QISADII KA BIXISTA JEELKA HARGEISA MUJAAHID SULUB UGAADHYAHAN QAYBTII-4AAD.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 10. 2019
  • QISADII KA BIXISTA JEELKA MUJAAHID SULUB UGAADHYAHAN QAYBTII-4AAD.
  • Zábava

Komentáře • 133

  • @hibaaqsulub1422
    @hibaaqsulub1422 Před 4 lety +92

    Aabahay dhibaato badan waad usoo martay dalkan adi iyo inbadan oo kula midiiba Rabi waxaan kaaga baryayaa naxariista jano ino kaa waraabiyo ana igula kaa kulmiyo janaadkiisa 🤲🏻

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 Před 4 lety

      Hibaaq Aabbo miyuu dhintay, haddii HAA tahay Goorma....??
      Saalax Buuryaqab ayuu Ahaa makuu sheegay Aabbo....??!

    • @hibaaqsulub1422
      @hibaaqsulub1422 Před 4 lety +2

      Sahal Mohamed
      Haa wll wuu dhintay 2008 wll maya iima sheegin aqoon aankaga sheegana uma lihi

    • @farxiyaaxmed3826
      @farxiyaaxmed3826 Před 3 lety +1

      Ma waxaad tahay inantii dhalatay markii la xidhay ee uu lahaa waan ka saaray qaybta

    • @raxmakhadar2137
      @raxmakhadar2137 Před 3 lety

      Hibaaq aad baan kuu salaamayaa wll aabana alle haw naxariisto dadkii nafta lahaa ee dalka soomaray buu ka mid ahaa hoodona meeday waa inantuu nasiib wanaageeda ku soo badbaadee

    • @farhanhagi4764
      @farhanhagi4764 Před 3 lety

      Aamin

  • @axmedmaxamed628
    @axmedmaxamed628 Před 3 lety +1

    abti hibaaq geesi dhaba ayuu ahaa aabo sulub illahay naxariistii jano haka waraabiyo maanta waxa noo farxad ah taariikhda uu inooga tagay dad badana u noqon doonta waayo iyo dhibtii la ina soo mariyay, geesi sulub illhayow janatul fardowsa ha geeyo aamiin aamiin

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před měsícem

    Allah Yarxama Mohamed Moggeh iyo dhamaan Mujaahidintii SNM

  • @adamobssiye8279
    @adamobssiye8279 Před rokem +1

    Adero Mujaahid sulub jamac ilhay haku naxaristo iyo tii dhiimtay aamin

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 Před 4 lety +19

    Young somalilanders should learn something about such events.

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 Před 4 lety +3

    Dadku mujaahidku sheegayo iyo dhulkaba alhmdllilah waan garanayaa

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 Před 4 lety +8

    Mujaahid sulub cimriga allah ha
    Dheereyo rageedii sidaasaa
    Rag n.a. faqash weli u basaasaan
    Ragna sidaasay ugu soo dhinteen

    • @amalnor
      @amalnor Před 4 lety +1

      Ali Said walal uu dhintay alla hawnaxariisto 12 qiyaasahaan ayuu dhintay vadio waxa laga duubay dhawr iyo toban sano alla hawnaxariisto

    • @alisaid1214
      @alisaid1214 Před 4 lety +2

      @@amalnor walaal jazakumullahu kheyran sulub iyo
      Intii mujaahidiinta aheyd ee inoo
      Shahiiday si cisi iyo sharaf
      Ay ugu noolaadaan inta umadeena
      Ka nool oo aynu ku jirno
      Waxan ilaahay ka baryayaa subxaana watacaala in uu
      Janadii fardowsa ka waraabiyo
      We will never forget
      Longlive Somaliland
      Longlive sister amaal xasan

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 Před 5 měsíci

    Adeero ala haku naxariisto adiga iyo inti ushahiiday sland

  • @baadgunesuh1810
    @baadgunesuh1810 Před 4 lety +5

    Abti alleh ha ku naxaristo 😭😭marwalba oon hoyo eego adi ayaan ku xasustaa 😢😢

  • @abdibashe567
    @abdibashe567 Před 4 lety +4

    Allah haw naxariisto SNM.iyo intii raacday Walee ku maanta is haysta
    Iyo Kuwa xoolaha ka samaysta een rabin in la soo Nadal qaado.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 4 měsíci +1

    Ax ax maxamed mooge

  • @daudhusein9315
    @daudhusein9315 Před 3 lety +1

    alahakuu naxariisto muj sulub 💓💓👆💄🏡

  • @suldaancali9768
    @suldaancali9768 Před 4 lety

    allah haku naxaristo hadad dhimatay hadad noshayna cimri dheerku nolow

  • @AhmedAli-ic1xf
    @AhmedAli-ic1xf Před 2 lety

    Alle ha unaxariiso janadii fardawsana hageeyo Mujaahidka

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 Před 4 lety +6

    Saalax buuryaqab waala dilay wuxu kudhintay berbera kuwii laqabtay ayuu ahaa

  • @sharmaarkeaxmedkhaliif8150

    Ball mujaahid ba aan ugu yeedhnee alle ha unaxariistee Wixii uu dhibkaaz usoo maray maanta malahayaaa aqoon malahayaaa somaliland mida malahayaaa dhaqaale horumar ciidan dhisan midna majiro puntland bay lamid tahay somaliland
    Markaaa ragaaz znm ahaa anigu waxaan leyahay waad danbaabteen alle ha u naxariisto wiixii dhintay

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 Před 4 lety +6

    Waaso dhiba ragii inoo gaystay wali inagamay hadhin marka inagiiba kala dhamanla ilobimayno waligayo waa alxamdu Lilah marhadii aan xorkunoolahay

  • @duulqarneeyn1855
    @duulqarneeyn1855 Před 2 lety +1

    Wariyuhu wariye bisil maaha

  • @ashkarapdilahi560
    @ashkarapdilahi560 Před 4 lety +2

    alle hakuu raxariisto mujaahid sulub inbadan ayaan arkay lkn hada wuu dhintay

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před 3 měsíci

    Abaal ayaanu uhayna adiga iyo Mujahidiintii SNM

  • @rithwanapdilahi4153
    @rithwanapdilahi4153 Před 4 lety

    Barnamijyadan soo badiya wlalayal

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m Před 2 měsíci

    halgankii xalasha ahaa SNM ❤️

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před měsícem

    Subxanallaah

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 Před 4 lety

    hooyo macaaneey habarta baas iga hiroo iga horjoog

  • @mahadawil
    @mahadawil Před 4 měsíci +2

    Legend BIG SNM❤️💫 people don’t forget where we came , Somaliland 🐐

  • @bashiirsool3393
    @bashiirsool3393 Před 4 lety +2

    Subxaanalallaah alle cimriga haku dhereyo

    • @mukhtarfarah969
      @mukhtarfarah969 Před 4 lety +1

      Wuu dhintay

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 Před 4 lety

      Sulub alah haw naxariisto waanu is Aragnay inti uu noolaa

    • @amiirfahad1804
      @amiirfahad1804 Před 4 lety

      wu dhintay illahay ha u naxaristo .....ninki basasayna wala dilay oo rer gadiid bu aha

  • @sahraabdillahi7041
    @sahraabdillahi7041 Před 4 lety +21

    Wallee in aanay dib inoogu Soo noqonayn ninkii hadlayaa ha Iska hado kii dagaalamayaa ha dagaalamo, somaliland forever.

  • @fadomahakim1726
    @fadomahakim1726 Před 4 lety +13

    Ilowshiiyo dhawa isaaq ma umulbaa?

  • @munayusuf4810
    @munayusuf4810 Před 3 lety

    ax ax aduunku xasuus badana Alhamduliha wixi ku soo maray hadaad ka noshahay

  • @abdihakimhassan3103
    @abdihakimhassan3103 Před 3 lety +1

    allah ha u naxariisto adeero sulub jaamac 🤲🏻

  • @fadumoelmi7590
    @fadumoelmi7590 Před 2 lety

    Ax ax walahay waa wakhti adag

  • @absjones2916
    @absjones2916 Před rokem

    What name this Mohamed Mooge song 0:16????
    And last off I a citizen of our beloved republic would like thank this brave mujd for His war time service….
    Rip…

  • @cabdiraxmaangaas1301
    @cabdiraxmaangaas1301 Před 4 lety +9

    Ciil qabe siyaad bare maxuu isaaq badey hadana wey ilaaweelan waa umul

    • @tamashle3170
      @tamashle3170 Před 4 lety +1

      qaali ladan soomali makala tagayso wali geedba reg waa is dilijiray wllo waana la heshiin jiray waanu ilawnay dagal kii

    • @cabdiraxmaangaas1301
      @cabdiraxmaangaas1301 Před 4 lety +6

      Taayadu dil may aheyn shacab diyaarad lugu rusheeyay oo laxasuuqey Bey ahaayen weeligey ilaawi meyno

  • @abdinasirksa9363
    @abdinasirksa9363 Před 4 lety +4

    xanuun dhib ayaa la idin geystay aniga waxaan ahay hawiye noqdo dowlad go'day marna yey niyadiina soo galin soomalinimo waa idin aarnay faqash waa og tihiin sida aan ugu laynay idinka marna niyadiina haka saarina dhibka aad soo marteen caruurtana sidaan halooga sheekeeyo wixii dhacay

  • @nuur3272
    @nuur3272 Před 3 lety +1

    Waxaan raadinayaa qaybtii u dambaysay ee xageen la helaa. AHUN muj. Sulub wuxuu ahaa geesi

  • @ismailaymankuulismo6313

    Tariikhda soo dayaa

  • @samiirkennedy8419
    @samiirkennedy8419 Před 4 lety +1

    Alle naxariisti janno ha ka warabiyo xuseen barre wuxu ahaa ragii ugu cawimoda badna uguna badbadinta badna ragii snm ee dagaalka ku jirey maanta tarikhda ayaa xusi doonta mujahidinti ino halganty sidey dalka u xorayn lahayena

  • @Warsan614
    @Warsan614 Před 2 lety

    Mujaahid sulub illahay haw naxariisto janatul fardowsa haka waraabiyo,tariikh cajiiba weeye ,Q5aad miyaan la soo gelin CZcams ka waan wayeee

  • @sadaamjiyo3608
    @sadaamjiyo3608 Před rokem

    plz qaybta shanaad soo gali

  • @zuhuuribrahim9090
    @zuhuuribrahim9090 Před 2 lety

    Dalka dhibta loo soo maray ee inta geesi ciida ka hoosaysa aan la soo koobi Karin inaynu wada ilaashano
    waa waajib ina wada saaran .Xoriyadu waa geed ku baxay dhiigii geesiyada.

  • @mupparikhaazhi3170
    @mupparikhaazhi3170 Před rokem

    QaYbti xigtaY medaY✋

  • @ismailahmed6258
    @ismailahmed6258 Před 3 lety

    2002 miya la duubayey vediogan

  • @abwaanshucaybyarexasan5383

    Heesta magaced barnamiijka kuu biilabanayso waa hees anku qancay fadlaan isheegaa

  • @amiirfahad1804
    @amiirfahad1804 Před 4 lety +3

    illahay ha u naxaristo aderkay sulub ...lkn tolow ninki jelka ay kawada baxsaden ee Arab ma nool yahay

    • @user-zc6ig1ep9q
      @user-zc6ig1ep9q Před 4 lety

      Ilaahay haa.uu naxariisto amiin
      Goormuu.dhintay

    • @axmedyusuf4068
      @axmedyusuf4068 Před 4 lety

      wallo isosheg mahubtaa inuu dhintay

    • @amalnor
      @amalnor Před 4 lety +1

      Axmed Yusuf haa uu dhintay bari hore dhawr sano ka hor alla hawnaxariisto

    • @user-zc6ig1ep9q
      @user-zc6ig1ep9q Před 4 lety

      @@amalnor ilaahay.janaa fardowsaa haa.kaa waraabiyo.dadkuu cadaab.bay.soo mareen.markaan maaqlo nin.mujaahidaa.dhintay aad.baan umurugoodaa.ilmadaana .maa ceeshan kaaro.waayo.wakh tiigaa.aynuu soo marnay.wax qof bilii aadanaa.maskax diisuu qaadikarto maahaa.reer maymaar oo kalee.baa ladoonayey in laynaaga dhiigo

  • @hamzejunior8515
    @hamzejunior8515 Před 4 lety

    Qaybtan qaybtii xigtay meeday

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. Před 4 lety +2

    Kkkkkkk kulahaa waxaan moodayay in aniga laygu tumanayo

  • @soomaalibaanahay5160
    @soomaalibaanahay5160 Před 4 lety

    Sanadkii laga duubay sanadkee buu ahaa

    • @amalnor
      @amalnor Před 4 lety

      Soomaali baan ahay qiyaas ahaan waxay ahayd 1995-98 sidaguna wuxuu dhintay dhar sano ka hor alla hawnaxariisto

  • @shafadyarre828
    @shafadyarre828 Před 2 lety

    Muj sulub waa qiso cajiiba🤐🤨

  • @caamirismail1890
    @caamirismail1890 Před rokem

    Vedio ga tlow gorma la duubay 2001 miya tlow

  • @naasirxasan7288
    @naasirxasan7288 Před rokem

    Waar sheekada ninkii kugula jiray mee deee sxbkaa isagoo gidaarka kasoo baxaya ayaa noogu dambeysa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 4 lety +11

    way oo tolay tasay hada is wada haystan oo is haystan dhiigii miyaa laga miiratay ragii mise wa la sirxay waxan muranka keenya dhibta wada wa kuwii berigaab la shaqysan jiray faqashta bal maxaanu ku galabsanay waxas soo wanagii aanu gaysanay maha ilahow ha nagu celin koonfur kasdran

    • @Naxariiso
      @Naxariiso Před 4 lety +1

      Waa ka mid tahay Somaliya Dalka waa hal wadan adna waa lagu barayaa wadaniyada axyaa somaal qurumadyahay ma waxaad ismooday dal madaxbanaan ma quusataan xaqiiqda waa inaad wali ka tirsan tahiin Dalwaynaha Federaliga Ee JFS....Aamus

    • @Naxariiso
      @Naxariiso Před 4 lety

      Hhhhhhhhh wali waxaad tahay Somaalad kasii mid ahaan doontid Jamhuuriyada Federalka Somalia ogoow inariya ku noolay siyaasiintiina yaynan idinwaal waaba waxay idinku madadaalinaayaan dee waa go noo dawlad madax banaan baanunahoo bulshit somalia qayb ka mida tihiin nayaa ogoow hhhhhhhhhh waligaana waa nagasii midahaanaysaa

    • @bdd2541
      @bdd2541 Před 4 lety

      Abdicasiis mohamed Somaliland it’s own country fuck u faqash

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 Před 4 lety +2

      @@bdd2541 faqsh ha dhacdo ha dhimato

    • @bdd2541
      @bdd2541 Před 4 lety +1

      Sidra Sirad Somaliland hanoolato

  • @muuseaar4787
    @muuseaar4787 Před 4 lety

    Ninkani halis weeye

  • @maxameddheeg5874
    @maxameddheeg5874 Před 3 lety

    Niyoow maxaa fulaynimo ku haysay

  • @sakadaadhigaofficialtv1952

    Hooyda wase cruurki ina nuuriyey hlkee kaga baxsn

    • @abdiazizmohamed4032
      @abdiazizmohamed4032 Před 3 lety

      Waa madhan tahaye wax iskufal

    • @sakadaadhigaofficialtv1952
      @sakadaadhigaofficialtv1952 Před 3 lety

      @@abdiazizmohamed4032 ana hooyda wse numberka isii ama hlkd jogto

    • @abdiazizmohamed4032
      @abdiazizmohamed4032 Před 3 lety

      @@sakadaadhigaofficialtv1952
      Adigu hooyo la caayo ayaad baratee fuutadaan gus wayn kaa galin
      Sinaad ku dhalatee . Miyaad dhigataa🔪

    • @sakadaadhigaofficialtv1952
      @sakadaadhigaofficialtv1952 Před 3 lety

      @@abdiazizmohamed4032 kaaliy sariirka hooyda bn jiifaye adeer caap laguma af caliyo ninka hooyda qaba

    • @abdiazizmohamed4032
      @abdiazizmohamed4032 Před 3 lety

      @@sakadaadhigaofficialtv1952
      Ilmasiino aan wax oganay ayaad tahay channelkan yar ee aad ku darwataa haysu qoonsan.

  • @iiddaroor9426
    @iiddaroor9426 Před 4 lety

    Yaa daba socday markaa meeday raacdadii kkkkkk

  • @yusufomar8505
    @yusufomar8505 Před 3 lety +1

    Mujaahid maad aheyne fulaad aheyd kaas ookale ayaa kuusheeganaya inuu wadan xoreeyey