Halgankii Qadhaadhaa iyo Taariikhdii Cabdilaahi Askar Qaybtii 2aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 03. 2020

Komentáře • 39

  • @maxamedcilmi4982
    @maxamedcilmi4982 Před 3 lety +7

    Walahay waa aduunya gadoon reerkii uu ka dhashay halyaygi waynaa ee lixle wadanka uu sidaa ugu soo halgamay isago darajo iyo aduunba haysta uu durka ugalay kuna nafwaayay ayaa maanta reekisi habaryonis ee ugu halgankabadna isaaq qarankii laga laa luushaya oo somalya uyacayan walahay lixle xisbiga wadani iyo cirraba xabadbuu la dhicilahaa ilahay hawnaxaristo

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 Před 2 lety

      Mxd ka hadlysaa sidii xaawalyda kska gaaban hyska qiirone sida ragga grshda iyo maanku hku shqeeyo looma baahna ado mgc nin sita ind melahaa kuso qorqorto qbyld-ncs iyo reer hebel baa sidaasa iyo wxn sakaaro ka biiqsane kor u foof oo daaqsin geel wax ka arag waligana u fikir si heer qarana ragga illhy wxu ka dhigay kuwa had iyo jeer hore uga socda isku fiirsashda iyo isla ficiltanka dumar baa dhaqan u le mrkaa wligiin u hadla si ku slysn danta guud hdii kle dee hablaha gmbdhkiina la dhex fadhiista oo kolba melahaa sida haweenka isxagxagta

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Alloow idiin naxariisoo ku fogaada fardoowsa, Anna ducada Aammmiiiiiiiiin,, Agoontii iyo maatidii afweeyne iyo daaquudyadiisii ka hadhay iyo kabaleefyadoodii, markay daawadaan mujaahidiintii googaradaha u galiyay ciil iyo xanuun ha madoobaadeen,ha muraaradilaaceen, ha miyir-doorsamaan, baaqigii iyo caruurtii maanlaawayaasha waa u mugdi iyo habeen dam ah,, for ever Somaliland rep,,

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 Před 10 měsíci

    Allaya raxma raximiin mujahid cabdillahi askar 😮😮

  • @updirahman5589
    @updirahman5589 Před 3 lety +2

    Allow u naxariiso cabdilaahi askar barkhad geesi bu ahaa snm iyo mu jaahidinta intii kalee dhatana aamiin aamiin aamiin

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 Před 4 lety +5

    Geesiga...BIRTA...Ah
    Muj:...Cabdillahi Askar Barkhad...
    Godka Tabi kuu nuur...
    Dhambaalkayga hooo
    Dhiigii aad noo shubtay...
    Dayal naguma ahooo
    Dhirtii aad xoraysaan
    Dhacadiid u jiifnaaa
    Aakhirowaad tagtay aawadayo
    Ee Alle meel wacan kugu casuum
    Ku illaawi mayno weligayo
    S N M
    Guuuuul
    Guuuuuuuul

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Ilaahayoow kuu naxariiso, wallaahi waa runtii oo rag badanbuu u qaadan waa ku dhacay, laakiin waxay ku samreen hadafkii iyo himiladay lahaayeen oo wax walba kala cuslaa,,,

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 Před 4 lety +4

    Ilahay ha unaxariisto dhamaan mujaa hidiintii SNM intii dhimatay inta nool waynu haynaa hadaf kii iyo xoriyadii loodagaalamay ee qadhaadha dawladan fesbuug iyo kuwakalee imam doona diyaar ayaanu unahay wixii Somaliland soodoonta hadiyad laguma helin qarankan dhiig ayaa loo huray ilahay ayaa nagu simay halganku wuu soconayaa ilaa nan Mara boobtan soomaliya iska reebno ee xasidiinta ah ee bilaa taariikha ee bilaa hadafka viiva Somaliland guul

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 Před 2 lety +1

    Illahoow u naxariisto Adeero abdilahi askar

  • @ayaanaadan3204
    @ayaanaadan3204 Před 4 lety +3

    Alle how naxariisto cabdilaahi askar barkhad geesi bu ahaa

  • @updirahman5589
    @updirahman5589 Před 3 lety +1

    Allow una xariiso. mujaahid cabdilaahi askar barkhad aamiin aamiin intii kala. dhimatay

  • @kadoon22
    @kadoon22 Před rokem +1

    Allaah yarxam

  • @zadaammagafe596
    @zadaammagafe596 Před rokem +2

    Ilahow u naxariizo dhamaantood snm 😍

  • @ahmedhassan4384
    @ahmedhassan4384 Před 4 lety +1

    Illahay hawnaxaristo gaariyeh Abdillahi Asker

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 Před 2 lety +4

    U fiirso muuse biixi inuu ahaa geesi taladaa uu bixiyay maalinkaa hadii la qaadan lahaa wakaa leh fartaanbdhexda ka qaniinay
    Madaxwayanaha hada muse biixibwaa geesi guni rifayso maanta

  • @JimmyAbdi
    @JimmyAbdi Před rokem

    Alle ha uxariisto isaga iyo halgamayaashii SNM

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 Před 2 lety +1

    Halyeygii weynaa dagaalkii Habaasweyn walee wakii googaradaha faqashta u xidhey markuu jabiyey aroorhore.
    Allow kuu naxariiso.

  • @MohamedAli-ni5io
    @MohamedAli-ni5io Před 3 lety +1

    Alle how naxaristo

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Před 4 lety +1

    Thanks, aad baad u mahadsantihiin.

  • @yusufaxmed8863
    @yusufaxmed8863 Před 3 lety +1

    Ilahay hawnaxaristo muj askar iyo muj snm waxan layabay nin walo snm ahaa wuxuu ka sheekaynayaa lixle inuu ahaa geesigi asasay halgankii ahana udub dhexadki snm hadana waxaan iswaydiiya reer kii habaryonis ee ragasi kadhashay wadanka ugu halgan badnaa maxaay faqash iyo somalya kujecelyihin oo wadanki ay usoo dhinten somaliland ku naceen wali midhkasan garanla ahay

  • @subairmohamed6045
    @subairmohamed6045 Před 3 lety +1

    AUHN cabdilaahi askar barkhad , halgamaaga somaliland , axyaa rag rag dhalay , dadkii siyaad barre buufiyay weeye !!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @sacdaliban3421
    @sacdaliban3421 Před 3 lety +1

    Geesiga sland

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 Před 4 lety +1

    Geesi

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 Před 2 lety +1

    Alla mxa halyeey somaliland soo maray illaahw ku nxriiso mujahid cbdillahi askar , dhalinyarta mnta somaliland nabdeeda ku kibirtay iyo doqonta mnta kolba cdwgedii u niikiyaysa mxy ka ogtahay taariikhda iyo halganka loso maray dib ulaso noqoshda jmhryda somaliland , illaahw u nxriiso halyeyadii nftoda iyo malkodii iyo mustaqblkoodiiba noo huray , amiin , ha noolaato jmhryda brkysn ee Somaliland abid 👊👊👊👊

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před 4 lety +2

    Taasay reer Xamarku u haystaan inay ku soo laaban doonto oo ay xukumi doonaan. Walee waa kaaf iyo kala dheeri.

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p Před 8 měsíci

    C.laahi.askar.alle.ha.u.naxariisto.....1975.wuxuu.ahaa.laba.xidigle.wuxuuna.joogay.oo.uu.haystay.xanaanadii.ciyaalka.aabayaashood.askarta.ahaayeen..ee.agoomaha.muqdisho.alle.nariistii.jano.ha.siiyo.wuxuuna.dhex.gali.jiray.xeerada.agoomaha.xaaskiisana.waxaa.la.oshan.jiray.kissi.waan.u.ducaynaynaa.in.ilaahay.naxariistii.jano.alle.ha.siiyo

    • @fahmi1435
      @fahmi1435 Před 5 měsíci

      Alle how naxariiztee barigaa cabdilahi azkar mad taqaanay markaa 1975

  • @ahmedhassan4384
    @ahmedhassan4384 Před 4 lety +1

    Raagasi sidas ayey isugu dhimanayeen hadaana 100dollar ayey faqashta ugushaqeyaan dhimasho

  • @keysejama5286
    @keysejama5286 Před 3 lety

    Rest in peace mujaahid

  • @subairmohamed6045
    @subairmohamed6045 Před 3 lety +1

    asxaabta somaaiyeed , mar walba somaliland rag adag ayaa ka soo baxa ayaa somalia ka soo baxa tallow ???????????

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 Před 4 lety

    Qaybta sadexaad please

  • @fowsiomar9245
    @fowsiomar9245 Před 4 lety +2

    bal eeg dadkan imika dhuuniga liita qarankoodii u baabiinaaya iyo lixloo hantidaa iyo xilkaa iyo garaadadaa haystay meel fogna u bidhaamaysay jamhuuriyad somaliland oo madax banaan iyo dadkiisoo xoroo la bahdilayn cajiib

    • @hassanxaaji7801
      @hassanxaaji7801 Před 4 lety +3

      Waarun lixle danabadiisiyo dabka xaamud shiday iyo dihinbaan ku dhaarte hadaanan hadaanan lixlow maanta la soo hadhan guusha ilaahay hawnaxariisto muj snm cabdilaahi askar barkhad oo looyaqaanay boqorkii shinada ee snm aadan shine aadan saleeban gacma dheere daybguray haragwafi maxamed cali alla yarxamhu

  • @nimcocali3501
    @nimcocali3501 Před 4 lety

    Goomuu dhintay wlo

    • @subairmohamed6045
      @subairmohamed6045 Před 3 lety

      video gu waa bari hore ppe bari ka danbeesay ayuu dhintay AUHN

  • @abdi1502
    @abdi1502 Před 4 lety

    Taliye kuxigeen iyo taliye kuxigeen hawl gelinta baan ahaa impossible

  • @abdi1502
    @abdi1502 Před 4 lety

    Ninkan wax ka been badan ma, arag