Waayojoog : Halgamaa Cabdiraxmaan Maqosle Q-6aad-Jabintii Mandheera 1988 Halgamaa Maxamed Cali

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 07. 2022
  • #waayojoog :- 'Jabintii jeelka mandheera mujaahid Maxamed Cali Xalqadii 6aad ''Halgamaa cabdiraxmaan daahir caynaashe (ina maqosle)
    kalasoco qaybaha kale #CBATV
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 101

  • @user-gp9cl7up8o
    @user-gp9cl7up8o Před rokem +7

    Wllhi ISAAQ somali ayaga ugu geesisoon🫡🤷‍♂️

  • @shafleabdi9790
    @shafleabdi9790 Před 2 lety +11

    Anigoo ah nin darwiisha oo jooga gobalka sool waxaan u hambal yaynayaa gobonimada reer isxaaq ee aan maxaabiista iyo maatada kusuqu jaamin waxaan lee yahay guul iyo gobanimo

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 Před 2 lety +1

      Thanks libaax

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm Před rokem

      Jamac Siyaad miyaa tahay sxb? Mise Ugaadhyahan?

    • @AbdiPianoChannel
      @AbdiPianoChannel Před 4 měsíci

      😁😁😁😁goojacade ayaa kadanbaysay

    • @sagalabdilahi1512
      @sagalabdilahi1512 Před měsícem

      ​@@AbdiPianoChannel gooja cade yo znm shaqo iskuma laha gojacade laba ciidanbaa is hor fadhiyaye maatana laguma xasuuqayn shacabna kumuu xidhnayn

  • @mubarikdekhaybe612
    @mubarikdekhaybe612 Před 2 lety +13

    Reer sheekh isaxaaq Way Soo Halgameen Wlhi Tolkay, Faqash Way Gunimo Dagaalami Jirtay Duriyadu Se Wayse Xarago Dagaalami jirtay. Allow Kuu Naxariso Muj Mohamed Ali iyo Ragii Raga ahaa Ee Naftooda Noo Hurayba inta noolna Alle Cimriga iyo Caafimaadka Haw Siyaadsho.

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 Před rokem +5

      12 July 1988 saacaddu markay ahayd 2.07 daqiiqadood ee maalinimmo ayuu shahiiday Mujaahid Maxamed Cali, Maxaa nin qiima leh ummadda ka baxay, taariikhdii ay ka tageen ayaa maanta rag aan waxba ka ahayni hadhuubkoodii maalayaa, dadkii walaalaha ahaana aynu arkaynaa sida liidata ee jifo jifo iyo reer reer loo kala fogeynaayo...!!!!!.

  • @drshoonbe2632
    @drshoonbe2632 Před 2 lety +12

    GOOB JOOGA BAAN U HAA MARKII DILKA LUGU XUKUMAYAY HOOYADII IYO AABIHII IYO WALAALKII AMIN DAAHIR CAYNAASHE AYAAN LA TAAGANA DOOXA U DHOWA MAXAKABAD HARGIESA EE HAWD KA XIGA MAAKHAYDA QALEEYAY HOOYADII DHULKA AYAY KU DHACADAY AMIN IYO DAAHIR BAA GANTA HAYAY

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Před 2 lety +9

    cajiib cajiib, waa libarry ninkani, waxa isoo jiitay dhacdada xidhiidhsan, mudo kusiman 38 sano kahor siduu uhayo alle caqliga hakuu daayo c/raxmaan hero

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade Před 2 lety

      Waliba waa runtiii.
      Sheeekeeyoyinka horaan umaqlay wll

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 Před 2 lety +6

    Maanta caruurtii Maxamed Cali way bakhtiyaysaa, caruurtii Nuux Taani oo faqash ahaana, waxay Hargeysa ku leeyihiin 5 fooq, Iska dhaaf guryaha kale, Halgan khasaray iga dheh , walaahi waa lagu khasaaray

    • @Ahmedmustafa329
      @Ahmedmustafa329 Před rokem

      Wlahi waa runtaa wllo nuux taani siyaad bare wuxu kaso hdhay 1991kii ciidankii faqashata balse ragii usoo halgamay xoraynta dalka waxba kamay faaid naftoodi oo haligeen moye wlhi

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Před 10 měsíci

      Halgankaa 1000 jeer waa lagu khasaaray, Cabdiraxmaan daahir caynaanshe walaahi baanu 32 sanno wax mushahar layidhaa aanu qaadan, mataasaa xaq ahayd waa Khadaare

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 Před 2 lety +6

    Alle ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo Mujaahidka

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Před 2 lety +5

    Mujaahid abdirahman caynaashe adeero cimrigaagu ha raago

  • @w410921
    @w410921 Před 2 lety +4

    Waa nin qiimo leh si hufan oo aadan meelkale ujeesanayna u marinaya.
    Soo daaya qaybaha danbe.
    Waxbadan buu ogyahay ee waraysiyo dheeraada ka qaada.
    Alle cimriga haw barakeeyo iyo caafimaadkaba.
    Mukaahidiuntii SNM ee dhimatayna allle haw naxariisto.
    Aamiin

  • @janodoon6938
    @janodoon6938 Před 2 lety +8

    Ifiso sooo celi walaal waraysigiisi

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 Před 2 lety +10

    MUJ *Maxamed-Cali* taariikhdiisa halla raadiyo, ninkaasi halgamaa wweyn buu ahaa oo SNM ba ka taariikh weyn waayo waa ninka keligii jabhad aasaastay ( jabhaddii 4-aad) sida oo kale wuxu kasoo dagaalamay Yaman iyo Syria..

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Před 2 lety +7

    halgankii xalaasha ahaa ee faqash lugu gumaaday SNM ❤️

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241

    Ninkaa Cabdiraxman waa nin aad u samir badan Allah abaalkiisa ha gudo..

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 Před 2 lety +13

    Cajiip wlahi 03:29 habeen ayaan ku soo gaadhay isha Allah qaybta kale noogu Soo dhakhso,habeenkii waxa ugu Danbeeya aaan Daawadaa Tariikhdii SNM nin La waraystay anan waadan wlahi majiro Ragu intay nool yihiin noosoo fadhiis anaka wax wayn ayay noo tahee

  • @NajaxCabdi-te2xv
    @NajaxCabdi-te2xv Před měsícem

    Wlhi waa runtii sacabka waa leyska garaaca uun balse sacabka dhabta ah waxa tumi kara nin rag uu godob xun ka galey oo waliba cadheysna oo in ay dilaan iyo iney midh sigaar ah shitaan siman tahay ay fasaxeen waliba yidhaahdeen hoo Qoriga hadaad doontid nagu rid ama nala rid unba sacabka dhabta ah tumi kara raganimo geesinimo cafis reer sheekh isaxaaq unba sheegan kara ilaaheyna naxariistiisa ha siiyo dhamaanba Halgamayaashii ururkii Dhaqdhaqaaqa wadinga somaliyeed SNM gaar ahaan halyeyadii sida mujaahid Maxamed Cali AUN tacabkiinii ayaan caawa ku hadhsaneyna 33 years Alxamdulilah Alxamdulilah from JB gabiley somaliland

  • @mowledciise1271
    @mowledciise1271 Před 2 lety +6

    Fii amaani laah. Zxbyaal (Wax ku qadan maysaan Wacadar aduunke kala socoda waayo joog)...Allah akabar...so laabtaan wacn.isha Allah...mucjisadii wadan loo soo maray...soomali oo dhabaa tarikhdeed raadiya..amaba afrika oo dhan

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Před 2 lety +7

    Ilaahay hawnaxariisto mohamed ali iyo dhamaan SNM tii dhimatay

  • @user-mi8wf8gy5h
    @user-mi8wf8gy5h Před 2 lety +5

    Assalaamu calaykum waad mahadsantihiin wariya iyo kalkaaliyaashiisuba waa taariikh aad loogubaahnaa

  • @sidiiqmaxamed8700
    @sidiiqmaxamed8700 Před 2 lety +4

    masha allah muj / c/raman daahir caynaanshe

  • @sidiiqmaxamed8700
    @sidiiqmaxamed8700 Před 2 lety +2

    5 tii qaybood ee horaba waan soo dhammaystay waxa u dambaysay qaybtii gaydhaha.

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Před 2 lety +6

    Ilaahaw kuu siyaad ci.rga iyo caafimaad kuu barakee snm guul gobanimo
    Fariid geesi is kalsoon

  • @aayahamedia3239
    @aayahamedia3239 Před 2 lety +15

    Muj maqosle nin qiima badan xogo badan baa kuduugane hafasixine ilaa 10.qaybood kaduuba
    Fadlan time.ka muuqaalku soconayo ka kordhiya oo saacad gaadhsiiya

  • @khadarahmed9586
    @khadarahmed9586 Před 2 lety +3

    Cidankii manlita jebiyey baan kamid ahaa waa halgankii ugu adka ee somaliland somartay so far

  • @mohamedmaayir
    @mohamedmaayir Před 2 lety +6

    Naasir kolonbiya naga soodaa meel macaan maraysaaye waad nagu sil ciseen googoos kane

  • @janodoon6938
    @janodoon6938 Před 2 lety +1

    Waraysi wacan weriye nowad hawshaa wacan eed hayso

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed2105 Před měsícem

    MAXAMED CALI MUJAAHIDKA WAYN ,MUXSIN AW CALI,XASAN DAYAX, CABDIRAHMAN MAQOSLE DHAMAN WAA NIMAN G36 MAANTA AAYARBAY ISKA ODHANAYAN XAMARBAY NAGU ADUUNYO

  • @HAYKAL377
    @HAYKAL377 Před 2 lety +2

    Taariikhdu iema qariso ninkani wlhy waa nin raged xiniyo leh

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Před 2 lety +6

    10 minutes baabay ila tahay in aan daawanayay.

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade Před 2 lety

      Hadalkana waa lakala odhan ogyahay.
      Slow motionka ayay ku fiican yihiiiin tariikhahan in loo sheego

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim8094 Před rokem +1

    Ilahey idankii abaalkaaga waad heli

  • @cabdiyaremaxamuud5232
    @cabdiyaremaxamuud5232 Před 2 lety +3

    masha alla waa taariiq muhiim ah

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 Před rokem

    Candi rabmaan hadaad nooshahay ala haku xafido hadaad dhinatay janadii fardaowsa

  • @mukhtaarguraase486
    @mukhtaarguraase486 Před 2 lety +3

    Muj.maxamed weere, soo qabo markale sxb

  • @amiindahir9479
    @amiindahir9479 Před 2 lety +2

    Waa Taariikh aad u weyn oo u baahan in la ururriyo. Aad baad ugu mahadsantii qoladiinaa CBA -TV ee sidda fiican inoogu daadihinaya wareysiyada xiisaha iyo taarikhda leh . Mahadsanidin

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Před rokem +1

      Amiin Daahir Caynaanshe Miyaa mujaahidka walaalkii,?

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Před rokem

      Masha allah, Inaadeero Daahir Caynaanshe iyo Aabahay Waxay ahaayeen walaalo ,Cabdiraxman Dahir waydii ilaa Dagaalkii 2 labaad ee aduunka ,Anigu Ina daahir Cawad baan ahay Reer Gabdoon Reer diiriye , Cabdiraxman Dahir Baanu walaalo nahay , Hargeisa wada joognaa, Daahir Caynaanshe Reerkeenu Kamabuu dambaynin walaahi, Talo iyo Tayoba Daahir Caynaanshaa allayaraxme isaga iyo Ifisaba

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 Před 2 lety +2

    ASC Absolutely waa Taariikh cajiiba aya Ninkan soo martay aduunka waa war iyo sheeg sheeg marka ninkani soo jabeen laakin illahay waa ku guuleeyay halgankii Allah Mahad Leh 😆

  • @janodoon6938
    @janodoon6938 Před 2 lety +1

    Mujaahid abdurahman caynaashe nin professional ah qaabku u sheeketnaayo

  • @cfataaxmaydal95
    @cfataaxmaydal95 Před rokem +1

    Halgankii oo qof ah

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Před rokem +1

    Wa abaal rageed

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade Před 2 lety

    Teeeeembada qabow ee ah Joog Hoose adeer noogu warayso Mujaaahidiiinta.
    Ilayn wax muhiiima lagahadlaya

  • @murjinofficialstudio8688
    @murjinofficialstudio8688 Před 2 lety +1

    Waa taariikh nool

  • @abdialibarkhad9668
    @abdialibarkhad9668 Před 2 lety +1

    Very interesting

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 Před 2 lety +1

    Cabdirxmaan Ciidankii.6 lixaad. Ee Muj mohamed cali ayuu kamid ahaa Lixaad waxay soo galeen 1984 kii.buurta shiikh.50 nin oo xula ayuu watey mohamed cali waxaa ku wehelinaayey 120 nin watey Muj ibrahim dhegaweyne Dagaalkii Xumaa ee buurta 2 sarkaal.Muj mahamed cali Allah yarxma iyo dhegaweyne oo Hada nool ayaa Watey ciidankaas

    • @axmedcalixasanxasan2235
      @axmedcalixasanxasan2235 Před 2 lety

      asc sxb lkn qaybtii maxed cali ee gashay buurta
      wagar cid kawaranta maan maqlin lkn qaybtii dhagweyne uun baa maqlaa oo warmaysa maxaa
      loo waayay kuwii maxed cali oo waramaaaya

  • @maxamedibraahim5638
    @maxamedibraahim5638 Před 2 lety +2

    Please soo daa qaybta danbe oo walhtiga dheereeyaaa

  • @hassanabdullah7074
    @hassanabdullah7074 Před rokem

    Aad baan u dhegaystaa taariikhdan waayo si dheeli tiri a baad u waddaa

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi Před 2 lety +2

    Maan filayn in maanta la soo dayn doono qaybtan mahadsanidin ee barnaamijyada noocan ah inoo soo badiya please

  • @abdiwahabismail8960
    @abdiwahabismail8960 Před rokem

    Gobanimo wlhi abaal buuxa ayaan idin hayaaa waxana balana intaan nolahay hadaan gunimadaas oo kale arko inaan uga dhiidhiyo sidaad uga dhiidhideen allow tolkay daa rag rag dhalay oo gob ah weeye isaaq

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 Před 2 lety +2

    ninka maxamuud ee jabhada uu ka fasaxay mesha uu sheegayo waxaan filayaa inay tahay DHARWANAAJE oo ku taal glbeedka borama

  • @libaaxasomaliland1066

    Snm Jiilashii ay dhaleen wxy noqdeen inyr mooye badidodii bila damiir bila ficil bila dhiig bila Rggnimo bila faham bila grsho bila abaal geeridii nbiga ogyn oo caloshoda lawada ciyara wliba qbyld-ncs awged kolba siyasi isku sheg dhuni-raci marba qaar ku awr-kcsnyo oo aan mar qudha fahmayn garanyn fikirayn aqon dantooda iyo wxii ay u bahnaayeen mrka wllhi dab baa danbas dhala , Snm halyeyo ragg sifcn isu baray wxy yihiin qeyrkodna sifcn u krbshy illhw u nxriiso inta shahiiday iyo noolba amiin yaa Allh amiin Snm 💓💓

  • @ibrahimabdalla1757
    @ibrahimabdalla1757 Před 2 měsíci

    Halkee ayaad ka kaxaysay halkee baanad geysay cadee jebintii jeelka iyo guriga aad geysay
    Sheeg inta
    odaal lagu toogtay jibitii jeelka mandheera tiradoodii
    Beentu waa daaraan waxaan ahay reermadheera
    Mataqaanaa magac caanka ay ku tahay madheera

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 Před 2 lety

    maqal iyo arag maqalkaa horeeya

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Před rokem

    Maxbuus Niki wanajiyo Niki xumeeyo waqtiga kala saraaya

  • @cumarcabdalah9376
    @cumarcabdalah9376 Před 2 lety +3

    naasiraw waarsu aalhubkiibeerta ku aasnaa yaatusay faqashta

  • @ykhalid182yusuf6
    @ykhalid182yusuf6 Před 2 lety

    Sifiican ula socda

  • @axmednasteex2114
    @axmednasteex2114 Před 2 lety +2

    Soo daaaa

  • @CBA_TV
    @CBA_TV  Před 2 lety

    Qaybtii 7aad czcams.com/video/rmDGp5ruWho/video.html

  • @abdialibarkhad9668
    @abdialibarkhad9668 Před 2 lety +2

    Please try to book this events

    • @absjones2916
      @absjones2916 Před rokem

      Imagine if we read the first hand account of this historical evidence??
      Am sorry that I can’t not write. Because I left Somaliland age 4. But the understand the Somali speech. But I will one learn to write it in sh allah ❤SNM for life ❤

    • @Hmm-malek
      @Hmm-malek Před rokem

      Waxa laga qoray book caawa lagusoo bandhigay magaalada hargaysa hordhiciisi

  • @saidbey268
    @saidbey268 Před 2 lety

    Qaybtii 5naad meeday

  • @murjinofficialstudio8688

    Xaalada jeelka

  • @abdirahmandayib8483
    @abdirahmandayib8483 Před rokem

    Warkii
    Udabeeyayeezoomaaladn

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 Před 2 lety +1

    Somaliland waxaa maanta mujaahid u sheegta ninki faqashta aha, ee 1990 Xamar ka yimi, waxa maanta dalka nimcadiisii cuna kuwii faqashta ugu wa waynaa, waxa ka mida, Nuux Taani, oo ahaa ninkii Siyaad Bare u raacay ilaa Buurdhuub, ragii soo jihaaday manta intii nooled iyo ubadkoodiba wax ay ku hayaan ma jirto

    • @Ahmedmustafa329
      @Ahmedmustafa329 Před rokem

      😭😭😭 wlhi waa runtaa wll waxaasaa cadaalad lagu shegaya somaliland ciyaalkii aabayaashood ku dhinteen halna mah faaiidin ragna fooqaq 5 dabaq ayaa ku jiran

  • @maxamedcumar1101
    @maxamedcumar1101 Před 2 lety +2

    Runtii dagaallo badan oo kharaar ayaa Soomaalida dhex maray Alle ha u naxariisto wixii dhintay oo idil oo uu ka mid yahay sargaalka ciidankaas SNM watay Maxamed Cali oo ka mid ahaa kamandoosta Soomaaliyeed intuusan ku biirin SNM.
    Maxamed Cali keliya ma aheyn nin ciidan Soomaali ah tababara ama hoggaamiye u ah lkn shucuubo badan oo kale oo Afrikan ah ayuu halyey u ahaa sida qoomiyadaha ethiopia qaarkood ama oromada iyo Soomaali galbeed.
    Somaliland dhib kastoo la soo maray haddii dib Soomaali u midawdo iyo haddaad qaran gaar ah noqotaanba ha laga gudbo , wixiise taariikh ah waa la xusi karaa xumaan iyo samaan lkn in cid gaar ah reero gaar ah lagu colaadiyo uun baa xun. SNM iyo Dawladdii Soomaaliyeed labaduba ma jiraan maanta lkn waxaa jira shacab Soomaaliyeed oo dabcan kala reero ah. Sioomaali dadka waa iska xigtaa xataa haddaan is dilnay.
    Somaliland doorashada ha dhacdo ama oday Muuse ha loo kordhiyee uma baahnidin xabbad dambe, Hargeysa sida cirka u gaartay indhahaygaan ku soo arkay.
    Aan kaftamee durriyadda waxa laga rabaa cidda GARXAJIS AH mar waa in odayaasha xilka lagu fariisiyaa see weeye , odayaashu kacaankii si daacad ah bay saraakiil iyo askarba u dagaalameene,, mar ha loo cimaamado kursiga oo SAARKA MADAXWEYNE MAR I DHAHA ha laga soo dejiyo hhhh.
    Bal u fiirso saraakiishuu sheegay magacyadooda sida kan ugu soo hor galay jeelka, kan xafiiskii taliyaha jeelka kursigiisa ku fariistay iyo isagaan la wareysanaayo ee saraakiishii jeelka qaarkood cafiska u weydiiyey Taliye Maxamed Cali waa jifi hoosaad CIIDAGALE ah REER GABDOON:
    1. Muxsin Aw Cali (Sargaal SNM, mar noqday madaxa ciidanka madaxtooyada Somaliland, ku nool Hargeysa )
    2. Xasan Dayax (Macalin hore lkn dantu SNM ka dhigtay hadda nool)
    3. Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe (Ninka la wareysanahayo, ku nool Hargeysa)

    • @abdurahmandahir3675
      @abdurahmandahir3675 Před 2 lety

      Wuu ii muuqdey dareenkaa aad ka hadashey inkastoo jifadaa aad sheegtey ee gabdoon aaney wada ahayn, maanta CBA TV kala hadley inaan liiska ciid snm intaan ka soo helo oon qaarkood imminka hayo ooy la mid yihiin kuwii ku geeryoodey ama ku dhaacmey hawlgelkaas taasna waan sameyn doonaa haddii Alleh idmo.
      Mana aha naceyb aanu abuurayno ee waa taariikh la soo marey, garawshiyaha ayaa ka mid noqon kara wanaagga walaaltinimadii Somalinimo, runtiina waa regime cidda sababtey dagaalkan geystey dhibaatan dhacdey ee may ahayn cid gaara.
      Dhallinyaraduna iney taariikhda la soo marey ee xukunkii Military ee keli taliska u geystey qarankii somalia oo maanta laba dawladood oo Somaliland dib ula noqotey xorriyadaeeda 26 june 1960.

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 Před 2 lety +1

      Aan ku yar saxo’e muj Max’ed-Cali kamuu mid ahayn kamaandowstii Soomaaliya, wuxu ahaa jabhad ku soo tababartay waddamada carbeed, kana soo qayb qaatay dhaqdhaqaaqii xorriyad doonka Yaman iyo meelo kale ba. Sida oo kale wuxu ka mid ahaa hoggaamiyayaashii jabhadihii Soomaali Galbeed iyo Soomaali Abboo.. Hayb ahaan na wuxu ahaa nimankaas aad xustay sida Muxsin Aw Cali, macallin Xasan Dayax iyo C.raxmaanka Caynaanshe (Ina Maqosle).
      Somaliland badbaadadeedu na waxay ku jirtaa ragga sidaa u soo halgamay in laga hagaaggo doorkan.

    • @abdiali6558
      @abdiali6558 Před rokem

      meeshan adeer taariikh baa lagu hayaa, iyo wax dhacay oo dadkay ku dhaceen ka waramayee, aabahagii cambuulada cunayay ee jailka loogu soo galay haku beeniyo ee u yeedh, bulsho aanu ka midnahay ayaa xaq u dirirkoodii u waramayaan, ma ihi ciidagale, iyo garxajistoona, balse libinta 5 iyo 10 iyo 50 ciidagale ama garxajis ahi gaadhaan, waa ta aan ku dheerahay, qudhinkiina iyo qashaabiirkiina intaad naaso dhaadheer keyboard ku garaacdo hayska soo qorin qoraal aanad maskaxda soo marine, waxaa sharaf noo ah ilahay inta dhimatay ha u naxariisto inta noolna cimriga iyo caqligaba ha u wanaajiyee, in aad adigu mujahideentii xaq udirirka ahaa ee SNM taariikhdoodii aad sidaas u garanayso, halka aabahaa oo faqash ahaana taariikhdiisii aad sidii gashaanti weyn oo garcatay adiga iyo isaguba la dhuumanaysaan... somaliland waa wada moqosle, maxamed cali, muxsin, iyo millions and millions la mid ah..ee adigu abahaa iyo adeerada iyo faqash iyo calasow iyo unuka leh, iyo guduudoow tariikhdooda kasoo waran tan hanooga waramin anakee... oo hana dhex ordine orod oo abahaa weydii halkuu malinta joogay iyo maalmihii la midka ahaaba... qolyihiinan reer koonfurka ahi, sida duqsiga ayaa umad tariikhdoodii dadkoodii karaamada iyo sharafta ba lahaa uga waramayaan aydu cambuulo iyo dhuuso lasoo doonataan. nacdal baa somaliya iyo idinka iyo koonfur oo isku dhan iyo dhaqan xumadiina iyo niikadiina iyo digirtiina iyo fadarahiinaba ku yaale, dhagayso tarikhdoo abahana marku xijaabka xidhna kawarayso aamus

    • @maxamedcumar1101
      @maxamedcumar1101 Před rokem

      @@abdiali6558 Walaal waxaad igu cayday ma garan karo aniguna ma caytamin wax baan sheegay, waad i sixi kartay haddaan xataa meelo wax ka qalday simply.
      Anigu Cabdiraxmaan hadda la wareysanayo isaga ma aqaan lkn Aabbihiis Daahir Caynaanshe ma qosle si shaqsi ah baan anigoo yar u garanayaa waana nin ciidagale ah oo reer Gabdoon ah...
      Wax kale ma orane ma reerkaas aan sida gaarka ah u tilmaanay yaad dhibsatay CIIDAGALE , kolay reerkaas ma tihid markaan fiirshay qoraalkaga reer barina ma tihid ,, reer Wajaale ilaa buurta kala jeexan ama maqaaxida inanta yaan Cabdiyow kugu qiyaasay. Aniga ima taqaanid lkn anigaa SNM ah lkn waxan ahay SNMta geesiyaasha ah ee aan caytamin run ahaan hhhhh.
      Kaftanka ugu dambeeya reer Somaliland dad qoraalka iyo kaftanka ku fiican baan ku ogaa lkn caytan iyo qoraal isku dhex yaacsan ma aysan qori jirin. Hadda aad bad ii maagtay lkn si fiican looma akhrin karo Cabdi Caliyow hhhh xoogaa paragraphs u yeel markaad wax qoreysid sxb.
      Mahadsanid sxb

    • @Ahmedmustafa329
      @Ahmedmustafa329 Před rokem

      ~ Ragii raga ahaa wlhi garhjis halgankaas baa ka dhashay

  • @kassimosmanainan
    @kassimosmanainan Před 3 měsíci

    😂 doudou et fatou😢

  • @saidabdi73
    @saidabdi73 Před 2 lety

    War niow waxan ad nagu cansirisy wakhtiga dheree

  • @abdulwadudyousuf2796
    @abdulwadudyousuf2796 Před rokem

    Mujaahid shaarub waraysi ka so qada

  • @mohamedabdisamad
    @mohamedabdisamad Před 2 lety

    Please xasan dayax wareyso

  • @HAYKAL377
    @HAYKAL377 Před 2 lety

    Meedey qaybtii 7aad lkn

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 2 lety

    tolow askarta iyo maxabiista la fasaxay iyaga manay hada waxka noolayn iyagna may soo hadalan oo tootooda shegan fyulayasha war soo hadala hada nooshihin oo warama marki jeelka la idinku jebiyay faqashay

  • @OmarMohamed-gk3dk
    @OmarMohamed-gk3dk Před 2 lety

    Ka daa shiliisha aad ku qaybinaysid inder oo warka cadi nogu so daa

  • @mohamedmaayir
    @mohamedmaayir Před 2 lety +1

    Sxb

  • @doemanhuncho208
    @doemanhuncho208 Před 2 lety

    Somali Somali dilay mujahid miyaa? S N M somaliya meelxun dhigeen marqaati mujaahid baa ah iyo meelxun joog SNM cadaab xun gala

  • @mahomedhalaase3948
    @mahomedhalaase3948 Před 2 lety

    Cuqdad kudhinta

  • @nabadoonahmed5124
    @nabadoonahmed5124 Před 2 lety +1

    marka laga saaaaro isaaaqa iyo ciiisaha moooyeee intiii kle eeee somali ah isaaqu waxay kumagacaabaaan faqash iyagooo dowladii aaabe maxamed siyaaad uuu xukumayy