gabay uu adan tarabi tiriyay markii cabdilaahi askar lalabaxay

Sdílet
Vložit

Komentáře • 91

  • @omaryusuf8046
    @omaryusuf8046 Před 3 lety +10

    Mujaahid tarabi iyo dhaamaan mujaahidiin tayadii oo dhan waanu salaamaynaa ilaahay na waxan u baryaynaa inuu intii noo shahiidayna naxariistiisa wanaagsan ku manaysto isagaa waynoo wanaagsane, Amin.

  • @khalidgaabi3430
    @khalidgaabi3430 Před 3 lety +9

    Ibraahim koodbuur walee geesi ayu aha isaga iyo ragii la fuliyey hawl galkaa

  • @dawladfidhiye3226
    @dawladfidhiye3226 Před 4 lety +15

    Guuuuuuuul snm walee wa rag wa ragii wasay afweyne iyo morgan

    • @abdi1502
      @abdi1502 Před 4 lety

      infact idinkaa laydin wasi jirey

    • @liiii736
      @liiii736 Před 4 lety +3

      Abdi Mahamud ma dagal mise maati maati da inay layan jiren iyo culimada waa wax la ogyahy lakiin ragaraga aha waa kuwi ka saray magaloyinka dhan why lo arki wayay iyado siyad cidankisi la daglmayan snm bcs maati kaliya radsan jiren🤨

    • @omaryusuf8046
      @omaryusuf8046 Před 3 lety +1

      @@abdi1502 kuwa lawasay waa idinka and for good

    • @munirabdiaziz4072
      @munirabdiaziz4072 Před 3 lety

      @@omaryusuf8046 waa tii diracyada iyo shalmadaha laydinka saaray Hargeisa iyo Burco iyo Ceergaabo inaad hadazhaan may ahaynbee inaad dhuumataan bay ahayd idinkaa laydinka hayaa dad dullaysan oo aad ku faantaan war is qariya

    • @omaryusuf8046
      @omaryusuf8046 Před 3 lety +1

      @@munirabdiaziz4072 ha? waa tuma ta meesha ka ciyaysaa, ma caasha badhiwayn baa?
      naa xishood ragu diracyo ma gashadaane diracyadu waa kuwiiniiye.
      anigu waan ku jiray ragii naagaha faqashta kaga qadhqadhin jiraye naa jooji baan ku idhi.

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 Před 4 lety +14

    Allaah baa guusha siiyay geesiyaashii SNM Rabi naxariistiisa jano firdowsa haka waraabiyo intii ku nafwayday halgankii xaqa ahaa💪💞💖❣

    • @mahamedabdillahi9283
      @mahamedabdillahi9283 Před 4 lety

      Daaroodkii ilaahoow noosoo celi

    • @liiii736
      @liiii736 Před 4 lety +3

      mahamed abdillahi darood ku xaaar search on CZcams history mesha kuma haysan Ee somali odhanba isku so racday isaaq weyne ta lasoco cabdow🤨

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Před 4 lety +13

    Dalacaada derejada hadaanshaashka laganixin ninkadabinkaboodka hadaan diirad laguhelin dar’alay’ukibirtee hadaandacarlaleefsiin👍🏻😍 SomaliLand never go down

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Před 3 lety +2

      Hadaan shaashka darajada dallacaadda laga nixin,,,

    • @KhadarAxmed-qp3du
      @KhadarAxmed-qp3du Před měsícem

      Guuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 Před rokem +3

    Ilaahay caafimaadka iyo caqligaba hakuu daayo, Abaal wayn baanu kuu haynaa, Mujahid.

  • @cabdalesiciid8043
    @cabdalesiciid8043 Před 4 lety +18

    Labixitsankii cabdilahi askar Alle ha,unaxariistee waxy ahayd mission in possible waxayna ka turjumeysay dhiiranaanta iyo dhabar adayga mujaahidiinta xaq udirirkii snm

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před 26 dny

    Allah ha u naxaristo mujahidintii
    Snm intii dhimatay inta noolla ha
    Cizeyo fidaareyn sland guuuuuuul

  • @mmuumin3371
    @mmuumin3371 Před 4 lety +9

    Ragaasaa rag ahaa xiligood wey soo shaqeeyeen

  • @hassanrashid6530
    @hassanrashid6530 Před 4 lety +11

    Guul iyo gobanimo SNM

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Maalintii cabdillahi Askar lala baxay waxay ahayd, maalintii ay afwayne balaayo ugu gashay aqalkiisii, waana maalintuu quustay ee uu yaqiinsaday inaanay SNM jabhad caadiya ahayn, waana maalintuu xaqiiqsaday inaanu kursigii villa wardhigley sii fadhiyi doonin, waana maalintuu si badheedh ah u goaamiyay xasuuqa shacbiga reer somaliland iyo inaan loo Aabo yeelin SNM iyo intay ehel wadaagaan( muxuuse ka macaashay een ahayn inay kaga sii dhanaanaatay, dacarna ka leefay Aakhirkii???for ever Somaliland rep

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Před 4 lety +9

    Gool iyo gobonimo Raggaasa Rag ahaa walee jebintii jeelka madheera indhaxunoo sidaa usootagan ayay just 10 inan ooyaryari dhegta dhiiga udareen for ever you are in our hearts ♥️🥰🥰 I can’t imagine how proud I’m for you 🤗 SNM🌷♥️🙏we are here now ☔️☔️🍜🍜🍜🎂🍔🍔🐝🐝😁🤣💑💚 you gave to us 🙏

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 4 lety +2

      Kawsar noolow, ciyaalka cusub ee iska dhashay sida yarta ina qorane ee xamar buraaburka u tirinaysa ee warba hayn wax u sheeg, forever we are snm

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 Před 4 lety +2

      @@mhassan0163 kuwaasi waa dhuuni iyo dhadhamo raac War male.

  • @mxmvideoproduction4184
    @mxmvideoproduction4184 Před 3 lety +9

    Tani la bixista ina askar ee ibrahim kod buur hogaaminaayay waxay ahayd mid mudan in la ga diyaariyo film sida mission impossible 2 oo kle ama wild goose

    • @abdis70
      @abdis70 Před 2 lety

      Waxaan ku jiraa dhaqaale urursi si aan Filmkaa u soo saaro - it is my Dream. Insha Allah.

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 Před 3 lety +7

    Wallah SNM is Arab iyo garxajis 💪🏾

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 3 lety +3

      Shame doqon
      Nacalaa Aabaha ku yaal
      Wacal , SNM Malala Malala qabin kartid

    • @omaryusuf8046
      @omaryusuf8046 Před 3 lety +2

      @@mhassan0163 waxba ha la hadlin kani waa naag eh,
      waxan u malaynayaa in uu yahay dadka cadawga ah oo isku keen diraya eh

    • @sumahwaagullweyn196
      @sumahwaagullweyn196 Před 3 lety

      @@mhassan0163 doqon waar cay qabiil waa Nacasnimo iska jir

    • @sumahwaagullweyn196
      @sumahwaagullweyn196 Před 3 lety

      Run waaye ka diidanow taarkhii halgan dee sheego

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 3 lety +1

      Snm waa isaaaq andullaahi askar waa qolma waa awal allaaya raxmaa

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe1274 Před 7 měsíci

    Alle haw naxariisto ibrahim koodbuur

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 Před 4 lety +9

    Taariikhdu maduugawdo halkay kudanbaysay dhicii darajadii beenta ahyd waakii kudhintay suuli viiva soomalilaan

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 Před 4 lety +8

    Snm waxay ahaayeen libaaxyo xaq kudirira ilaahayna wuu lajiray waayo markasta faqashta wayka guulaysanayen ilaa markii dambe ay kaxoreyeen dalka somalland

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Birjeex meel laga baqo iyo meel Aan la galinba way ahayd, laakiin ilaahaybaase dabkii faqash iyo danbabasay danabadoodii,,, SNM waxay ahaayeen rag wakiishay ilaahay oon ka waaban meel qudha,,Ilaahayoow idiin naxariisoo waad noo hiiliseene,,, for ever Somaliland rep,

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem +1

    Aadan tarabi alle cimriga haw barakeeyo

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 Před 3 lety +3

    Masha allha somaliland guul iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk jecliyaa markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega

  • @abdis70
    @abdis70 Před 2 lety +1

    Wuxuu ahaa Hawl halkii 2aad ee Guusha SNM. Birjeex ma ahayn goobta ee waxay ahayd Miiskii Saraakiisha we Shacabka.waxaan array ka ahaa Farah Omar. Subaxii ayaanu ku waabariisanay Guushii Habeenimaddii dhacday. Ilaahay BAA xaqa taageera.

  • @ahmedshabeel2238
    @ahmedshabeel2238 Před 2 lety +2

    Wooooow muj adan tarabi

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 Před rokem

    Mujaahid Aadan Tarabi oo ku gaadhan qori nuur sheekh isixaaqa baan garanayaa oo halkuu soo galo laga sii qixi jiray cimri caafimaad qaba.

  • @user-im5ro6kk6z
    @user-im5ro6kk6z Před 3 měsíci

    Farxad iyo naxdin waayo muj biixi baa geeriyoodey

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 Před 2 lety +1

    Caaawa o kale Faqashtii waxay u ahayd habeen mdaw allaw mujahid koodbuur iyo intii la socotayba allaw unaxariiso inta noolna allaw caafi

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 Před 2 lety +1

    Mujaahid cabdilaahi askari ale haunaxariisto

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před rokem

    waa naf aan dhimanayn oo illaahay wato

  • @qadanissa9840
    @qadanissa9840 Před rokem +2

    Birjeex ahaydaa iyo miiska saraakisha. Ahaydaaba. Meel. Aan. Lagali karinbay. Ahayd lkn. Rag. Wadno. Leh. Oon. Wadkabaqayn. Tab iyo farsamana. Kudarsaday. Ayaa. Iakubiimeyay. Viva. Koodbuur. Al GX iyo. Arab

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 Před 4 lety +5

    wow.

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 Před 3 lety +4

    Asc Mr KOODBUUR IYO CIIDANKIISI WAALLE HALYAYO AYAY AHAYEEN MASHALLAH ALLOW JANNADA GEEE AMIIIIN ♥

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 Před 3 měsíci

    Waxa ceeba in waqtigan dhashii koodbuur(xilibaan koodbuur) uu Buuni ku sheego cadawga gudaha , heego alle umada haydinka qabto

  • @sahraaishachannel9297

    walhi gabaygan anigoo yarbaan Radio galoolhoostii ka dhegaysan jiray iyadoo laqarinayo xamar

  • @burcokibir894
    @burcokibir894 Před 3 lety +2

    They like the story , however, they don’t like the actor . Waar waxba haka maraatetnay ( KOODBUUR ) ee afka soo mariya

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 Před 4 lety +4

    Maxaad tarikh haysa halyey

  • @anwarcabdi7504
    @anwarcabdi7504 Před rokem

    ABWAANKU wuxuu ahaa isaga Cali saleebaan bide laba abwaan we mujaahidiin la dagaal no gali jiray we dabada ridi jiray

  • @anwarcabdi7504
    @anwarcabdi7504 Před rokem

    ARDAYDII markaa u tumaseen we snmta KU Soo biiray ayaanu ahayn gurigii aynu fadhinay waxa uu ahaa gurigii dhaga caleen

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před 3 lety

    waligiinba iska cabaada.

  • @jamaismaaciil2721
    @jamaismaaciil2721 Před 3 lety

    Kani beenta ina cali waraabe bikh war ninku been badana

  • @daadihiye629
    @daadihiye629 Před 4 lety

    Waa midgihii.30ka sanadood barooranayay waa nala laayay
    War wuxu miyaanay rag ahayn

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 Před 4 lety +4

      kaahin kajaahe nacalaa bitch diikudhashay kuyaal wakuwa qaxooti kaadhigay ed meelna qaban wayday badhyacad orodkiini fadalkad goyseed geela kacaba ilaahada nacalaa hooyada orodka waynkagayaale

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 4 lety +5

      Ilaa maanta ayaa Yuhuuddu xustaa dadkii JARMALKU ka laayey, dagaalkii koowaad iyo kii labaad baa maalin walba laga hadlaa oo malaayiin buugaag iyo filimo laga sameeyey, qofka aan taariikhdiisa aqoon waa xoolo oo kale, those who cannot learn from history are doomed to repeat it, only a good for nothing like you isnot interested in his past,
      Qofka aan taariikh lahayn sidaadaa ayaa ka xajiimooda taariikhda, kuwii la laayey ee wax aanay lahayn cunayey baa ku dhalay, risiqaagii booliga ahaa iyo derejadii beenta ahayd baa la baaba'ashy, wallaahi inaanad dibna u helayn kuuna soo marayn, tolow marka reer Sheekh Isaxaaq midgo yihiin, tolow yaa gob ah, cajjiib,

    • @hassanrashid6530
      @hassanrashid6530 Před 4 lety +1

      Midgo daaroos baa ah
      Daarood haduu carabyahay iyo culimadii baydka oon caado qaate iyo yibriyo cayn xun laga beerin cabiid iyo midgiyo cayn dhileed badane

    • @hassanrashid6530
      @hassanrashid6530 Před 4 lety +2

      Midgaan hooyadii xamar hawiye kuwaso namacaayi karo

    • @axmedcalixasanxasan2235
      @axmedcalixasanxasan2235 Před 4 lety +3

      Walee intaad snm kabaqayseen ayaad
      Guryihii ka yaacdeen

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 Před 4 lety

    BEENAALE KHAMRI DILAY, WAXAA UU SHUBAAYO MIDH KA RUN AHI MA JIRTO, MA GAADHI AAN BAASIIN KU JIRIN AYAA SOCON KARA, WAAR MA BEENTII DADKA LAGU KICIN JIRAY AYAAD WALI DADKA UGU SHEEKAYNAYSAA

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 4 lety +4

      Faisal, wallee runta ayaa ku gubeysa, waa raggii adeerkaa aakhiro u tuuray, viva Hawiye USC, viva SNM, viva SSDS, viva SPM, Jubbaland, puntland, somaliland, ragga ragga ah ee wax iska celin kara, faisal jama guulwade faqash ah, nss, hangash, dulli ku noolow iyo ciil qab illaa maanta

    • @hassanrashid6530
      @hassanrashid6530 Před 4 lety +1

      Faqashtu waxay doonayaan caruur ay dhilooyin u dhalaa iyo adoon anagu caruurtaa ma rabno

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 4 lety +1

      cadowga cadowgu dhalay, jabkaasaad ku jiraysa inta nolosha kaaga hadhay, booli dambe cuni maysid, viva SSDF, SNM, USC, SPM, True Somali brave legends,

    • @hassanrashid6530
      @hassanrashid6530 Před 4 lety +2

      Geesi faqashta wasa weeye

    • @axmedcalixasanxasan2235
      @axmedcalixasanxasan2235 Před 4 lety +4

      Faysalow malaha waxaad ahayad kuwii u basasayay afweyne ee snm
      Waxbay tustay faqashtii