Aasaaskii SNM Iyo Duruufihii Ku Xeernaa Xiligaas.. Muj. Maxamed Beergeel.DHACDO IYO DHIGAALQ. 1aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 21

  • @ahmedwarfaa3541
    @ahmedwarfaa3541 Před 8 měsíci

    Sayid ale ha u naxariisto ameen yaa rabi

  • @naasiraadamxaashi2247
    @naasiraadamxaashi2247 Před 3 lety +1

    Ururkii SNM eexilligaasjiray waxauusoohooyay guulobadan oomaanta lahadhsanaayo midhahoodii waxaana uukasoohorjeestay dulmigii Afwayne&rajiimkiisii kulakaceen jsl kuwiidhintayna Alle 1abrigahawnuuro kuwanoolna Alle cisi&sharafhakunoolaadaan Teedakale maanta midnimadiidhimatay eegacantooda kuaaseen Afwayne&rajiimkiisii waxawadadeediihaya ooindha adayggadhammeeyay waafarmaajo Baastarka baastarkudhalay iyokooxo ugacanhaadinaya waalaqabandoonaa iyaganadhawaan waanayjoojindoonaan waxaaywadaan Guulaysta Shacbiga Jsl cadawgiinnana meeluugasoowadajeesta

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Před 2 lety +1

    Beergaal qoladii ma odhan karaa koley waa isaaqe

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 Před rokem

    Waa Siciid Sulub ninkaa uu qarinayaa

  • @Mo-rk9kf
    @Mo-rk9kf Před 2 lety +1

    Adeer adigu tarikhda SNM Waxba kama shegi kartiid wayo ururka kumaad jiriin. Magaca SNM mujahiid sameyay wa la garanaya inu Mattan Hoori yahay.

    • @iskopro1423
      @iskopro1423 Před 2 lety +2

      Mattan hoori yuu ahaa
      Yuuna kasoo jeeda ⁹

  • @abwaanabdiaziizdhako
    @abwaanabdiaziizdhako Před 2 lety +1

    Dhaboolaq tv

    • @odowaboqore249
      @odowaboqore249 Před 11 měsíci

      Waad garamaysaa inui reer dhaboolaqyahay

  • @abwaanxasan-mahadkooreeye514

    KKKKKKK bal waxan waxa uu umadda ugu sheekaynayo day; " maxamed xaashi ayaa asaasay SNM ku lahaa" Adeer SNM bilawgii waxaa asaasay madax sare oo uu kaw ka yahay G. Ismail Ismail Ali Abokor waxaana si qarsoodi ah looga abaabulay Xamar Jidehna waa laga dhawaaqay. Xiligii ku dhawaaqidda Jeddah na waxaa Hormuud ka ahaa M. Ahmed ismail (Dukhsi) iyo Hassan Adan wadadiid .

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Před 2 lety

    Xaq waa ahaa dagaalkii snm

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 Před 3 lety

    halganka snm qof gaara laguma sheegi karo ciduu doono ha ahaado yaan taariikhda been laga sheegin

  • @hoodoaadan3825
    @hoodoaadan3825 Před 2 lety

    Nin weyna waad tahay hadalkaaga iyo taariikhda aad ka sheekaynaysana beeno badan baa ku jira
    Magaca SNM waxaa sameeyay mujaahid mattan muxumed hoori isku xishood waxaasi taariikh noqon mayso aad dhuraysaaye

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 Před 3 lety +1

    been baad sheegaysaa mataan maxamud hoori baa magaca snm iska leh

    • @osmanahmed7832
      @osmanahmed7832 Před 2 lety

      Mataan Maxamuud Hoorri waa qoloma? Cali Baaquli waa HJ Solomadow

    • @jamacsalaad4833
      @jamacsalaad4833 Před 2 lety

      @@osmanahmed7832 mataan maxamud hoori waa arab kasii ah cabdale abokor kasii ah guulane

    • @mariajamaal5217
      @mariajamaal5217 Před rokem

      Magac. SNM. Nin arab aha ayaa sameeyey

    • @jamacsalaad4833
      @jamacsalaad4833 Před rokem

      @@mariajamaal5217 raga ku haysta ka difaac anigu isaga ayaan difaacayey waa mataan hoori waa nin arab ah guulana ah