Good iyo Guuleed iyo Abwaan Aadan Tarabi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 04. 2018
  • Waxaan kaga duubnay Sheffield UK
  • Komedie

Komentáře • 23

  • @halayusuf6092
    @halayusuf6092 Před 4 lety +9

    Waa awowgay hooyo allow ii daa 🥰🥰🥰❤❤💋

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 2 měsíci

    GEESI GEESI DHALAY WALAAHI WAA ABWAAN KA AAN UGU JECELAHAY ABWAANADA HABARJECLO XITAA HADRAAWI WAXAAN KA JECELAHAY ABWAAN AADAN TARABI JAAMAC ILAAHEY HA NOO XAFIDO

  • @amiinmohamoud3273
    @amiinmohamoud3273 Před 4 lety +7

    waxse galabta sheeko leh, Nacasnimada guuleed gadhku kaagasoo baxay.... Nin mas Aaminey oo uu la meeraystey hhhh 2020 ayaa qorta lagu wadaa sitaa masas .

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem +1

    Cajiib

  • @cabdisamadismaciil4897
    @cabdisamadismaciil4897 Před 4 lety +3

    Allahayoo maxaa murti
    Maah-maah iyo mahadho reebtey laga guntey Abwaan Aaden tarabi
    Wax layidhi birjeex
    Waxaa galey badjeex
    Dumer baad katahayoo
    Waxba dunida kama ogid
    Waxaa galabta sheeko leh
    Nacas nimada guulleed
    Gadh ku kaagasoo baxey.
    Cimriga,cuudka,ciidemka iyo caqligaba ilaah ha kuu barakeeyo

  • @ahmedmahamed9785
    @ahmedmahamed9785 Před 4 lety

    Very interesting. This is unity of the two Somalis which become the Somali republic. What a sad story.

    • @graysonelijah5979
      @graysonelijah5979 Před 2 lety

      I guess I am kind of off topic but do anyone know a good site to stream newly released series online?

    • @forestismael3863
      @forestismael3863 Před 2 lety

      @Grayson Elijah Flixportal :)

    • @graysonelijah5979
      @graysonelijah5979 Před 2 lety

      @Forest Ismael thank you, I went there and it seems to work :) I appreciate it !!

    • @forestismael3863
      @forestismael3863 Před 2 lety

      @Grayson Elijah No problem =)

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 Před 4 lety

    Nin dhinteey wax kasugee ar dumaraa🤣🤣🤣 wax kasbeyo bey rabtaa

  • @muxiyediinnuuh2592
    @muxiyediinnuuh2592 Před 4 lety

    Sarbeeb ku socotay siyaad bare iyo basaasiintii uu midba maalin labixijirayaayey intay la saftaan

  • @kaahinali2787
    @kaahinali2787 Před 2 lety

    434

  • @abwaanmideeye8396
    @abwaanmideeye8396 Před 4 lety

    youtube chanell kayga subscribe ii saara aqyaareey 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼 somaali maxamedeey

  • @abdikarimmohamed4439
    @abdikarimmohamed4439 Před 4 lety

    Woow

  • @kayseali8070
    @kayseali8070 Před 4 lety

    Cajiib waa xigmad qiimo badan

  • @xaawoaadan3528
    @xaawoaadan3528 Před 4 lety

    murti iyo maahmaahyo madadaalo

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 Před 4 lety

    Oh

  • @axmedcige5313
    @axmedcige5313 Před 4 lety +1

    Abwaan tarabi