habkii ay isu abaabuleen saraakiishu iyo siday ubaxeen iyo cadaawadii ku gadaanayd qaybtii 3aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 03. 2020

Komentáře • 52

  • @mustafeqiimeeqofkaagasilag1346

    Maa shaa allaah mujaahid xalaala

  • @hashimmabdi6409
    @hashimmabdi6409 Před 2 lety +1

    Ilaahay haa uu naxariisto Cabdilaahi Askar waa geesi haladaag

  • @dralkhaliijimahamud4709
    @dralkhaliijimahamud4709 Před 4 lety +3

    maasha allh ilaahow snm guulee intii dhimatey na unaxariiso

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 Před 4 lety +4

    Geesiga...BIRTA...Ah
    S N M
    Waa ragii dhiigooda aan ku jiifno
    Qof waliba ha u duceeyo
    Dhamaan SNM
    Guul

  • @apdurahmanhassan6286
    @apdurahmanhassan6286 Před 4 lety +3

    A wonderful History

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 Před 4 lety +2

    Waa taariikh nool saxartire aad baad u mahadsantahay

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 Před 4 lety +3

    Qaybta afraad iyo qaybaha dambe ee dagaalkii buuraha please soo daa inshaalaah

  • @dawladfidhiye3226
    @dawladfidhiye3226 Před 4 lety +2

    Axa axa jecliyaa snm walee wa gesiyaaaal

  • @abdilahiadan7213
    @abdilahiadan7213 Před 4 lety +1

    Waa taariikh cajiib ah

  • @maxamedcilmi4982
    @maxamedcilmi4982 Před 3 lety +1

    Alla yarxamhu muj snm dhamantood

  • @mohamedadam6601
    @mohamedadam6601 Před 4 lety +2

    يوم اللى كانو على قلب رجل واحد❤🤞🏽

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 Před 3 lety

    Ilahay ha unaxaristo dhamantood shu hadadi snm

  • @ahmedyasin6442
    @ahmedyasin6442 Před rokem

    2023 ayaan daawanaya

  • @redback043
    @redback043 Před 2 lety +4

    Bal,dhageyso ciilkaan iyo calool xumadaan waa in buugaagta lagu qoraa hadaan nahay irir Samaale nin darood OO ay dooni keentay OO Soo dhaweyse hadii uu abeeso kugu noqday ama dhal ama hakula dhasho ama u dhax waa,in qoorta Laga Jara oo la,ugarsadaa OO aysan dib u khaxin oo Loo qixiyaa qabriyada iyo qiyamaha waxan saan u leyahay waxaan dhagestay ab,waankena xadraawi waxa uu Yiri Aniga iyo gaariye Ayaan meel aan ka Galo,weyeenay af weyne wuxuu jahil darood gaar,Ahan mareexan xadraawi wuxuu Yiri hadaba wadanka waa kaga tegeeyna Ee noo ogolow in aan basaboor iyo fiiso dalbano ileen,aqli ma,jiree,muxuu,KU,jabaabay afweyene haa,aniga.ayaad rabtaan in Aad dhooftaan oo,Aad meelahaa,iga.sooceysaan oo IGA Soo mucaradan Marka aniguna waxaan leyahay nin darood oo ay dooni keentay dib in usan u qaxin.ee qabriyada iyo qiyamaha Loo qixiyaa waa in dhamac 🔥Laga Shidaa indho👀gaarana Loo yeeshaa ayaga iyo wixii la,Mida.

  • @ayaanaadan3204
    @ayaanaadan3204 Před 4 lety +1

    Alle how.naxariisto mujahid c/laahi askar qaybti 4aad iyo 5aad no sodaa

  • @ahmedshaakir6582
    @ahmedshaakir6582 Před rokem

    Maa shaa allaah mujaahid ❤😊😊

  • @ayaanaadan3204
    @ayaanaadan3204 Před 4 lety +2

    Saxar tire mahdsanid pls dagaalkii buuraha 1984kii no daa

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Před 4 lety

    Plz dagaalkii buuraha soo gali kasaa xusuus gaar leh madama uu ahaa clahi aaker ninkii watay ciidankii galay buuraha galbeed mujaahidin badan kuladeen

  • @sharmaarkeahmedgaariye6648

    Waa kuma ninkani waana ayo kuwan ay is afgaranwaayeen maxayse isku afgaran waayeem

  • @aminayusuf9400
    @aminayusuf9400 Před 4 lety +1

    Talo wanaagsan ayay qaateen ssdf way fashilantay,

  • @user-jz9yt3xf2n
    @user-jz9yt3xf2n Před 10 měsíci

    Bal eega hablaha isaaq difaacooda in ay SNM ka go'need ilaalintooda u dagaalankood. Imikana wixii laga dagaalamay ayaa ka dhacay somaliland. Hablo reer sh isaxaaq lagu jidh dilo Hargeysa 2023. What a sad historical event.

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan2235 Před 4 lety +2

    Sheekadii xiisa lahayd soo daaya ee dagalkii buuraha oo dhamaystiran

  • @maxamedsharmaake7447
    @maxamedsharmaake7447 Před 4 lety

    Saxartire mahad sanid waxaad soo galisaa qaybtii koobaad iyo labaad 1aad & 2aad

  • @mohamudmahamud108
    @mohamudmahamud108 Před 3 lety +1

    Car ha yidhaahdo adan kood buur baa gaani iga badbaadiyay xaqiir

    • @warsannn4917
      @warsannn4917 Před 3 lety +1

      wuu ogyahay waanu ka sheekeeyey dhamaan AHUN

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 3 lety

      maskin bukaa oo qabiil lagu akhriyeye Allaya raxmaa Adan kood buur iyo cabdullahi askar hala qof baay ahaayen ma ogtahey horta oo abdulahi askar aaha snm dibada Adan kood burna snm gudaha kollak shekada qabiilka adiga ha kugu ekao nimankaasi qabiil Isaaq la yidhaa baay cadowga ka dhiciyeen

  • @AhmedMohamed-gu8hr
    @AhmedMohamed-gu8hr Před 4 lety

    *Naxli , maxaa faa iido ah oo ka dhaxa shay, maxaa ka dambeeyey*

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 Před 4 lety +2

      Taariikh ayaan ka faaiiday iyo waxaan haysto in anan si fudud ku helin... xoriyad ayaan helay.. adiga se waxaan ku helay.... yaa gaal geel baray... ma fahmi kartid

    • @AhmedMohamed-gu8hr
      @AhmedMohamed-gu8hr Před 4 lety +1

      @@alihassa2295
      *Midnimada iyo Qaranimada somaliyeed baryo ma'aha,waa ku Qasab Alshabaab iyo Maamulka SNMta futo iidoor, One Somalia for All*

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 Před 4 lety +1

      @@AhmedMohamed-gu8hr boowe soo daa waxaad hayso adigoo xeryaha amisom ku nool waxba iga qaadi maysid.. anigu reer ma caayo ee hadaad ku ciil baxayso cay reerka... laakiin anigu si gobonimo ayaan u dagaalamaa adna si gunimo ah ayaad u dagaalntaa..

    • @AhmedMohamed-gu8hr
      @AhmedMohamed-gu8hr Před 4 lety

      @@alihassa2295
      *Raali ahaw, !! Waxaadse ogtahay Daarood iyo isaaq laba qabiil oo dad iyo degaan iyo awood isu dhigma ma'aha balse cayda isaaq Waxa u soo jiiday 4ta Horjeege ee maamulka SNMta Hargaysa, Qaranimada iyo midnimada Somaliyeed laga baryi maayo Alshabaab iyo maamulka SNM Hargaysa ee waa ku Qadab*

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 Před 4 lety +1

      @@AhmedMohamed-gu8hr niyow hadaad dhimanaysana dhareerka la iska duwaa waxaan uga jeedaa ninku ma faanee waxbuu sameeyaa.. samee waxad samaynayso waxaad ka heshana waxba ha iga siin boowe malaha hadalka ayaad ku ciil baxadaa. Ana qacanta ayaan ku ciil baxaa....

  • @abdi1502
    @abdi1502 Před 4 lety

    Intaan mujrimiintii snm daawaday beentooda kanaa ugu been badan

    • @mohamedabdirisaq1307
      @mohamedabdirisaq1307 Před 4 lety

      Maxaad ka taqaan snm macaac yahay.

    • @abdi1502
      @abdi1502 Před 4 lety

      @@mohamedabdirisaq1307 dhashii askartii xds ayaad tahay

    • @daadproduction6574
      @daadproduction6574 Před 3 lety

      @@abdi1502 hooyadaa miya runtu ahayd

    • @abdi1502
      @abdi1502 Před 3 lety

      @@daadproduction6574 runtu wAA anigaa ku dhalay

  • @abdi1502
    @abdi1502 Před 4 lety

    Ninkan snm waa ku khasaareen

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 Před 4 lety

      Snm waxay ahayeen libaaxyo nabada aanu kunalonayno manta hadanu somaliland nahay guuuuul.snm

    • @daadproduction6574
      @daadproduction6574 Před 3 lety

      Sidau ugu qasaareen waxaba lagu magacaba maskaxdii snm e
      Markii hore waxa uu ahaa ragii uu lixle ku diirsaday malaha tariikhda ma hayside

    • @yusufaxmed8863
      @yusufaxmed8863 Před 3 lety +1

      Adeer taarikh mahayside askar wuxuu ahaa snm aqoonta mulatariga waa ninkii labaad ee igu sareeyay lixle waa ninkii ku xigay ayuu ahaa lixlena wuu ku dhaadan jiray geesi geesi dhalay buu ahaa

  • @suhaibomer4460
    @suhaibomer4460 Před 4 lety +1

    Barnaamijka kale soo daaya