SARKAAL KA GOOSTAY CIIDANKA 1988 SABAB?....

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Komentáře • 306

  • @necenergy9499
    @necenergy9499 Před rokem +10

    Ayaanlow please Walaal ka daa waraysiyada in sida jeceshahay loo jawaabo.First 3 minutes waxad ku celcelisay maxad ciidanka u gashay, jawaabtiisuna waxay noqotay wadankayga inaan difaaco. Lakin waxad jevlayd inuu ku jawaabo, wadanka military ayaa haystay wax kale ma banaanayn!
    Please ka shaqayno dadkeena jiilasha soo soda nacayb galino, we need more patriotic people like him.

    • @cabdijamiilcabdilaahi1144
      @cabdijamiilcabdilaahi1144 Před rokem

      Hadal iyo Dhamaantii Dalka waxa uu ugategay waa waxa baabiiyey Somaaliya ee Maanta kadhigay in lays aamini,waayo Taasina waxay u,baahantahay in wax laga barto waana taa ta Weriyuhu ugu Cel,celinaayo in wax lagabarto wixii dhacay intii ay jirtay Xukumadii Milateriga ee Siyaad bare.

    • @hararemedia
      @hararemedia Před rokem

      @@cabdijamiilcabdilaahi1144 ma kula tahay tqn oo kale inay wax daawaynayso waa maya, waxaan sii qiimo tiraynaaya wadanka. wixii dhacay in laga gudbo waa in la faafiyaa wadaninimo jiilasha cusub lagu barbaariyo hadal wanaagsan iyo sidii jiilashaas wadanka ula wareegi lahaayeen.

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Před rokem +2

    Maashaa,Allaah...Runtii Waa Sarkaal Aad U Qiimo Badan.Oo Wax Badan Taariikhda Somalia Wax Badan Ka,Og...Oo Weliba,Ay Ka Muuqato Waddaninimo,iyo Caddaalad Jaceyl.

  • @mohamedabdielmi3701
    @mohamedabdielmi3701 Před 2 lety +4

    Waa mahadsanthy ayaanle barnamijkaga aad ayaan ugu xiranhy szb hore u soco keep going

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před 2 lety +27

    Diyaadi airport HARGEISA ka kacda hdana HARGEISA duqaysay aduunka meel ay ka dhcdy majirto
    SNM haday jabhad ahyd iyada ma la duqeeyo
    NAFSIGII LAGALY EE SOMALI KLA GASHY WAKAW HADA SOCDA

    • @ubahabdiomargrundlaggandev6611
      @ubahabdiomargrundlaggandev6611 Před 2 lety +1

      Mamulki iyo qofki ka dambeyayba mar hore ayuu gabalkodi dhacay, muhim mahan inaad u sababayso dhibatada hadda ka tagan wadanka

    • @sareedocabdi6129
      @sareedocabdi6129 Před 2 lety +7

      WALLAAHIBAAN KUDHAARTAY
      SASKAAN KAQAADAY DIYAARADAA ANIGOO DHALIYARO AHAA MARKAA
      TOBAN SANO AYAAN KURIYOONAYAY
      NAFTAYD INBADAN BAY HALIS GALISAY HALISIHII BADNAA EEN SOOMARAY WAXA ISIIYEEN YAQIIN
      INMARKA WAQTIGAAGU DHAMAADO KAHO AANAD DHIMANAYNIN

    • @ubaxiidalkeygow2381
      @ubaxiidalkeygow2381 Před 2 lety +2

      Been maad sheegin, kan qudhiisaa ka mid ahaa waayo wuxuu ku leeyahay amar la'aan baa jirtey.

    • @Abdirahman-ty6ku
      @Abdirahman-ty6ku Před 2 lety +3

      Waa kooxdii Ali Samatar gacanyaraha u ahaa dhaan dhaankan lawaraysanayaaa ee Hargeisa duqaynjiray

    • @ubaxiidalkeygow2381
      @ubaxiidalkeygow2381 Před 2 lety +1

      Waa run kaaga darane habeen ismey weydiin xaga laga haysto!
      In cuqubadii ay u dhigeen wataa ka leynaysa caruurtoodii.

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse Před 2 lety +10

    Thank you for your service - ciidanka somalia kuwa ugu muhiimsan waa ciidanka cirka

  • @cabdallaciise1885
    @cabdallaciise1885 Před 2 lety +8

    asc ayaanle ramadaan kariim video-yadaada waan u xiisay ku meeyay

  • @tba2085
    @tba2085 Před 2 lety +4

    The Colonel grows up in Mogadishu in a period where clannish mentality did not exist, he experienced such barbaric mentality in the army, and he opted to leave the country. He correctly believes that 4,5 is unjust, barbaric and insult of Somali values, identity, and intelligence. Surprisingly the Colonel tried to join the same toxic non governable system and he received again unfair treatment. This s vicious cycle of injustice and violence. The two are reinforcing each other intra and inter clannish structures.
    Each Somali agrees that 4,5 is wrong, we all want Peace and Justice. However, the conflicts (physical and emotional) continue exacerbated by the wrong system of governance. Do we have better option? Yes, we do. The appropriate option suitable for our people requires thinking, and we shamefully destroyed our Somali thinking and outsourced that fundamental property to others.
    While hunger is currently eliminating our people, our youth and most importantly our CHILDREN (the future generation).
    Brother Ayanle, I believe you are a talent and future leader, please undertake deeper study and analysis, no need to impose your views to others.

    • @namiin3034
      @namiin3034 Před 2 lety

      For you to believe that the Somali republic was not built on clan and family just shows how ridiculously far from reality you are, the top leaders of the army and men with the power were Afweeyno's tribe his sons and sons inlaws what PLANET are you from 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Před rokem +2

    Hanoolaato dadka uu wareysta wey iga dulqaad badan yihiin wallaahi Hal su,aal buu 12 jeer ku weydiin marka Aad damacdid in Aad u jawaabtana wuu kaa soo dhaxgali.

  • @ubahabdiomargrundlaggandev6611

    Masha Allah, waa lagu tebay adiga iyo barnamishyadadi tayada sarre lahaa 👍🙏. Ramadan Karim

  • @hassanahmedhussein853
    @hassanahmedhussein853 Před 2 lety +6

    Ninkaan wuxuu asaga rabo muu noo sheegaayaa!!
    Wuxuu yiri wxaan dhashay 1960 sidoo kale waxaa sarkaal nimo la ii qaatay Masar 1978 kii.
    Markaa ma 18 jir ayuu sarkaal ku noqday????

    • @maryanmohamed7400
      @maryanmohamed7400 Před 2 lety

      Wuxu kuyiri 1978 dii inuu dugsiga sare dhammeeyey ayaa loo qaaday waxbarasho kuliyad ciidan ku taal masar. Marka waa sax in da'da 18 sano looga baxo dugsiga sare. Sidaa ayaan u fahmay aniga.

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj Před 2 lety +1

      Wuxuu yidhi 1978 ayaa anagoo dugsiga sare dhameynay naloo qaatey tababar sarkaalnimo oo Masar aanu qaadanaynay ka dibna waxaan soo noqoney 1980 kii oo xidiglayaal nalagu qaatey iwm.markaa fahan 1978 dii sarkaal muu noqon ee tababarki lagu noqon lahaa ayaa Masar loogu diray iwm.

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 Před 2 lety

      Miyaad dhago culustahay?

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 Před 2 lety

      Kuwa khadija macalin kuu tooli jeertye uu ahaa maala

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 Před 2 lety

      @@safiaibrahim8513 xaasidnimadu waa waxa dadka inaga reebay!

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Před 2 lety +1

    Great interview.

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Před 2 lety +6

    Sarkaal kani waxa uu sheegay inuu dhashay 1960 kii ciidanka cirkana ku biirar 1978-1960= 18 jir ah ka dib labo sanno oo tababar ciidamada difaaca cirka ku soo qaatay Alexendria Masar kadibna isaga oo xidigle ah ku soo noqoday Muqdisho. Su'aasha aan idin weynayaa waxay tahay sidee 20 sanno jir u maamuli karaa urur ciidan? Ani waxay ila tahay inuu ninkani cimrigiisa been ka sheegay waayo 20 jir masuul laguma noqon karo kornayl. Even in the western countries who have more knowledge in milatary strategies this kind of case is unacceptable. U dambeyn 1988-1960= 28 darajada colonel ma lagu noqon karaa 28 sanno jir?

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 Před 2 lety

      Haadi aad kaa miid aheeyd AFWEYNI QAABILKISI WAA LAAGU TOOLIJERYE DARAJDA

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 Před 2 lety

      Kkkkk dadkan reer koonfur age ka cudur kubqabaan

    • @khadarhussen4752
      @khadarhussen4752 Před 2 lety

      Baaritaa halagusameeyo

    • @camutiger5717
      @camutiger5717 Před rokem

      Inta badan dadka ayaanle waraysto wax badan oo aan macquul ahayn bay ku sheegayaa 28 darajada colonel cidna xiligaas kuma qaadan jirin wax wayn baa khaldan sxb

  • @CoolGirll00
    @CoolGirll00 Před 2 lety +19

    Why they setting like that ? How come you interview someone without eye contact?

    • @AhmedAli-ks3fb
      @AhmedAli-ks3fb Před 2 lety

      Exactly

    • @elmbits474
      @elmbits474 Před 2 lety +2

      this is Hanoolato style and they are facing you the viewers. you are sitting opposite them.

    • @akyow
      @akyow Před 2 lety

      Because in this instance they seem to be using one camera. Usually they use multiple cameras. You could tell from the angles of the multiple shots.

    • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
      @Malihin_cadow_Xamar_kadaran Před 2 lety

      @@elmbits474 there is not even eye contact with the viewers; horrible!

    • @mussaali5239
      @mussaali5239 Před 2 lety

      F all you who mentioned 'eye contact '- that means NOTHING. but, his AQOONTIISA waa limited 😢.

  • @MunshidSomaliMohamedFadhli

    Thank you for the service. 🙏

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 Před 2 lety +3

    🥰sidu farmaajo u imaadey reerkan tariiqey kuwashen anaga bilaawa waaye nagu dhaamta

  • @osmanawad8068
    @osmanawad8068 Před 2 lety +1

    Those who he mentioned were not finished secondary school. Saacid joined the army when he finished intermediate school. In the 1980s, the government was begging to join the army. The government officer never tested the knowledge of recruited officers at that time.

  • @dalhaasad4434
    @dalhaasad4434 Před 2 lety +5

    sarkarlka waxey ila egtahay labamid inuu wax qarinayoh iyo inuusan nin xog ogaal ah aheen wagaas.

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 Před 2 lety +5

    Dhalinyaradii ka soo baxday iskuuladii berisamaadka Cismaan geedi raage, 15 May, Maxamuud xarbi, Banaadir sare, Shiikh xasan barsame, Yusuf alkowneyn, Bartamaha, Yasin cismaan, Raage ugaas, 21 oktoobar, Sakhawadin, Jamal cabdi nasir, Wadajir sare, Jabuuti, Iskuul siyaad, Cali xusen, Baarbe, dhamme yasin, kasababalaare iwm dhamaan waa idin salaamay, ila xasuusta waqtigii macaanaa, ilbaxnimadii, is jaceylkii iyo nabaddi aan ku soo kornay. Bye

    • @qaassimahmed3871
      @qaassimahmed3871 Před 2 lety +1

      Shaarka waa kaa qaadnay waxaan ka mid ahaay iskuulada aad soo sheegtay foon 1 foon2 waxaan dhiganaayay cismaan geedi raage foon 3 foon4 waxaa u badashay 15may waa runtaa waqti fiican aan soo qaadanay cismaan geedi raage xasan cali qeeyre kaaba galaaskayga uu ahaa isku kursi aan ahayn 🙏✅mar labaad salaamu laah

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 Před 2 lety +1

      @@qaassimahmed3871 Legend

  • @Halane.81
    @Halane.81 Před 2 lety +6

    Chanalkan ayaanlow waa chanall heer qarana guleyso

  • @mohamouddguuleed1359
    @mohamouddguuleed1359 Před 2 lety +7

    Dhashay 1960.
    Sarkaalnimo loogu direy 1978
    18 sano jir Masar loogu direy.
    1988 baxsaday isaga oo colonel ah, markaa 10 sanno ku noqdey colonel

    • @footballscore8731
      @footballscore8731 Před 2 lety

      Xisaabta kawareeratay 1978 ilaa 88 meqa udhaxeyso 10 sano iyaas ayu Ciidanka kamid ahaa 1988 wadankane wu kaso baxay

    • @abdiqanimohamoud2158
      @abdiqanimohamoud2158 Před 2 lety

      Kkkk walee si fiican baad u fahantey

  • @dhoodimeer123
    @dhoodimeer123 Před 7 měsíci

    Good enterview

  • @alisuldaan8314
    @alisuldaan8314 Před 2 lety

    Hanolaato jzakumulaah mar weliba sida ad u waresato aqoon yahanada kala duwan aad ayaa u daawadaa videoyadada wariyasha tirada yar aya kamid tahay o si heer sare ah wax u wareesto bulshada wixi laso marey uga shekeye alaha ku xafido dhib badan iyo afxumo wala kulmesaa mar hadi somali yahay hore usoco weriye qaran aynle

  • @xasanfaarax6227
    @xasanfaarax6227 Před 2 lety +1

    Ayaanle xuseen abdi thanks

  • @galkagundelibaax2866
    @galkagundelibaax2866 Před 2 lety +5

    LIIIXLE🦁🦁🦁

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 Před 2 lety +5

    This is the best interview ... this Cornell is a hero... nin qibrad badan he should be reinstated in the army 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙👍👍👍👍👍👍 Somalia hanolato qabil down qabyalad down

    • @namiin3034
      @namiin3034 Před 2 lety +2

      Can you explain how he is a hero he never fought in any wars 🤔 all he did was get a free education and take it to a gaalo country 🤔

    • @bajiopele9891
      @bajiopele9891 Před rokem

      @@namiin3034 meeshan English lagu practice gareeyaa😂😂😂

    • @shinaali6574
      @shinaali6574 Před rokem

      He is fit and strong

  • @deeqdacad9901
    @deeqdacad9901 Před rokem

    thanks

  • @abdirahmanwarsame8272
    @abdirahmanwarsame8272 Před 2 lety

    mahadsanid Ayaanlle bro sida aad wac noo fahan siisay

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi446 Před 2 lety

    Great stories i can relate to him something to talk about going back isn't always the greatest everything is difficult it's very hard to reprogram you are changed but you don't even know it

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul Před 2 lety +2

    Wax cadaaladi kamay jirin Somalia 1969 ilaa maanta 2022 markaa cadaalad ba afka hasoo marin.

    • @JanankaUK
      @JanankaUK Před 2 lety +1

      Adunka oo dhan ayaa cadaaladu ku yartahay somali oo idilna dhib haysta ayaa usii dheeri ah
      Allaha naga wada saaro walaalo insha Allah

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Před 2 lety +2

    Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah, Ayaale wax yaalo badan baad u mada uga faaideesaa ,Wax badan oo umada ka qarsoon baa banaanka keentaa

    • @JanankaUK
      @JanankaUK Před 2 lety

      Runtaa waaye Ayanle shaqo fiican ayuu hayaaa

  • @footballscore8731
    @footballscore8731 Před 2 lety

    Excellent interview wa waxa jiray waqtigaas ila haddane taagan wana laga baxaa nidaamka xun e wadanka kajiro 4.5 qaran mahin e wa Qaran dumis.
    Barlamaanka cusub waxa kujuro askar an derajo iyo waayo Aragnimo laheen kuwaas o kaso galay dhanka NISA Adigane waxa thy qof Aqoon iyo Wayo Aragnimo leh dhib malahan Maalintaada way imaan Ilaahay Idinkiis.
    Haanolaato Guul iyo Gobonimo 😘🙏

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Před 2 lety +1

      Cidamadah,dowladih
      Siyaad,badankuduh,waxeey
      Aheyen,ciyalkih,orfanoh
      Kukurey,iyo,kuwih,darbih,juf
      Kah,aha,iyo,kuwih,dhalintah
      Kacaankah,ee,lafuleh
      Markah,intih,dhimatay,maheh,intih,kaleh,waa,sarakishah
      Hadah,jogtah,ee
      Somali,yah,hanolatoh,amiin

    • @mohamudsh4157
      @mohamudsh4157 Před 2 lety

      Ayaanle wad salaman tahay ninkan marka u hadlayo kuma fiirinayo su aal adan weydin ayu ku jawaawaa maraka qarkis wax walan wan u bahanhay kkkkk

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 2 lety +1

    Waraysi qiimo badan saraakiishii hore ee reer magaalka ahaa mnsha allah

  • @tba2085
    @tba2085 Před 2 lety +4

    Furthermore, we should disseminate facts on our past. SYL code of conduct is well known, and it was based on Somali identity (Integrity, Work and Brotherhood) against clannish and ignorance. Post-independence politicians diverted from national identity into clan-based identity in that context of political meddling and endless antagonistic arguments, people centred developmental agenda was lost including long term strategic orientation of the country.
    Our scholars and thinkers emphasized that clan and state (Qabiil and Qaran) are opposite to each other.
    Do we know how many clans are Amhara or Kikuyu?? Why it’s so important to know pseudo names of our clans? divide and rule!
    We did not invest early childhood development and education in general. What about water, we are the least water secure country in Africa, with utmost low of 0.2 USD/m³ of water use efficiency.
    To address all our developmental challenges, we need to rediscover our Somali pride and identity. We need to give space overwhelming majority of our people, Youth population:

    • @hobergurey3093
      @hobergurey3093 Před 2 lety

      Afkaaga kuu fiican inaad wax ku soo qorto waayo soomali ayaan nahay adigana soomali aya tahay ingiriiskana dad baa leh.

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 Před 2 lety +2

    War kan waxba kalama oga wareysigiisu waa jahwareer iyo waqti qasaaray

  • @abdimusaabdimusa8367
    @abdimusaabdimusa8367 Před rokem

    The funniest thing is that we are the only nation that has pride in deserting our defense force and still have the guts to talk about it. Where is patriotism and self pride, somali nationalism.

  • @dalmarahmednoah4770
    @dalmarahmednoah4770 Před 2 lety

    Asc waan ku salaamay wariye waxaan rabaa inaan kuu sheego arin yar markaa contat-kaaga ayaan u baahanahay fadlan ee iisoo qor mahadsanid

  • @axmedjamac1481
    @axmedjamac1481 Před 2 lety +1

    Halkan waxaanu uga baranay xaqiiqooyin laakiin kalni waa kii ugu damionsanaa abid qof warama waar kanoo kale hanookewnin

  • @adamahmed9433
    @adamahmed9433 Před 2 lety +2

    Ayanle waxadtahay dhexdhaxad wad ku mahadsantahay sxb.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 2 lety +1

    Kani WAA MOORYAAN dhiigyocab ah MADAAHIRO waana USC 1991USC dhac.boob iyo jiingadaha fiiqatey AYAA colonel KU sheegtey

    • @JanankaUK
      @JanankaUK Před 2 lety

      Waa wareertay mantay soom ma jiro miyaa xagaaga?

  • @nurgacan6950
    @nurgacan6950 Před 2 lety +2

    Ayaanlow suaasha waydiiusay jawaabteedi wuu ka leexday maxaa kalifay jabahada in ay samaysmaan kamuu jawaaabin jabahadaynta waxaa ka horeeyaya dada in la dulmiyaya oo fhibkii.lo gaysatay ay kernatay jabhado in ay samaysmaan euu ka meeraysanayaaa ninkan

  • @yusufgure5084
    @yusufgure5084 Před 2 lety +1

    1968kii Uu Dhashay 1978kii Aa Dibada Loo Qaaday Ma Fahmin Halka

    • @abdirahmanmfarah6051
      @abdirahmanmfarah6051 Před rokem

      1960 uu dhahay...18,jir loogu qaadey... dadkii hore ayagoo yar ay fursadaha,heli jireen....

  • @muusaguled4250
    @muusaguled4250 Před 2 lety +4

    Waa yaab 81 ayaan xidigle ahaa 88kina korneyl baan ahaa
    7 sano wuxuu dalacay 6 jeer o my god waa yaab. Ciidanka difaaca cirka oo khibradle ugu horeeyay waxay nasoo gaareen 64ki
    1978ki waxa taliye u ahaa Generaal Nero generaalka waa saraakiishii 64ti nooyimi 64ti ilaa 88 wuxuu gaaray general 24 sano ayay ku qaadatay inuu general noqdo sarkaalkana 7 sano ayuu koronel ilaa xidigle waxbaa qaldan
    Ciidankii 64ki waxay ahaayeen akadeemig 4 sano isagana wuxuu ahaa academic 2sano iyo dalacaadaa.

    • @Raaaganle
      @Raaaganle Před 2 lety

      ahaahahaha kornaylku cadaalad daro yuu ka sheeganayey hadana 7 sano x/le to col

    • @jimcalemaxamed4295
      @jimcalemaxamed4295 Před 2 lety

      Dee soo koob oo mareexaan buu ahaa ama daroodka kle

  • @Aziizmohamed
    @Aziizmohamed Před 2 lety +1

    Aad aya uula dhacay hadalka sargaalka, waa nin aqoon iyo sharaf iyo Soomali jaceyl ka muuqato

  • @abdihussein3285
    @abdihussein3285 Před 2 lety +2

    Adeer hasen ciyaarta joji 1968 ayaa dhaletay waxaa lugu qadey 1978 khahiro waxaa eeheed 10 jir

    • @namiin3034
      @namiin3034 Před 2 lety +2

      1960 bu yiri

    • @ubahabdiomargrundlaggandev6611
      @ubahabdiomargrundlaggandev6611 Před 2 lety

      Wax qalad’ah kuma arko wayo 18jir wax cadi ah waye in dugsi sare la dhameyo. Iska daya waxyalaha yaryarka ee aad ku mashqulaysan, dhowr kommenti ayan arkay oo isku mid’ah da’da dadka maxad ugu mashqushan wallayalow?

  • @hassandahirabdille7329
    @hassandahirabdille7329 Před 2 lety +1

    Doowladnimo qeexitaankeeda marka la eego bulshada somaalida habka aay u dhisantahayna la eego wax soo baxaya waxa weeye somaalidu waligood doowlad manoqon hadana ma dhawa in aay noqdaan waayo doowladnimo waa aragti aay abuureen dad mufakiriin reer galbeed aha dabeetana lagu faafiyey bulshadii si aay u noqoto wacyi bulsho oo saldhig u noqda sida aay bulshadu u arkeeyso waxa dhisi kara mustaqbalkooda xaga nolosha hadaba waxaas oo dhami majiraan marka aan fiirino somaalida. Natiijadu waxa aay noqon kama dhex jirto somalida macnihi doowlad nimada ee wax ka dhex jira magici doowlidnimada.

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 Před 2 lety +1

    Colonel xasan abdi ali thanks

  • @xasanbarre3199
    @xasanbarre3199 Před 2 lety

    Waa guruubkaygi waan salaamay

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 Před 2 lety +1

    Asc. Marka la Eego xilliga uu yiri waan dhashay iyo xilliga waxbarashadiisa isma keeneyso. Bal ila eega:
    Dhalasho. 1960kii.
    Immisa jir ayaa dusiga quraanka lagu geeyey? Ileen ma jirin inta laga warqabo ilmo aan dugsi quraan soo marin school lama geyn jiŕine. Ilmaha dugsiga quraanka la geynayana Waxaa ugu yaraa 5 sanno jir.haddii uu leeyahay dusi quraan sooma dhigana ,waxaa horyaal immiss jir baad ahayd . Taas marka

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 Před 2 lety

      Ascww axmed Farax qofka ku Waa waayeel mesana wati soon ee hala yaabi ee xigmadiisa kafaa,, iidayta ayaanle xuseen cabdi shugran jasa kalaahu jeyr ascww

    • @ahmedfarah5718
      @ahmedfarah5718 Před 2 lety

      @@maryamabdallah3904 Asc
      Maryan adeer ninka iyo anigu isku da' baan nahay ,xiliga uu ka sheekanaya waan joogay .laakiin waxaan is qabaneyn da' uu sheeganayo iyo tilmaanta uu bixinayo.

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 Před 2 lety

      @@ahmedfarah5718 maasha alaahu isku waqti beynu nahay anaaba da,, ah cimri dheer iyo cibaado suuban wiilkayga iigu yar baat sami tihiin maasha alaahu soomali guul baad u rajeeyn sidii roon rabi hanagu simo dad dowlad wanaag u soo joogay taariikhdaas beeynu nahay alxamdu lilaahi alshugri lilaahi ciyaalkii baa jab ku dhacay iyo musiibo qaran,, la,, aan ilaah laabta soomaali ha,, isku furo insha alaahu qeyr watoowfiiq ascww

  • @ruqiyaabdisalam4731
    @ruqiyaabdisalam4731 Před 2 lety +1

    dhabaatadii dawladii miltariga geysatey oo laga cabanayo waxaa Ka xun markii la burburiyey dawladnimadii dhibaatadii aynu isu geysaney ilaa iyo hadana socota macaarad aan dhamaaneyn! ayaanle wareysigaan Uma Hagar bixin sabubtuna waa mu caarad nimada illaahey soomaali qalbiyadooda ha isku dumo dhibaatana ha Naga saaro

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk Před 2 lety +2

    Fashtii cabsootay snm baa abaalkeed ka waraabisay

  • @abdullahnor6449
    @abdullahnor6449 Před 2 lety

    Maxa ka qaldan Odaga.Waa saxnayeen inay Dawladi inqilabeen kulaha.

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 Před 2 lety +1

    wariyahaan dad waxgal ah buu wareeystaa laakiin asiga waa daciif qabiileysta ah marka kasta waa hooseeyaa

  • @mohamedhassan1933
    @mohamedhassan1933 Před 5 měsíci

    Waa xiligaan dhashtay

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Před 2 lety +1

    War kan wiriyaha siyaassasadda somalia markiu wax fcn oo .ka sheegaayo wuu jees jeesana. war kan wariye ku sheega ah waa mucaarat marexeen.( M. w. Farmaajo)

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 Před 2 lety

      Adel Mashtal
      Waa nin dhinac u janjeedha oo qarran dumis ah. Midkan Ayaanle lagu sheegayo

  • @dahiralxamdulilah2717

    Kaani wa sheegi marfishka camal, Ubaxi kacan wali wuxu o haysta inay dowladi siyaad ka jirto wadanka, wareysigi ugu xuma ninkani sheeko wara ma hayo 1978 waxba may jiren iska miskin wllhi

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 Před rokem

    ASC waa Masha Allah Masha Allah Masha Allah waa nin aqligisa qaabo nabiga ay dhaha raaga u dhibta talada talo naaga taalo ha u dhibaninaha taalo naaga taalo ma ahaan

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 Před 2 lety +2

    Kkk wxsaanu ahaan jirnay wxa ka muhiimsan mxd maanta tihiin 🤣😂

  • @DEFNOTROSAH
    @DEFNOTROSAH Před 2 lety

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ilaahay ha u naxariisto aabe siyaad bare farmaajo gul insh Allah Somalia gul

    • @farhanahmed3893
      @farhanahmed3893 Před 2 lety +1

      Qof aan kudhalin Aabe inaad dhahdo ayaaba khalad ah, Mise waxaa tahay kuwii xaaraanta iyo baada lagu koriyey waqtigii kacaankii faasidka ahaa uu jirey.

    • @DEFNOTROSAH
      @DEFNOTROSAH Před 2 lety

      @@farhanahmed3893 wax kaa quseyo male taas adiga cadenayo in aabe siyaad bare dowladiisi caruurta korin jiray laakiin adiga maxaa qabatay an qabiil iyo qurun iyo qabyaalad ku soo kortay miskiin ilaahay ha ku caafiyo insh Allah aabe siyaad bare ilaahay ha u naxariisto laakiin waxaa u ahaa aabe soomali odhan 😳😳😳😳😳🤣🤣🤣🤣🤣

    • @farhanahmed3893
      @farhanahmed3893 Před 2 lety

      @@DEFNOTROSAH qabyaalad iyo qurun siyaad barre ayaa laga soo Gaarey, Somaliyana Maanta halkay taalo isaga dhigay Mar uu culimo Somaliyeed laayey, iyo Mar uu diinteena suuban u Gafay Aayadahii Quraabkana beeniyey, shakhsiga Nuucaas ah hadii aabe leedahay Caqli xumo ka weyn majirto, Taariikhdaas Madow Ninka leh waa siyaad afweyne, somalinimo iyo Qaran jeceyl Cid Aan ka aqrisanayno maleh Oo aan ka ahayn beelaha kale Ee somaliyeed sharafta leh.

  • @Mohamedjama434
    @Mohamedjama434 Před 2 lety +1

    Ciidamadii hore waa loo baahan yahay in ay ciidamada dhisaan

  • @AliAhmed-pu8pk
    @AliAhmed-pu8pk Před 2 lety +1

    This man is not informed or he is ignoring the reality of Somali politics that existed in his time.

  • @abdillahifarah9295
    @abdillahifarah9295 Před 2 lety +5

    Wariyuhu
    Waa inuu qofka u waraysanayo uu furfuraa, balse ayaanle adiga su'aala haagu magodlina yaan lawaraystaha , maxaa yeelay sida aad wax uwaydii nayso ayaa xayiraysa qofka waayo sidaad su'aash udhigayso ayaa gabno ah, oo aan dhiirigalain nayn lawaraystaha iyo dhagaystah aad dhadhan katiraya. Dub udhagayso, dad ka aad waraysanayso.
    Midda kale ka fogow inaad muujiso nacaybka qof, maamul, urur ama dad gaar ah. Waa xirfadda wariyaha adoo sidadban usoo fiqikara wax walba oo ad ileedahay kagungaadh bad uska ilaali ,inaad sicad utimaanto cid mu cabin ah.
    Waatalo walaal nimo.

  • @nasserdhuxul921
    @nasserdhuxul921 Před 2 lety

    Wariyaha Qalad wayn waaye maxaa giliyay afaaraha qoys iyo caruur ma leedahay

  • @mohamedyasiin9756
    @mohamedyasiin9756 Před 2 lety

    Caawa legend Aya keentay Walhi Genenkeena

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 Před 2 lety

    Asc ninkan darajadu sheegansyo waxba kama jiraan

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 2 lety

    waa faqashtii bilaa kbo ku galay xarumaha qaxoontiga kornayl nimadii waxaa ka danbaysay shahaadii cadayga fardaha iyo turjubaanka qaxoontiga subxanala......

  • @GoalThinker
    @GoalThinker Před 5 měsíci

    Ninkani waa noocii Hargeisa Dadka lagu dhibi jiray xiligii kacaanka Gaboodyo fara badana geystay. Ninkasta dhib geystay wadani ayuu filimkiisa ku matelaa.

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 Před rokem

    Soomaaliya waxaa duyiyay waa waardiyaha qorigii waxku waardiyeeylahaa lacararay oo ogeen wuxu qayaamaayo naftiisii waxaa lagayaabaa inludilo qorigii uu lacararay ..waxaa kadaran madax weeyne dalkiisii boobaaya cadaalada kudadaala uduunka wax yar waayee aaqiradiina xasuusta ....

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Před 2 lety

    Wadaanku haddi uu ka dhismo amniga dhaqalaha ciidanka caafimaadka shaqaaalaha waa hor marayaa dalkaas intaas soomaali ha ku dadaasho intay wax la soo dhaafay iska dhafaan

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 2 lety

    This officer was Fagash regime of sayid Bare regime

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Před 2 lety +1

    Been badnaa masar sideenay uhaysan waxay somalia haysto maxaa tobabar laydiinku diray hadiiba ay somalia ka horayso waxba ma ahayn kani

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 Před 2 lety +1

    qadaad weyn yaa ka dhaadhicinaya in nin walba markii buulkiisa loogu soo galay oo waxaan xabad aheyn loo diiday iney khasab noqoto inuu qoriqa qaato
    markaa qadaad wayney waan iduunku dhaaranayaa jabhado shisheeye sameeyey ma jirtee sababtaa aan kor ku sheegay ayey u sameysmeen

    • @Sowsow0
      @Sowsow0 Před 2 lety +1

      waxaan maqlay in waagaas loo kala baxay xabadi keentay Iyo xabad sugtay.

    • @maxamedadan9024
      @maxamedadan9024 Před 2 lety +1

      @@Sowsow0
      ninkani wuxuu leeyey jabhadihii waxaa sameeyey dowlado shisheeye oo wuxuu eeda u diidanyahay taliskii dhiigyacabka ahaa ee umada dhibay si cadna u yidhi dalka qori caaradii ayaan ku qabsaday qori caaradii ayuunbaan kaga degi karaa

    • @Sowsow0
      @Sowsow0 Před 2 lety

      @@maxamedadan9024 sax weeyan sxb, ujeedka laga leeyahay wa xaqiiqada iyo runta in la badalo. Koox kaliya ayaa hawshaas wada waana la yaqaana, qofkii soo jeeda waa garanayaa nacasna loo sheegi maayo.

  • @aadanabuukaradvgfegyrwhiya1231

    Luqadiina hooyo ku hadla joojiya Afka qalaad wareysigu luqada hooyo Ayuu ku baxayaa

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Před 2 lety

    Waa sidi nin waqooye ka imi u noqdo reysal wasare

  • @geri7490
    @geri7490 Před rokem

    Itoopiya haday cadow gaga somaliya ahayd
    86sowkii siiyad bare
    Migisre madxa ka kunkanayay
    Ugadeenya adiyad usiyay
    Adeer ama hadalka runka
    Sheeg ama iska amus

  • @unitedsomalimediausm7111

    Ayaanle ,waxaad isku dayeysaa inaad marin habaabiso Sarkaalka , oo u jawaabo sida aad adiga rabto, sidaasina wariyanimo maaha, qabyaalad baa kaa guuxaysa oo aad rabtaa inaad afka u galiso Sarkaal kan sharafta leh

  • @abdullahimuse9368
    @abdullahimuse9368 Před 2 lety

    Qofkasta oo Ciidanka Qaranka usoo shaqeeyey mudnaan ayuu naga mudan yahay. Sarkaalka waa inuu dib ugu shaqeeyaa ciidanka qaasatan qaybta difaaca cirka oo waxba lagaqaban.

    • @karti-soor
      @karti-soor Před 2 lety

      Ciidan Cirka ku lahaa.. Amisom la' saaro ka horreeyaa..

  • @khadarjama4813
    @khadarjama4813 Před 2 lety

    Aar kani ciidan ma ahyn hhh waa soo lug goayb

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 Před 2 lety

    Wakhti bu naga lumiyeye waxna ma sheegin.

  • @mahamedosmanmahamed3070

    Daarod hanoolaati

  • @ibraahimmahamedmahamud5170

    Best waraysi

  • @ayaanmudac2855
    @ayaanmudac2855 Před 2 lety +1

    yaa 68 ayaan dhashay 78 waxaa la iqaaday masar

    • @abdirahman1281
      @abdirahman1281 Před 2 lety +2

      Si fiican wax u dhageyso comment ha iskala soo boodin 1960 ayuu dhahaye

  • @abdillahifarah9295
    @abdillahifarah9295 Před 2 lety +4

    ASA.
    Fadlan su'aala haaga, xirfad wariye, haka muuqato, markaad qofka waray sanaysid, waxad caqbad kutahay qofka aad waray sanaysid.
    Please, be professional questionnaire.

  • @mohamedhassan1933
    @mohamedhassan1933 Před 5 měsíci

    1988

  • @Dj_Honest
    @Dj_Honest Před rokem

    Ayaanle xariifkan wax badan naguma so kordhin su'lahana wuu ka leex leexanaaye waa iska ciyaalka xaafada😂

  • @xamdiyaxye7331
    @xamdiyaxye7331 Před 24 dny

    Bayjka Bahdilka iyo fashilaada dawladii kacaanka

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 Před rokem

    Ninkaan waxaa muuqato inuu somaliya wax kusoo kordhiyo iska daaye wuxuu sheegi waayey inuu caruur iyo xaas uu leeyahay marka wuxuu noo keenay dimoqraadiyad somali ma ubaahantahay dimoqraadi mise waxay u baahantahay islaam

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 Před rokem

    Kani Awalba ciyaal xamar buu ahaa,dadnimo malahayn ,

  • @hirsihirsi4642
    @hirsihirsi4642 Před 2 lety

    Hasan Ganey, waa nin qalbi fiican

  • @nuurtaash2804
    @nuurtaash2804 Před 2 lety

    Gabre

  • @wagadhabarwaa8824
    @wagadhabarwaa8824 Před 2 lety

    Adiga mucaarad ma ogiye qof kale ma waraysatid miyaaa waa iga su aaale?????

  • @khaliifhusseinmohamud9776

    Waa markii la bilaabay iiiga bax xerada sidii in uu leeyahay xerada

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Před 2 lety +1

    Waqooye ban ka so galiyay kulaha kani waa beenale

  • @abdia4527
    @abdia4527 Před 2 lety

    Ayaanle waa nin cuqdadi kabuuxdo,dadka uu waraysto wuxuu weydiiyaa waxa isaga ka guuxaya oo cuqdada

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 Před 2 lety +1

    Beenta intaa le'eg 1960kii baan dhashay iskuulkii waan dhammeeyey 1978 dii baa wax barasho dibadeed oo military la ii diray, ma adigoo 18 sano jira baa laguu diray dibadda si gantaalaha laguu baro been weeye warkaagu.

    • @amdak5130
      @amdak5130 Před 2 lety

      Wagaas dadka inagoo kale ma,aheen weenaga jiinis wenayeen

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Před 2 lety +3

    Waa sax wadankeena waa dhul beereed laakiin waqtigii dowlada militariga shuuciga dadka beeraleeyda waa dhici jireen marka beerta u soo go'do, waxna uma qabin jiray..
    Daraja ciidamadana Rag reer baaadiye ah oo laga keenay cabudwaaq iyo balanbale oo korneelo iyo janano loo xiray...

  • @Wadani924
    @Wadani924 Před 2 lety

    Ayaanle waxa uu isku deyin in ninkan dhaho ciidan wax la noqdo ma aha. Hadda ka hor buu weydiiyey Cabdiraxmaan Cabdishakuur maxuu Fahad ku falaayey "jaajuusnomo"? Ina Cabdishakuur baa ku yiri "in sirdoon la noqdo ceeb ma aha ee dalkaaga baa halis ku soo fool leh ka baajin.

  • @ismailawhassen9084
    @ismailawhassen9084 Před 2 lety

    Saraakiishaa dhamantood waxa lagu layay jigjiga

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 Před 2 lety

    Ey Ey dhalay hadaan la hadlayaa ingiriiska oo lagu soo raadinayaa

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Před 2 lety

    Ayaanlaw bal arimihii USC hada mar soo daa mise haybtaaday gelaysaa tan kale xiligii farmaajo afka isku maad dari jirin hadba mid boos waayey baad soo fadhiisin jirtay adoo canbaaraynaya intii xasan yimi ku mee mise xasana xaga haybtaad ka.eegtay

  • @YusufAli-rz3ps
    @YusufAli-rz3ps Před 2 lety +1

    ninkaan wadanka wuu qiyaame