Qaybtii 4aad ee mujaahid cabdilaahi Askar iyo xiligay xaasaasiga ahay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 03. 2020

Komentáře • 31

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 Před 4 lety +11

    Geesiga...BIRTA...Ah
    Rabi Godka kuu nuur..
    Geesiga...aan la ilaawayn
    Jano Alle haku siiyo

  • @updirahman5589
    @updirahman5589 Před 3 lety +5

    Allow unaxariiso mijaahika askar aamiin aamiin

    • @kayhass2510
      @kayhass2510 Před 3 měsíci

      Cadow bu lasocday Xabashi intii laqabtay baa labahdilay oo dharka laga siibay shacabka oo daawanaya

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 Před 10 měsíci

    Allayaa raxma raximiin mujahid cabdillahi askar 😮😮

  • @alihassa2295
    @alihassa2295 Před 4 lety +4

    Muj cabdilaahi askar barkhad ilahay ha ku naxariisto adiga iyo dhamaan shuuhuudii kale ee naftooda u huraya dalkan.. faqashtu marka ay radio ga askarta ku hadlaysu waxaay ugu yeedhi jireen boqorkii shinida waa afgarasho ay ciidamadu isticmaalaan

  • @RasmiTV24
    @RasmiTV24 Před rokem +1

    Alla hawnaxariisto cabdilaahi askar

  • @arahim2843
    @arahim2843 Před 4 lety +6

    Wad ku mahad santihiin so daynta snm wll soo badiya pls

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před 6 měsíci

    🎉🎉🎉🎉

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 Před 4 lety +3

    Thanks saxartire

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan2235 Před 4 lety +1

    Saxartire soo galiya Q6aad ee Askar

  • @ahmetfarah3189
    @ahmetfarah3189 Před 4 lety +4

    Waxad soo galisaan dagalkii balicabane ee faysal botaan qaybtii 2aab

  • @suhaibomer4460
    @suhaibomer4460 Před 4 lety +5

    Aad ayaan u sugaynay

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 Před 4 lety +3

    Maxamed cali abokor

  • @MustafaHassan-cg4ly
    @MustafaHassan-cg4ly Před 4 lety +3

    Saxartire fadlan so Galiya qaybtii 6aad mujahid asker abaabulki snm

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 Před 2 lety +1

    Alla mxa geesi iyo halyeey somaliland uso halgamay maantana jiilasha joogaa waa wda bar banaan geeridii nabiga ogayn

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 Před 3 měsíci +1

    Tuugii 😂 waxaa xasuustaa markii lagu qabtay adoo Xabashi lasocda ee dharka lagaa siibay lagugu bahdilay shacabka Somaliyed dhexdeeda adoo bahdilan oo cadow soo raacay

  • @mohamudsaid760
    @mohamudsaid760 Před 4 lety +1

    Maxamed cali shire waa colnelka uu sheegayo mareykanka joogaa

    • @mohamedmnur4670
      @mohamedmnur4670 Před 4 lety +1

      MAXAMED CALI ABOKOR WEEYE SHIRE MAAHA

    • @mohamudsaid760
      @mohamudsaid760 Před 4 lety

      @@mohamedmnur4670
      Waa runtaa sxb

    • @abdi1502
      @abdi1502 Před 4 lety +1

      Mohamud said jananka ninkani sheegayo waa maxamad cali Abokor( hayaag) ma, aha maxamad cali shire

  • @abdirahman2340
    @abdirahman2340 Před 4 lety +6

    Nin indha la aya hla daqiiqad ah indhaha loo furay markasu arkay Diig oo keli ah isla markiiba aragii bu beelay ileen wa nin Diig oo keli ah arkaye markastoo wax la sheegaba waxu yidhaah Diig ma leegyahay imika faqashtii Afweyne Bare ku barbaariyey dhaca iyo dilka iyo sadbuursiga waxkasta waxay leeyihiin xukumadii Siyad Bare miya la arki mid ka wanaagsan.

  • @ugaasraage4178
    @ugaasraage4178 Před 2 lety

    lax was ma habar jecluu ahaa

  • @jamaalcabdimire6780
    @jamaalcabdimire6780 Před 4 lety +2

    Ragani waxay dumiyeen daldhan oo dhisan waxayna galaaafteen boqolaaal shacab ah
    Somaliland maaNtana wata ayNu ognanhy xaqiiqa

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 Před 4 lety +5

      Dalka de sawkii ku xaaray siyad barre

    • @cabdiidiris9698
      @cabdiidiris9698 Před 4 lety +6

      Isway dii waxa keenay saaxiib ha iska qiiroone reer xaaran quute ilahay ha unaxariisto mijaahidiinti SNM dhamaan taariikhdaa xusi doonta viiva Somaliland

    • @jamaalcabdimire6780
      @jamaalcabdimire6780 Před 4 lety

      Snm horteed yaa umada somaliland waxyeelay
      Dhibkasta o shacabka loo gaysty wxa u sabab ahaa magacaga snm

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 Před 4 lety +2

      @@jamaalcabdimire6780 adeer snm ka hor midnimadii ayaa khalad weyn ahaydba shantii somaliyeed hadaan la helayb suurtagalba maahee sidaa hala kala ahaado

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 Před 2 lety +1

      @@jamaalcabdimire6780 cuqdad iyo ncyb reereed baad la taahaysaa hanoola iman ciilka iyo naxliga kaa buuxa , viva SNM forever 💞