Waraysi gaar ah Aamina Maxamuud Warsame.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 04. 2024

Komentáře • 27

  • @ahmedsirad8855
    @ahmedsirad8855 Před 2 měsíci +2

    Maasha ❤️ alaah beautiful Edo milgo
    Ilaahay subhaana watacaalaa cimriga iyo caafimaad kaba ha kuu barakeeyo
    Axmed x maxamed sirad
    Birmingham UK 🇬🇧

  • @hussiencabdiyare2813
    @hussiencabdiyare2813 Před 2 měsíci +1

    My beautiful mother, Ilaahey cimriga iyo caafimaadka ha kuu dheereeyo ❤

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Před 2 měsíci

    Masha Allaah tabarakaraxman Dariiqadu waa meel fiican anigu waxan bartay intaan la saaxiibay een u isbaranay Allah haw naxariistee Walaashay Zaynab Ibraahim iyo Amina milgo runtii reer dariiqadu waa dad gob ah oo dhaqan wanagsan ( I really Love them) 💗⚘💗

  • @fouziaismailfouziamohamed9170

    Mashallah iskuulkayagii boardinka hablaha ee Buco

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci +2

    Waxaan kugu talinayaa adigoo raali ah inaad qofka waraysanayso inaad waydiiso qofka taariikh nololkiisa iyo meeshu ku dhashay waqtiguu dhashay meeshuu wax ku soo bartay waxa uu bartay sidaas bay ku qurux badan tahay protocol kuna yahay iyo waqtiguu dhashay.
    mahadsanid wll

  • @adamabby2248
    @adamabby2248 Před 2 měsíci

    Masha Allah Amina Milgo Allah ha xafido.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 2 měsíci

    Wo this Lady Awesome wallahi. She Knows a lot About This Education System

  • @fardusmxamed6455
    @fardusmxamed6455 Před 2 měsíci

    Maashaalah my Edo Allahyahfidak❤

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Před 2 měsíci

    Masha Allaah Walashay Amina Milgo Legend go ahead ❤

  • @ikrancisman8569
    @ikrancisman8569 Před 2 měsíci

    Ayeeyo Cilmiga iyo caafimaadkaba Illaahay haku barakeeyo❤

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před 2 měsíci

    Dariiqa dadku ma wada yaqaaniin sidaa darteed weriyaha waxa seegtay inuu bilawgaba sheega meesha ay tahay Dariiqo oo ah magaalada Sheikh ee Somaliland وبالله التوفيق

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 Před 2 měsíci

    Mansha Alaah

  • @fouziaismailfouziamohamed9170

    Sheikha Fadumo iyo macalin cabdillahi waa kuwiii i bilaabey quraanka iyo Carabiga

  • @aadanabokor737
    @aadanabokor737 Před 2 měsíci

    Ila hada anigu Wan aamin santhy in hablo wiilal in shaah lasiin maxay yeelay caafimad ma fiicana

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 Před 2 měsíci

    Wuu Horboday Odaygu

  • @fouziaismailfouziamohamed9170

    71 ayaa sckuulkii boardinka hablaha ee Hargeisa laga bilaabey dugsiga sare/secondari

  • @ibruadan7763
    @ibruadan7763 Před 2 měsíci

    Eebbe raali hakaa noqdo. Macalinkaygii Axmed Shiikh Aadan Kulmiye wuxuu ahaa reer Dariiqo. Wershad bay ahayd.

  • @richardartan6415
    @richardartan6415 Před 2 měsíci +1

    Amina milgo alleh haku barakeeyo

  • @ilhan02aziiz56
    @ilhan02aziiz56 Před 2 měsíci

    Ahmediyo waa gaalo Aminsan Nabi kale e ka’dan’beya Nabigena Csw hadey thy tan aqaanay e India ka’timi

    • @DHAQANMAAL
      @DHAQANMAAL Před 2 měsíci

      Maaha walaal taa tani waa suniyiin shaaficiya ah weliba,taa aad sheegayso waa faarisiyiin Asianka iyo iranta ayaa u badan Muslim laguma sheegi karo oo waxay jebiyeen qaacido dhan oo xeendaabka islaamka lagu soo galo kuwaasi

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před 2 měsíci

    Dariqadu. Haabaar. Bay. Qaabata. Nimanakii. Madaxaada Ahaa. Waxay. Guurasadeena. Naagu. Liita. Oo. Dagaaga Oo. Gaajo. Ah. Imaana. Lahaan. Oo. Xasuusata. Gaajaadii. Laaga. Saaray. Aan. Weeli. Kaabaxiin. Bisiinka. Ilahaoiw. Waxaa. Umada. Dhafoor. Bis. Bis. Bis

    • @DHAQANMAAL
      @DHAQANMAAL Před 2 měsíci

      Hadda ma afsomali ayaad qoraysaa xabad lagaa fahmi maayo waxaad soo qortay

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt Před 2 měsíci

    Kkkkkkkkk madxafka qaranka ,,,,, qabiilka qaranka isku sheegayay oo SSC salka dhulka ugu dhufatay

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Před 2 měsíci

    Amina milgo..

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Před 2 měsíci

    Naagtii Wariyaha ahayd ee Falastiin Axmed dhoore..kkkk ....Mareexaan ..Waxa qabay sxb kayga Cabdi