Saleebaan Cumar Axmed ( Cumar Ku Joog)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 12. 2023

Komentáře • 68

  • @seed3966
    @seed3966 Před 7 měsíci +3

    Asc maa shaa allaah abtigey saleban cumar caafimad allaah hasiiyo dhanbigiisana allaah hadhaafo cimrigana ha u barakeeeyo ❤❤❤ Aamiin yaa rabbii

  • @nimcoqali9466
    @nimcoqali9466 Před 7 měsíci +2

    Awoowgay saleban cumar kujoog rabow cumriga iyo caafimaadka ubarakee❤awoowayaashayna uwadana naxariiso ya rabbi🤲🏽

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 Před 4 měsíci +1

    Asc waxaan aad ugu faraxsanahay in aabahay u ahaa macalin siduu isheegay 1956kii

  • @a.hassanjama4571
    @a.hassanjama4571 Před 7 měsíci +1

    ما شاء الله

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 Před 5 měsíci

    waa legel nool ninkani

  • @khadiirbaxnaan5491
    @khadiirbaxnaan5491 Před 7 měsíci +1

    Maansha allaah adeero ilahay cimriga iyo caqligaba ha kuu siyaadiyo

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 Před 7 měsíci

    Waan idiin salaamaya sida fiican ee aad uu ururinaysa taariikhada ummada dadka ka shaqay danta guud iyo walib dhaqanka.

  • @fathimahussien8680
    @fathimahussien8680 Před 5 měsíci

    Lk

  • @samirr546
    @samirr546 Před 7 měsíci

    Muxuu run sheegay Allah ha ku xafido
    Dadku xoolo aad u badan bay haysteen ee lama quudhi jirin 100 geela oo wiil kaba lihi raacayo baa jirtay kuwa iskuulka lagu darayna hadalkeedaba daa
    Waxaasuu gumaysigu inagu arkay dad reer miyi ah oo dhul cidla ah degan.

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Před 7 měsíci +1

    ina cumar ku joog,waa in buug laga qoraa

  • @yaakcon
    @yaakcon Před 6 měsíci

    WAXAA LA IIGU SHEEKEEYE IN NINKAAN AABIHII AHAA HALGAMAA GUMEYSI DIID AH. LAAKIIN WAXAA CADAATAY INUU ISAGA OO GUMEYSTE ASKARI U AH LA DILAY.

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Před 7 měsíci

    I love that adeero taibaynino rabaneynay lakiin khashin baa Ina helay

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Před 7 měsíci

    He best cumar ku joog Sun

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 6 měsíci

    gaalkii cadaa ee dhulka siiyey Gaalka Madow maantay rabaan inay qaataan ilaa Bada
    Wax tagay tiigsimaad maleh ee tan joogta iyo timaadada wax ha laga qabto.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 6 měsíci

      gaal kaa nmadaaw wallee kaa jecli cadaw ga yagoow

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Před 4 měsíci

      DUF KU BAXA DHEH KUWA DIIDDANOOW DIB HESHIISIINTA​@@user-sz7sn2rv9r

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Před 4 měsíci

      ​@@user-sz7sn2rv9rCALI SUGULLE WUXUU YIDHI CADOWGAYGII MAW JABAY

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Před 4 měsíci

      ​@@user-sz7sn2rv9rGABAYGII ANDULUS LOOGA TIRITEY MARKEY GAALADU QABSATAY EE UU OOYEY AMIIRKII KHIYAAMEEYEY MUSLIMIINTA , TARJUMAD UGU OOY SIDA DUMARKA BOQORTOOYO IYO DHUL AAD DAYACDAY,,,,OO AADAN U ILAASHAN SIDII NIN RAGA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 Před 7 měsíci

    Waa barnaamij aad qiimo u leh, waan idinku hambalyaynayaa.

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před 6 měsíci

    Rer cawal wa nimanka torayda iyo budka aan dhigin wana hilib cun deqsiyen ah sheekh mustafa ka dhashay wana niman qurux badan wad i afgarten ban filyaa

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q Před 5 měsíci

    Maxaa qof liita conmonty soo qoraya

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před 6 měsíci

    Sajin miltre ah wa comnodos

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 Před 2 měsíci

    Masar ayaa inna marin habaabisey oo dooneysey iney danaheeda inagu fushato madaama habashida colaadi ka dhaxeyso si somaalidu u noqoto ushii ay la dhaceyso xabashida waxda soomaali waawbeen

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 Před 4 měsíci

    Asc general saleeban cumar ku joog waa nin aad looga yaqaanay dalkoo dhan ahaana sarkaal sate oo aad uga dhexmuuqday ciidankii police somali.xilalkakaduwan kasoo qabtay ciidamadi somali
    Sida taliyihii qaybta police burco 1984 taluyihii Vi D soomaliya

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 Před 7 měsíci

    Raggii soo halgamay...waa ayo?

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 6 měsíci

    Waxaan ka fahmay wareeysigaan ninkaan Aabihii iyo kuwii la midka ahaa inay ku guureen
    Labo nin oo soo doolaalo tagay ee gumeysta ah oo isu adeegsaday ogu dambeyna dhulkoodi Ingiriiski Xabashi ka siiyey kaaga darane ilaa maantay daba socdaan.
    Aan kuugu daree catowgii iyo waxbaa naloo diidayna waa dhextaal.

  • @alifadal2508
    @alifadal2508 Před 6 měsíci

    Sale baan cumar
    Waa nin qiimo ku leh
    Bushada somaaliyeed.

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Před 6 měsíci

    Reer cawl baa dhalay

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 Před 7 měsíci

    Asc general saleeban cumar ku joog wuxuu ahaa. Nin. Aad u yaqaana ari.maha police mudo badan u soo shaqeeyey ilaahay cimrigiisa ha dheereye

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 Před 4 měsíci

    Asc general saleeban cumar ku joog waa nin aad u qiimobadan oo aad looga yaqaanay dhamaan wadankii domali la odhan jirey aadna loo qiimeyn jirey
    Waana. Shaqsi sharciga police aadnu yaqaana

  • @user-sf8wc6wc6v
    @user-sf8wc6wc6v Před 7 měsíci

    Garxajis waa niman tariikh dheer , bal u fiirso nimanka uu ka sheekaynayo ee heerka sare ka gaadhay derejooyinka sare ee ciidamadu dhamaan waxay ahayeen garxajis

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 6 měsíci

      NinkaNa Waa nin ciise muuse ah oo Awala kama yareeysto ee gir siduu idiin ku qiray xaasid iyo nin xumi ma garaabee

  • @togdheer-man8588
    @togdheer-man8588 Před 7 měsíci

    Kow

  • @suleimanbihi3658
    @suleimanbihi3658 Před 7 měsíci

    Waan daawaadaa waraysigaaga sidaad uga hadlayaa qoyskaaga hooyo aad buu uu wanangsana anigu waxa aah nin reer hooyo tahay an ka foogan or ciise muuse uu baha ayeeya. .

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před 6 měsíci

    Sheekooyinka dadkii hore waa wada run waa wada murti waa fada dhab iyo nolol adag, maanta waa wada xariif dadku, wada PHD wada Professors waa been iyo faan, macno ma leh, waa dad been kusoo koray ku dhaqmay, axyaa dadkaygii hore, cimri dheer caafimaad iyo janno

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Před 7 měsíci

    Maansha allah Dandan ama ina Dandan sida dadka waawayni u yaqaanaan. Waxay u dhaxaysaa Shanshacade iyo Wari Cimraan.

    • @saynabSr
      @saynabSr Před 7 měsíci

      Oo yaa deganaa degaanadaa 1939kii ma habaryoonis mise dhulbahanteh?

    • @HardTalk1
      @HardTalk1 Před 7 měsíci

      @@saynabSr Ahmed Farah, oo HJ ah.

    • @saynabSr
      @saynabSr Před 7 měsíci

      ​​@@HardTalk1hada ka hadlimaayo ee waxan sheegayaa 1939 markii saleebaan cumar kujoog dhashay ee kama hadlayo xiliyadii danbe ama waa habaryoonis ama waa dhulbahante waxayna u badantahay dhulbahante,

    • @HardTalk1
      @HardTalk1 Před 7 měsíci

      @@saynabSr aan ku saxo HY iyo DHT xuduuda inta ka sugaysa xad kama laha, Halka tuulo ay ka leeyihiinna HJ ayaa la degen, waana Hawdka sare.
      Dandan waa magac DHT sida dadkii waawaynaa aan ka maqalay adna aad dareentay laakiin waa wakhti hore.
      1930 Buuhoodle aya la wada degenaa sida ka muuqata Qamaan Bulxan Gabaysiisa, Guba.

    • @saynabSr
      @saynabSr Před 7 měsíci

      ​@HardTalk1 waa beentaasi ee warka runta ah burco waqtigay hj timid ma garanaysaa intaad hawdka ka hadlaysid waar dhulkaa dhulbahantaa deganaa oo habaryoonisna derirlahayd, jamac qabar ninkii la odhan jirin inuu habaryoonis yahay ma ogtahay? Doqon waxaad tahay dadka beenta loo sheegay xataa dhulkaad sheegayso magac ayaa loo yaqaan ee ma sheegi kartaa hadaad 1939 deganayd waa hal xidhaale hadaad garatid hjlo ayaa deganayd 1939kii hadii kalena dhulbahante ayaa deganaa habaryoonisna dhinaca ku hayso!!!

  • @muheodinismsilmose5514
    @muheodinismsilmose5514 Před 7 měsíci

    Waxaa ayaan dato ah ona cumar ku joog oo xasbigii laanta buur haystay,inuu mujaahid noqdo oo lawaraysto.

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 Před 7 měsíci +1

    Qoys ingiriis ah oo gumeysta ahaa xiriirkooda wuu kufaanay, soomaalidiina wuxuu yiri cadaw iyo cimriga uu joogo waa cajiib

  • @nasserpokie
    @nasserpokie Před 7 měsíci +1

    Jaamac Yare Korneyla aa!! Yaa !! Kunoqo!! Ma hubtaa!!, Haye Saraakiisha milteryka yey ahaayeen, Kongo iyo xasan keyd Nejis jeegaan Qudhuntay,

    • @saynabSr
      @saynabSr Před 7 měsíci

      Ha nixin waa run eh ma waxaad umalaynaysaa inuu dhowaan yimidka yahay, nin aan garxajis aqoon ayaa hadalkaa yidhaahda, ma gadaal garaadsay ayaad tahay oo 1991kii aduunku inuu bilaabmay loogu sheekeeyey bal taariikhda saxda ah dib ugu noqo ee ka horaysay 1991kii,

    • @user-fb7or3ej2g
      @user-fb7or3ej2g Před 7 měsíci

      Akhlaaqdu diinta waa ka badh😅

    • @Hayaan10
      @Hayaan10 Před 7 měsíci

      Nasser si doodaada lo fahmo, AHN jaamac yare 1961 kornayl wuu ahaa iyo ma ahayn kala Sheeg.
      Saraakiisha military ee 1960 Xidigaha lahaa waqooyi ragii inqilaabka sameeyaya ayay ahaayeen waxaan Ugu sareeyay oo Laba Xidiglayaal aha:
      1- Xasan Kayd- Garxajis Muuse Care
      2- Muxumed Awr- Garxajis Muuse Cabdale
      3- Cabdilaahi Kongo- Garxajis isxaaq Care.
      Labada hore wa Sun hurst ka danbana wa Cairo.

    • @user-fb7or3ej2g
      @user-fb7or3ej2g Před 7 měsíci

      @@Hayaan10 in aydin dadkii xabaalaha ku jiray isugu faantaan waxa ay ka tarjumaysaa in aydaan mustaqbalka ku mashquulsanayn. SO SORRY.

    • @bashiirtarabbi
      @bashiirtarabbi Před 7 měsíci

      25/6/1960gii Jaamac yare wuxuu ahaa dhamme ( 3 xidigle ) markii xilka bilayska SL lagu wareejiyeyna Gaashaanle ayuu u dalacay. Bilayska iyo Mileteriga mid gaadhey kornayl ma jirin.😮

  • @taartog
    @taartog Před 6 měsíci

    Ingiriisna waa la walaal Somalina cadow buu ku sheegin..ingiriis yaa keenay soo idinku ma keenin ? Haddii aad dagaalami lahaydeen Ingiriis ma yimaadeen lk macal asaf odayaal buu laaluushay .

  • @saynabSr
    @saynabSr Před 7 měsíci +2

    Weriyuhu wuu la yaabay in waqtigaa jamacyare ilahay haw naxariistee kornayl ahaa!! Waar garxajis waa reer soo jireen ah ee 1991kii aduunku ugumaa horayn sida dhowaan soo baxa loogu sheekeeyey,

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Před 7 měsíci +2

      Halkani dhakhtok maaha waad soo khaldantay. Teeda kale reef reerba may aqoon raggani, waxay layaabanaayeen markay tageen xamar ee ayagoo reer reer wax uqaybsaday ay utageen.

    • @saynabSr
      @saynabSr Před 7 měsíci

      ​@@NewsFusion24adiga ayaa dhaqtar u baahan weligeedba somalidu waa reer reer waxa laga hadlayana u hubso hayska jawaanineh, ma garxajis ayaa soo jireen ah ayaa ku khalkhalisay? Aduunku waa reer reer ee hadii reerkiinu hore u hurday oo hada yaabanyahay hayska xamilo halkuu joogo oo yaanu isha iyo dhegta la sii raacin reeraha ka dheereeyey

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 Před 7 měsíci +1

      Asc waar jaamacyarealla ha u naxariiste wuxuu ahaa major general ama ssreeye gaas ilaa 1974kii iyi taliyihii guud ee police somalia msrkii danbena wasiirka arimaha gudaha soomali waa nin aqoonsare lahaa weliba xaga sharciyada oo u kusoobsrtay. Egland

    • @saynabSr
      @saynabSr Před 7 měsíci

      @yusufwarsame4219 xaga ciidamada militariga ayaynu ku dereja sareynay, laakiin booliskeenu aad uma sarayn, laakiin jamac ilahay how naxariisto eh ragga waqooyga ugu derejo sareeya ayuu ahaa xaga booliska

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 6 měsíci

      oo yaa hada dhashay ninka sheekayna yaa waa subeer awal sidii kuugu qiray u qir islawayn gun iyo baar

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk Před 7 měsíci

    Kani waa nacas hoos fadhiya habar awale

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 Před 7 měsíci +1

    Gaal ingiriis ayaan (boy) khaadim u ahaa ma taariikh baa?

    • @togdheer-man8588
      @togdheer-man8588 Před 7 měsíci +1

      @abdiismail adiga reerkiina webiga aya talyaanigu kaga talaabi jirey.dumarkiina iyo ragiinaba xaafada shaangani aya talyaanigu ku wasi jirey 😂😂😂😂

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo Před 7 měsíci

      ​@@togdheer-man8588inadeer lahajad qofkani qoray u fiirso dad kale yeynaan af lagaadayn waa huwantii gudaha cid kale maba caytanto af qabiil uyagoo ku hadlaya

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky Před 7 měsíci

      Dee haddaa ma Murtad Siyaad Barre ayaan basaas u ahaa baa taariikh ah sida Ina Saleebaan Dafle