baro dhashii sheekh isaxaaq, samaroon, iyo daarood ama sheekh ismaaciil jabari ramadaan kariim

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 59

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Před 3 lety +6

    Waxad Nooga Sheekkeysay Abtirsiin wanaagsaN ubadkii Durriyada Reer Sheekh isaxaaq Allxmdulilaah Ab iyo Abtiba Waxn kasso Jeedda ubadkaas Duriyada Anigo Jibriil Abokor isaaq Sacad Muuse Ah iyo Hooyadey MacaaN oo Ah Hbr Yonnis Muusse Ismaciil

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před rokem +3

    Cimraan 3 nin buu dhalay waarun waa Ciise Cigale iyoCabdale
    muuse sheekh isaxaaq wuxuu dhalay jibriil, oo qudha
    Awal wuxuu dhalay Subeer oo qudha
    garxejina wuxuu dhalay Daauud iyo Siciid
    intaasaan aqaan 4ta nin ee kale ma aqaan dadkay dhleen

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před rokem +1

    Maxamed xiiniif tiiree miiyaanuu dhaalin iisaaqa biimaal iyo quuraan iyo baajiimaala miiyaaneey waalaaloo laahaan

  • @xikammedia8554
    @xikammedia8554 Před 2 lety +2

    Man sh allh

  • @osmanmohamed7191
    @osmanmohamed7191 Před měsícem

    Ilma makaahiil waa lix(6) abokor ,xasan, cumar , nuux ,maxamad iyo muuse .

  • @rabiicyuusuf4530
    @rabiicyuusuf4530 Před rokem

    Sifiican ayuu inoogu sharaxay sadex daa sheekh ee sheekh samaroon,sheekh ismaaciil jabarti,iyo sheekh isaaq, iyo tafiirtoodii amba awlaadoodii

  • @abdig2533
    @abdig2533 Před 3 měsíci

    Majireen❤❤❤❤

  • @SitraFethi6547
    @SitraFethi6547 Před 2 lety +1

    شكرا ألف ألف مرة ياءخى هل تسطيع أن تبدل هذا صوت بلكتابة بل عربي أو بلءنليز حتا لي نعلم أولادنا تاريخ لزم أجدادنا من فضلك

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 Před 10 dny

    ISAAQ MAXAMED XINIF TIRE MOHD DIR IRIR SAMAALE

  • @maxamudabdiqqadir1946
    @maxamudabdiqqadir1946 Před 3 lety +3

    Iska hubi taariikh way kaa qaldantahay meela badan

  • @GoolJano
    @GoolJano Před 28 dny +1

    Buus

  • @ziizoziizo-bt7ke
    @ziizoziizo-bt7ke Před rokem

    Taariikhda wad khaladay
    Waxaan dad ba kaga aqoon badane so sax

  • @rabiicyuusuf4530
    @rabiicyuusuf4530 Před rokem

    adaygu aadbuu umahad sanyahay sharaxaad guud buu kabixiyay sadexda sheekh iyo dadkii kafarcamay sedaxdaa sheekh oo kala ah sheeekh samaroon, sheekh isaaq, iyo sheekh ismaaciil jabarti, balse waxaa kaqan oo uu ilaaway sheekh ciise binu axmed oo isaga laftiisu ku aasanyahay xiis iyo maydh

  • @sahraaxmed5649
    @sahraaxmed5649 Před 2 lety +3

    مدد مدد مدد مدد مدد يا شيخ إسحاق ابن احمد...

    • @aydenadventures7965
      @aydenadventures7965 Před 2 lety +2

      لاحول ولاقوة إلا بالله إستغفر ربك كيف تطلب مدد من ميت ولا تطلب من الله سبحانه وتعالى 🤦🏾‍♀️
      الإستغاثه بالميت شرك بالله تب الى الله عدل تعليقك حتى لايكن عليك حجه يوم القيامه

    • @bashirkeenadid7919
      @bashirkeenadid7919 Před 2 lety +1

      @@aydenadventures7965
      Adiga hal dollar isootuur hadan
      Ku idhaahdo
      Shirki
      Miyaa
      Waaba hadad nooshahay

  • @abdig2533
    @abdig2533 Před 3 měsíci

    Aniga isxaaq

  • @ziizoziizo-bt7ke
    @ziizoziizo-bt7ke Před rokem

    So sax taariikhda iyado
    Sidan .ka duwan . Qabiil walba sidu
    Ukala baxo

  • @HasanHamud-uy1dy
    @HasanHamud-uy1dy Před rokem

    Samaroon waad khaladey anaa samaroona wuxuu dhalay 4 oo kala ah ciise makadoor yuusuf iyo subeer siciid na waa samaroon abihii

  • @kulmiyeparty2164
    @kulmiyeparty2164 Před 5 měsíci

    Samaroon waa dad abtiriskoda yaqaan
    Waana dir

  • @axmadcawed3388
    @axmadcawed3388 Před rokem

    Dadbaa wax usheegsheegay Laakiin Reer walba Cidna taqaanbaa Taariikhdiisa laga qortaa

  • @hamzedugsie4086
    @hamzedugsie4086 Před 2 lety +1

    Wax badan baa ka khaldan taariikhdan laakiin wuu dedaalay!

    • @Hello_IamHere
      @Hello_IamHere Před 8 měsíci

      Maxaa kamid ah meelaha uu khalday wllo adigoo raali ah

  • @kayseali9510
    @kayseali9510 Před 3 měsíci

    Ninku waa dad yaqaan

  • @mohamedfarah593
    @mohamedfarah593 Před 2 lety +1

    Waxbadan ayaa ka khaldan Taarikhdan

  • @mohamudabdimohumed7308
    @mohamudabdimohumed7308 Před rokem +1

    hashin abokor ayad ka tagtay misha waxba ku ma haysid sxb ...

  • @ayaanlecabdiraxman3568

    Soomaali taariikhba ma lahayne beenta aan iska dayno soomaali runtii allah uun baa og waxa aan nahay ee islaamnimo uun baa la inaga rabaa waxan kalle waxba inooma tarayso

    • @abdirahmanaidid1289
      @abdirahmanaidid1289 Před 23 dny

      Sxb an ku seexe wa miihiim abtirsinkaga ama meeshaad kaso jeedo dadkan way wada jorgan hadii ay abtiirsadana wa haal oo waa dad muudo gabon ku tarmaay

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před rokem

    waar muuse sheekh isaxaaq wuxuu dhalay Jibriil oo qudha
    Jibriil baa Cumar iyo Abokor dhalay
    Abokor baa 3 nin dhalay
    waa Samane, muuse iyo maxamed,

  • @maxamedyuusuf9380
    @maxamedyuusuf9380 Před rokem +1

    ninkani waa cajiib

  • @user-tr1nd8fm6z
    @user-tr1nd8fm6z Před měsícem

    Qabiilada Samaroonka waxba kamagaranaysid
    Reer nuur uunbaadlabopdaye
    Mee samaroonkiikale
    Maxadcse Maka door
    Aaway oo imisuu ukala baxaa?
    Subeer samroon oo habar cafaana halqabiil kamaad shèegin.
    Makaahiila
    Reer nuur baadkasheegtay
    Markaa wax anad garanayn
    Lagama sheekeeyo oo dadka
    Lamajaha wareeriyo.

  • @mawliidcilmi5207
    @mawliidcilmi5207 Před 4 měsíci

    Waar odaygu sida quraanka ayuu u xiftiyeey reeraha waan yaabay eh 😮

  • @abdifatahbarud2189
    @abdifatahbarud2189 Před 11 měsíci

    ma haysid reeraha qaar

  • @yusreensheikh9922
    @yusreensheikh9922 Před rokem

    Arab celi abokor axmed maxamed abokor cabdalle

  • @hoodoxuseen7147
    @hoodoxuseen7147 Před 2 lety +2

    Waar ciise muuse ma hooyada ayey fureen maxed uqariisay

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 Před 2 lety

      Ciise muuse waa laangaab ma cidbaa kala taqaana 😂😂

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 Před 2 lety

      @@jiilkacusub3019 yaaka dhigay se adigu yaa tahay

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 Před 2 lety

      @@cabdicasiisgiire3089
      habar love ayaan ahy anigu 💪💪💪 power

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 Před 2 lety

      @@jiilkacusub3019 kkk habar xabusho laangabyo anoo garxijsa kaga hiilanaya ciise muuse xaad qaadi kartaa jinsiyada hooyada wase

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 Před 2 lety

      Hoodo xuseen wll ninkan jiilka cusub ugu qorantay sideg dega ugu jawaab bal Ee habar xabuushka

  • @gergaar
    @gergaar Před 4 měsíci

    Markaad wax sheyso madhamaystirayaa layidhaa waxaad tidhi mataanbaa dhalay dhaly fiin aadan muse aadan irigin adan waxaad katagtay qafqaflow buraale adan wacays adan iyo cabane aadan oo curadkii ilma adana

  • @abdijama6521
    @abdijama6521 Před 2 lety

    Ninkani waa kala yaqaan reer ka soomaali

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Před rokem

    Waar waxan waa bug. Maxaa dhamaantood hal gobol isugu keenay waa sheeko mardhow la sameeyey.?

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem

      bardehanad4919
      waxa meel isugu keenay dee waa nin iyo caruurtiisii ma ah xabashi Tikree hindi waa nin keliya oo 8 wiil dhalay iyo caruurtoodii
      maxaa kaa qaldan

  • @gergaar
    @gergaar Před 4 měsíci

    Weligay ninka beenbadan maan arag

  • @sahardid2134
    @sahardid2134 Před rokem

    Wax la rumeysan karo maaha!
    Tusaale:
    Siduu nin la yidhaahdo Faarax u dhalay nin la yidhaahdo Maxamed Muuse...
    Sax iyo khalad baa isku qasan

  • @abdikadimohamed168abdikadi7
    @abdikadimohamed168abdikadi7 Před 7 měsíci

    Muse abokar waad qaladay bahmajeelo ayaad katagtay kunoq oo sifiican udiyaarso

  • @ibrochannel1722
    @ibrochannel1722 Před rokem

    😂😂😂

  • @shacaybinacarte7376
    @shacaybinacarte7376 Před rokem

    Taariikhda iska sax markaad ururinayso waayo dadbadan ayaadkatagaysaa ood garanayn

  • @SPharaoh
    @SPharaoh Před rokem

    Marka hore abtiriska suga. Abtiris maba hayno markaasaa qolo qolo isku qaadeysaan.

  • @khaalidaadan214
    @khaalidaadan214 Před 2 lety

    Beenaale meelaha qaar

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Před 4 měsíci

    Qaar san la Qoonin ayaad sheegeysaa? Daaroodka iska daayo, waa marti waxba ma taqaanid? Rag baa joogay markii uu yimid sheekadiisa waanu heynaa, sida laga weriyey Odaygii Dir & Odaygii Hawiye-ba.

    • @alihassanawil8789
      @alihassanawil8789 Před 22 dny

      Daroodka ayaa soomali kow ka ha marka waxa la sheagayo wayo iyaagaa u badna