali.
Waraysi gaari ah Maxamed Qasim Xaashi . Qaybtii 2aad.
zhlédnutí 2,1KPřed 4 měsíci
Waraysi gaari ah Maxamed Qasim Xaashi . Qaybtii 2aad.
Waraysi gaar ah Dr Cismaan Sh. Axmed Nuur
zhlédnutí 6KPřed 4 měsíci
Waraysi gaar ah Dr Cismaan Sh. Axmed Nuur
Waraysi Gaar ah Maxamed Qaasim Xaashi
zhlédnutí 6KPřed 4 měsíci
Waraysi Gaar ah Maxamed Qaasim Xaashi
Waraysi Gaar ah Ibraahim Siciid Ismaaciil.
zhlédnutí 4,6KPřed 4 měsíci
Waraysi Gaar ah Ibraahim Siciid Ismaaciil.
Yuusuf Cabdillaahi Kaahin ( Sanjeex)
zhlédnutí 7KPřed 5 měsíci
Yuusuf Cabdillaahi Kaahin ( Sanjeex)
Axmed Maxamed Ciise (Aw salawaad)
zhlédnutí 4,2KPřed 5 měsíci
Axmed Maxamed Ciise (Aw salawaad)
Waraysi Gaar ah Xildhibaan Maxamed Xareed Rooble
zhlédnutí 3,5KPřed 5 měsíci
Waraysi Gaar ah Xildhibaan Maxamed Xareed Rooble
Waraysi Gaar ah Maxamed Nuur Cabdillaahi
zhlédnutí 9KPřed 6 měsíci
Waraysi Gaar ah Maxamed Nuur Cabdillaahi
Waraysi Shuun Siciid Cilmi.
zhlédnutí 11KPřed 6 měsíci
Waraysi Shuun Siciid Cilmi.
Saleebaan Cumar Axmed ( Cumar Ku Joog)
zhlédnutí 15KPřed 7 měsíci
Saleebaan Cumar Axmed ( Cumar Ku Joog)
Waraysi Maxamed Cumar Aadan (Jiir).
zhlédnutí 4,1KPřed 7 měsíci
Waraysi Maxamed Cumar Aadan (Jiir).

Komentáře

  • @user-fj8vk5og1q
    @user-fj8vk5og1q Před 2 dny

    Duhurbaa Bashiir lagu diambakhay daar agtiina ah, isagoo dam iyo dhiig leh oo maro ku duuduuban, markii aaska loo diiday waa wada duljoogteene, ma damqane jidhkiinii waa ku digateene, dadkii uu necbaa iyo kufraa daawasho u yimiye, -- Xaaji Adan Afqalooc.

  • @user-fj8vk5og1q
    @user-fj8vk5og1q Před 2 dny

    Cabdiraxmaan Yusuf Cartan, waxaad doontaa Yassiin Farax Ismaciil oo hadda Burco ku sugan, waa aqoon yahan taarriikh badan haya

  • @user-fj8vk5og1q
    @user-fj8vk5og1q Před 2 dny

    Sheekh Bashiir sawirkiisa waa la heli karaa, weli raggii uu dhlaybaa nool

  • @user-fj8vk5og1q
    @user-fj8vk5og1q Před 2 dny

    Sheekh Bashiir taallaa Burco looga dhisay, dugsi sare oo Burco ku yaaal iyo dugsi hoose dhexe oo hargeysa ku yaal waa loogu magac daray.

  • @bushraaxmedcismaan2779

    Allah Janadiisii ha geeyo oo shahaadadiisa ha ka aqbalo.Laakiin raggii dilay weliba gaaladii U.K waa in magdhowgii Sheekha la weydiistaa.

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory Před 2 dny

    Reserve area of somaliland the British somaliland protectarate ruler reserve Area is for livestock and there camels to be free movement in ordser live stock grassing i,e both somaliland and Eithiopian to share both area for live stock feeding ❤❤

  • @ZekeriaOsman-jc1pg
    @ZekeriaOsman-jc1pg Před 3 dny

    Kani waxba ma oga, waa dadkii loo boobey magalada oo gadaal soo degey, waa qotidi dadki la odhen jirey

  • @shukrihassan2885
    @shukrihassan2885 Před 3 dny

    Alle yaa raxma

  • @AbdiRoble-mu6cz
    @AbdiRoble-mu6cz Před 3 dny

    Odayaasha iyo habraha shaaha lagama soo gabadhi jirin.

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 3 dny

    Alle yaa Raxma Awoow Sheekh Bashir wuxuu ahaa Geesi qaran. laakiin nasiib daro muu helin abaalkii uu ku lahaa dalka iyo dadka.

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 3 dny

    Alle yaa raxma Adeer Sheekh Bashir geesi buu ahaa soomaaliyeed. laakiin muu helin abaalkii uu dadkiisa iyo dalkiisa u galay.

  • @kayseali9510
    @kayseali9510 Před 10 dny

    Ilay jabkaagu waa marka nin ku yaqaan yimaado odaygii ina cabdile xasan ee laga dhigi jirey sheekha halgamaaga ah waatan taariikhdiisii oo sax ah. Show ilayn daaroodku taariikhdiisa way ka been sheegeen oo ilaa siyaad bare ka reebay intii xumayd..

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 Před 10 dny

    Hinda magaca si fiican u sheeg waa matxaf متحف

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Před 12 dny

    Habar jeclo waligeed markay xaaladu dagaal gaadho buurtay ku yaaci jireen,markhaati ka ahaada labada odey ee habar jeclo hadhow ayey murantaa

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Před 13 dny

    kan wax waraysanaya iyo kan la waraysayo midna war ma hayo

  • @hayadyusef8361
    @hayadyusef8361 Před 13 dny

    Beentii oo qofah weeye

  • @hayadyusef8361
    @hayadyusef8361 Před 13 dny

    Oday xanuunsanaya buuu warayesikaqaaday

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi Před 14 dny

    Maxamed C Xasan wuxuu ahaa wadaad dhiirran, siyaasi ah oo xukun jacel.😂

  • @adamdalmar8900
    @adamdalmar8900 Před 15 dny

    Sheekada Ismaaciil wax badan baa ka khaldan.

  • @Janno190
    @Janno190 Před 15 dny

    Adeer illahay caafimaadka haw siyaadiyo Aamiin ismaaciil aw aadan❤❤❤

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před 15 dny

    Ina Abdille Hassan muu ahayn gobonimo-doon . Sida taariikhda ku cad wuxu ahaa argagaxiso aadna wuxu dhibaateeyey si gaar ah dadkii u dhex-degey ee gobolka Sool ee Somaliland uu badhna laayey badhna qaxiyey ay Burco iyo galbeed u soo qaxeen . Ismaaciil Aw Aaden sheekadan wuu la seegay

  • @user-ie8ws3hj1m
    @user-ie8ws3hj1m Před 16 dny

    MCX Madama uu ahaa hogaamiye soomaaliyed, caasimada soomaaliyeed baana taalo looga dhisay.

  • @user-qu8ud6kz2j
    @user-qu8ud6kz2j Před 16 dny

    Waa taariikh yahan wayn. Waa in tariikhda dakeeba laga waraystaa. 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️. Waa geesi qaran. I love my motherland ( Somaliland). Salaan sare Isma'il Aw Adan.

  • @user-qu8ud6kz2j
    @user-qu8ud6kz2j Před 16 dny

    Waa taariikh yahan, in waddankeena iyo taariikhdiisa wax laga waydiiyo ayaa haboon. 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️. Waan salaamayaa Isma'il Aw Adan . Hayeg qaran.

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk Před 17 dny

    Waa maxay shaahu kkkkk odayga muu cabaar daayo ha qaxweeyee

  • @user-iu5sx9iy7i
    @user-iu5sx9iy7i Před 17 dny

    Maansha allah awawgeey ismaaciil aw aadan jaamac ilahy caafimaadka ha usiyaadiyo

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 Před 17 dny

    Ina cali qablax wuxuu ahaa nin wayn ah oo sheekh wayne ah oo saalix ah aad loo yaqaaney .

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 Před 17 dny

    Mr jaajuumow wuxuu ka sheekeeyey taariikhda dhabta ah ee ina cabdille xassan ee ahayd mid foolxun ee khawaarijnimaa.

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 Před 17 dny

    Illaahay ha caafiyo Ismaaciil

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Před 17 dny

    Ader xabiibi ilaahoow caafi

  • @2011BARO
    @2011BARO Před 17 dny

    BEENTII SANADKA 2024

  • @hah7064
    @hah7064 Před 17 dny

    Aasaaskii u horeeyey marka aad ka hadlaysaan waxaad ilowdeen doorkii uu ku lahaa Xaaji Suudi oo aakhirkii duqayntii diyaaradaha ku geeriyooday. Bilow ilaa dhamaadna aanay Sayidka kala hadhin gacantiisa midigna ahaa. Saacad iyo dheeraad baad hadlayseenoo marna maydaan soo hadalqaadin halka magacyo aanaan weligayo maqal aad na baraysaan. Taariikhda iska saxa fadlan intaydaN soo gudbin.

  • @bushraaxmedcismaan2779

    Soomaalidu meel kasta ama wadan kasta ha ku noolaatee waa isku isir

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před 17 dny

    WAA WAKHTIGII DADKU DIINTA LAHAAYEEN EE DUCAD IYO HABARKABA ILLAHAY KA AQBALI JIRAY. ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před 17 dny

    ADUUNKA MUSLIMIINTA OO DHAN, SCHOOL LADU WAAY U KALA QAYBSAN YIHIIN INAMADA IYO HABLAHA, MUSLIMNIMANA MAAHA IN LA ISKU DARO. WAANA DEEN LA_AAN.

  • @abdulkarimy5949
    @abdulkarimy5949 Před 19 dny

    Ismaaciil ilaahay caafimaad taama ayaan ilaahay kaaga baryayaa.

  • @user-ze6nn2wm3h
    @user-ze6nn2wm3h Před 19 dny

    Abti,jaadku wuxuu bilaabmay 50thkii.

  • @user-ze6nn2wm3h
    @user-ze6nn2wm3h Před 19 dny

    Aad baan uga xumahay haddaad halyay ku sheegtay ina cabdule hasan.. Wuxuu ushaqaynayey boqortooyadii Austria hungry si uu uga saaro Engiriiska somalia.buugaagtii laga qoray PDF ayaa la helayaa haddii loo baahdo cadaymaheeda

    • @bushraaxmedcismaan2779
      @bushraaxmedcismaan2779 Před 17 dny

      Ma beenta gaaladu soo qortay baad rumaystay.Halgan kasta khalad iyo saxdiisaba waa leeyahay

  • @rachiisulub3892
    @rachiisulub3892 Před 19 dny

    Jaajumow allh ha caafiyo

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 Před 19 dny

    Waa maxay “X Ismail”??

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 Před 19 dny

    Ciwaanka iska hagaaji

  • @souleymanhamudahmed7542

    מי שמפחד הם משרתיו של מישהו כמוהו?!1@

  • @souleymanhamudahmed7542

    Ceux qui ont peur sont les serviteurs de quelqu'un comme lui ?!1@

  • @hah7064
    @hah7064 Před 27 dny

    Qofka aqoonyahanka dhabta ahi waa qofka ugu dhow ee taariikh dhaba laga heli karo.

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. Před 27 dny

    Masha Allah this is very great talkshow and the Mr Cartan is very skilled journalist. I am so pleased to have this channel. There is a plenty of information worth of watching and digesting.

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 Před měsícem

    Aakhirka waanu launch ilkodheer

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 Před měsícem

    Habaryar seal ayaa anuurtey

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 Před měsícem

    Waar ma xishoodaan

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 Před měsícem

    He is a fuckin lair

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 Před měsícem

    Cara la yidhaa beenaanale