Toos: Maxaa kala qabsaday Gudoomiye Saalax & Sarkaal Dowlad oo Alshabaab damiintay?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Komentáře • 84

  • @abdinoradangaraar4731
    @abdinoradangaraar4731 Před měsícem +6

    Slam Bank laftooda ayaa lug ku leh waayo waa in shuruucda furasha acounk ayey jabiyee oo waxay ahayd qofka furanaya acounka in la sawiro saxiix ama faro laga qaado si looga buuxiyo daato dhamaystiran

  • @user-le9pj9tq3s
    @user-le9pj9tq3s Před měsícem +11

    odagu waa ku dhex jiraa cajiib

    • @moocabdi7379
      @moocabdi7379 Před měsícem

      Xfpjv,bbىللءوزءؤبمتاىنترظىبلااءىتيلمترتةؤنة زر نؤيينلسباا

  • @user-ij8lu8ud7z
    @user-ij8lu8ud7z Před měsícem +1

    Waa nio dadkan ree xamarku manay caadi ahayn ninkan ugu yaraan waa 35 ilaa 40 hadana ilmader iyo qaraabo iyo deegaan ayaanu kala garanayn
    Waar reer muqdishoy intiina wax taqaana inta kale bal wax i dhiga nio sidani waa ceebe
    Inaabti. Abti
    Inaadeer. Adeer
    Habar wadaag. Habo ama hooyo walaasheed
    Dhamaantiin waan idin salaamayaa
    From hargeisa

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 Před měsícem +1

    Dadkan muqdisho jooga caafimad majiro
    qaraxyada iyo dilka wax yeelay yaan la la yaabin 😂

  • @MohamedCawil-zk2bz
    @MohamedCawil-zk2bz Před měsícem +4

    Aconka ninkaa leh shayadiinta ayuu ugu shaqayn jiray
    Lkn magaca kaliya ayuu bedelay
    Sawirka iyo basaporkaba isagaa leh magac ayuu bedelay siduu cid kale ugu sheego hadii la ogaado
    Waa aniga aragtidayda

    • @MohamedAAbdi-gg2rg
      @MohamedAAbdi-gg2rg Před měsícem

      waa sidaas aad sheegtay ma jiro nin la damiintay ee isaga uunbaa samaystay magacan kale . \

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Před měsícem +6

    HAKAASAARTO ISKA DABA WAREEGU MA AQAAN WAA WALAALKEY DUGSIYOOW KU GEY JIREY MAGACIISA MA AQAAN AFTIRISKIISA DAMIINAAN KA AHAA WAA WAXAAN ISQABANEYNE RUNTA TOOS U AAD WAAD KU JIRTAAYE GANACSADE AAN BAASABOOR QAADAN KERIN SARKAALOOW XAAL QAADO HA KU CIYAARIN MAGACAAS SAR GAALNIMADA WAXWALBA WAXAAN XASUUSTAA KEDIBNA OO

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb Před měsícem +3

    NIO DADKAN WAA WEYN E XOOLAHA AH MAXAY AHAAYEN DADKAAN O KALE AYAY ALSHABAAB KA FAAIDEYSTAAN

  • @AxmedAfrika
    @AxmedAfrika Před měsícem +2

    Kkkkk Allah yacizak wuu kudhex jiraa wlhi

  • @AbdulDelta1
    @AbdulDelta1 Před měsícem

    Waxaan kula talin lahaa maxkamada inay badiyaan maxaakiimta (magistrates / judges ) sifo eedaysanaha afarta dhinac laga waraysto

  • @user-ui7ff4rq5l
    @user-ui7ff4rq5l Před měsícem +2

    Afkaaga ookuxidha ookufuriwaaya waxala yidhaa lagoo 😂😂😂😂😂😂

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před měsícem +2

    Baraabo shuttle kan tuug weeyn waaye dil ku xukun tuugweeynaaday

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Před měsícem +3

    MUSUUBO NIKII MALEEGEY USOO HOYATAA

  • @mromar1269
    @mromar1269 Před měsícem

    Fakuuri midkii ugu caqliga badnaa iga dheg 😂😂

  • @Fadumo-hl4rb
    @Fadumo-hl4rb Před měsícem

    Ragu magaca guud iyo magta waka simanyahay😂

  • @user-zu2it2gn8z
    @user-zu2it2gn8z Před měsícem

    Arsidaa kada sargalka ina ader manaxay sidmiyaa

  • @mohamedali-fd7jr
    @mohamedali-fd7jr Před měsícem

    Somalia waxa dib u dhigay Ee ka mit tahay hore waxaa loo arkay sarkaal ayaan ahay

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 Před měsícem +2

    Qofka Soomaaliga ah hadii oow furanaayo bangi waxaa laweeydiinayaa damiin, balse hadii qof Itoobiyaan ah bangi Soomaaliya ka furanaayo wax damiin ah lama weeydiiyo mana laweeydiin karo!🤔😱😢
    Mahadsanidiin

    • @mahdibihi5095
      @mahdibihi5095 Před měsícem +3

      Arinkaasi soma ahaa gaf ummadan somaliya loogesanayo

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 Před měsícem

      @@mahdibihi5095 aad iyo aad!🤔😱😢
      Mahadsanid mudane

    • @Masago2025
      @Masago2025 Před měsícem

      Taas been maahin ducmntg somalida laguma kalsoono u maleynaa aniga bil kahor aan accon kasamestay muqdsh anoo joogo bass dibada ahaan wadtay

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 Před měsícem

      @@Masago2025 wll Arrinku maahan kalsoonida lagu qabi karo documenten, ga Soomaaliga, balse Nidaamka Soomaaliya laga sameeyay waxaa soo sameeyay Mareykanka/ Heer Galbeedka waxaana hirgeliyay Itoobiya oo Taangiyadooda Xamar ku keenay Nidaamkaas iyo Kuwii eey ku shaqeysanaayeen oo markaas ahaay Cabdullaahi Yuusuf iyo Cali Geedi!
      Mahadsanid mudane

  • @SafiyacabdiqaniXasan
    @SafiyacabdiqaniXasan Před měsícem

    Marku acounka usmenayay miyuu shaqada ganacsi bilabay nin kaas war😂waa nin wen afkisa iyo dhagahisa iskama war hayan😂miya ninkan

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 Před měsícem +1

    Dadku Dadka waa daminta lakin sawirku waa qalad

  • @suleimanhassan1415
    @suleimanhassan1415 Před měsícem

    Innaa lillaahi wa innaa Ileyhi raajicuun war bal qofkaas doqontaa arka.

  • @WorldlyWork
    @WorldlyWork Před měsícem +1

    MOWDUUCAANO KALE WAA SUGAAYAY II SUG MAQRIBA USO TUKANAA 😂 SHEEKABA SHEEKE DHASHAA

  • @saidmuktar
    @saidmuktar Před měsícem +1

    Ninkaan hadalkiisa waaaxba kujiira

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před měsícem +1

    Salam bank sidey sawir kele ay ugu furi karaan damiin la garey
    Saxiix sh lkn foomkii oo dhan ba qofkele baa maxlomad kiisa lagu diwaan geliyey hadana qof aaan sawirba laga heynin baa isticmali yaahuu

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 Před měsícem +2

    Kan reer soomaali maahan kenya iyo itoobiya ayuuw kasoo jeedaa😅

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před měsícem

    Subxaanallaah yaa yaha ya waa dhexfadhaa dowlada ‼️⁉️ya waa yaab

  • @GadiidaxmedNuur
    @GadiidaxmedNuur Před měsícem

    Waakaa waxgaradka soomaaliya kkkkkkk

  • @mukhtaarsheikhabdi3621
    @mukhtaarsheikhabdi3621 Před měsícem +1

    Ajaa ajaaa ajaa ayaa kadhacday

  • @gaafowgaafow
    @gaafowgaafow Před měsícem +1

    Xarifkaan luuqay gashteen wlh
    Caadi ayuu kubada isugubaasay

  • @user-py4xl8fd2b
    @user-py4xl8fd2b Před měsícem +1

    Asc

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan5665 Před měsícem +7

    Yaa ba ba lamarabo shiikh nin alshabaab ah ayaa ku laaluushay damiin hakaasaarto😊

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 Před měsícem

    Filimkii Hindiga ahh la oran jiray Shariif Badmaash ma daawateen

  • @Bedeldakhareok
    @Bedeldakhareok Před měsícem +2

    Dhibaadtada Qabyaaladaa waata

    • @bakarmaxamed3065
      @bakarmaxamed3065 Před měsícem

      Wlhi dhibka qabyaalada Nala gaartey wAye. Waayo gudoomiyaha isaga naftirkiisa dad bdn oo damiinty ayaa jiro maxaa shacabka io askarta daciifka ah oo kaliya ayaa maxkamada qabataaaaa😅😅😅😅😅.

  • @caliibrahim1830
    @caliibrahim1830 Před měsícem +1

    Qofka qof damiinta haddii la waayo in loo xidhayo miyaanu ogayn? Waxaanu leeyahay sarkaal ayaan ahay sharciga waa ka eber. Inta u ka imanayo qofka aad damiinaday adigaa u xidhnaanaya ee iska xamil 😅😅😅

    • @Betterview7
      @Betterview7 Před měsícem

      Wuu ogyahay, waa risk business u ubadhedhay!

  • @HassanMohamed-ri5rz
    @HassanMohamed-ri5rz Před měsícem

    Beentii oo qof ah lol

  • @bakarmaxamed3065
    @bakarmaxamed3065 Před měsícem

    Wlhi dhibka qabyaalada Nala gaartey wAye. Waayo gudoomiyaha isaga naftirkiisa dad bdn oo damiinty ayaa jiro maxaa shacabka io askarta daciifka ah oo kaliya ayaa maxkamada qabataaaaa😅😅😅😅😅 8:05

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Před měsícem

    KKKKKKK WAA DOWLAD KUSHEEG WADA SHABAAB AH MIN MADAXWEYNE ILAA SARKAALKA HOOSE WAA YAAB REER XASAN DHIIQO

  • @cumarkhaliif4817
    @cumarkhaliif4817 Před měsícem

    Hired v barr cursed skins

  • @JeeleAli
    @JeeleAli Před měsícem

    Fududeeyye weyye alshababka asagaa kadaran Halla qhabto kan 😂😂😂😂😂

  • @user-fx7dv2ph7l
    @user-fx7dv2ph7l Před měsícem

    Ninku u egaay maayor mooge
    Lkn kani maaha sida mooge wadani waa qaran dumis

    • @zaki799
      @zaki799 Před měsícem

      Mooge waa kee wlo

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 Před měsícem

    Wataa dhibka habartay habartay qof somaliya jooga inuu qof damiinato oo laga yaabo inuu yahay alshabab waa dhibaato

  • @xasanmaxamuud9718
    @xasanmaxamuud9718 Před měsícem

    daawadhiredkbaabsiirk

  • @mohassan5087
    @mohassan5087 Před měsícem

    Nacas reer miyi walee waa jiraa dabinka soo diyaar garoobin

  • @miicaadsiciidcdhuux3720
    @miicaadsiciidcdhuux3720 Před měsícem

    Xoolo xoolo dhalay aan inaadeerkii u abtirin Karin south ugu kaalaya kkk

    • @alimoallin
      @alimoallin Před měsícem

      koow, how about the north ayado si live ah dad maxkamad loo soo taagaayo bal na tus intaas ba ma aanay soo gaarin waliye

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 Před měsícem

    Atataay taaay hayeeelin hayeeelin duqa garsoore salax wamucjizo kuwaraysanysa

  • @DaadirAbdi-hb6yu
    @DaadirAbdi-hb6yu Před měsícem

    NINKAN SHEEKADISA WAA FASHIL WAY CADAHAY INU SHABAB YAHAY MARKA HASSAN AYU U AHA GACAN YARE

  • @sharmarkesharmarke5339
    @sharmarkesharmarke5339 Před měsícem

    Kkkk Intaadan falin kafiirso aa maqli jiray

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 Před měsícem

    Mooryaantu waaa wada dhaandhaan intii leeg yahay ee aanu abtirsiintiisa aqoon bsl eeg

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 Před měsícem

    Kanoo kle xasan dhiiqo sarkaal ka dhigay xaa laga suguya igaarkay xasan dhiiqo kkkkkkkkk😂😂😂

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 Před měsícem

    Bruh is this dude a judge or prosecutor or lawyer am confused frr?judge should always a fair both sides I never see judge arguing against defendant wtf 😂😂that literally shows this guy knows nothing about laws he’s sitting there to favor he’s qabil😂😂

    • @alimoallin
      @alimoallin Před měsícem

      ingiriis ayaan aqaan maa na tiri, bal adigu waxaa varatay noo soo sheeg aan ogaanee

    • @solokilimber3818
      @solokilimber3818 Před měsícem

      @@alimoallin bruh am a law student, & whatever he’s doing this judge is absolutely ridiculous & it’s should be fired immediately,he has not right whatever,so to interrogate the defendant.He’s not a police he’s a judge & perhaps judge should be fair to both sides,Nvm it’s Somalia no laws no justice,everybody do whatever he /she want & get out of it without any consequences.😂😂

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 Před měsícem

    Mida kale ninka waxay u eeg tahay inuu wax ismoog siinayo

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t Před měsícem

    Nin ka doqonsan ma arkin kan waxbee isla ogyihin lacagtuu wax kaheli jire xaaramiga sharciga hala waafajiyo qawaarijta dowlada ku dhax jiro weeye

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem

    War ninku soomaali ba maahe baadha bal ileen soomaaliya halaq mareen bay noqotay oo wax kasta iskaso galaye

  • @ibrahimcabdi2047
    @ibrahimcabdi2047 Před měsícem

    War niyahaw qofkan maxakamada joga afsomali iyo cadalad xuma horta dhawrjeeroo horana wan arkayey isago sidanokale muwadanin bila danbi ah ugu dulmereysanaya hada ninkan wuxu kuhaysta muxu ninkale danbi ugaley bal edebdarada ilafiriya dadow taasey nabadkasugeyan kanadhicimeyso

  • @user-we3ty2ct8f
    @user-we3ty2ct8f Před měsícem

    Ninkan qof been shegaya ayuu iila eegyahay adeer ayu abihii I dhihijirey ku lahaa 110% he is clearly lying

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před měsícem

    Doqonsana ninkani hadalkiis

  • @AxmedAbdilaahi-kn2cv
    @AxmedAbdilaahi-kn2cv Před měsícem

    Kani waa tiirka

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před měsícem

    Runtii wa folxumo tii ugu liidatey balse hadii lagu helo inu denbigaas galey dil toogasho hala gu fuliyo ninkas

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 Před měsícem

    😂😂😂😂

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Před měsícem

    Been ayaa lgu qabtay eedaysanaha,wuu ku jiraa

  • @aweysabdulleusman5839
    @aweysabdulleusman5839 Před měsícem

    😂😂😂😂😂

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 Před měsícem

    Allohow umada somalia badbadah maxakamteh hawiya leeh wlah suicides aya kaga fican 😂😂 is he a lawyer or a judge 😂😂 he argued like a lawyer he know nothing about law and he’s a judge 😂😂

    • @abdiazizyusuf9442
      @abdiazizyusuf9442 Před měsícem +1

      I agree with you

    • @solokilimber3818
      @solokilimber3818 Před měsícem

      @@abdiazizyusuf9442 can you imagine he’s a judge & judge he should always be a fair both sides,prosecutor should argue against the defendant & defendant should always have a lawyer present to defend he’s client,unfortunately this judge he’s playing all roles,am confused is he a judge or prosecutor or lawyer wtf 😂 😂 that show he’s ignoring knowing nothing about laws he’s sitting there just to favor he’s qabil

  • @abdifatahjamaalalzubeydi4432

    😂😂😂

  • @JeeleAli
    @JeeleAli Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂

  • @xuseenabdimatiin3170
    @xuseenabdimatiin3170 Před měsícem

    😂😂😂😂