Waayojoog: Halgamaa Faarax (IFISO) Q6aad.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #Waayojoog: Faarax Siciid Sugule (IFISO) Qaybta 6aad.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 132

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Před 2 lety +9

    Alllla maxuuu kabahoodiii cunay faqashta oo ilaah u hooolyareeyyyyyyyyyy waaa kaaassss ninka geesiga ahi
    Iminkay kuwiii diracyada dumarka qaadan jireyyyy iminka hanjabayaaaaaannnn

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před rokem +11

    This brave soldier has an amazing memory. Non of the other SNM soldiers interviews are as clear and as detailed as Ifiso's interview. The reporter is also a professional who doesn't interrupt the interview in every 4 seconds like other reporters from other networks does. I give all interview conducted by this young man a 100%. Good job. Thank you SNM for our freedom.

  • @hanaaden9901
    @hanaaden9901 Před 3 měsíci +1

    geeesi hadadan maqashi wax ninkani wab hodale geeeesi geeeeesi dhalay ilahay ha ku xafido Adiga iyo inti kula halkamaysayba❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munalita
    @munalita Před 2 lety +6

    Masha Allah Halgamaa faarax siciid sugule ifiso geesi ma gabade dhab ah wa u aar guday geesiyaashi shahiiday ilaahay haunaxariiste lipaaxyadaz naga shahiiday 😭💔

  • @abdillahibasheabdi4904
    @abdillahibasheabdi4904 Před rokem +4

    iidoor ragga wax iska dhiciya waan jecelahay inkastoonan sidiina mujaahidiin snm ka aaminsanayn
    laakiin advanture ahaan baan u dhagaystaa
    ninkan iyo nin la dhaho cabdiraxmaan daahir ma qosle waa nin belo ah oo aan faafaanine se belo soo martay

    • @XamseXashi-ht6wh
      @XamseXashi-ht6wh Před 8 měsíci

      Zxp znm waa rag mujaahidiin ah way na difaaceen ka nax oo nafta waa

  • @rashidsalan4486
    @rashidsalan4486 Před 2 lety +26

    maalintaas uu sheegayaa Maqaaxida inanta meel u dhaw ayaannu joognay Runbuu sheegay Muj Farax Ifiso

    • @sumahwaagullweyn196
      @sumahwaagullweyn196 Před 2 lety +1

      Kkkk waa sheegato waar meel ayka dagaala lama maqlin ee dadka beenta ka daa.

    • @saleebaancali9690
      @saleebaancali9690 Před 2 lety +1

      Run Buu sheegayaa faarax ifiso

    • @saleebaancali9690
      @saleebaancali9690 Před 2 lety

      @@sumahwaagullweyn196 aqoon ayaanad ulahayne maad yidhaahdeen hadalkaas walaahay waabwada run hadalkiisu

    • @rashidsalan4486
      @rashidsalan4486 Před 2 lety

      Faarax ifiso meel aanu ka dagaal gelin bari illaa galbeed way yartahay warkiisuna waa xaqiiqo biyo kama dhibcaan ah

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 Před 2 lety +7

    Waa Taliyaha keliya ee bari iyo Galbeed ka dagaalamay. 1989 Oct ayuu Isagoo wata Ifiso 7 tigniko ah tegay Sanaag oo sayid cali ahaa. Dooxada fadhigaab oo faqash deganaynd buu ku weeraray salaad subax marki la tukaday. Wixii ay gaadiid wateen oo 50 ahaa halkaasu kaga gubay. Waa taariikh macruufa ee Alle cimri dherer iyo caafimaad qab hasiiyo. Aamin Aamiin.

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 Před 2 lety +1

      Cabdi Muxumed Feyr ahn isba wuu ka dagaal gali jiray min galbeed illa bari. Asal ahaanna nin reer Hargeysabu aha kuna dhintay Ceerigaabo.

    • @mohamoudmohamed9996
      @mohamoudmohamed9996 Před 2 lety

      @@bosszaki9861 Mujahid Feyr waan aqaana mujaahid Xalaala buu ahaa oo Hyoonis Wuxuu kamid ahaa Sayid Cali raggi ugu cuslaa, oo Ifiso ayaa taliye u ahaa. Markii danbe ceerigaabo ayuu Feyr u wareegay Alle ha u naxariisto.

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 Před 2 lety +1

      @@mohamoudmohamed9996 Sxb wxn moodayay muj Feyr in uu ka mid aha guutadii Muj Haragwaafi wadan jiray waana ragii uu tababaray Haragwaafi, Sayidcali inu ka mid noqday waa igu cusub thy.
      Badanka Tawakal iyo Alle Aamin ayan ku maqlay inu ka tirsanaa.

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 Před 2 lety

      @@khadarismail3601Ururkaas uun Haragwaafi ma haysan jirin ee Guutooyin buu hoggaamin jiray, 1983 buu Alle aamin haystay, ururka muj Haragwaafina ciidamada dawladda aadbu u naafeeyay, hawlgallo tiro beelana wuu fuliyay.

  • @fourohio8091
    @fourohio8091 Před 2 lety +16

    Farax waa halyey qaran ,Masha Allah

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np Před 2 lety +7

    Jasaakallaahu khayr
    Ilaahayow u naxariiso mujaahidiintii u soo dhintay waddankan Somaliland. Intii nool ee u soo halgsntayba muisaanka xasanaadka ugu dar cisi iyo cibaado suubbanna siin taa rabbi

  • @haibesuleiman8388
    @haibesuleiman8388 Před 2 lety +16

    Waa Geesi faarax ifiso Waa Ibraahin shiikh isxaaq (Sanbuur) Family Dahabshiil Noolow Mujaahid

    • @suldanhamzehazzan4675
      @suldanhamzehazzan4675 Před 2 lety +1

      ALLAH MEEL WANAGSAN HAKU MARIYO EE UMADA HA KALA SAARSAARIN WAA SOMALILANDER. QABYAALADA WALALO INAGA DAAYA

    • @haibesuleiman8388
      @haibesuleiman8388 Před 2 lety +4

      Qabyaalad maahe waa tacriifo waana nin reer shiikh isxaaqa baro

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 Před 2 lety

      Habarjeclaan moodi jiray mujahidka e ma Sanbuurba. Mnsha Allh

    • @ahmadjellah3582
      @ahmadjellah3582 Před 2 lety +2

      Haibe Suleiman adeer raalli ahaw oo ha noo shegin docduu ka soojeedo maxaayeelay waxaa nagu filan inuu yahay MUJAHID SNM AH.
      حفظ الله المجاهدين و وفقهم في الدنيا و الآخرة.

    • @cashawarsame6213
      @cashawarsame6213 Před 2 lety

      Waa mujaahid codkar ah

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 Před 2 lety +6

    Muxu goob faqash jabtay soo taagna Faarax Ifiso.
    Fadlan Buug ninkan ha laga qoro.

    • @munalita
      @munalita Před 2 lety

      Haa wllhi geesi soo jabay ayu aha dhib iyo dheefba soo maray

  • @cabdiarshidrashka2520
    @cabdiarshidrashka2520 Před 2 lety +5

    💞💕❣Guuliyo gobanimo ayaa kagaadheen🤍🤍🤍
    💖💖💖Maantaana midhaheedii guranynaa alle
    Hanoo siyaadiyo insha allaH💛💚💚💛💚💛💚💛💚💛💛

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před 2 lety +6

    Mansha Allah
    Muj.Qaran

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 Před 2 lety +10

    Geesiga...BIRTA...aan
    S N M
    Guuul

  • @turaabiofficialchannel1138

    Fadlan soo duuba qaybta 7aad waar mujaahid ifiso ha siidayninaa waa xogogaal eh

  • @fathiyaabdullahi7009
    @fathiyaabdullahi7009 Před 2 lety +8

    Sheekadii haragwaafi markuu xabashigi kala baxey dhakhtarkii burco wareudigs ku soo dar

    • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
      @garyaqaanmuuseyuusuf4793 Před 2 lety

      Walaal sheekadaa Anigaa Aad U Gaadhay Oo Xitaa Saraakiishii Ay wada Joogeen Weydiiyay Waan waayay Wax ii Xaqiijiya Ilaa Imika Waan Ka Fikirayaa Sidaan Faarax Ifiso Uga Xaqiijin laha Inaan Telephone ☎️ kiisa raadiyo ayaan Hada Ku Dedaalayaa insha'Allah.
      Weli sheeko mooyi ee qoraal Iyo Daawasho Mudna kuma Hayo.

  • @fahmi1435
    @fahmi1435 Před 2 lety +6

    Alla maxaa kuwa aan aqaan bilaazh u sheegtan halgan waa kaa ragii dagaalka yaqaanay ifiso guul aakhiro iyo aduunba manta waxay ahayd halkuu nuux taani ku jiro in adiga lagugu badalo

  • @mohamedm4924
    @mohamedm4924 Před 2 lety +10

    Waller waa nin raga in hogaamiya Sare laga dhigo ayuu mudnaa maanta inuu iska fadhiyo may ahayn waa kaa dadkii dagaqlka yaqaanney

  • @farhanaliabdullahi8584
    @farhanaliabdullahi8584 Před 2 lety +1

    Faarax ifiso nin Illahay hibo u siiyey dagaalka ,adun & aakhiro ba guuleyso idimka Alle

  • @MAbdilahi
    @MAbdilahi Před 2 lety +6

    Oo salaadiiba idindhaaftee sawtii la eedaamay.

  • @AmalAhmed-zd1si
    @AmalAhmed-zd1si Před 4 měsíci

    Ilaahayow. Cimirisa dheree muj snm

  • @najahahmedali945
    @najahahmedali945 Před 2 lety +2

    Walee magaca ifiso bilaash looma odhan ninkan wa halaag snm ah ilahay haku barakeeyo adeero

  • @rashiidaadan7815
    @rashiidaadan7815 Před 2 lety +2

    Waa mucjisadii halgankii snm faarax siciid sugule alla cimrigiisa iyo caqligiisaba ha raajiyee

  • @TAPshaneTAP
    @TAPshaneTAP Před rokem +1

    Mujahidkan karamada nasiibka geesinimada iyo maskaxba kuwada kulmay 👏🏽

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 Před 2 lety +5

    Qaybtii 7aad meeday? Waxaan sugayna gurmadkisi iyo xorayntii waayihiisii Sanaag.

  • @hindaxuseen4121
    @hindaxuseen4121 Před 2 lety +3

    Masha Allhgeesi geesi dhaly hoodaale

  • @abdirashiidmohamed2004

    Mujaahid faarax ifiso wuxuu dhamaan Mujaahidiinta kale ee lawaraystay dheeryahay xusuustiisa oo aanu ilaawin wax kasta oo dhacay rabigu raali ha kaa ahaado Mujaahid

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Před 2 lety +6

    halgankii xalasha ahaa

  • @maxamedyusuf9155
    @maxamedyusuf9155 Před rokem

    Masha allh masha allh alle haw naxriisto kuwii ku dhintay faarax wa mujahid qaran

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani Před 2 lety +3

    Ninkaanii waa geezi wuxuu muudan yahay Bilad GEEZI.

  • @engabdurashiid9371
    @engabdurashiid9371 Před 2 lety +5

    Waxaan u Soo joogay maalinta Ninkaasi Sheegayayo geed deeble ayaan joogay maalintaa Ciidan u Soo gurmadayaan ka mid ahaa

  • @houseinbuluushe4815
    @houseinbuluushe4815 Před 2 lety +1

    Qayb 7aad maleeyahay mujaahidku waan ka xiisa dhici waayay taariikhdiisa wlhi imbadana wan kuso ceceahaday mujaahid dhaba cimridheer camal fiican iyo.caafimaad kunolow

  • @farduusibraahim6597
    @farduusibraahim6597 Před 2 lety +1

    Faarax ifiso waa geesiyaashii SNM ee dalkeenan somaliland xoreeyey guuuuuul SNM guuuuuul somaliland

  • @duulqarneeyn1855
    @duulqarneeyn1855 Před 2 lety +3

    Dagaalka biya shiinaha peepe ayaan caawiye ka ahaa ifiiso waa khaalid geesi geesi dhalay isago qoslaayu kuu calan waleeynaya meel balaayo ka adur dhabayso

  • @yuusufadan8800
    @yuusufadan8800 Před 2 lety +3

    Jaamuuriyada somaliland guul iyo goobaniimo cadawgeenu hajaabo somalilandaar you can have

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Před 2 lety +2

    Ninkan waaaaaba mucjiso

  • @hanaaden9901
    @hanaaden9901 Před 3 měsíci

    indii dhimatayna ilahay ha u naxariiisto

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 2 lety +2

    SNM Viva guuule Somaliland 💚❤

  • @absjones2916
    @absjones2916 Před 2 lety +4

    Allah bless you mujd ❤️💚🤍SNM long live ❤️

  • @caashamuminmumin6372
    @caashamuminmumin6372 Před 2 lety +5

    ManshaAllah guul somalliland .

  • @youngash6411
    @youngash6411 Před 2 lety +1

    MAASHALLAH WALAALA SHEIKH BARAK ALLAH FEEK

  • @asiaali3460
    @asiaali3460 Před 2 lety +3

    ilaahay caafimadaad ha siiyo snm inta ka nool intii dhimatayna ilaahay ha u naxariisto

  • @ahmednuuryousuf6921
    @ahmednuuryousuf6921 Před 2 lety +1

    mujaahid ifiso mujaahid qaran

  • @khadrasuleiman9219
    @khadrasuleiman9219 Před rokem

    Faarax ifiso adeero alle hakaa abaal mariyo guulayso labad daaroodba

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 2 lety +3

    Noolow mujaahid

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 Před 2 lety

    Waa ma lliibaanayaasha lagu liibaaney ,siilaanyo,biixi,kaahin iwm ayaa ku liibaaney isagu muxuu imminka hayaa,dhiig wll buu galay ,wax taariikh gala mahayo

  • @axmedjamac1481
    @axmedjamac1481 Před 2 lety +2

    Waa geesi wax kabadan oo aad ugu abaal gudaan ma haysaan bahal higlooy ( isaaqow) ninkani muxuu mudanyay maxaa u qalma
    Geesi alaah ma xilo

    • @munalita
      @munalita Před 2 lety

      Wllhi abaalkisa lama soo koobi karo geesi dhalay weye faarax siciid sugule ifiso maanta hada isku meel joogin lahayn salaan aya u saari wu uqalma runahanti laakin waxa raba ina la kulmo halgamaa ifiso

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 Před 2 lety

    Maydhax waa toljeclo waana nool yahay hargeysuuna joogaa hadeer

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 Před 2 lety +3

    Qaybta kale soo dedeji

  • @abdulahimohamed4851
    @abdulahimohamed4851 Před 2 lety +6

    Faarax ifiso mucjisadii dagaalka

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem

    Mujaahid noolow mujahid nool shahiid Ehlu janno nool

  • @abucubayr8517
    @abucubayr8517 Před 2 lety +3

    Geesi sharaf iyo cisi ku noolaw ifiso

    • @munalita
      @munalita Před 2 lety

      Sharaf iyo karaamo ayu ku leeyahay somaliland abaalkisa halo gudo geesigan

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Před 2 lety +2

    Manshala geesi naftiisa inoo huray alaha ku barakeeyo amiin

    • @munalita
      @munalita Před 2 lety

      Aad iyo Aad maanta wallahi hada ahaan laha madaxwaynaha jamhuuriyad somaliland abaalkisa wa u gudi laha inkasto aan gudi karin abaalkisa

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 Před rokem

    geesi geesi dhalay adero mcn allah jano hakugu casumo cadaw ayad laa dagalamyse waxan u necbahay dadka yidha reer hebay ayu ahaa adero hayna kala gurina yanu cadawgu inagu wiirsane isaaq nimo iga badan

  • @ibraahimxiis359
    @ibraahimxiis359 Před 2 lety +2

    Xidii halganka mujaahid.ifiso

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 Před 2 lety +1

    Qaybtii 7aad waad joojiseen inaad soo daysaan soomaaha?

  • @maxmedbashiircige7775
    @maxmedbashiircige7775 Před 2 lety +1

    Qaybtii 7aaad noola soo dhakhso wll

  • @mursalabdirahman4127
    @mursalabdirahman4127 Před 2 lety +1

    Part 7 pls

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1

    Mujaahid dhab ah

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 Před 6 měsíci

    Waar SALAADA ukaca plzzz

  • @Geeraarshe
    @Geeraarshe Před 2 lety +1

    Qaybtii 7aas soogeli masuul

  • @fourohio8091
    @fourohio8091 Před rokem +1

    Cajiib wadanka meeldheer baa laga keeney

  • @mustafeyousuf2842
    @mustafeyousuf2842 Před 2 lety +1

    Asc

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 Před rokem

    Farsan waxa ku duugan sheeko culus oo qiimo badan ilaahay ay abaalka ka kelig.

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 Před 2 lety

    Qaybti 7aad aaway

  • @haibesuleiman8388
    @haibesuleiman8388 Před 2 lety

    Qaybihii kale idinkama hayno

  • @raxmayusuf685
    @raxmayusuf685 Před 2 lety

    Markaaasaa qaarku odhanayaaa

  • @dhabufiirso1712
    @dhabufiirso1712 Před 2 lety

    Qaybtii 7aad meeday wali idinkama hyno hore noogu soo daaya.

  • @nouhismail9052
    @nouhismail9052 Před 2 lety +1

    Xaafada idaacada waa strategy dagaal ayey snm u ahayd
    Sidoo kale waxaa strategy ahaa biyo shiinaha iyo geed dee le 👌

  • @malinmogdi2418
    @malinmogdi2418 Před 2 lety +2

    Asc "Somaliland dunidu aqoonsan tahay"

  • @jaamacyuusuf4452
    @jaamacyuusuf4452 Před 2 lety

    Meeday qaybtii totobaad

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 Před 2 lety

    Guutadii 5aad maa saasay u jilicsanayd.
    Raage bidaarkaas wuxuu ku dhintay wadahadal uu faqashta la galay oo aanay SNM la socon.
    Markuu u tegey bay qabteen intay dheheen waanwaan nala gal.

    • @haibesuleiman8388
      @haibesuleiman8388 Před 2 lety

      Niic hadaad taariikh hayso sida ninkaa soo fadhiiso madal intaad rag kaa magacroon xaasidayso

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 Před 2 lety

      @@haibesuleiman8388
      Raage bidaar alla yarxam.
      lkn waa taariikh in intuu faqashta wadahadal la furay markuu u tegey la qabtay isaga iyo 70 nin oo 5aad ahaa oo la socday.
      Ma garan karo sababta malaa quus buu dareemay iyo in la jabayo.
      waliba ragaa maydkiisi waa laga soo reebay faqashta oo aakhirkii waa la aasay.

    • @Thomas-dj4sr
      @Thomas-dj4sr Před rokem

      @@mohamedmire8646 Waxa kla wareegay guutada 5aad Cumar toori ( gaal dile ) Markii uu is dhiibay.

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 Před 2 lety

    Guutadaa sayid Cali waxay ahayd ciidanka ugu adag ciidamadii snm waxayna ahaayeen hj_arab_jibriil abokor iyo ciidagale

    • @Thomas-dj4sr
      @Thomas-dj4sr Před rokem

      sayid cali cadaadley waxa watay wayso cade reer fiqi aden cise
      cise muse.

  • @mubaarigmustafe6855
    @mubaarigmustafe6855 Před rokem

    Halaya yaabina guulaha jogadaah ciidanka faarax watay kuwii abid SNM ugu adka ayuu la wareegay oo xuseen dheere kala wareegay

  • @youngash6411
    @youngash6411 Před 2 lety

    Og

  • @bashakinjibaxo8829
    @bashakinjibaxo8829 Před 2 lety

    Maxaad horta xamar uu xayaysiinaysaa sawiradeeda iyo waraysiga Mujahideen isku keenay saqajaan yahaw

  • @maxamaddeeqshiqdon2397

    War ninku been badanaa wax walba labaatan daqiiqo kkkk

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 Před 2 lety

    Magac bilaash kuma bxo ninkani waa inan qallad.

  • @QOFKA.2469
    @QOFKA.2469 Před rokem

    Ha danbaabin qof dhiig muslim galay oo weliba khiyaano ku ah dalkiisii iyo dadkiisii Ilaahay soomaalay ka baqa walee haddii jahanama iyo xaalkeeda la og yahay mujaahid laguma sheegeen aakhiro war ayaa yaal Ilaahoow na badbaadi

  • @saharasahara8163
    @saharasahara8163 Před 2 lety

    War faanka...joojiya...waatii...laydin yiri hawiyaha...umahad...heliya qamashadii
    Xamar baydinsaaciday

  • @yuusuffaarax5376
    @yuusuffaarax5376 Před rokem

    Ninkii ugu beenta badnaa saddex galable kkkk.

  • @AliOmar-te4wu
    @AliOmar-te4wu Před 2 lety

    Fadlan wa codsi waxan iniga cod sanaya inad waraysatan mujahid abdirahman dhadhan iyo mujahid mahamed mousse cune oo loyaqano suldan cunaye

    • @ahmadjellah3582
      @ahmadjellah3582 Před 2 lety

      CEEB CEEB, WAA YAABE YAA YIDHI CUNE AYAA SNM AHAA!!!!!!!!!!
      ANIGU WAXAAN OGAA CUNE OO KA TIRSANAA CIIDANKII FAQASHTA EE DAGANAA OODWEYNE EE UU TALIYAHA U AHAA JIREY NINKII REER OODWEYNE EE MAGACIISU AHAA KORNEL CABDI-JABANE EE LOO MARI WAAYEY JIIDDA OODWEYNE OO DHAN EE AAKHIRKII LAGU JABIYEY DAGAALKII U DANBEEYEY EE LAGU QABTAY DALKA OO DHAN.
      CUNE WAA NINKAASI E SIDAAS U OGAADA.

    • @AliOmar-te4wu
      @AliOmar-te4wu Před 2 lety +1

      @@ahmadjellah3582 wad huruda mise xasid nima kugu jirta orod oo so ogow horta

    • @ahmadjellah3582
      @ahmadjellah3582 Před 2 lety

      @@AliOmar-te4wu
      ANIGU WAXAAN KA WARRAMAYAA WAX AAN U SOO JOOGAY OO AAN ARKAYEY MARKII DHACAYEEN DHACDOOYINKA OO GOOBJOOG U AHAA.
      ADEER ALIYOW MALA NIN YAR BAAD TAHAY KU NOQO CIDDII WARKA KU SIISAY.

    • @haibesuleiman8388
      @haibesuleiman8388 Před 2 lety

      Kkkkkkkkkkkkk suldaan cune ku lahaa

    • @AliOmar-te4wu
      @AliOmar-te4wu Před 2 lety

      @@haibesuleiman8388 waxan adiga oo iila yabin aniga horta waxa habon inad wax ogatiid inu snm aha uu dagallka ka qayb kala iyo inan anigu Ben shegayo

  • @arafaatabdirahmaan6165

    Ifiso faan badanaa

  • @aadancanod245
    @aadancanod245 Před 2 lety

    Abow been kawayn

  • @abshiradancusman5348
    @abshiradancusman5348 Před 2 lety

    Ninkan qof ka been badan ma arkin meelkasta wuxu leyahay 20 daqiiqo baan kula waregay hhhh

    • @munalita
      @munalita Před 2 lety +1

      Runti waye geesi maxa ka taqaana

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 Před 2 lety

    BEEN BADANAA FILIM HINDI AH MUU KA SHEEKEYNAA ODAUGA

  • @saharasahara8163
    @saharasahara8163 Před 2 lety

    Beenaale...qudhmay

  • @omarcaraale9894
    @omarcaraale9894 Před 2 lety

    Kani waa beenaale ninka ragu wakii jabkii ka sheekeeya kani badhaadhihiisa ayuu ka sheekeeya waligeey leygama guuleysan Nin odhanaya Hadaad Aragto Beenaale ku qor

    • @dahir8762
      @dahir8762 Před rokem +1

      Run iyo been dan kama leh ninkan wakaas isagu kuraaxaysanaya wadankii kana nadiifiyay nijaasti faqashta ahayd…