Waayojoog: Halgamaa Nakruuma Q2aad, Afduubkii Diyaaradii Somali Airlines iyo Saamayntii ay yeelatay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 31. 08. 2022
  • Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 41

  • @hanaaden9901
    @hanaaden9901 Před měsícem

    Geeesiyadi snm ilahay ha unaxariisto inti dhimatay inta nolna ilahay ha xafido ❤❤❤❤

  • @abwanmahiigan7666
    @abwanmahiigan7666 Před rokem +6

    War baa ninkani waxaa badan ma hayo ee waa isk sheekanya War waxad warysta waysacade dayax dhago Wayne ragii buuraha galay

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 Před rokem +2

    Marnaamij taariikha weeye wad ku mahadsantihiin

  • @maqademaqade7361
    @maqademaqade7361 Před rokem +3

    Sc marlabaad qofka faalada bixinya waraysiga Mujaahid Nakruuma ha joojiyo Aflagaadada
    Waxani waa taariikh wanna mujaahid xalaala hala Xushmeeyo waa iga talo

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před měsícem

    Basaas buu ahaa Morgan ayuu naagaha u geynjirey waa la yaqaana ninkani Hodan ayuu ina xoosh la soconjirey

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho Před rokem

    Mujaahid Xasan dayax soo casuuma oo Ka waransiiya ninkaasi xog badan baa ku duugaan inooga reeba Aad baanaad u mahadsan tihiin sida Aad taariikhda halganka Aad dhigaalka UGA sameynaysaan Hore u socda zxbyaal codka bariga Africa CBA Tv

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 Před rokem

    masha allaaah Allaw xafid dhamantiinba mujahidiintii SNM

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před rokem

    Anigu waxaan ahay reer Arabsiyo. 1978kii wuxuu Siyad Barre nagu qasbay in aan u dhisno guryo qaxotiga kasoo qaxay Ethiopia. 1982 kii waxay bilaabeen in ay lasaftaan taliskii siyaad bare iyagoo kutaagerayay qabiil. Kuwii aanu soo dhaweynay ayaa bilaabey in ay dadka iyagu utaliyaan.

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 Před rokem

    Alle Cimriga Hakuu Barakeeyo adeer

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Před rokem +2

    Qoxootiyadii waa kii afweyne doonayey inay woqooyi qaatan lakiin SNM ba

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Před rokem +2

    Ilaahay hawnaxariisto Aaaamiin mujaahid tii dalka xoraysey inta noola caafimad

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 Před rokem +1

    Cawil Cadami maanta caruurtiisii ayaa ka buuxa jeelasha Gabilay, maandhera , SNM waxaa ka FAA'iday kuwii la xoreeyay ee faqashta ahaa, kuwii dalkan usoo halgamayna iyagii iyo ubadkoodiba waa kuwa suuqyada ku bakhtiyaya

  • @muhumedmagan
    @muhumedmagan Před rokem

    Warbinta inteeda kalle,waa suura gal,hase yeeshee, Taariikhda Dayaarada Somali Airline La Afduubay Ku noqda, Ma Aheyn Sanadka aad Ka Hadleysaan, Aniga ayeey Dusheeyda soomartey Ayadoo Jooghoose kususoto oo Aad moodo ineey Degi rabto , Isla Markiiba waxyar kadib radio Yar oo Philips ah oon hawdka ku heystey ayaabaan furey, oon dhawr idaacadood kadhageystey, in dayaaradii Somali Airline lasoo afduubey,yaa yaab yaabkiise,Ninka afduubey waa Cawil Cadami oon isku. School aheyn,oo aanu ku kullaney dhawrjeer Hargeysa iyo Xaruntii uu xukumayey,Tankalle anigu markaasi halka aan dayaarada ku arkey iyo Maalinta aad ku taariikheyneysaan ee Afduubka dhacey, 2ba sano ayaa udhaxeysa ee hubsada oo saxa WBH-tfq

  • @hamsejama4142
    @hamsejama4142 Před rokem

    Asc dhamaan hawlwadeenada TV CBA WAA KU BOGAADINAYAA TAARIKHADA WAA HAWL FIICAN AYAAD HAYSAAN HORE USOCDA

  • @axmadcawed3388
    @axmadcawed3388 Před rokem

    Nakruuma ma magac Ninbaa waan fahmi waayey mise waa magac Shisheeye

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 Před rokem

    waa mujaahid dhaba

  • @rugtamaansadasoomaalida1521

    Miskiinkani qaraxyo aanu lahayn buu ka sheeganayaa afduubkii diyaaradda.

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 Před rokem

    Weligay maan maqal nakruuma ayaa dhexdhexadinayey wada hadalkii dawladii soomaaliya iyo cawl cadami burhaan oo ahaa maskaxda ka danbaysay afduubkii somali airline,waa taariikh igu cusub shaqsiyan

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Před rokem

    Waraysi ka liita oo Halkankii ah waligan ma daawan.

  • @mohamudbarre3448
    @mohamudbarre3448 Před rokem

    Asc adeer nagruume isagoo SNM.ah ayuu morgue yimi Gedo luuq degmadaas ayuu weeraray..kkkkk dr gacan. Ceerigaabo

  • @abdishakurmohamed182
    @abdishakurmohamed182 Před rokem +1

    Sxb dagaalkii buuraha ee galbeedka snm gashay ragbaa jooga dhib badana way arkeen sida waysacade please noowarayso

  • @maahirbarre4981
    @maahirbarre4981 Před rokem

    Ninkani sharaxaada kuma fiicna

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 Před rokem +1

    Hadalka ma yaqaan ila meerayso

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Před rokem

    kkk ninkan Xoogaa Khal Khal galbeedi baa haya ..Arabsiyo ayuu ku Mashquulay sheekadii Majaalista Galbeedka.....SNM ...

  • @fahadcali4689
    @fahadcali4689 Před rokem

    Kan waxba lama joogo sxb ee Barmaamishka waan ku xidhanahay ee waxaad noo soo qabtaa ismaiil Ali Abokor madaxwayne ku xigeen kii hore waxaan filaayaa inuu hargaysa joogo

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 Před rokem

      Sidaad doobayso qofku uuma warame wixii uu usoo jogay ayuunbuu kawaramayaa cafinaad iyo cimri dheer ayaan kuu rajaynayaa snm waxay dha shay xori yada maan taljooga masha alla intii shihiiday ilhay janadii ha la waraabiyo onta nool cafimaad

  • @doemanhuncho208
    @doemanhuncho208 Před rokem

    Telephone ayuu ka fiirinayaa wareysiga

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Před rokem

    kkk Qodobka diyaaradda waxuu ahaa mid muhiim ah ...Laakiin Nikan ma Sharixi karo sida wax u dhaceen ... ..

    • @cawilfaanto8994
      @cawilfaanto8994 Před rokem

      Wanku salam mujaahid wanku taxantahay taariikhda snm

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 Před rokem +2

    Waar kan mujahid uma eeka waa ku wii folyda ahaa ee ku qayli jiry qaaxo. Ee dadka isko diri jiry.

  • @nimanabdi7032
    @nimanabdi7032 Před rokem

    Ismaciil cali abokor
    Soo qabo

  • @ayaamahafilms2839
    @ayaamahafilms2839 Před rokem +2

    Ninkan iska war.dhegood iyo huuhaa buu hayaa mardambe hanagusoocelin waa kuwii xaabada usoo guri jirey snm.ta e

    • @cabdirisaaqmaxamed3145
      @cabdirisaaqmaxamed3145 Před rokem

      Haa niyaw waxkasta waanigi hore usheegaybu leeyay iyo taasi halkaasay ahayd miyaanu joogin meesha wuxu war xumaa

    • @ayaamahafilms2839
      @ayaamahafilms2839 Před rokem

      @@cabdirisaaqmaxamed3145 muujoogin muujoogin sheekada wuu inagu dul allifayaa waxna wuu iska qiyaasayaa

  • @yucubyabooshow9418
    @yucubyabooshow9418 Před rokem

    kani waxab mahyo naasir hayngu soo celin ismaacil cali farlow raadi

  • @hah7064
    @hah7064 Před rokem +1

    Ninkani waa mujaahid C.wahaab Nakruuma waxaanuu ahaa nin firfircoon markuu yaraa balse wakhtigadii danbe xaga suufiyaduu u baydhay waxaana ka muuqata in aanuu diyaar garawgiisu fiicnayn. Waxan uu ka hadlayaa waa runtii laakiin suufiyadii baa wax badan ka masaxsay malaha... Hhhh.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před měsícem

    Kani waa Fake news kani Basaasijirey SNM ayaa hadda la wareysanyaa kasapopolare waa laga yaqaaney xaafadas waxa u badnaa dadka isaaqa ka soo jeeda ninkani meelahas ayuu meereysan jirey Basaasijirey SNM

  • @muktargiireh4160
    @muktargiireh4160 Před rokem

    Plesas naasir ninkan warmahayo ee waxaad so macsuunta ood bookhata ismaciil cali farlow walhi ninkaas sidii mujahid faysal dhere ayuu lmud yahay fadlan ismaciil cali farlow noso fadhiisi

  • @hdhfh7gfkjsf115
    @hdhfh7gfkjsf115 Před rokem

    belo sheeg sodonki sano dadka kicin weysen qarni hada kadib war kukari meysane e ha xiiqin waka adiga marqati furaye in xawashi dalka kuso hogamisen