war illeen tano kale yaab waye xaladu 2 family ey ubahantahay gabartan iyo wilkan qabsada🫣

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 04. 2024

Komentáře • 279

  • @user-kj9pk5gs3w
    @user-kj9pk5gs3w Před 3 měsíci +12

    Ooooh😢😢😢 Wallahay labadan qof wey isjecelyihiin ❤❤❤❤❤ ilaahayooy labo oo kasto oo isjecel sheydanka kudhexjiraa kadhex saar oo jaceelkooda uu waaro ❤❤❤❤❤❤.

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 Před měsícem

      Idha adaga Naagta ninkan reer Bali busle waaye inay Qashinsato bay rabta😄

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 Před měsícem

      Naagtan doqon waye riyay ku jirta mj cadifadooda Matawan Naagta jogta afrika wxy islyhn jufo hoose hday darot Isla yhn xata ma furayo mj qabyalad

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 Před 3 měsíci +7

    Daahir calasaw isagaaba shartii abaheed ah 😂😂😂😂😂🎉

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Před 3 měsíci +12

    Gabadhu waa xanuunsan tahay ee nin yahow u naxariiso oo barahan bulshada iskaga baxay yaan views la idinku raadsan

    • @haladahir
      @haladahir Před 3 měsíci

      War waxan wax adebdaran isagana nin duliwaye. Reer mahad sheeganayo. War naagtan ninbaqabo ine adeerkeed.dufkubax

  • @user-cf4eu7il1h
    @user-cf4eu7il1h Před 3 měsíci +3

    In America it is not allowed to have two wives👌😱😱😱

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Před 3 měsíci +5

    Diinta barta gabadh uur leh waa furmi kartaa cadad bexeeduna waa markay umusho. “ gacmo geel jire hoos ayaa loo dhaqaa”. Arinta baraha bulshada ha ka saaro

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Před 3 měsíci

      WLLYALOW DIINTA SOO BAARA GABAR UUR LEH WEY FURMEYSAA LKN ILAA AY KA DHASHO AYEY KU CUDAD BAAXDAA UURKEDU 2BILOD HADUU YAHAY 7+ BILOD KADIB AYEY CUDAD BAXEYSAA AMA HADII ILMIHII KASOO DILMO

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Před 2 měsíci

      MAASHAA'ALLAAH TABAARAKALLAAH WAAD ASIIBTAY WAA SIDAA DIIN AHAAN

  • @user-cf4eu7il1h
    @user-cf4eu7il1h Před 3 měsíci +8

    the somali people who scream at the media they don't know that You will not die if you lose someone you love But you will live like a dead person if you lose your dignity. ‏سبحان الله

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 Před 3 měsíci +2

    Naagta kale ha furin ee labadaba qab insha Allah ❤

  • @user-es8py4vd9t
    @user-es8py4vd9t Před 3 měsíci +2

    Manta waa Adduunka
    Beri waa Akhiro.
    Alla Ka cabso Gabadh.

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui Před 3 měsíci +16

    Nin nool Somali kii ugu wanaagsna bay heshay laakiin doqoni calaf maleh ba ii muuqata

  • @marian5607
    @marian5607 Před 3 měsíci +2

    Naagta adaa ugu tegey ninkeeda maxaa kaa qaldan? Shalayba asagoo naag leh baad guursatay😊

  • @axlansworld1423
    @axlansworld1423 Před 3 měsíci +2

    Masha allaah tabarakallaah nin raga sasa ka rabaa

  • @deeqaomar8379
    @deeqaomar8379 Před 3 měsíci +1

    Xaaskaaga africa kuu jooga keenso . Kadibna midaan waalatay oo majeerteen ha la igaa qaaramo ku leh sharsf iyo cis kuma hayso ee. iska fur. Waa jeclahay war naftaada jecloow. Marnaba 3daada caruur iyo hooyadood ha furin oo haka nabsi galin.

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 2 měsíci

    Waa khalad gabadhu waxay ku hadlaysaa markii hore ma live ayuu ku guursadey mise meel kale hadduu live ku guursadey waa ku furi karaa laakiin qoys habkaa laguma dhiso lagumana furo ee halloo sheego gabadha wax ilaahay ka raalli yahay haku dhaqanto o❤❤❤❤❤❤❤

  • @sammie1163
    @sammie1163 Před 2 měsíci +1

    Asc ninku waa waaley gabadha maskiinta ah, markuu mid kale guursanayey ay xanuunsaneeyd xaguu ku ogaa eygu wasaqa ahi gabadha

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Před 3 měsíci

    aad iyo aad u saxab yahay wiilka gabadhan ilaahey sheydaanka saaran ha ka dajiyo ilaahey qalbyadooda ka isku soo jeediyo amiin subhanalaah gabadha madia waalay ilaahey ha soo hanuuniyo

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 Před 3 měsíci +1

    Maseyrku waa wax xun,Alle ha ka Caafiyo,Hana is dejiso.

  • @museabdallah2671
    @museabdallah2671 Před 3 měsíci +1

    Allaha u naxariisto Siyaad Barre

  • @marianmohamed2500
    @marianmohamed2500 Před 3 měsíci +4

    Waa mel lagu rogmadaay

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Před 3 měsíci

    Nin kale aya qaba so lama laheyn xaley .allahu aclam.wbt

  • @sammie1163
    @sammie1163 Před 2 měsíci +1

    Garac majeerteen yaahuu. Eey wasaq ah.

  • @user-fj8vj5fp2k
    @user-fj8vj5fp2k Před 3 měsíci

    Waa laiska waalay Labada waa ubaahantahay ee aranta xaliya soomaliyeey

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 Před 2 měsíci

    Of course isagaa qaldan gabadha waa maseyrtay inuu usoo noqdey aheyd

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Před 3 měsíci +1

    War hada bini Aadan tahay wll nagtan iska fur diin maleh boqol nag baa jogto wanaagsan bad helesaa guurso

  • @sammie1163
    @sammie1163 Před 2 měsíci +1

    Balo naago badan caku iyo majeerteen. Wasaq waaye

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw Před 3 měsíci +1

    Daahirka la'raadinaayo ayaaba shar socda ah.

  • @fadumamohamud9021
    @fadumamohamud9021 Před 3 měsíci

    Waxbana kama qaadayo iyadaa ka masuul ah uurkeeda taas aniga kuu sheegayo dacwo kama qaadineyso,waad waashay gabadha

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Před 3 měsíci

    Yaahuu dad kan lacag lee idinka sameynaayan si kale u xali 😂😂😂😂 waa iska soo riday

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 2 měsíci

    Danaysato ceeb gabadhii islameed baad rabtaa in la furo ha dhihin fur gabarwalasha ah aniga bagsbar baan ahay

  • @nuurdahirali8437
    @nuurdahirali8437 Před 2 měsíci

    ASC.ADEER ALLA KAWADA BAQA SHAREECADA ISLAAMKA SOW ISKUMA GUURSANINA EHELNA ISKUMA KIIN DARIN MAXA IDIN BIDAY BOBLIK

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 Před 3 měsíci

    Walaalayaaloow hoos wax u xaliya arrimihiina public ka dhaafa, Allaha idin kala qaboojiyo.

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 Před 3 měsíci +2

    Mana furayo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 asaga xittaa wuu xanuunsanayaaaaaLol

  • @user-kj9pk5gs3w
    @user-kj9pk5gs3w Před 3 měsíci

    Hal talo ayan wiilka iyo gabadha siinayaa please wadahadla wad isjeceshihiine❤❤ ❤ sheydanka idinku dhexjirane iska saara. Please nolashiina iyo ubadkiina nolashooda dhista. Ilaahay haiskiinfahansiiyo❤❤❤❤❤

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 Před 3 měsíci +1

    She is ok that lady

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před 3 měsíci +1

    dahir calasow waxaan leeyahay ha odhan nin isaaaq dadkan waashay 80% wa kooonfur garoowe iyo wixi ka shisheeyaa xataa hadu qoofka isaaaq noqdo qofka kale ah ah kooonfur dadka dagaaladii baa ba awlay qaarna tahriibta washay

  • @karinaali63
    @karinaali63 Před 3 měsíci +1

    Sorry they both crazy in love

  • @sagalafrah9405
    @sagalafrah9405 Před 3 měsíci +1

    Wallaahi ninkan waa fariid

  • @Juuhi_
    @Juuhi_ Před 2 měsíci +1

    Illhy shayadinta haka dhex saarO😭
    Gabdhan aniga mey iga amaahato caqliga🧠😣💔
    1.Reerkaga aad io wllda ee kugu darayy!!!
    2.ilmahaga miyad nin u dili!!
    3. Tankle ninka aada ugu tagay o ku racay isago xaasle, ma qalbigey la’adahy😂 wxd wlsha ku sameyso aadna ku sugaya.

  • @Garyaqaan123
    @Garyaqaan123 Před 3 měsíci

    JACAYLKU SIDIISABA WAA CUDUR, MARARKA QAARKOOD DAAWO MA LEH, MAR MARNA DAAWUU LEEYAHAY.

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Před 3 měsíci +1

    Kulligin waxba makala goin kartan dahir calasow keliyaha suashi lo bahna wediyey dahir nolow qof mashidio ah bad la hadleysan war mesha ku kala taga dadka ha dambajina

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Před 3 měsíci +1

    Rag rag dhalay ha furin dahir na wa ku shegay adna wad ka dhawajisay sacid samantar

  • @marian5607
    @marian5607 Před 3 měsíci +1

    Msrkaad nasg jaahilad😢 ah oo unrealistic ah lugta la gasho wa iska noocan 😂😂😂😂 guri usa ah kkkkkkk miskiin truckle ah kkk mortgages kina waa under his name ind kakakak guriga 500,000$

  • @naima854
    @naima854 Před 2 měsíci

    Alla ragu aysanaa wuu aarsaday ninku sorry gabadha miskiinta ah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @MunaAbdinour-ed8up
    @MunaAbdinour-ed8up Před 3 měsíci +1

    Dadkan may diinta bartaan naag uur leh maxaa diiday in la furo bay furmaYsaa sharcigana baneeyay bal inay naf disho maxaa ku sababay

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 Před 3 měsíci

    Waa naag waalan naag wax ma furto😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 Před 3 měsíci

    Waaa naaag walan shalay way opueysay hadana i fir war iska furo

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Před 3 měsíci

    Manta igu horreysay tik tok iyo maxkamadeda xasaradeda nabad iyo warsan

  • @fadumamohamud9021
    @fadumamohamud9021 Před 3 měsíci +1

    Yaa waan dacweynayaa maxuu nin ku yahay, ilmaha isagaa dayacay gabadha wey iska soo daadisay

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Před 3 měsíci

    Subxana Malikul Qudus Rabbul Malaikatu Wa Ruxi

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 Před 3 měsíci

    Waali Cas,Maseyrka Waa Nooc Waalida ka mid ah.

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 Před měsícem

    Waqti isii dheh sanad iyo wax lamida.

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Před 3 měsíci +1

    Asna indho doqon bu leyahay ayuduna indha dalqalatey ledahay war dahir ka carar meshan

  • @saleebanmuxumedcawale9021
    @saleebanmuxumedcawale9021 Před měsícem

    ninkan waa doqon. dahirow' iska hubi naagtan waa maadhar waa luqooyo.waa hadimo.ilmaha oo qudha kala xisaabtan

  • @ugbaad4136
    @ugbaad4136 Před 3 měsíci

    Waa naag waalan xitaa naagta haduu furo ma iyaduu wanaajinayaa xawayaanad dheh

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 Před 19 dny

    Alla waa nin doqon ah oo ay iska ogaatey

  • @Duqabto
    @Duqabto Před 2 měsíci

    Subxanallah Subxanallah Subxanallah war away islanimadii mahalkana maxkamada war culimada u taga Subxanallah

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8e Před 2 měsíci

    He’ll now gabadha kale fur aa warya ha yelin in ad furto inantadi hore ayada fur ayad fudud minyaro edeb daran waye fur waxa aqlaaqba ma leh

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 Před 2 měsíci

    Daahir gartiisa waa la yaqaanaa waa cali gar leh ceydiidna gar leh period

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 Před 3 měsíci +1

    Waa furaa wey furantahay😂

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 Před 3 měsíci +1

    Qabiil miyaa ku Qaba,Mise Ninkan.
    Maxayse TikTok Private kega u Keeneynaa.

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Před 3 měsíci

    Subxanallaah 😢
    Ninkaan waa nin waxa xeerinaayo Naagtaan ha is dajiso TikTok Wuxuu noqodey maxkamada somalida
    😏 Illaahow sharafta ha naga qaadin

    • @ashalulayasin8056
      @ashalulayasin8056 Před 3 měsíci

      Sharciga mareyķanka ma ogol yahay in uu laba dumar uu guursado

    • @ashalulayasin8056
      @ashalulayasin8056 Před 3 měsíci

      Haday ilmihii iska riday uu yahay masayr ee aysan soo ridin xalku waa hafuro dalqad

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Před 3 měsíci

    Hada madaxeda u furto allaha ku cadaawo

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui Před 3 měsíci

    Caku sh Cabdiraxman Caadi maaha maxkamadiyu fashiliyay 😂😂😂

    • @Ayyhh2022
      @Ayyhh2022 Před 3 měsíci

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Před 3 měsíci +1

    Abaha ba gartey goyn jiray na ninkan affar ba Allah u baneyay wad walantahay

    • @balqeisahmeth1037
      @balqeisahmeth1037 Před 3 měsíci

      Dee iyaduna akhtiyaarka iyadaa leh

    • @Juuhi_
      @Juuhi_ Před 2 měsíci

      ⁠@@balqeisahmeth1037ikhtiyarku sow umu geyn nin naag qaba😂 ha adkeysto de awlba iyda ugu tagte

  • @user-es8py4vd9t
    @user-es8py4vd9t Před 3 měsíci +1

    لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم.
    Ninka rag ah dhib moye adduunka wax kale Uma Noolo.
    Adkeyso .
    Ha ku Deg degin Furinka.
    Haddii ay islanimo jirto
    Dejiya xaalada.
    Ma jiro wax furiin ah.
    Ha dumin Masjid dhisan.
    Ha ka aqbalin gabdha
    Sababta oo ah xanaaq Gabdha ha ka dego.

    • @user-ef3ve9ry3g
      @user-ef3ve9ry3g Před 3 měsíci

      Adiiga. Maxaa. Rabaata In ey walalalo gabadhan. Ii fur waa ii fur ha is ku dhajiin

  • @marian5607
    @marian5607 Před 3 měsíci

    Ninkan waa doqon fursad buu iska lumiyay hahahaha markay jeclayd inuu ilaaliyay ahayd hadda see waa damage is done bay taagan tahay naagtan 😅😅😅

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 3 měsíci

    SHEEKADA MEDIA HOWGA HADLINA BAAN IDIN ODHAN LAHAA WAA BILAAHI THE

  • @abshiraden6193
    @abshiraden6193 Před 3 měsíci

    Masayr tir beey u baahan tahay.
    Hala masloxo….. ……❤

  • @nailaabdirahman5451
    @nailaabdirahman5451 Před 2 měsíci

    War anaa wax aragnay haday uur u lahayd maxay intaasoo dhibaato ah ugu maraysay xagee uu asaga jiray muxuu uga war hayn waayay

  • @ahmedsaid9856
    @ahmedsaid9856 Před 2 měsíci

    Kkkkk meel u Dahir Calasow Judge ka yahay

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Před 3 měsíci

    Ninyahow ubadkada badbadso😂 hadad awodo iskana daya caytinta , howlaha😂 guud Sida. Jugta culusna wa inad ugu roonato. Waye si

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8e Před 2 měsíci

    Waligey nag ka caqli xun o ka caqli xun ma arag war iska fur waxan bilcaan ku noqon meyso ayado garob ah

  • @user-ol9cf5yt3w
    @user-ol9cf5yt3w Před 2 měsíci

    Shiir aa inaalilaahi wainaa ilayhi Raajicuun❤

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 Před 2 měsíci

    Maxkamada social media ma Daahir alisow miya.😅

  • @sagalafrah9405
    @sagalafrah9405 Před 3 měsíci

    Masha allah

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 Před 3 měsíci

    Gabar Xumeyneysa Gabar kale,
    OO Nabsi Ka Geleysa.

  • @user-eo2hz5qe9v
    @user-eo2hz5qe9v Před 3 měsíci

    Ninkan haduu gabadhan ku laabato way dilaysa sidas ha u ogaado. Inkasta oo isaka laftiisu stess qabo wa bilahi toolfiiq😮😮😮😮

  • @samiraabdiali617
    @samiraabdiali617 Před 2 měsíci

    Nin iyo naag is qabin waye shekadan wa prank side lo xalina sheeko been waye😅

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před 2 měsíci

    Ma tiktak baa maxkamad noqday
    Haduuba ku furo nin jira maahan

  • @MaxamedKhaliif-hh2jl
    @MaxamedKhaliif-hh2jl Před 3 měsíci +1

    Tan maraykan joogtaa waa qoloma

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 Před 3 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂 waali waaye tan qaabkii hore waxbaa laga bedelay

  • @hasnaahmed1
    @hasnaahmed1 Před 3 měsíci

    Sax gabadha si fiican bey uhadashey

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Před 3 měsíci

    Dahir dameer calaasow miya dad heshiisin waa yaab yaabkiisa

  • @hamsemuhumed1680
    @hamsemuhumed1680 Před 2 měsíci

    Daahir waa legend

  • @sammie1163
    @sammie1163 Před 2 měsíci

    Waa habar edeb daran yaahuu habar talo ha weydiinina

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Před 3 měsíci

    way jirta naago Maseer lala qabi Kareen. Prank weeyo.

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Před 3 měsíci +1

    War dahir mandhow meshan isaga tag ninku wa baqar ayadu wa baqarad ma nin fiyowba ninki middi i geli leh igu tumo war iga tag

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Před 3 měsíci

    Na ninki aad cunugisa dhishay miyad lacag iyo dahab ka rabta ma majerten ba wada qaba na adigu qabilka asaga shegtay kaga sheg

  • @abdisalamelmi55
    @abdisalamelmi55 Před 2 měsíci

    Kkkkkkkkk Caaaaaadi maaaha. Waaali cas

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 Před 3 měsíci

    Illahay saas ma dhihin waxaasna xugun ma ahay

  • @Duqabto
    @Duqabto Před 2 měsíci

    Waa walatay maxkamadana waa walaysaa 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saleebanmuxumedcawale9021
    @saleebanmuxumedcawale9021 Před měsícem

    waa doqon xidh hooyadeed wasto

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 Před 3 měsíci

    Qof hooskiisa ka cararayo maxaa kufaleeneh????

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 Před 2 měsíci

    Ninkan gabadha waa walaya

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 Před 3 měsíci

    Amerika uurka Naagaha
    ayaa masuul ka ah in ay soo tuuraan

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před 3 měsíci +3

    Allaha isku maslaxo sheydankana haka dhexsaro dar alle ku dega wllo

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 Před 2 měsíci

    Niman yohow raga qaar baad la yaabaysaa kkkkkk weligay naag waraaq iga dalbatay kama joojin sadex naagood baan furay mid waliba iyadaa dalbatay markiiba waa ku taabtaa waraaqada

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 2 měsíci

    SHAYDAAN BAA KU SHAQAYSANAYA GABADHA ,GABADHA TOOS U ABBAARA INANKA WAXBA XOOGGA HASAARINA

  • @haaroonmohamed27
    @haaroonmohamed27 Před 3 měsíci

    Codkaan Samatar miyaa?

  • @user-cf4eu7il1h
    @user-cf4eu7il1h Před 3 měsíci

    If he says he loves her why is he marrying another lady ?🤔 it is unfair. لا حول ولا قوة الا بالله

  • @fardusa411
    @fardusa411 Před 3 měsíci

    💯 /jacayl 💯 nacayb yaab 😂😂