SHUUTE:-Maxaa kala qabsaday Gudoomiye Shuute iyo Askar eedeysanayaal ah? SU'AALO ADAG.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • SHUUTE:-Maxaa kala qabsaday Gudoomiye Shuute iyo Askar eedeysanayaal ah? SU'AALO ADAG.

Komentáře • 28

  • @dabshidamazingvideos4831
    @dabshidamazingvideos4831 Před 24 dny +6

    Cabdi baasid madaale Good soo jeedin walee ❤❤

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v Před 19 dny +2

    Allow unaxariiso

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 Před 25 dny +4

    shuute si fiican ha u eego videowga 8:37 gacanta waxaa bilaabaya bajaajta socta dhinaceeda kan xigo ama shaati madoobaha! Nabadeey

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 25 dny +5

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-ri1cs9nt1v
      @user-ri1cs9nt1v Před 19 dny

      Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw Před 25 dny +3

    Shabaab dil ma qabto ee sow ciidanka ku qabanaa shuutow shabaab ayaa qorta kaajari

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm Před 25 dny

      He is one of them

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c Před 17 dny

      @@deqawarsame-ml7fm dhilo ikeex waxa la xukumo waa idinka dabada iyo siilka xiro bastarad cuqdadeysan aa tahay

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 Před 24 dny +1

    Mr Shuuto ninkan wa inu dhageysta oo kaliya lakin wuxu ula hadlaya inu dambi ku hayyo oo kale 😮

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c Před 17 dny

      judge waa inaa su'aal weydii katraa qofka dembiga loo heysto dhageystaa maxaa waaye? ileen qofka wax xukumaya waa inuu su'aalaha muhiimka ah weydiiyaa dembiilaha

  • @Maidacaddey
    @Maidacaddey Před dnem

    Waa yaab ninkii hub loodhiiwaba maxaa uu wax qaldan usameeyee wllh waa run hala tookto waayoo dad ayaa ku waana qaadandoono

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle Před 17 dny

    QOFKII LAYAQAAN MALESKA DAAYAA HEERKA BAARISTA ABNIGA MARO MIYAA SUBXANALLAH SARGAL XITAA IN OW YAHAY 😢😢😢SHARCIGA IYO WEJI AQOON YAAA MUHIMSAN OO WEYN ?😢😢😢 CCORROPTION 😭😭 😭😭😭😭🙆💔😭😭😭 YAA,ALLAH RABIYOW KUWA SHARCIGA DHOWRO

  • @user-wh5qz4gk2h
    @user-wh5qz4gk2h Před 15 dny

    Ninka biskoolada la soo baxay xabsi daaain ha laga dhigo

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 Před 19 dny

    Waxaan Wax aan fahmikaro mahan ee wa wax uubato ah askar lamadhihikaro maxaan keynay isqabqabsi

  • @CaafimaadkaRagga
    @CaafimaadkaRagga Před 24 dny

    Funaanad cagaarka warkiisa waala fahmi karaa 👈🏼👈🏼👈🏼

  • @user-tj7ms7re4g
    @user-tj7ms7re4g Před 25 dny +1

    Cadaalatmataalo

  • @mohamedabdulahi9302
    @mohamedabdulahi9302 Před 22 dny +1

    aayadka quranka oo aan dadka loo simeyn hala iska dhaafo

  • @reeqacarab
    @reeqacarab Před 24 dny

    gacanta Cadnaan ayaaba bilaabay maxaa khaldan

    • @Xadiyoluula
      @Xadiyoluula Před 20 dny

      May lad qabaha ku gudban, mataan bilaabay, kana ku celiyay

  • @KhadarMuxumed-d6s
    @KhadarMuxumed-d6s Před 24 dny

    Shuuto nln rageed halkaa kaga hay

  • @nasirozil781
    @nasirozil781 Před 24 dny

    Hadana ka shakisay Mx report gareyn weyse meele iskaga dirtay

  • @dheecaanchannel7068
    @dheecaanchannel7068 Před 19 dny

    Xagee wye isgoyskaan

  • @direemedia
    @direemedia Před 18 dny

    Shuute qalad ayuu sameynaya qofka hadalka ayu afka ugalinaya sharcigana mapgolo

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c Před 17 dny

      waa sidee kula tahay si fiican u difaac dembiilaha

  • @CheerfulBeignets-cz6jg

    😂😂😂

  • @Salahdiator
    @Salahdiator Před 23 dny

    Ma cup shax ah iye naftoda u wayeen? 🤦🏾‍♂️

  • @NaciimaAbdirahman-p3e
    @NaciimaAbdirahman-p3e Před 15 dny

    انبنبنرنؤنوة😢😢😢😢😢😢

  • @SiidaliBalasma
    @SiidaliBalasma Před 19 dny

    Shuutoow isagaa u geeyey waa beenlow halkaan murmaaya