Maydhkii SNM Xabaalo Wadareed ayaanu ku Aasnay Ilkacase aya Khiyaameeyey SNM Q10aad Mujaahid Awaare

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • HAAD TV ku xidhnoow

Komentáře • 15

  • @abdirisaaqalaale5361
    @abdirisaaqalaale5361 Před 2 měsíci +3

    Xabashi xabashi qabay dawladii dumiyey dulmigan taagan keenay illahay ayaa kaa abaalin

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před 2 měsíci

    Inkaar alla haydinku rido dowladii baa dumiseen dowladna maydin keenon

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 Před 2 měsíci

      Inkaar alle kugu rid adiga, ummadani way is difaacsay , dadkodii aad rabteen inaad dhulka ka dhamaysaan bay u dhinteen oo caruurtoodii mustaqbalka badbaadiyee. Laascaanod oo degma ah baad la ooyaysaan..kuwani waa kuwii siyaad barre futada u qaawiyey

    • @AbdirazhiidAhmed-ss1un
      @AbdirazhiidAhmed-ss1un Před měsícem

      Adiga haku dhacdo

    • @AbdiPianoChannel
      @AbdiPianoChannel Před měsícem

      Haddii aan hooyadaa kufsado kawaran? Majeclaan lahayd

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 2 měsíci

    MAA HUWAL JIHAAD !? WAMAA SHURUUDUHU!?❤❤😂😂

  • @cilmicismaankhaan6736
    @cilmicismaankhaan6736 Před 2 měsíci +1

    Weriyaha Dhawaaqa SNM wuu ladhiban yahay sabab

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 Před 2 měsíci

    Waxasi ma tarikhba wa kugu dhimay o ka dhimaye 🫢😭😭

  • @hussein1211
    @hussein1211 Před 2 měsíci

    Kuwan weli waxey nool yihin 30 sano kahore

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 Před 2 měsíci

    BaL ninkan khiyaaliga isu maaweelinaya daya. Deegaan aanu isagu lahayn ayuu talo xumo ugu duulay isagoo Xabashida kaashanaya haddana uu ku leeyahay waxan ahay Mujaahidiin kkkk

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq Před 2 měsíci

    ninkani ma carab af soommaliga bartaybaa. dharkii carabta ayuu xidhan yahay oo hadba taatabanyaa maryihiisa mise show garanbamaayo khamiiska cummaaniga. ma xaraguu u sitaa , ma diin buu uga dhowaaneyaa. wallaahi soomalidii dhaqan guurbaa ku dhacay maanta, berrina abu muscab buu la bixi doonaa.

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx Před 2 měsíci

      inuu halgankii xaq ahaa waxaad ku garataa Nuurkiisa

    • @cabdirisaaqmaxamed3145
      @cabdirisaaqmaxamed3145 Před 2 měsíci

      Dharku muxu muhiim ah oo leeyahay ama carab ha lahaato ama maraykan ha lahaade ma dhar soomaali leedahay aya jirta iyo warshado dhar soo saar xanuunba kuhaye