Wareysi: Fanaankii Maxamed Xasan Barow

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 19

  • @mohamedfarey5341
    @mohamedfarey5341 Před 3 měsíci

    Allaha unaxaristo janada allaha ugu bishareyo maxamed xasan barow

  • @tawabarechannel9468
    @tawabarechannel9468 Před 10 měsíci +2

    Marxuumka Caawa Ayuu Xijaabtay Allaha Unaxariistee😢😢😢😢

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 5 měsíci

    Alle haw naxariisto Ustaad Barrow

  • @JimcaaleProduction
    @JimcaaleProduction Před 10 měsíci +2

    Allah ha unaxariisto

  • @user-oq6ph6fg2h
    @user-oq6ph6fg2h Před 10 měsíci +2

    Allaha unaxaristo

  • @user-mb8wl2bh7k
    @user-mb8wl2bh7k Před 8 měsíci

    Ilaahay ha u naxriisto maxamed Xasan barow

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 Před 10 měsíci +2

    Caawa ayuu xijaabtay AHUN 😢

  • @abdukhadirmahamed7043
    @abdukhadirmahamed7043 Před 5 měsíci

    waaw

  • @Za07Editz
    @Za07Editz Před 3 lety +2

    Maxamed xasan barow Ex-goljano ayuu ahaa goljano waa xaafad ku taala hargaysa Markii loo soo badalay hargaysa 1980 kii

  • @KaafiyoAbdull-yu2dl
    @KaafiyoAbdull-yu2dl Před 10 měsíci +1

    Allah unaxariisto

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 Před 3 lety +2

    maxamed xasan baraw fanaan weyn buu noqday markuu wabari hargeisa kusoo biiray 1980 ilaa1988

  • @user-gd3qf5em3s
    @user-gd3qf5em3s Před 8 měsíci

    Baraw.1980.wuxu.ahaa.reer.gol.jano.hargaysa.waayo.waayo

  • @SharmarkeAOsman
    @SharmarkeAOsman Před 10 měsíci +1

    SAAB TV wareysiga qaybtiisi labaad meeday idinkoo mahadsan?

  • @user-oq6ph6fg2h
    @user-oq6ph6fg2h Před 10 měsíci +1

    Janada alakawarabiyo

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 Před 2 lety

    Maxamed xasan barow waxa uu kasoo baxay Hesihii jirgalay ee xamar laku qaban jiray garsoore waxa ka ahaa khadijo cabdulahi camey daleys ayaa ka ahaeeed

  • @mahaddirirgeesood9556

    Barow wuxuu ka faa’iidaystay maskaxdii Maxamud singub
    Salaan sare baby face

  • @mukhtaarmu2659
    @mukhtaarmu2659 Před 3 lety +2

    Ax yaaa wayo wayo
    Baraw dadka qali aha dadka somali somaray salan gobed

  • @user-oq6ph6fg2h
    @user-oq6ph6fg2h Před 10 měsíci +1

    Janada alakawarabiyo