Waayojoog: Cabdiwahaab Nakruuma Qaybtii 1aad: Bilawgii Jabhadihii Soomaali-Galbeed

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 38

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk Před rokem

    Waqtiga noo kordhi halgankii somali galbeed waraysigiisana soo badi insha allaah

  • @Ahmedmustafa329
    @Ahmedmustafa329 Před rokem

    Ninkan wariyaha ahi muxuu taariikh ka dhargay walee hore soco proffesional wyeh

  • @hoodosiciid3823
    @hoodosiciid3823 Před 2 lety +2

    Barnaamij kan waa mid aad u qiimiyo xiiso badan REER CBA

  • @xamsecali6231
    @xamsecali6231 Před 2 lety +1

    Allaylehe waxaa Kaman ah
    Alle ha u naxariisto Maxamed Mooge Liibaan

  • @hoodosiciid3823
    @hoodosiciid3823 Před 2 lety +1

    Nimanyahaw sidaa saa fiican goose gooskaa
    Hadii saacad iyo dheeraad laga dhigo cidi daawan mauso

  • @fanporojboosfilms1593
    @fanporojboosfilms1593 Před 2 lety +5

    War wariye maka xasid nimaa dadka oo dhan waqtiga noo badi bay leyine 30 daqiqo ma waqtiba waxa hal sac kaso dhig

  • @mohamedeid22558
    @mohamedeid22558 Před rokem

    Muj Dr.Nakruuma

  • @MohamedHassan-sr4ww
    @MohamedHassan-sr4ww Před 2 lety

    Waa barnaamij qiimo badan CBA TV waad mahadsan tihiin. Waxaan idiin soo jeedin lahaa waraysiga inaad ka dhigtaan mid shakhsiya sida goortuu ku biiray mujaahidku halganka, sababihii keenay ku biiristiisa iyo dhacdooyinkii uu goobjooga u ahaa sida magaca barnaamijkaba ka muuqata "Waayojoog"
    Waan idin bogaadinayaa idinka iyo mujaahidkaba

  • @hindifilimafsoomali9022
    @hindifilimafsoomali9022 Před 2 lety +2

    Waqtiga mad hal sac noga dhigtid

  • @yasin-xf6rn
    @yasin-xf6rn Před rokem

    War ninkaa codka bariga Africa mujahidiinta waraystooow muj qalia oo la yidhaa shine duule oo reer gabilay aha inad waraysatan jeclan lahaa madama aad tariikh umaded dhaxalked wado

  • @mustafeqiimeeqofkaagasilag1346

    30/08/2022

  • @axmedabdulahi8136
    @axmedabdulahi8136 Před 2 lety

    afraad majorty badnkedu ragii aas aasy jibriir abokor ayay ahayeen siiba reer yoonis
    degaanka ay ka bilaabenty degaankoodii weeyi

  • @hoodosiciid3823
    @hoodosiciid3823 Před 2 lety

    Waayo joog., waayo arag, iyo xasuus reeb HAMBLYO

  • @ahmetfarah9778
    @ahmetfarah9778 Před 2 lety

    Muuse cabdi dable hanooloo doono cb tv ilmaadeerayaal ninkaa soo duuba

  • @khadaracabdisilimo4084
    @khadaracabdisilimo4084 Před 2 lety +1

    Waqtiga huno laga wada cabanayo kor dhi sacad iyo bar ka dhig wan kugu xidhanay wlahi mar walba

  • @gorgor3062
    @gorgor3062 Před 2 lety +1

    Yaa igu xiga ??

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 Před 2 lety

    ✊🏿

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 Před 2 lety

    dee maxad uga xidheen dawlodh garaytniii

  • @sacadbagaase1045
    @sacadbagaase1045 Před 2 lety

    Maxamed mooge maxu War ka haya

  • @kooshinyarefamly3718
    @kooshinyarefamly3718 Před 2 lety

    Waqtiga noo badi plz

  • @AliOmar-te4wu
    @AliOmar-te4wu Před 2 lety

    Xog bay lahayd somaliya iyada is bur burisay sofiiyatigu hubka unbu sinaya lakin cidanka xoga laha somaliya lahayd

  • @kooshinyarefamly3718
    @kooshinyarefamly3718 Před 2 lety +1

    Hadad laba sacadod ama sacad iyo badh ka dhigto maxa ku helaya mida kale wad la rag taa bar namijka

  • @muktargiireh4160
    @muktargiireh4160 Před 2 lety +1

    Pleas mujahidintu kala mudane maxd usoo waraysan waysan waydy ismaciil cali farlow

  • @AliOmar-te4wu
    @AliOmar-te4wu Před 2 lety

    Ma waxad didaysa inay somaliya awod lahayd oo ay midays nayd

  • @fanporojboosfilms1593
    @fanporojboosfilms1593 Před 2 lety

    Time noo dheere wll

  • @sacadbagaase1045
    @sacadbagaase1045 Před 2 lety

    Heesta maxamed mooge iyo waraysigu isku macana

  • @suujisuudi482
    @suujisuudi482 Před 2 lety

    cabashada dadka haloo dhaga nuglaado naasiraw sxb

  • @abdi-nm2vy
    @abdi-nm2vy Před 2 lety

    CBA ninkan dhakhtarka maaha ee ka daaya tilka ciyaarta takale ninkani wuxuu ka tirsanaan jiray dawladii siyaad bare qaybtii Nss ta

    • @ghazalihussein7990
      @ghazalihussein7990 Před 2 lety

      Yaa ka maqnaa dawladii Soomaali lahayd X,madaweyne Daahir Riyaaleh,NSS buu ahaa Ali Maxamed Warancade NSS buu ahaa Ina Kaahin iyo madaxweyne biixi saraakiil Military bay ahayeen.

    • @abdi-nm2vy
      @abdi-nm2vy Před 2 lety

      @@ghazalihussein7990 hhh hhh

  • @abwanmahiigan7666
    @abwanmahiigan7666 Před 2 lety

    Dadka barmajikan ku xidhan hadanu nahah waliba aanu joogno qurabha anigu tusale waxan ka dawda Netherland
    🇳🇱 1sac kasoo dhiga barmaajika kolayb wad dubteen sidasana idiin View bdan wa Hadad waxa ka maqalyso dadka CZcams kala.socoda

  • @maxamedsiciid8390
    @maxamedsiciid8390 Před rokem

    Gobolka gabilay ayaa bilaabay jabhadaa afaraad waxaa saa idku ahaa maxamad cali oo sida jabhadaha loomaamulo soobartay snm horteed ayay afaraad jirtay

  • @maqademaqade7361
    @maqademaqade7361 Před 2 lety

    Mujaahid Dr Nakruumah Waxaad Xasuusisaa CBA Mujaahid Dr Cabdiraxmaan
    (Fiindho) isna reer Borame weeye SNM Canada ayaa iigu war danbaysay