Barnaamijka Bandhiga Deeqa Abwaan Adan TarabI Qeybtii Koobaad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 07. 2017

Komentáře • 59

  • @khadraismail9091
    @khadraismail9091 Před 5 lety +5

    Mujahid. Abwan Adan tarabi ilahay cafimad ka iyo cimrigaa haku siyadiyo. Amiin

  • @abdirahmandrahmed4466
    @abdirahmandrahmed4466 Před 7 lety +9

    alle ha daayo abwaanka Wax saa noogu faa'ideeya isaga mooye qof kale ma arag

  • @mustaphabulale7028
    @mustaphabulale7028 Před 4 lety +3

    Abwaan aden tarabi anigoo yar baan aqaanay waa abwaan qaaliya

  • @Shtjy33
    @Shtjy33 Před rokem +1

    Ayeeyday baa nooga sheekayn jirtay fiidka sheekooyinkan2004 show wuxu waaba run😂😂😂😂

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 Před 6 lety +6

    Ilaayo 2014-kii baan raadinayey magacyada labka iyo dheddiga ee gunburida waanan helay oo waa dagiig iyo dirir la joog

    • @soomaalidhabah1124
      @soomaalidhabah1124 Před 6 lety +1

      sxbkaa aadan tarabi bahasha dhagax nooga dhig ku dheh wuxu ku leeyahay toban sano ayuu god ku jiray, naagtuna soongur ayay moodaysay. kkkkkk

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 Před 6 lety +1

      Soomaali Dhab ah kkkkkkk

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 Před 4 lety

    Open university I learned a lot the content of this interview thanks Abwaanka iyo wariyaha

    • @ignaciosergio5878
      @ignaciosergio5878 Před 2 lety

      you all probably dont give a damn but does any of you know a method to log back into an Instagram account??
      I was stupid lost my password. I love any help you can give me.

  • @MA-ux5ki
    @MA-ux5ki Před 3 lety +1

    Adeerkay 1950 aadkii buu caynaba agteeda iskusoo bexeen
    Maalin dhan buu eryanaayay
    Baa layidhi
    Wuu kabadbaaday
    Balse naxdintii awgeed hadalkaaa
    Kudha dhagijiray illahay hasnaxariisto Adeerkay wuu dhintay

  • @ashrafbhai4453
    @ashrafbhai4453 Před 6 lety +5

    Ahahhahah
    sanaag waa Dad qalato dadka joga hareeraha hahahah😂😂😅

    • @maxamedjaamac4682
      @maxamedjaamac4682 Před 4 lety +1

      xilligii hore xujayda koonfureed waa halkii lagu cuni jiray

  • @nasrudiinkhaalid9443
    @nasrudiinkhaalid9443 Před 5 lety +4

    Dhayla liilaaf 😁

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 Před 4 lety +1

    War dhaYlaliilaF ma noola....
    La lahaayeey la lahaaaH........🤣🤣🤣

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 Před 5 lety +1

    Ninkani waa funny walahi kkkkk

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 Před 4 měsíci

    Dhaaylalilaf waxii ahaan habar jaclo ama habaryoonis 😂😂😂😂

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 Před 4 lety

    Maashallah Abwaan tarabi

  • @khayr.shorts
    @khayr.shorts Před 2 lety +1

    Heeliga higladu wax ka macaan ciddii cuntay✔

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem +1

    Cajiib

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 Před 5 lety +1

    Abwaan Aaden Tarabi Abwaan Aad loo jecelyahay

  • @warsaniyoweedhsan9417
    @warsaniyoweedhsan9417 Před 6 lety +9

    jibriil guray waa aniga awoowgay aakhirkii dadqalkaa cunay

    • @danieltewlde3680
      @danieltewlde3680 Před 6 lety +2

      Abwaan Adaan.taraabi waad ku mahsantahay af somali naga maqna.e aad no fayidaysay

  • @idirisjaamacaxmed1974
    @idirisjaamacaxmed1974 Před 3 lety

    ALLA HA XAFIFO ABWAANKEENA

  • @mohamedomar238
    @mohamedomar238 Před 4 lety +1

    Hayaaaaay nin waxbadan og adan tarabi. Sool iyo sanaag iyo nugaal iga ilaali.

    • @hanamaxamedxirsi7265
      @hanamaxamedxirsi7265 Před 3 lety

      Is ilaali yaysan ku cunine hadad timado hhhhhhhh

    • @mohamedomar238
      @mohamedomar238 Před 3 lety

      @@hanamaxamedxirsi7265 hhhh dhegdheer kucuntay ayaan maqli jiray hhhh

    • @hanamaxamedxirsi7265
      @hanamaxamedxirsi7265 Před 3 lety

      @@mohamedomar238 ani xataa dhagdheer isku meel nahay is ilaali 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 Před 4 lety

    Adentarabi waa khabiir dhaqanka ah inbuugag badalaga qoray ahayd

  • @mohomoudfarah
    @mohomoudfarah Před 4 měsíci

    Isaaqow halkaa inaga hubiya 😂😂😂

  • @RasmiTV24
    @RasmiTV24 Před rokem

    Abwaan Tarabi alla hakaxafiido

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 11 měsíci

    caruurta aya waxaas laga baqadsiin jiray maha wax jira

  • @ibrahimali827
    @ibrahimali827 Před 5 lety +1

    Qalanjo waa maroodiga dhadig
    Jalanqo na waa naagta quruxda badan

  • @geelegaab
    @geelegaab Před rokem

    War maxuu yiri dhulbahante hee waa dad qalo

  • @hanamaxamedxirsi7265
    @hanamaxamedxirsi7265 Před 3 lety

    Tolow farcantoodii cid wax cuntaa ma joogtaa salamat

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 Před 2 lety

    Xayawaanku tiro kadintoona malaha
    Ee waxay leeyihiin raxam raxanmaroodiya raxan raxan libaaxyo ah

  • @xidigahmed2356
    @xidigahmed2356 Před 5 lety +1

    Lkn waxan rabaa xayawanka (gunburi ) ladhaho qofka garanaya ha ishego sida uu u egyahay

    • @mrpunisher1194
      @mrpunisher1194 Před 5 lety

      xidig Ahmed gunburi waa xayawaan dameer farow ga oo kale dhinac dameer ayuu uga eeg yahay dhinacna deemaeer farawga amma dameer dibadeed ka hadba saad u taqaan

    • @xidigahmed2356
      @xidigahmed2356 Před 5 lety +1

      @@mrpunisher1194 ok wan gartay wllkay aad ayan kaga mahad celinayaa sida fican ee igu sharaxday

    • @yusufosman3280
      @yusufosman3280 Před 5 lety +1

      Gumburi waa Dameer-dibadeed ama Dameer-farow, hadba sidaad u taqaan, luuqada English-tana Waa Zebra sxb.

    • @mrpunisher1194
      @mrpunisher1194 Před 5 lety

      @@yusufosman3280 dameer dibadeed waan kuu garanayaa si fiicaan laakiin gumburigu wuu ka duwan yahay waa nooc kale midabka dameerka caadiga ah ayuu uga eeg yahay lugahana wuxuu uga eeg yaha dameer faraw english waxaa lagu yidhaa (somali wild ass) haddii aad baadhana waad helaysaa xayawaanka noocan ahi wuxuu ka mid yahay noocyada xayawaan ee dhulka soomalida laga u gaarka ahaa waanu dabar goay

    • @dhaqanofficial6425
      @dhaqanofficial6425 Před 4 lety

      Donkey and ass is the same. Labada magacba waa uun dameer lkn gunburi waa dameer farow

  • @ahmedhassanhassan1270

    Mxa wye Naag ta laapta io timaha baneey saneyso UF

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 Před rokem

    Abwaan adaan tarabi

  • @sh-ka3494
    @sh-ka3494 Před 4 lety

    Sheeko qumaya xoor markey gabowda hooyada baa loosariya dhiil caano laguna warejiyaa xaafadaha maanta heblaa laqumaya xooraa meel shalaw oo dher oo halaw mugdi ah baa laga turi aba jajab dhimo dhisha iyo adi kalaluma aba mareg dhunta kugasho hanoqoto sidasa lagu tuuraa sheko layabi jiray

  • @abwaanumal2506
    @abwaanumal2506 Před 4 měsíci

    Subag madow hhhhhhhhhhh

  • @ZhucaybRawe-vq9xj
    @ZhucaybRawe-vq9xj Před 11 měsíci

    hadan Kugu Hanqaro Mawjadad Ku hingan Doontaye

  • @user-yv4qc1em7e
    @user-yv4qc1em7e Před 5 lety

    Calankale oo soomali kabaxsan hadana soomali dadkey cuntaa malafkale micnakalobadan beenta keenya iyo idinka hargeso waxan uleeyahay hargeso aqonsi lahen baaxuah soomalina ganacsiged yaalaa keenyana kumasaqajanto afrika afrika kumesato oo xamar iyo kismayana wey kala wadataa oo wey tartarsin keedina war uma hayso yaab

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před rokem

    Ina dhigmo waa taxan maroodi

  • @marouaneflitti4760
    @marouaneflitti4760 Před rokem

    אלף, לא אנטילופה מחמד, לא אובססיה, אנטילופה מחמד, לא ג'ודי?! 1 @

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 Před 5 lety

    Kkkkkk

  • @ibrahimali827
    @ibrahimali827 Před 5 lety +1

    Uufanaa
    Baalakoolo
    Hulufaa
    Raxan
    Geedyeel
    Gol abeed