''Maxamed Cali Wuxuu Nagu Yidhi Nin Walowba Gacantaada Ku Gub Gaadhigaaga ''Cumar Aw Cali

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 05. 2022
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • Zábava

Komentáře • 193

  • @ahmed_ali_buur411
    @ahmed_ali_buur411 Před 2 lety +20

    Allaah haku naxariisto adero mohamed ali

    • @Shifaavlogs
      @Shifaavlogs Před 2 lety

      Allaha haku naxaristo mohamed Cali geesiG36 Allaha jannatul fardows

  • @sharmaarkeahmedgaariye6648
    @sharmaarkeahmedgaariye6648 Před 2 lety +13

    Thanks kayse ahmed digaale halkaa kasii wad SNM tarikhdeedii ragbaa kufsadoo waxay doonan iska sheegtaye soo noolee oo aruuri xaqaaiqa iyo burinta beenihii ay duubeen doqmaha ba dooralay

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi Před 2 lety +11

    Ilaahay cimriga hakuu barakeeyo Mujaahid aannu dhiigiisa iyo dhiiga Mujaahidiintii SNM ee kale aannu ku naaloonayno

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 Před 2 lety +28

    Garxajis waligoidba walahi geesiyo mansha allah from Habar Awal

  • @mustafewadani8674
    @mustafewadani8674 Před 2 lety +7

    Ilhy hky naxariisto adero🥲

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před rokem +4

    What hero Maxamed Cali was .May he Rest In Peace ☮️

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 Před 2 lety +12

    Allow ku naxariiso muj Max’ed Cali geesi taariikh weyn SNM kulha.

  • @axmadcawed3388
    @axmadcawed3388 Před 2 lety +18

    Waa lama,illaawaan wixii dhacay qofkaan dhegaysankarin maaha Somaliland dhaba

    • @abdiwarsame6229
      @abdiwarsame6229 Před 2 lety

      ❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍

    • @halidmahamedbare2752
      @halidmahamedbare2752 Před 7 dny

      Anigoo aan reer somaliland ahayn ayaa dhamaystay laakin wax yar wuu yarama macaaneynayaa sheekada 😂

  • @hamdaail9475
    @hamdaail9475 Před 2 lety +2

    Alleh adeerkay cimriga haa uu daayo masha alaah waa taariikh dhaxal gala💜💜👍

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 Před 2 lety +5

    Waar kaysow tolka guusha waa isku qiraane anoo min subeer awal ah waxaan qirayaa in tolkay ila dhashay habar yoonis yihiin geesiyo sharaf
    Waxaan kaloon kaysow ku leyahay Dee indr bahashu dhinac bay ka rarataheee raga rer sh isaxaaq ee kalana uso baydh
    Midna waa IGA talo, aynu habar yoonis maanka ku hayno inay kaso jedaan Abu sufiyaan tafiirtisii man dakhala baythu Abu sufiyaan fahuwa aaamin man dakhala baythu xaraam aamin rer sheekh isaxaqoow anoo hore uso xusay inay yihiin geesiyaal hadana faanka u ogaada
    Lixle wuxuu inoogu jiraa bosskii mujaahidkii xamse, maqaamkiina gadhwayn baa inoo haysa
    From Nin subeer awal ah
    Sacad muse ah x abokor ah
    Direct to harshin garanayaa garanaya

  • @omerabdillahi5996
    @omerabdillahi5996 Před 2 lety +12

    Sc Rijaalullahi Ilaahay Cimriga iyo Caqligaba ha kuu xafido.Ninkan iyo Raggi SNM ee dhulka Xoreeyey today 100000 Sano ee Soo socda ISaaq may kadhalan.Allaw Qaadir.Oma-miino

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 Před 2 lety +4

    Illaaaahy naxariistii jano hakawarabiyo mujaahidiintii dhulka nooxoreeyey inta noolna Illaaaahy caafimad sarecana hasiiyo waxa nagubalan ah intayada imika korey ee dhashey wakhtiyada ragaasi ey shahiidayeen inaananu is dhiibidoonin wali anaga SNM WAAYO dhiigoodi aya nagujira wlhi taas hala ogaado somaliyeeey

  • @Burco.
    @Burco. Před 2 lety +3

    Cabdi xaashi uu sheegay wa adeerkay Ilaahay ha u naxariisto isaga iyo Mujaahidiinti kale ee dalka xoreeyay

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 Před 2 lety +11

    Anigoo SNM ka soo horjeeda waxaan qirayaa inay ahaayeen Rag leh GO'AAN & GEESINIMO. Waar bal GAADHIGAASI waa taariikhiye DHAQAALEYA oo MATXAF ha la dhigo!

    • @mustafecali6148
      @mustafecali6148 Před 2 lety +4

      Maxa matxaf loo dhiga somali isdishay faan noqon meyso guulna ma aha ma kol bey gumaystihi dhulka ka xoreyeen waa Maya marka yaan lagu khaldin

    • @dalalmaakhiri1060
      @dalalmaakhiri1060 Před 2 lety

      @@mustafecali6148 anigu snm ma ihi mana taageero Laakiin waa urur jiray taariikhdana galay wixii taariikh iyo dhacdo ku saabsan oo dhan ahna in la DHAWRO waxna laga barto waa Waxa loo sameeyo MATXAFYADA aduunyada, taas in dadkeenu bartaan oo wixii ina soo maray wixii taariikh laga hayo la XAFIDO Lana kaydiyo waa MUHIIM

    • @mustafecali6148
      @mustafecali6148 Před 2 lety +2

      @@dalalmaakhiri1060 ma xuma lakin nimaka snm taariikhda inta badan been bey ka sameyaan oo iyaga libinta isasiisa adigu mataqaan jabhadii snm ka horeysay ee snm dhashay iyagu bartay in'la jabhadeeyo

  • @abdiabdi1738
    @abdiabdi1738 Před 2 lety +16

    Mujahid m cali ilahow unaxriiso llove mujahidiintii so/laan intidhimatay iyo inta nool

    • @cabdiabiib2593
      @cabdiabiib2593 Před 2 lety +1

      Subxaanalaah wlo muudhintay ninkan lawaraysanayaa xagee lagudilay

    • @abdulkadirsharif2183
      @abdulkadirsharif2183 Před 2 lety

      Aad iyo aad ayaan u soo dhawaynayaa tariikhdaas la helay geesimada ninkaas baa buurka watay . Waxaan ku talin lahaa in gaadhi cusub oo kuwa ugu waa wayn s/land ah loo iibiyo iminka waana uu istaahilaa gaadhi iyo wax ka badanba oo aanay ladhaafin 18/may/2022 ,
      Cida ugu horynay saana waa xukuumada iyo shaqaalaha iyo golayaasha qaranka iyo xisbiyan mucaaridka ah waayo hadaanu samayn lahay gesinimadaas nina fadhi lacag kuma qaateen oo waxuu naqon lahaa adoon lagumaysto .

  • @Madadaal
    @Madadaal Před rokem +2

    Maxamed Cali iyo mujaahidiintii kalena Ilaahay haw naxariisto.

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Před 2 lety +7

    Anigu reer dhagaxbuur baan Ahay balse abtiyaashay waa halgameen laysma xaqiree. Wakhti fiicana wa kuso beegmen Ethiopiana waa uhilisay.

  • @najibwerar6117
    @najibwerar6117 Před 2 lety +7

    AHUN awwgay maxamed cali godka rabbi kugu janee

  • @fowziasheekh9743
    @fowziasheekh9743 Před 2 lety +1

    Mansha allah geesi geesi dhalay alleh haku xafido

  • @m.m.xiiray7511
    @m.m.xiiray7511 Před 11 měsíci

    Mansha allah AWoowgay Cumar ali nuur cilmi alle haku xafido awoow

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 2 lety +6

    Inaaderkay Bigatkan Maxamed Cali kugeeriyoodey Waxaa Odhanjirey Sanyare Sahal Allah Yarhamuh Raheem
    Duleedka Hargeysa Shishadeedu Kushiiday 💔

  • @abdishakurhussein6564
    @abdishakurhussein6564 Před 2 lety +2

    THE LEGEND ABTI MAXAMED CALI ALLE GODKA HAKU BUURO

  • @maxamedcabdi312
    @maxamedcabdi312 Před rokem +2

    Waa nin reer yuusufa oo cabdele isaxaaqa oo habar yoonisa

  • @boqorobilan1974
    @boqorobilan1974 Před rokem +2

    Allah haku naxariisto adeero ❤

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 Před 2 lety +4

    Waa sheeko iyo taariikh waxa aad noo sheegtay soona badi .

  • @aadanshdirir1865
    @aadanshdirir1865 Před 2 lety +3

    Ragaa waala garanayaa maxamedcali lixle sumuli.cawil.cadami.haragwaafi axmedmire.xasankayd.inakoodbuur. balmmuslahaa ii sheega

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Před 2 lety +4

    ilaahay hawnaxariisto maxamed cali iyo dhamaan mujaahid diin tii o dhan

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 Před 2 lety +1

    Barnaamika qaybta 2aad so galiya fadlan

  • @nuraqallib9103
    @nuraqallib9103 Před 2 lety +8

    Ninkii geesiyee hawlgaladii waa waaynaa ee snm fuliyoo dhami waa garxajis hadana xaasidnimada ree soomaalilaan uqabaan garxajis laantoodna waa abaar

    • @adamyuusuf5097
      @adamyuusuf5097 Před 2 lety +1

      Waa runtaa mana necbin illahay hadaayo

    • @suldanhamzehazzan4675
      @suldanhamzehazzan4675 Před 2 lety +3

      Walalo Allah ka cabso wlhy Cidina idinma necba waxa tihiin Gobta somaliland. yaynan ku dhex milmin siyaasiyinta plz wlhy midna Dan inoma hayo ka bilaw MUUSE BIXI IYO CIRRO dantooday wataan. I'm from Cise muse

    • @nuraqallib9103
      @nuraqallib9103 Před 2 lety +1

      @@suldanhamzehazzan4675 asc waayahay wallaal illaahay kabaq waa kalmad wan laakiin dee walaal isqabta oo waa inuu xilku meerto noqdo muuse qabta

    • @nuraqallib9103
      @nuraqallib9103 Před 2 lety

      @@adamyuusuf5097 mahadsanid walaal

    • @engkhalidibrahimjaama6769
      @engkhalidibrahimjaama6769 Před 2 lety

      Adiga uunbaa is yidhi ee meel walba dagal xun ayaa ka dhacay tariikhdana wala garanayaa ee aduu is aamin

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 Před 2 lety +4

    LEXEJECLADU waa BELAAYO Ninkani inkastoo ALLA aamin uu ahaa haddana naftiisu HALIS u geliyey gaadhigaaa dartii😀

  • @aanulaabanoshareecadaraxma5502

    Umada islaamka Waxaan beylah unoqonay afkaar walbo oo khaldan ilaa aan gaarnay heer in dalalkeeni iyo bulshadeeni muslimka aheyd eysan xukun iyo kalabax uaheyn kitabka rabi iyo sunaha rasuulka salalahu caleyhi wasalam... Yaa ikhtiyaar kusiiyey in aad qaadato qaanuun iyo dastuur biniadim qorey muxuu rabigen arintaasi kayiri.
    أَفَحُكْمَ ٱلْجَٰهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ ٱللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍۢ يُوقِنُونَ
    Inuu Qofka kajeesto shareecada wuxuu rabi kutilmaamay munaafiqnimo
    و إذَا قِيلَ لَهُمْ تَعَالَوْاْ إِلَىٰ مَآ أَنزَلَ ٱللَّهُ وَإِلَى ٱلرَّسُولِ رَأَيْتَ ٱلْمُنَٰفِقِينَ يَصُدُّونَ عَنكَ صُدُودًا
    Aakhiradaada utur qabriga keligaa baa lugudhigi. iimaan laan hadhiman adigoo ismoodo Muslim..

  • @Taleex2015
    @Taleex2015 Před 6 měsíci

    Geesinimada lagu sheegaya waa taaaaas ma sha allah

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc Před 4 měsíci

    0:59

  • @yucubyabooshow9418
    @yucubyabooshow9418 Před 2 lety +5

    nikii gadhihaa lahaa ale hawo naxariisto waxa la odhan jiray xuseen cali nuur xusen geel wuu ahaa reer abu dabai ala sheeko badanaye ninkana waa walaalo siduu iishegay ale hawo naxariisto

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 Před 2 lety +1

      Alla haku sharfo sidad u garanayso wa cajiib ninkasi wu dhintay ninkana wllki o ka yarbu aha cumar wa reer jigjiga lkin imika hargysa jooga ana wa awowgay

    • @yucubyabooshow9418
      @yucubyabooshow9418 Před 2 lety

      Abu Dhabi baanu wada joognay sifiican baan u aqaanay inkastuu idhali karayay hadan saaxiib baanu ahayn ilaa malintuu magalo soogalay yaran tiisii ayuu iga sheekayn jiray ale how naxariisto xüseen cali nuur cilmi

  • @maxamedclaahiayaanle3369
    @maxamedclaahiayaanle3369 Před 2 lety +3

    Anagoo lug haya marayna ayuu iiga sheekeyay shakadaa isagoo ku sii socda djbiti anaqoo qareen goo saran . 22.09.2016
    Sidaas ayuu habeenkii noogu so shekaynayay ayanu casha cado tagnay

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 Před 2 lety

      Bariga gaadhi ayu u waday ina afdiinle sow maaha

  • @omerabdillahi5996
    @omerabdillahi5996 Před 2 lety +3

    Keysaw Adiga Saab TV ba waxad ka Shaqaysaan Sidii Gaadhigaa Madxafka loo keenilahaa.waa taariikh.

  • @hermanoturtle5451
    @hermanoturtle5451 Před rokem

    SNM
    Ses faits militaires sont indeniables. On peut donner ses noms Abdillahi Askar, Jidhif, Abdourahman Aw Ali, Lixle, A. Mireh, Dhagaweney, koodbuur, A. Kowsar, M. Kahin, etc... Mais il y a un autre volet. Le volet ideologique. Et c'est la ou apparait Mohamed Ali.
    Proud of you, dear uncle.

  • @updimuze9428
    @updimuze9428 Před 2 lety +3

    Ninka wa in gaadhi cusub lo ibiyaa

  • @fathiyaabdullahi7009
    @fathiyaabdullahi7009 Před 2 lety +2

    Odeyga la wareysanayaa waa reer hargeysa wuu noolyahey cumar cali nuurbaa layidhaa waxa lagu naaneysaaa cumar sanwreyne

  • @hoygacrypto
    @hoygacrypto Před 2 lety

    Ala mcanayde soo daaya wllo q2aad

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 Před 2 lety +1

    Now dee now

  • @abdifatahhalane1792
    @abdifatahhalane1792 Před 2 lety

    Buraale Shamaale ayaan halkan ka salaamayaa isagoo Hargeysa hadda jooga!

  • @user-qf8jt8nb3g
    @user-qf8jt8nb3g Před 6 měsíci

    Ilaw U NaxaRiis0 intii sbbty nimcadaaa an maanta ku naaloonyno😢😢

  • @samowaddegeneral2771
    @samowaddegeneral2771 Před 2 lety +1

    Mujihad cumar ali nuur geesi geesi

  • @somnews6954
    @somnews6954 Před 2 lety

    He is funny really

    • @sagalabdilahi1512
      @sagalabdilahi1512 Před 2 měsíci

      Somalia 🇸🇴 wax la dhahaa ma jiraan alshabab yo amison ayaa Kala goostay 😂😂

  • @hatschihussein5418
    @hatschihussein5418 Před 2 lety

    Q 2aad meeday

  • @Xirsishow
    @Xirsishow Před 2 lety +1

    noo soo badi cumar markii la xidhay ee geedka qudhaan jada leh lagu xidhay

  • @MrBoqor
    @MrBoqor Před 2 lety

    Cumar cali nuur Mujahideen xalaala

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 Před 2 lety

    Geesiga...BIRTA...Ah
    S N M
    Guuul

  • @user-om2ug1vc8h
    @user-om2ug1vc8h Před 6 dny

    🤕😭😱😭😰😰😰

  • @geesahaye
    @geesahaye Před 2 lety +2

    ninkani isaga isku makhraati furaya inuu snm kasoo hor jeeday lakin khasab laga dhigay snm 😂😂😂😂

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625

    Asc. Maadaama lagayaabo in aad DAAROODKA u'taqaanaan FAQASH, anigu waxaan ahay FAQASH ee maxaad kabadalikartaan iidoorow? Waa su'aal da'weynoo madaxa daalineysee......

    • @aliwayeel8523
      @aliwayeel8523 Před 2 lety +2

      Faqash daarood looma aqoon ee waxa loo yaqaanay dawladi mulatariga ahayd taana cid kasta way ku jirtay xitaa isaaq ayaa ku jiray somalida kalana iska daaye marka inader magaca adigu Dusha hasaaran

    • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
      @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 Před 2 lety +1

      @@aliwayeel8523 Asc. Sxb hadal iyo dhamaantii anigu waxaan ahay FAQASH! Sidaa daraadeed iidoor muxuu ka'badlikaraa arintan? Waa su'aal da'weynoo madaxa daalineysee......

    • @Irrisolticrimini
      @Irrisolticrimini Před 2 lety

      @@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 rabbi iYo rag toona ismaydaan arag hdL baradna Wa Tay 😅

    • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
      @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 Před 2 lety

      @@Irrisolticrimini Asc. Sidii qof FAQASHTU ay faraxumeysay buu qoraalkaagu u'egyahay. Sidee wax kuu gaareen?

  • @suubandahbo7989
    @suubandahbo7989 Před 2 lety

    Qeesyad SNM iyo mujahd maxam cali Adad ayad u mahdsantahin

  • @abdihashi8692
    @abdihashi8692 Před rokem

    WAXASI DALKA LOO SOO MAREY AYAY RAGNA KU BIR UGU CIYAARAAN, ILLAHAY HA U NAXARIISTO INTII U DHIMATY INTA NOOLANA CIMRIGA HA U DHEERYO.

  • @MuunaCali-ms5hk
    @MuunaCali-ms5hk Před rokem

    Cumar Cali nuur ( mumarsanweyne) waa nin reer bederwanaag ah

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 Před 2 lety

    Waaar bow

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 Před 2 lety

    35 sano ya nintay yaa nool idoor harti maanta sidee dawlad ku noqon naysan ku fakar wali waxad ka shaykaynys wa lana layey deee aniga layma layn darood wana ahy xagee wax ku wadaa cadifad un baad haysaa iyo qiiro jabaan

  • @Xirsishow
    @Xirsishow Před 2 lety

    waxkale mahaysaaan

  • @suhaybcammo6060
    @suhaybcammo6060 Před rokem

    Hhh

  • @caliyusuf8907
    @caliyusuf8907 Před 2 lety +4

    Naftood hurayaal ayay ahaayeen ilaahay haw naxariisto dhamaantood waa muhiim taariikhda halaganka in la duubo

  • @yucubyabooshow9418
    @yucubyabooshow9418 Před 2 lety

    qaybtii 2 meeday saab tv waa badhgo miidhan ahy ah

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před rokem

    ANIGU WAXAAN AHAY NINKA MAXAMED CALI HOOYADII WASAY EE BAL KA WARAMA WAXAAN KU WASAY XAAFADIIVTAXIGA CAD EE BURCO WAXAAN SIIYEY SHAN SHILILING WEY II RAAXEYSEY WAXAY II SHEEGTAY IN AY DHASHAY HABAAR QABE NECEB UMADA REER SHEEKH ISXAAQ OO IBNU XAARAAN AH WAAN MACAANSADEY WAA KU GARAACAY WEY DHUUSTEY WAX YAR OO XAAR AH AYAA KA YIMI WAAN LEEFAY MACAL XAARKII DHILADA HABARYOONIS

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn Před 2 lety +1

    Dagalka midki lagu qabto waqtigas socday inlagu dilo rasas darod hawiyana inlagudilo madane indhaha dagaha leskudhafiyo iyago nol sas hadey kudhiman aa uleyahay babur lagu jido

  • @Jaabir-vj6pj
    @Jaabir-vj6pj Před 23 dny

    Wlhi awoowfay ayaa iisheegay

  • @hoygacrypto
    @hoygacrypto Před 2 lety

    Wllhi waaya inaga maqan dadka halke laga helayaa wllyaal

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před rokem

    Maxamed Cali Astaan Taalo Malootaagey Horta ????

  • @ugaasraage4178
    @ugaasraage4178 Před rokem

    Kkkkkk

  • @mosalamuni4456
    @mosalamuni4456 Před 2 lety +2

    Aad ayad umahadsan tahay wariye sare KAYSE AHMED DIGAALE wan kaa sugaynaaa qaybta labaad si dhakhso leh noogu soo geli

  • @ismailmohamed3613
    @ismailmohamed3613 Před 2 lety +1

    Taariikh soomaaliyed maaha sxib waxad tidhaahdaa snm

  • @suhaybcammo6060
    @suhaybcammo6060 Před rokem

    6uy

  • @riyoxidhohawdgunti3179
    @riyoxidhohawdgunti3179 Před 2 lety +3

    Somaliland garxajis ayaa xoreyay wale

  • @muxumed-qanixasan239
    @muxumed-qanixasan239 Před rokem

    Asc Keyse Axmed waa Nin la yiraah Max.ed xassan oo Burco xafiskaga kugu yimid Kuna copy films xayawaanad ah oo Reer Muqdisho aha kana qaxay 08 kii

  • @b.m.qsiraadiftiinshe1382
    @b.m.qsiraadiftiinshe1382 Před 2 lety +1

    Waxa fiican in meesha dhacdadu ahayd, la sheego

    • @Tafo775
      @Tafo775 Před 2 lety +2

      Sawtan la sheegayo dhulka maad garanayn

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 Před 2 lety +1

    Musal salka kaliyee isaaqu
    Daawadaan ilaa 30 sano

  • @sakariyeahmedahmedsakariye3409

    Aaway qaybtii labaad waad la seexateen saabtv

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před rokem

    MARKA HABARYOONIS FUTADA LAGA GELIYO JEEX BASAL AH IYO DHALFO DAAROOD OO WADA SOCDA WAA MACAAN WAA RAAXO WAX KASTA NOOGA MACAAN WE DON'T CARE ABOUT THE SOMALILAND WE LOVE DHALFO DAAROOD IYO JEEX BASAL AH OO FUTADA HABARYOONIS LA GELIYO PLEASE RELAX

  • @AQOON-KORODHSI
    @AQOON-KORODHSI Před rokem

    Waxaan waa qoodh qoodh dhalay😅😅🙏

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 Před 2 lety

    qaybtii labaad meeday

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 Před 2 lety

    So Sad ilahow idi kala danbi dhaaf ymada waa wada muslun sida isu gashay

  • @mohamedosman7016
    @mohamedosman7016 Před 2 lety

    Imika waxaadnafahansiinaysaa inay garxajisgu dagaalameen lkn lama diidanoo dee dad isaaqaad tihiine waxala idinleeyahy ciro snm muu ahyne waxdhaamakeensada waa intaa uun

  • @abdulahiqarre1273
    @abdulahiqarre1273 Před 2 lety

    Kkkkk jaqaf iyo isaaq caqli xumadooda

  • @mohamedawil7560
    @mohamedawil7560 Před 2 lety

    Hhhhh

  • @cige3636
    @cige3636 Před 2 lety +1

    Nin kan gaadigiisa. Ayuunbuu jeclaa
    Sheekadiisiba. Waa gaadhigiisa

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Před 2 měsíci +1

    Kkkkķkkķkkkkkkķkkkkkk

  • @ugaaska7107
    @ugaaska7107 Před 2 lety

    qeybta xigta ayan idin ka sugaynaa ia

  • @yaskayuusuf6126
    @yaskayuusuf6126 Před 2 lety

    Shekadaan filim baaa lagasameenkaraaaaa weey igusocatay

  • @dhaskatumetube9882
    @dhaskatumetube9882 Před 2 lety +1

    Waar mujaahidkani waa mid xaraabo ah ba

  • @QadanMuuse-fc2qh
    @QadanMuuse-fc2qh Před 2 měsíci

    Tolow mxanu galabsaney hdanu g36 nahey tollkayo wxey haben iyo maalin koda yar iyo kooda weyn no heystan oyka simanyin in aaney cadaw an g36 ahyn aney lahyn cadawgoda kowad wa g36 abaaldari kaweyn ma jirto walka oo ku heysta cadawgiisa adigo maalin cadawnimo ad uqabto ku sexan

  • @cabdiabiib2593
    @cabdiabiib2593 Před 2 lety +2

    Muudhintay odaygani lawaraysanayaa yaagaranaya

    • @yucubyabooshow9418
      @yucubyabooshow9418 Před 2 lety +1

      sawkan imaka hadalaya xaguu kadhintay waraysigu waa hada qaybta danbe la soco

    • @jibriilmaxamed8709
      @jibriilmaxamed8709 Před 2 lety +1

      Wuu noolyahay,Anaa garanaya

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 Před 2 lety +2

      Wuu noolyahay ana garanaya wa awowgay hooyaday dhalaya wana mujaahid gaaddhiga sabaxa ah e u sheegayana isago xumaday ayu geerashka iimay yaala

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Před 2 lety

    aduunyada ragbaa ka taģey

  • @faysalhassan4883
    @faysalhassan4883 Před 2 lety

    🏥⏳⏳♌♌♌⏳♌♌

  • @Madadaal
    @Madadaal Před rokem

    Cumar Cali Nuur iyo gaadhigiisii Dabjiidh. Waa waraysi xiiso badan. Sheekada Cumar Cali waxa ka muuqata run, haba yaraatee faan kuma jiro. Geesi weeye.

  • @mustafecali6148
    @mustafecali6148 Před 2 lety +2

    Wali idinka oo leh gumeyste ayanu dhulka ka xoraynay lama hayo kaliya waxad faan iyo libin waxad ka dhigataan somali islaysay waxas oo kale dagal sokeeye aya la'idhahda waxa iska daya waa idiin doqonimo ma kol bad kumayste ajanibi aha dhulka ka xoraysen waa maya

    • @abdifatahhalane1792
      @abdifatahhalane1792 Před 2 lety

      Maadigaa dagaal sokeeye ka dhigay? Adeer dagaal lala galay ayuu ahaa cadaw ummada muslimka ah dhiigooda bannaystay!

    • @mustafecali6148
      @mustafecali6148 Před 2 lety +1

      @@abdifatahhalane1792 adiga waxba ka khaldan anigu dawladii siyaad bare matageero lakin ha odhan snm waa dagaal sokeye ma galin xita idinkii ba islayey ma dil ba dil ka fiican

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m Před 6 měsíci

    halgankii xalaasha ahaa

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 Před rokem

    Mujaahidkii waxa kufsaday isaaq mid kasto qabali ah mujahid kulaha

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Před rokem

    Maxamed Cali Qudhigiisa Oromo ayu ahaa

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 Před rokem

    Waxas tariikh hanoga dhigina adeer

  • @suhaybcammo6060
    @suhaybcammo6060 Před rokem

    Bbb to you later when you are done before the day of the day of the day ever to be a

  • @hamdanaman1124
    @hamdanaman1124 Před 2 lety +14

    LES héros , nos chevaliers on vous sera à jamais reconnaissant pour tout ce que vous avez fait pour la somaliland.
    La terre des braves 🟢⚪🔴

    • @abdiwarsame6229
      @abdiwarsame6229 Před 2 lety

      ❤️💚🤍

    • @aniga7280
      @aniga7280 Před 2 lety

      Mddrr pk tu parle en français

    • @aniga7280
      @aniga7280 Před 2 lety

      @Abdirahmaan mohamed faqash parle même français ?😂😂

    • @aniga7280
      @aniga7280 Před 2 lety

      @Abdirahmaan mohamed walal iga raali noqo kaftan bay iga ahayd waxaad doontid noqo tu reste mon frère et bon courage pour le français

    • @aniga7280
      @aniga7280 Před 2 lety

      @Abdirahmaan mohamed fransiska wllo