38 sanno Ka Dib: Goob jooge ka warramay Dagaalkii uu ku dhintay Mujaahid Lixle ee Burco-duuray.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 10. 2022

Komentáře • 217

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 Před rokem +19

    Ala ha u nacariisto Intii inaga dhimatay Geesiyadayada SNM Thank you very much ! ❤❤❤❤❤

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 Před rokem +20

    The one and only🔥🔥LIXLE The GOAT👑🐐🔥🔥🔥

  • @morganghani.4969
    @morganghani.4969 Před rokem +25

    Waan ka xumahay labada ciidan ee ku dhintay meesha ,waa ciidamo somali ka dhintay,waa kugu dhimay oo kaa dhimay.Alle how Wada naxariisto.

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 Před rokem

      Laba nin ama ciidan oo isku diin hanoqdaan ama isku cirqi hanoqdaan ama isku waddan ha noqdaan, labaduba mawada khaldana, asxaabtii Nebi Maxamed (Nnkhn) ha noqdeene mid ama dhinac ayaa Khaldanaa, raggaas Soomaaliyeed ee hal ciidan kawada tirsanaa ee ehel iyo tol isu wada ahaa inay cadow isku noqdaan yaa masuuliyiin ka ahaa...?!!!!.

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 Před rokem

      @@abdirahmandahirabtidon7702 : haraagii waanad si fiican udhegaysan ee cidda tababaraysay dhammaan ragga uu magacyadooda sheegayey ayay ahaayeen, macalimiinta uu sheegayo waa kuwaas, ha uqaadan macallin school.
      Xukunka aad riddayna maaha mid saxa, Burhana bai iyo Dawet Getlagorgs oo ahaa wasiirkii arrimaha Ethiopia iyo wasiirkii Arrimaha Gudaha ayaa 8 saacadood Siyaad Barre kula shiraayey Muqdishu, kuwii Xukunka Soomaaliyeed joogay hal arrin oo Keliya ayay kala hadlayeen Ethiopianka. Wareyso kuwii regime ka ka ag-dhawaa ee wax isu ahaydeen Wixii ay kawada hadlayeen ee ahaa only (one demand)...!!!!. .

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 Před rokem +1

      @@abdirahmandahirabtidon7702 : SNM target-keedu Keliya wuxuu ahaa askartii faqashta mana jirinna habayaraatee dad aan waxba galabsan ama civilians ahaa oo dhibaato ugeysatay noocu doono ha noqdeene...., dhinaca kale Waxaa sitoosa oo ulakac loo ugaadhsanaayey dadkii uu regime-ku ku tuhmayey inay taageerayaan SNM.

    • @ahmedfarah8316
      @ahmedfarah8316 Před rokem

      Adeer snm waalaga gar darnaa dadkooda ayaa la xasuuqayay ayagana way ka dagaalamen. Kuwaa kale ayaa khalad ku dhimanayay ayagu xaq ayay ku dhinteen

  • @ykhalid182yusuf6
    @ykhalid182yusuf6 Před rokem +9

    Wali xisaab ayaan noogu dhiman faqash mañana argoostayba

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před rokem +21

    Allah ha u naxariisto intii ku dhimatay halgankii dalka lagu xoraynayay ameen yaarabi

    • @abdiahmed1733
      @abdiahmed1733 Před rokem +1

      Aamin alla haunaxariisto adeerky maxamed xaashi diiriye lixls ogow ma sina lixle iyo muuse lixle waa geesigii snm ugu sareeyay waaninkii madheera jabsaday hadana waxanu wadnaa lixlihii siyaasada

    • @abdiahmed1733
      @abdiahmed1733 Před rokem +1

      Hadana waxanu wadnaa lixlihii siyaasada cabdiraxman ciro

    • @abdiahmed1733
      @abdiahmed1733 Před rokem

      Waanku faana lixle somalilandna wayku faantaa lkn nasiib daro inaymuuqato in lixle loo laxaqiro qabiil nacayb dartii lkn taarikhdu xiligii silanyo kor ayaa loo qadiniray xuskan iyo lixleba

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 Před rokem

      @@abdiahmed1733 lixle geesimadissa sacab laguma qarini karo nin la wadona waligii muu noqon maantadaaso uu mootan yahay ahaa marka lasoo hadal qaado jinku i dubaaxiyaa oo xxadu i kacdaa geesinimadisa iyo karamadiisa. lakin kaad wado ilahay ha ka dhigo lixle oo kale inshalla lol from saylac

    • @Kamalvlogs10
      @Kamalvlogs10 Před rokem

      Xornimo ku dishay 😂😂😂😂

  • @shaimasicid5420
    @shaimasicid5420 Před rokem +11

    aabahay ayaa ku jiray snm guuuul

  • @sheekhhusen9857
    @sheekhhusen9857 Před rokem +15

    Asc
    Waa runtii ,wali ma arag nin ka run badan
    Kana xogagaalsan anigu waan joogay taariihkda inbadan waa laga beensheegay . Waxaanku talinaayaa in wax laga qoro .

  • @maxamuudibraahin5814
    @maxamuudibraahin5814 Před rokem +6

    allaha unaxariisto inti kudhimatay
    halgankii wadan ka lagu xoreeyay
    inta noolna ilahy cimriga iyo caafimadkaba hausiyaadiyo

  • @AMIINYARE232
    @AMIINYARE232 Před rokem +4

    Ilahay naxiristisa ha siyo muh lixle

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 Před rokem +13

    Viva snm our heroes we for give but we never forgotten what was happened in somaliland

  • @kadoon22
    @kadoon22 Před rokem +12

    S.N.M Markasta waan idiin duceeyaa intiinii dhimatay Rabbi jannatul fardwsa ayaan idiin waydiinayaa inta nool cimri dherer , caafimaad iyo cibaado suuban👋👋

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 Před rokem

      Waa dhammaatey macaankii iyo raaxadii aad ku haaysateen waa dhammaatey.

    • @kadoon22
      @kadoon22 Před rokem +1

      @@LibaaxaAfrica5484 Nagala tag caqligan wada xaarkaa xatawaanyahaw

  • @miss.nada2053
    @miss.nada2053 Před rokem +3

    Alle ha u naxaristo awowayashen manta nabada iyo barwaqada aynu nalonayno alle swt ka sakow yaga dadalo dulmiga diide alle ha u naxaristo dhamantod qabrigana ha u nuuriyo janoyinkisa mida ugu sareysa alle haku casuumo🤲

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 Před rokem +3

    Alle cimriga iyo caafimadkaba ha idin barakeeyo intiina nool intiina dhimatayna alle jannada haku casuumo ❤️

  • @xasanxuseen9897
    @xasanxuseen9897 Před 6 měsíci +1

    Ilaahoow u naxariiso mujaahid maxamed xashi diriye lixle iyo intii kalee ku shahiidayba

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 Před rokem +4

    allaw unaxariiso dhamantiinba mujahidiintii SNM aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin

  • @guuguule4944
    @guuguule4944 Před rokem +3

    Raxmada ilaahay ha helaan mujaahidiintii shahiiday

  • @yahyemohamud6721
    @yahyemohamud6721 Před 7 měsíci +1

    Ilahay ha idiin naxariisto dhmantiin

  • @AxmedBahjad
    @AxmedBahjad Před 6 měsíci +2

    Salaam Calaykum,
    Bulshada burburaysa waxa lagu gartaa afkeeda ayay ka tagtaa.
    Wariyahani wuxuu ku shaqaystaa hadal. Haddana dhoor goor ayuu qalday af-Soomaaliga. Afkuu si fiican ugu hadli lahaa maadaama uu ku shaqaysto:
    Em em waa dhawaaqa Ingiriiska ah.
    Soomaali waa sidan: ma ma.
    Mujaahidkuna wuxuu soo dhexgelinayaa af Ingiriis.
    Af Soomaaliga aan si fiican u barano.
    Mahadsanid.

  • @hibaakabdimaal-em6qr
    @hibaakabdimaal-em6qr Před 3 měsíci +1

    Markasay hadlayan rag aan ogahay wlhi inanay naga dhaxayn naxaris reer xamarow😭😭dhiigi ragayaga idinka muuqda

  • @maxamedyuusuf2356
    @maxamedyuusuf2356 Před rokem +1

    Alla hawnaxaristo dhaman mujahidenteni kudhimatay

  • @user-ls1di1jn5c
    @user-ls1di1jn5c Před 13 dny +1

    Laha unaxarito

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 Před 3 měsíci +1

    The goat is Lixle 🦁🦁🦁🦁

  • @zainebahmed3931
    @zainebahmed3931 Před 2 měsíci

    Illhy dhamaan intii dhimatey hownaxariisto inta noola cimriga how dheereyo😢😢

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 Před rokem +1

    Thank you our Legends, SNM❤

  • @Hibaakabdirashied
    @Hibaakabdirashied Před rokem +1

    Ilaahaow dhamaantiin ha idiin maxariisto la aantii xoriyadan maanan helayne😭😭😭😭😭

  • @Cirguje2
    @Cirguje2 Před rokem +4

    SNM DHAB AH WAA NIN KAN KA HADLAYA DAGAALADDA UU GALAY. ILLAAHAY CAAFIMAAD IYO CIMRIDHERER HA KU SIIYO

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 Před rokem +6

    Eebbe wayne oo waaxid wuxu qurankisa kariimka ah inoogu sheegay:
    و قال تعالي في محكم تحكيمه:
    وَلَا تَزِرُ وَازِرَةٌ وِزْرَ أُخْرَىٰ ۚ وَإِن تَدْعُ مُثْقَلَةٌ إِلَىٰ حِمْلِهَا لَا يُحْمَلْ مِنْهُ شَيْءٌ وَلَوْ كَانَ ذَا قُرْبَىٰ ۗ إِنَّمَا تُنذِرُ الَّذِينَ يَخْشَوْنَ رَبَّهُم بِالْغَيْبِ وَأَقَامُوا الصَّلَاةَ ۚ وَمَن تَزَكَّىٰ فَإِنَّمَا يَتَزَكَّىٰ لِنَفْسِهِ ۚ وَإِلَى اللَّهِ الْمَصِيرُ فاظر الآية (18)
    Macnaha ayaadda oo gaaban waa in:
    لا يحاسب أحد بذنب غيره و لا يحمل أحد عن أحد ذنوبه التي أثقلت كاهله يوم القيامة, بل يتمنى كل امرئ لو له حسنة ولو عند والده أو ولده. هذا إنذار
    Qofna looma xisaabin doono maalinta Yoomul Qiyaame dambiga qof kale galay, mana dhacayso in dunuubta qof ku cuslaatay ama batay isaga
    maalinta qiyaame looga wareejiyo qof kale, sida aabihii ama wiilkisi, xaaskisii, jiraankii uu u fiicna si kasta oo ugu lib sheegto inu hagaajiyey kuwan adduunka markii la joogey ma jirayso qof xitaa hal ajar ama xasanad u soo kordhinaya ama hal dembi ama xumaan ka qaadaya qof ka kale. Maalintaas qof kastaa wuxuu jecel yahay inuu camal wanaagsan la yimaado xaggisa.
    Looma xisaabinayo ama dusha laga saari maayo qofna dembi isagu/iyadu aanay gelin. Macnaha dadka dembiga loo kala bedeli maayo oo midkii dembigisu cuslayey cid kale looga wareejin maayo xitaa qaraabe ku dhow hadduu u yahay. Maalinta yoomal qiyaame oo Allah adoomihisa ukala gar qaadayo culeyska ay leedahay waxa dhacaysa in aabuhu ilmihisi oo ifka ku hagaajay xasanad ama ajar ka dalbado ama waydiisto isago leh "Aabo miyaanan si fiican ku soo gelin adduunkii markaan joogney"? Ar in yar oo aiar ah igu so wareeji xasanaadkaaga ah si aan u badbaado maanta". Ilmihii baariga ahaa wuxuu oranayaa waa dhab aabo inaad ii fiicnayd lakin waxan ka baqaya waxa adiguba ka cabsanaysid oo waxba kuma qaban karo, xaalkuna sida u dhib badan yahay waad u jeedaa iyo meeshan waxa yaala aabbo.
    Odaygii xaaskisi ayuu intaa in la mid ah ku oranaya, iyaduna iyada oo qiraysa wanaagga u ifka u galay ayey ku jawaabaysa inta ilmuhu odayga ugu jawaabeen iyo inay ka baqayso waxa isaguba ka cabsi qabo oo wax ajar ah u hayn. Xitaa jaarki ayaa imanaya oo isna sheeganaya wanaaggii u qabtay jaarkisa markii ifka la joogey, oo isna xasanad ama ajir u miisanka ku darsado si uu uga badbaado xisaabta adag ee yoomal qiyaame waydiisanaya jaarkisii ama jiiraankisii.
    Waa nasiib darro in dad nooli naftoodii dulmiyayaan iyaga oo nafo kale dembi ka gelaya si ay naftooda xumaanta ku jirta ugu qaboojiyaan, adduunkana fasahaad iyo faasiqnimo ugu fidiyaan, waana arrin khaterteeda wayn leh if iyo aakhiroba.
    Allah weeye midka aynu dhamaanteen u wada noqonayno, Allah waa mid xisaabintta ummaddisa ku dheeraya ama si fiican oo sax ah u qabta isaga oo aan cidna dulmiyin, wuxuna ka ajar siinaya qof kasta wixi u soo shaqaystay hadday khair ahayd wuxuu la kulmin khair, haddii u shar soo shaqaystayna waa shar ama dhib waxa u la kulmaa. Allah ha ina wada xafido oo dunuubteena, midii waalidiinteena ha dhaafo. Aamiin

    • @kamaalderia4842
      @kamaalderia4842 Před rokem +1

      Walee qalbigayga waa gariiray xasuusta maalinta qiyaame alle ha ku barakeeyo

    • @Mohammedabdi1127
      @Mohammedabdi1127 Před rokem

      @@kamaalderia4842
      Qalbigaaga gariiray shuki kuma jiro in u qalbigaagu qalbi fiicanahay. Allah dembigeena iyo midka waalidkeen, midka ummadisa islamka ah ha dhaafo. Camal meesha aan ujeedo kuma hayno ee Allah naxaristisa janooyinkisa ha inagu geeyo dhamaanteenba. Cadaabi meel qofna la jeclaado ma aha. Allow naga nabad geli.
      Allah ma qadero ee marka musliminta qaarkood cadaabta galaan oo la waydiyo subbane Rasuulkii Allah Muhammad csw in u mafsuud yahay sida xisaabta yoomul qiyaame u dhacday? Wuxu ku jawaabi maya Allow ma ahi raali ilaa inta qayb ummadaydi ahi cadaab ku jiraan. Allah waa naxaris badane waxa la amrayaa bal in laga soo saaro ama kuwa ugu horaya ee laga soo saaro waxa ka mid ah qofki Allah dartis indhisa maalin oohini ka timid, laga yaabe in qalbiga qashuucay ama gariiray la mid yahay oo waa wax meel ku yaal oo aan Allah ku ogyahay, hase yeeshe waxaad ila egtahay ahlu khair qalbi wanaagsan ee Allah naarta hakaa fogayo, janadisana hakugu galado ama geeyo. Hoos ahaan igu so ducay, khair Allah haku siiyo

  • @SaynabDiriye-wi8eo
    @SaynabDiriye-wi8eo Před 3 měsíci

    Gesiyadi xornimadan nohorsedow allow idin naxariso😭🤲❤

  • @khadarhassan882
    @khadarhassan882 Před rokem +4

    Allah ya rahma raaximiin. Dhamaan snm

  • @jamalmanchesterawi6179
    @jamalmanchesterawi6179 Před 11 měsíci +1

    Yool yool iyo lixle waa ilmadeer ruma
    Alle haydiin xarasiisto adeerayaal😢

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před rokem +1

    SLM ayay Gabi dhahaan inamadan yar yar ee hooyoonkood taarikhda soo barin waa SNM

  • @aminasuliaman8487
    @aminasuliaman8487 Před rokem

    Allah h u naxarisyo inti ku dhimatay inti nola Allah u inta nola allah h barakeeyo viva snn somali land forward

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 Před rokem

      Yaa ka shaqeeyey in saxaarahaa Hargeeysa leesugu keen reer Hargeeysa. ?

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 Před rokem +3

    Inney waxdhaceen la iskuma hayo, laakin in Saa lookalafogaado Qeyb bey ka ahaayeen Somaliland , Marka Ethiopia oo Ciirciireysa Iyo Qomiyadaha Tiradabadan iyo Marka lagudaro Kenya waxaan Filayaa in aan kumilmidoono Geeska Afrika Taas baana Qomiyada Somali Xal unoqondoonto.

  • @HamsaAhmed-hv3ph
    @HamsaAhmed-hv3ph Před měsícem

    Battle of burco Duuray was Historical .

  • @musemuhumed5721
    @musemuhumed5721 Před rokem +2

    Subxanallah Somali is layse guul miya

  • @AbdiqadirQaadiro-ty7jj
    @AbdiqadirQaadiro-ty7jj Před 11 měsíci

    mujaahidiin bayhaayeen alehawnaxariisto

  • @f.o847
    @f.o847 Před rokem +3

    xasbunallaahu wa nicmal wakiil

  • @user-sy9ne5uw7q
    @user-sy9ne5uw7q Před 10 měsíci +1

    Inta tiktok ku so arag ty😂

  • @SultanAli-hc6ki
    @SultanAli-hc6ki Před rokem +2

    Hbar awal baa dalka ugu halgan badnayd tarikhda benta jooji

    • @Cirguje2
      @Cirguje2 Před rokem +1

      Ma isaga ba reer hebel ka hadlaya niicle yahow

    • @Cirguje2
      @Cirguje2 Před rokem +1

      Faqash naago laga dhigay buu ka hadlayaaye waa maxay munaafaqadda aad wado

  • @maxamedsaalaxmohamed2992

    Alle how naxariisto intii snm ka dhimatay

  • @khalafjama2085
    @khalafjama2085 Před rokem +1

    Alle ha unaxariisto inta inaga dhimatey dagalka geesi mujaahid lixle iyo muhaahidada kaleba geesiyaal

  • @ifrahmohamoud2431
    @ifrahmohamoud2431 Před 10 měsíci +1

    Wixii Maalkaga Cirdigaaga Gurigaaga Kugu Imaada Inad Dishaa Waa Jihaad Dadkana Macal Diintoodi Ayaa Logu Yimi Oo Siyad Barre Waaki Aayadihii Quraanka Leexiyay SNM Waa Mujaahidiin Fi Sabili Laah Ilaahaw Qabrigooda Beer Beeraha Janada Ka Mid Ah Uga Yeel Allow U Wada Naxariiso Nabadaas Aan Haysano Diintaa Macaan Ee Islaamka Iyagaa Noo Badbaadiyay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před rokem +4

    Ann waxey u dhimatey u dhawacantey in Somaliland nabad Ku Wada noolato illahow u naxriiso mujaadiinya inata dhawaca noon kaci

    • @ahmedyasin6796
      @ahmedyasin6796 Před rokem

      Wllo heestaa macaan ee lagu bilaabey barnaamijka magaceed?

    • @cabdirahmaan1312
      @cabdirahmaan1312 Před rokem

      Jamac qarash waa muuse cabdale Alle haw naxaristo waa ciidankii gashamo deganaa maxamed kahin ayaa taliye u ahaa isagaa soo ambabixiyay wuxuu ahaa halgamaa wayn Aaskiisi muuse biixi iyo maxamed kahin midna matagin waa nasiib daro qarankana iyaga hada hogaamiya

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před rokem +1

    dhulka waa buur iyo banaan ,
    banaanku wuxuu ukala baxaa Burco iyo Booq,
    burcoduuray waa borcadii duurka lahayd

  • @Independent-girl1
    @Independent-girl1 Před rokem +1

    Janno ilahy haidinka waraabiyo

  • @maxamedyuusuf5359
    @maxamedyuusuf5359 Před rokem +1

    SLM mise SNM?

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před rokem

    Waad mahadsantay mujaahid . Jaamac-Kharash ha u tacsiyadeyne u ducee. Waxa loo tacsiyadeeya dadka nool ee laga dhintaye lama tacsiyadeeyo qofka dhintay

  • @abdirizakahmed73
    @abdirizakahmed73 Před rokem +1

    yuusuf maydal cumar faarax jaah waayo arag wax badan usoo joogay

  • @apdiwaasacjamac2888
    @apdiwaasacjamac2888 Před rokem +2

    Wx aan cid loo raco jirin ayy xiligan ka wrman wr dadkina wx uqabta wxaas ka imado noolaha sharafta leh waan dhinteee

  • @apdinajiipmuuse8664
    @apdinajiipmuuse8664 Před rokem +1

    geesiyadii af gambiyey taliskii faqashta afweyne

  • @cabdirashidmaxamud7356
    @cabdirashidmaxamud7356 Před 11 měsíci

    Dhamaantood alle ha u naxariste lkn aan sade mujaahid lixle lamuu Socon gaadhiga raashinka u siday mujaahidiinta snm lixle burco duuray ayuu hore u joogau

  • @17jirchannel86
    @17jirchannel86 Před měsícem

    Kkkk filin Hindi ah
    Mujaahid kulahaa war waxaad dhahdaa muqayilliinta

  • @Dulqusley
    @Dulqusley Před měsícem

    Morgan 600kun idoor bu xasuuqey iyo 500kun qaxotiga Ethiopia 🇪🇹 galen

  • @XamseXashi-ht6wh
    @XamseXashi-ht6wh Před 6 měsíci

    Waxaan daawanayaa markii uu dhacay dagaalku dhacay 1:30 waa arbaca

  • @basbaas12
    @basbaas12 Před rokem +9

    Duriyada Reer Sheekhoow aduunyada heroes kooda way ku faanaan weliba dunida kale qasab ayay ku baraan ee geesiyadiina ku faana oo faqashtii ay laayeen caruurtoodu yaanay hortiina ku caayin.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem +2

      Basbaas
      waa runtaa balse dad wax magarato ah ayaa jira oo aan cadawgooda iyo nasteexooda kala oqeyn oo qabiil in lagu qufulo ladoonayo

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Před 2 měsíci

    Madhabaa baa

  • @warshiiqyusuf978
    @warshiiqyusuf978 Před rokem +2

    waxaa ku faaney somalia ayaa laaye nin wuxuu ku hadlo ma ahan

  • @cabdixasan49
    @cabdixasan49 Před 11 měsíci +1

    Lixle ☠️🙉

  • @yoonisnaasir9849
    @yoonisnaasir9849 Před rokem +3

    alle naxaristii jano haziyo intii dhimatay intii nool alle cafimadkaga ha isiiyaadiyo

  • @djdeqsi6149
    @djdeqsi6149 Před rokem

    🎉

  • @jamalmanchesterawi6179
    @jamalmanchesterawi6179 Před 11 měsíci

    Inankaa uu sheegaya
    Waa oofwareen

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Před 2 měsíci

    Ma dhabbaa

  • @ABEES-TV
    @ABEES-TV Před 26 dny

    BURCO DUURAY raga dhintay waxay Kala Ahaayeen 30 Ciidagale ah 9 Habarayoomisa 3 isaaqa kale ah

  • @abdisalanabdillahi9552
    @abdisalanabdillahi9552 Před 6 měsíci

    Hoygina jano allah haka yeelo

  • @adanibrahim9402
    @adanibrahim9402 Před rokem +2

    Lair

  • @mansiontech1265
    @mansiontech1265 Před 7 měsíci +1

    Dhamaan Mujaahidiinta SNM abaal ayay inagu leeyihiin Allah ha u naxriisto dhamn intii dhimatay inta nool cimri dheer iyo caafimaad ❤

  • @maryamali3407
    @maryamali3407 Před rokem +2

    Maxay ku dhinteen halkee bay ku sugan yihiin robbed ayaa idin furan

  • @Maxamedaxmed-tx9ww
    @Maxamedaxmed-tx9ww Před 10 měsíci

    Alle ha u naxariisto intii inagaga dhimatay dagaalka

  • @abdulahihassan6781
    @abdulahihassan6781 Před rokem

    Dhamantod alla haunaxarista waa somaliyed

  • @lebumphoo7183
    @lebumphoo7183 Před rokem +1

    mmtv diinta haku xad gudbina mujahid macnihiisu sas maha ee

    • @basbaas12
      @basbaas12 Před rokem +1

      Qadaadweyn caruurtii faqashta ayaa diinta na baraysa. Mujaahid waa jihaad, jihaadkuna sida diintu tidhi waa naftaada xoolahaaga iyo diintaada inaad xaqdaro ka difaacdo. Gafuur culus foqol ciyaalo amisom

    • @basbaas12
      @basbaas12 Před rokem

      Mujaahidiin bayna lahaynoo kuawayagay aasayaan si aanu ulla mid noqono.

    • @aadanabokor737
      @aadanabokor737 Před 3 měsíci

      Marka u sheegaya miya dad aqoon badan ka waya aragsan kaa aragti fog ka khibrad badan diintana ka yaqan madina ka badiya . Wa in is qiimaysa marka hore adiga waxba sheegin 😂😂😂😂

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 9 měsíci

    ALLAAH YARXAMO LIXLE AMA MAXAMED XAASHI DIIRIYE SARKAAL SOOMAALIYEED OO QIIMA LEH AYUU AHAA OO LEYSLA QIRSAN YAHAY QIIMIHIISII,MAXAMED XAASHI GAANNI AYAA KU YIDHI COLONELL BOODHE OO AY SAAXIIB AAD AH AHAAYEEN LIXLE AYUU KU YIDHI SAAXIIB KAAGII QUDHMISTA AHAA AYAA DHINTAY WUXUU UGU JAWAABEY BOODHE CIIDANKA SOOMAALIYEED WAXAA KA DHINTAY SARKAAL QIIMA WEYN KU LAHAA,TAAS OO MUUJINEYSA WAX KASTA OO AY ISKU QABTEEN SARAAKIISHII CIIDANKA SOOMAALIYEED HADDANA WAA LA OG YAHAY SARAAKIISHU SIDEY U KALA MUDNAAYEEN

  • @abdirshiidmaxamed6730

    7 beybey oo 3 xaamud gubey iyo 4 Tekniko kale. Ifiso Taliye sahana wareysigiisana bal dhegeyso niyow Dabkuu xaamud shidey iyo Darban baan ku dhaartee.Lixle damacyadiisii iyo Damalkii koosaar, Allah Yaraxma( Shab Shotter 2xidigle kaga tegey camandooskii somlia.Muj yool yool. Khatar beesha Muj lixle ahaa. Isna 1988kii harfeisa ku geeriyodey

  • @hodanahmed556
    @hodanahmed556 Před rokem

    Wleee ragaas ragbay ahaayen abahay wuu ku jiray snm si isga loo helo xataa hoyadii o ayayday ahba lo xidhay oo rass loogu fury mnay dilin lkn dar ilahay ayuu u dhintay alle naxaristisi hka warabiye

  • @aaminaahmed257
    @aaminaahmed257 Před 8 měsíci

    😭😭😭😭

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 Před rokem +2

    Aakhiro zeman
    Arimaha Dhibta Somalida dhex martay waa arrin ilaa hadda iska ilaaliyey in aan faraha la galo waayo siba ugama gar niqi karo. Allah ayaa dadkisa u gar niqi doona if iyo aakhiroba.
    Sheikhyada waa ka dhegeystay in zamen ama waqti aanu iman ilaa u midka ka dambaya ka sii fitno badan yahay.
    هرَج القومُ : وقعوا في فتنة وتقاتل واختلاط.
    Waxaynu kale oo maqalaa
    ، أصبحوا في هَرْج ومَرْج : في فتنة واختلاط.
    الكتب، والرسل، والأَديان قاطبة ً …................. وكم باتوا على هَرْج ومَرْجِ (شعر الشاعر: أحمد شوقي )
    Rasuulka Csw ayaa sheegay in Yoomul qiyaamaha hortis xaalka dadku noqonayo هرجي
    Harji oo uu ku fasiray Rcsw DIL iyo ISLAYN dhexdooda ah.
    Mana aha dilkasi inaad Gaalo la dagaaamaysaan bal waa in ummadan iyadu qaarkeed qaarka kale laynayso ama dileyso. Midaas ayaa qiyaamada ka so horaysa. Rcsw wuxu yiri dilkaas waa soconaya ilaa ruuxa inta walaalkii la kulmo u dilo.
    Midaas oo keenaysa in deriskii aanay kala nabad gelin, ehalkii aanu is nabad gelin oo qofna qof aaminin karin.
    و قال تعالي في محكم تحكيمه:
    إِنَّ رَبَّكَ هُوَ يَفْصِلُ بَيْنَهُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فِيمَا كَانُوا فِيهِ يَخْتَلِفُونَ (25)
    السجدة
    الشرح:
    Sharaxaad:
    إن ربك هو يفصل بينهم يوم القيامة أي يقضي ويحكم بين المؤمنين والكفار ، فيجازي كلا بما يستحق . وقيل : يقضي بين الأنبياء وبين قومهم ; حكاه النقاش .
    Nebbi Muammedow csw Eebahaana ama Ilaah wayne oo waaxid wuu kala bixin maalinta qiyaame, waana uu kala xukmin oo u gar qaadin mu‘miniinta iyo gaalada dhexdooda. Mid walbana wuxuu ka abaal marin doonaa mudnaantiisa iyo wixi u soo shaqaystay. Waxaana la yidhi:
    Sidaas si la mid ah ayaa Eebbe ukala xukumin wixii dhib ah oo dhulkeena ka dhacday, ciddii geysstsy iyo ciddii loo grystayba shacan iyo dawlad ama qof kasta oo dhib loo geystayba cadaaladisa Allah ayuu kala kulmin.

  • @asha3777
    @asha3777 Před rokem +1

    Mujahidiin, ayaa loogu yeedhaa? Qof, qof Muslima ah dila, looguma yeedho. Allaha
    u naxariisto, danibigoodn Allaha dhaafo dhamaantoo dadkii ku dhintay

    • @cabdikarimofficial4689
      @cabdikarimofficial4689 Před rokem +1

      Waa sax qof muslin ah may dilin mujahidintu waa gaalo kuwan ka dagalamany

    • @omarjama7627
      @omarjama7627 Před rokem +1

      SNM Mujaahidiin bay ahaayen! Ilahay u naxariisto ins Mjuhaid Ee naga dhimatay

  • @user-qi6cd5tv1m
    @user-qi6cd5tv1m Před 11 měsíci

    g36❤

  • @MaxamedCabdi-hb3wc
    @MaxamedCabdi-hb3wc Před rokem

    Qaatil.baad.ahaydeen. ilaahay.kamaxishonaysaan. iskadaaya.mujaahidiinta.aadsheeganaysaan. away.culmadii.

  • @cabdiqadircali3239
    @cabdiqadircali3239 Před rokem

    waa.lagu khasaaray.snm.wax.ay tartay ma hirin.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před měsícem

    AHN

  • @axmedxasan2047
    @axmedxasan2047 Před rokem

    Ala ha unaxriisto intii ku dhimatay halagankii snm

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 7 měsíci

    ANM awliyo ahayeen ilahay garabkooda aha hadiise manta isaaq sidan inu isu cunayo aay ogayeen waxbau umay dhinteen aad baan uga xumahay inay nafahooda u wayeen dad qabyaldi dishay hadaya mina laah isaaq ilahay ha soo hadeyo hase aahatee waxya u xiisen xun yahow xunku dhalay iyo bandogii iyo dhigoodi lagu hor tooganayay too bad

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před rokem

    Ibna Faqri.
    Waa taa Xarshin u carrateen.
    Ibna Faqri.

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Před rokem +5

    Ushega kuwa qudhunka a e imikada faqashti sida ayda dsbada ululaysa

  • @zhugrizhacni1652
    @zhugrizhacni1652 Před rokem +3

    Ale ha unaxariisto intii ku dhimatat dalkoda ayay nabad ka dhigeen mantana nabad aan ku joogna iyaga ka danbeyay ale ayaa mahad oo dhan leh oo nabad na siitay ale ha noo siydiyo nabad rafaad raaxo ayaa ka dabaysay manta aan ku noolnahay

  • @joker83764
    @joker83764 Před rokem

    Idoor marna gaalkii ingriiska amaan ee aad dhabarka ku qaadi jireen marna xabashi amana aad ciidanka u ahaydeen waa ehlunar kuwaad mujaahidiinta ku sheegaysan

    • @aadanabokor737
      @aadanabokor737 Před 3 měsíci

      Adigu waxad ka soo jeeda faqash tii jabtay ee isaaq jebiyay. Marka cayda iskaga ciil bax ileen itaal kale mahayside lkn annagu daarood ku cayi mayno 😅😅😅😅

  • @abdimohamed2928
    @abdimohamed2928 Před rokem +1

    Uevem

  • @abdilatif701
    @abdilatif701 Před rokem

    Ereyga Mujaaahid Malaha Qalad Baad Ka Fahamteen

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Před rokem +9

    Bariga ciro iyo faysalba moorgan iyo faqashbay ufatalayen imikana dalka waxalosomaray ayay ku kibrayan nacasnimo iyo hunguribay lagaboben

    • @nuraqallib9103
      @nuraqallib9103 Před rokem +4

      Waar yaa heegooy waakuwaa ragii wadanka xoreeyay waa wadagarxajis car idinku sheega nin waxku oolaa oonahan dhagawayne mahaysaan runtiina waalaydiku khasaaray heegoy soomaalilaan ayaad tidhaahdaan maxaa utfarten waxba markaa hakuwaalanina ciro iyo faysal wadanka ilmaadeeradood ayaa xoreeyey iyo adigan haashtariga faqashtu kaadhigatayba

    • @hodanyusuf8397
      @hodanyusuf8397 Před rokem

      Garxajis aya futadada uraysa xoraysay adiguna sabayada ayad noo dubaysay 😂

    • @abdishakurd8090
      @abdishakurd8090 Před rokem +1

      @@nuraqallib9103
      Kadaaa masaakiintaa haku digane

    • @alphamale5802
      @alphamale5802 Před rokem +3

      Muuse bixii inuu dhulka boobo ayuu u'degaalamayey.

    • @basbaas12
      @basbaas12 Před rokem

      Heego maahee waa faqash kani ina kala qaybinaya.
      Waar yaan shaadhka laynala xidhan.
      Ka horeynee faqashta.

  • @maxamed8867
    @maxamed8867 Před rokem +1

    Maalintaa waxa kale oo dhacday 26 nin oo ciidagale ah oo xaga danbe ku dhintay ragaa ku dhintay burco duurayna ayagaa u badnaa

    • @najmaahmed1781
      @najmaahmed1781 Před rokem

      Uf qabilban meel walba unacay all ready dadki somalilad ka dhintay aya la sheegaya

    • @somalien9447
      @somalien9447 Před rokem

      HJ iyo Hy bay ahayeen ragaa meshaa ku dhintay ee beenta jooji

    • @SultanAli-hc6ki
      @SultanAli-hc6ki Před rokem

      Tarukhda benta joji

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 Před rokem

      Waar islayaaba ciidankii Sayid cali ee tababarka Awaare kasoo baxay ayuu ahaa Oo lixle lagu wareejay ayaa dagaalka Burco duuray galay Ciidan xul ah oo isku dhaf ah ayuu ahaa oo bari iyo Galbeed kakoobnaa deegaan gaar waluun ubadnayd inta nin galbeed kayimid kudhimatay tiro malahayn Xerada Tababarka Awaare waxa haystay oo ciidanka tababaray Cornel Mahdi Ali farah Oo Reer Gabiley Taariikhda yaan been laga sheegin

    • @Kharkaraadimedia
      @Kharkaraadimedia Před rokem

      25 nin bay ahaayeen iyo 25 nin oo lixle ka mid yahay iyo 32 nin oo dhaawacmay nio taariikhda zx

  • @hodanmeecaad685
    @hodanmeecaad685 Před rokem +3

    Yuusuf maydal,waa nin isaxaaqa

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh Před rokem +1

    Ma moodaa inuu kasheekeynayo dad kala duwan oo dagaalamayo,waa un soomaali isdishay oo kaaga darana wada muslimiin ah,aakharaa lookala dacwa qaadi

  • @ToppTenz
    @ToppTenz Před 5 dny

    220 aan dilna kuye 320 waan ahayn 😂 30 macalimintii kujiraan iyo hogamiyahii ciidankana waa lacunay been waynaa 😊

  • @mohamoudhussein1280
    @mohamoudhussein1280 Před 9 měsíci

    Gufays waa deganjayagii

  • @abshirmohamed9935
    @abshirmohamed9935 Před rokem

    Waxaas fankii iidoorka waxaas

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 Před rokem

      Kolley haraagii ayaad tahay ee wareyso kuwii ehelkaaga ahaa ee ku jiray waxaanu badnay..... Iyo siday fulayaal u ahaayeen.

    • @Kharkaraadimedia
      @Kharkaraadimedia Před rokem +1

      cuqdada aad iidoor u qabtaan waataas aad illaa maanta u burbursan tihiine ee maalin walba laydiin gubayo

  • @NAF_KU_JECEL_ADOO_JECEL

    muj. yusuf maydal, waligay lama kulmin, mana aqaano xita degaan ahaan meesha uu kaso jeedo, wlahi waxanse jeclahay sida faahfaahsan ee kala dhigan uu taariikhda uga waramo, ragbadan oo waxn dawaday ama iyagu leh uun anaa sidan samryay anuu lixle kaligay uun iushegayay ama aniga lixle intaas ku idhi?? oo taariikhda si gaar ah isku siiya ama aad ka dareemayso kaligood libaax inay ahayeen, ninkan oo kale waa dadka fara kutiriska ah ee sharaxaadiisu ku kaafiyayso, ilahay cimriga, cibaadada, iyo caafimaadkaba ha u barakeeyo, hana karaameeyo, dhulka iyo dadkiisubana waa ogyihiin waxd noo qabateen, ilahay abaalkiina if iyo aakhiraba janada haydinku siiyo

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 Před rokem +1

    The action or crime of making a false spoken statement damaging to a person's reputation
    Slanderous
    False and malicious
    Intended to harm someone.
    السخرية
    مَّا يَلْفِظُ مِن قَوْلٍ إِلَّا لَدَيْهِ رَقِيبٌ عَتِيدٌ
    السورة ق الآية ١٨
    Wax walba waa qoran yihiin, laakiin ayaa lagula xisaabtamayaa waxa u ku jira, xumaan iyo wanaagba. Camalka wanaagsan waa la abaal-marin oo ahar iyi xasanaad ayuu ku kasbanayaa, wixii xunna waa dunuub iyo camal xun ayuu ku kasbanayaa. Wixii kale oo labada u dhexeeya waa la tuurayaa.
    السلام عليكم
    Walaalaha sharafta leh ee Somaliyeed LANDKA ay doonaanba ha sheegteen waxan idin la wadaagaya arrin khaterteeda leh so if baxday intii Social mediahu so shaac baxay, salkana ku haysa arrimaha Laga dhaxlay Colaadii Sokeye aynu ka dhaxalay hab dhaqankii QABIIL iyo sida Somalidu u wajahday waqtigan casriga ah, aniga oo ku cabiraya
    Ama ka duulaya aqoontayda gaaban:
    ة
    CAYDA MEDIAHA etc laysu marinayo.
    Ma xalaalba in qof loogu yeedho magac, naanays, u dhibsanayo?
    Maya
    Waxan leeyahay in dhamaan sefooyinka sare ku qorani xaraam iyo waxan banaanayn yihiin. Waa arimo aad Allah la hortegeyso ku dhawaaqow. Maadama ay jirto maalin yoomul qiyaame oo eebbe adoomihisa u gar qaadi doono.
    Allah wuu mamnuucay in lays caayo, si aan nacaybku ugu fidin bulshada dhexdeeda.
    وَلَا تَلْمِزُوا أَنْفُسَكُمْ وَلَا تَنَابَزُوا بِالْأَلْقَابِ بِئْسَ الِاسْمُ الْفُسُوقُ بَعْدَ الْإِيمَانِ..) ال حجرات 11
    Naftina ha caayina ama ceebaynina, hana isugu yeedhinina magacyada xun ama qof magac faasiq ha ugu yeedhina ka dib marki islaamay.
    Qofka caytamaya wuxu JAAHIL ka yahay
    Midka uu caayaya inu yahay midka khair badan isaga xagga Eebbe. Macnaha midkan caytamaya ma aha mid u warhaya
    Qofka u caayayo inu yahay mid Eebbe uga dhow.
    (يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لا يَسْخَرْ قَوْمٌ مِّن قَوْمٍ عَسَى أَن يَكُونُوا خَيْرًا مِّنْهُمْ وَلا نِسَاء مِّن نِّسَاء عَسَى أَن يَكُنَّ خَيْرًا مِّنْهُنَّ..) الحجرات 11.
    Qofka mu'minka ahi wuxu dadka ugu yeedha MAGACYADA FIICAN oo khairku ku jiro.
    Allah Subxanu wa tacaal wuxu inaga mamnuucay inaynu dadka cayno. Wuxuna
    Ku magcaabay التنابز بالألقاب
    Oo ah ihaanaynta dadka kale adiga oo u adeegsanaysid kelmedo iyo afcaal ay ku jirto xaqiraad.
    Eebbe quraankisa kariimka ah waxa u inoogu sheegay:
    وَكُلَّ إِنسَانٍ أَلْزَمْنَاهُ طَائِرَهُ فِي عُنُقِهِ ۖ وَنُخْرِجُ لَهُ يَوْمَ الْقِيَامَةِ كِتَابًا يَلْقَاهُ مَنشُورًا.
    سورة الإسراء:(13)
    Qof kasta oo buniadam ah waxa qoorta loo sudhay camalkisii, shar iyo khairba. Macnaha waagu marku beryo iyo gabalku marku dhaco warqad cad ayaa lagu qorayaa camalkisii, midaas oo kitaab noqonaysa ay ku sajilanyihiin mudadii u noola oo ka horaysa marka naftu dhaafto wixii uu falayey shar iyo khair bookaas ayey ugu qoran yihiin.
    بموجب المقدر عليه بإذن الله
    Waa erayo cay iyo afxomo bulshadu isu dirayso.
    الشتم
    Cay: waa in qof caayo qof kale oo hor jooga ama meel la jooga. Ama uu ku hor caayo dad kale isaga oo midkii uu caayey meesha ka maqan yahayba.
    ويل﴾ كلمة عذاب أو وادٍ في جهنم
    ﴿لكل هُمزة لُمزة﴾ أي كثير الهمز واللمز
    Kelmed Cadaab ah, ama waadi ku yaal Jahannama(Weylun)
    Si aynu waaduxino inta ay le'eg tahay khaterta hadalkas xummi waxa u waydiyey
    Saxaabigii Mecaad Rasuulkii Allah csws
    " Rasuulkii Allow MA NALOO QAADAYA WAXA AANU KU HADLAYNU?"
    Wuxu ugu jawaabay csws" فقال عليه الصلاة والسلام: وهل يكب الناس على وجوههم في النار إلا حصائد ألسنتهم؟
    Oo ma wax kale ayaa dadka wejiga naarta
    Loogu geliya ama quusiya aan ahayn wixi ay carabkooda kaga hadleen, ama natijadii
    Ay ka goosteen carabkooda wixi ay ku gudbiyeen oo xumaan ahayd?.
    Ogow shar iyo halaak ayaa u sugnaaday kuwa dadka carabkooda ku dhibba.
    Insaan kasti maalinta yoomul qiyaamaha
    Wuu akhriyayaa kitaabkisa. Waxa lagu oranaya akhri kitaabkaaga aad buuxisay adigu markaad noolayd oo ka buuxisay shar ama khair.
    اقْرَأْ كِتَابَكَ كَفَىٰ بِنَفْسِكَ الْيَوْمَ عَلَيْكَ حَسِيبًا (14)
    Akhri kitaabkaaga, maanta adiga ayaa isugu filan inaad is xisaabisid. Allah wax ma dulmiyo, adigana ku dulmiyi maayo.
    Adiga ayaa naftaada camalakan u horaysiisay oo ama u so shaqaysatay
    Ikhtiyaarkaaga, rabistaada, mutadawacnimadaada iyo awoodaadaba.
    Hadaba haddii uu camalkani yahay mid aadan istaahilin oo meel xun sida cadaab ku dhaxalsiinaya ama ku xumaynaya, naftaada oo keliya ku canaano.
    Waxa laynooga degay inan cayno waxa ay caabudayaan dadka diimaha kale haysta, si aanay u aflagaadayn diintena xanifka ah.
    (وَلَا تَسُبُّوا الَّذِينَ يَدْعُونَ مِن دُونِ اللَّهِ فَيَسُبُّوا اللَّهَ عَدْوًا بِغَيْرِ عِلْمٍ..) الأنعام 108،
    Walaal iska ilaali سخرية
    Or hurtful remarks
    Against the others!
    Halaag iyo dhibaato wayn aya u sugnaatay
    Kuwa dadka kale caaya, xanta iyo oo jooga ama maqan, dadka hortisa ku xaqira, aflagaadaya etc.

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 Před 9 měsíci

    rag baa hogaanka hayay dee
    maanta oo dawlad 30 sano la ahaana muuse iyo ina kaahin waxa soo eryaday maro cas kkkk

  • @user-bx3op8wp1s
    @user-bx3op8wp1s Před 9 měsíci

    Mujaahid

  • @Kamalvlogs10
    @Kamalvlogs10 Před rokem

    Somaliland midaaas ba waxey idiin noqoneesa jano mida idiin kuso socoto ka daran