kiney qabitan keeda 2 nin aa isku hesta xaladu waa adkaatay ana qaba iyo anaa qaba subxana allaah 💔🫸

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 04. 2024

Komentáře • 33

  • @Juuhi_
    @Juuhi_ Před 2 měsíci +1

    Marka lagu leyhy wxad taqan guurso waxd taqan aad dhashide😢💔
    __illhow no xafid dadkayga.
    Ninkan isagaba sixran naag nin qabo uga fadhiya iny ilmo u ledahy ee ay doneyso inu xaaskisa u furo, waa godobti gabdhisa!

  • @user-es8py4vd9t
    @user-es8py4vd9t Před 3 měsíci +3

    Gabdha la qabo haddii ay iyada oo la qabo nin kale guursato.
    Waa in la Rajiimiyaa oo dhagax lagu dilo sababta oo ah.
    Waa naag la qabo oo Macsiyeeystey .
    Xaqa waa in laga gudaa.

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 3 měsíci

    Woow Masha Allah Daahir Calasoow wllkeey waan kuwataa🙌🏼🙌🏼👍🏼Allaha kubarakeeyo from mooryaan qabyaaliste to GARYAQAAN SOMALIYED👍🏼madaxaad boosaarantahy can u see the difference?❤❤❤

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 Před 3 měsíci +2

    Gabarta waa xanuunsan tahaye caawimaad la gaara.

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Před 3 měsíci

    Ma ayaga fursysa😂 Mise mimka aya wax fura wa maxay. Dhaqankan cusub😂 walahi wa Sheeko. Cusub❤ 2024😂

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 Před 3 měsíci

    walahi wa yaab bisinka dadkan maxa ku dhacay wiilkan miskinka illahy qalbiga ha u dajiyo ee naatan qof wangsan ma ahan ha iska furo wayo qof xishonayo mahan iska fur oo fur

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 Před 3 měsíci +1

    Subaxanallah

  • @fatimabilanfiican297
    @fatimabilanfiican297 Před 3 měsíci

    Dahir waa uaas

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 Před měsícem

    "Please brother forgot about that women " ! !
    Stay way from that women and lost of women

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Před 3 měsíci +2

    Wada hadal in uu jiro waaye waxan oo kl

    • @KadirFarah
      @KadirFarah Před 3 měsíci

      Ezzaaaaaz. Vvvcghftfrttrrrr🎉😢uiii

  • @fatimabilanfiican297
    @fatimabilanfiican297 Před 3 měsíci +1

    Ningatan waa benley

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 Před 3 měsíci +1

    Gabadhii Gogol dhaaf samayso waa in dhagax la la dhacaa diinta islamka ayaa qabta waa dayuusad lakiin ilahay baa og gabadha yaan lagu figaan hala caawiyo ❤

  • @saleebanmuxumedcawale9021
    @saleebanmuxumedcawale9021 Před měsícem

    waar qiiqay isku qarinaysaa dhaqan xumadeeda eeg

  • @user-eo2hz5qe9v
    @user-eo2hz5qe9v Před 3 měsíci +1

    Waa aduunyo godoon. Qaarba Dan oo laba Nin qaba waa lahelayaa lkn gabadhan Caafimad ahaan sax ma. Aha kan MJ. ah ee ooyaya waxay rabta I ay dhacdo aakhirkana iyadaa dilaysa😮😮😮😮

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Před 3 měsíci

    Cadi ma’ahan qofta guudo ahaan yey u. Shaqma

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Před 3 měsíci

    Dayuusnimada raga noocaan ah, waxaa helay dayacii ay geysteen, waayo maxaa nin u soo dirayaa qof dumar ah keligeed oo dayacan maxram la’aan waa dulmigii uu ka galey diinta Illaahey, oo uu xaaskiisa iyo caruur u soo direy keligoid waa abaalkiisa… maanta foolxumada kuu dhex fadhiyo….

  • @saleebanmuxumedcawale9021
    @saleebanmuxumedcawale9021 Před měsícem

    waar naagtu cawaandisanaa.wuu i baabay ku lahaa

  • @kariyehayle4671
    @kariyehayle4671 Před 2 měsíci

    Adiga dhanka fasaq haku dag-dag cilmi uma lihid ee sal-fudeedka daaya waa iga talo

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Před 3 měsíci

    Waa naag walan ana wan aroosaya lacakna wan qaba uk an kubnoolahay ) fadarana ma iri, wiillka kismayo hala saacido Walahi maskiin ayu u eg yahay ) saciid samatar wali hadad rabto hayso hadi kale iso tarxiil bro. Thank you guys

  • @user-es8py4vd9t
    @user-es8py4vd9t Před 3 měsíci

    Nagihii miyaa bilowey
    Im ay 2nin 3nin iyo 4nin gursato
    Waa yaab waa yaab waa yaab.
    Naag iyo Naar midna ma Qaboobo. أعود بالله من الشيظان الرحيم

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 Před 3 měsíci

    Ninka wajigiisa aan arkaa, waa beentiis

  • @hawohasanmohamed1128
    @hawohasanmohamed1128 Před 3 měsíci +1

    Naagdn waa can radis

  • @nafisamohamed3469
    @nafisamohamed3469 Před 3 měsíci

    Bisinka

  • @ummu3116
    @ummu3116 Před 3 měsíci

    nimanka la soo guursado oo la biilo san baa u danbaysa laakiin wali iskama fasaqikarto .

  • @saleebanmuxumedcawale9021
    @saleebanmuxumedcawale9021 Před měsícem

    naagtan raga sida loo lu gooyay baratay

  • @saleebanmuxumedcawale9021
    @saleebanmuxumedcawale9021 Před měsícem

    naagtan waa dhilo.niman badanaa.ilahay ma taqaan.lacagbaa u daran.

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Před 3 měsíci

    War midan maxay tahay cududa😂 xita mataqano gabdhaha sooaoyeed❤ sharafta leh yana nagala halaynina qoftana wey soo shaqa tagtay😂 wana ( GUDANIMO WAXAN OO KALE❤ HALAGA QABTO RAGA SOOMAPIYEED WANA WANA STUPID. NI
    KW THE ❤

  • @user-es8py4vd9t
    @user-es8py4vd9t Před 3 měsíci

    10 maalmood ayaa ka soo wareegatey.
    Sanadka uu shegayaa in ay ugu dambeysey 2022 bishii Jenaayo
    Waa ka wareegtey Naagetaasi
    Naxaa laga sugayaa.
    Ina adeertaa ha ku dhibto weliba nin kale Guursatey.
    Nolosha ayeey ku Aastey.
    Nabad Gelyo 😂😂😂😂 hadda waa Ooyin walaashaa Aderkaa dhaley gurso nin kale ha kugu kor Guursato xumaan