Waayojoog: Halgamaa Cabdiwahaab Nakruuma Qaybtii 3aad.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • #Waayojoog: Halgamaa Nakruuma qaytiisa 3aad.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 25

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před 26 dny

    7da nin Arabsiyo faqash kutoogatay October 19, 1984 waan utaagnaa ilaa maxkamadii. Nin Saudi Arabia kayimid oo pick up truck lasoo dagay ayaa kujiray. Galabnimadii ayay anigoo 14 jir ah igu qasbeen in aaso maydka oo aanukugurno pick up truckgii ninkaa. 2022 ayaa kulaabtay Arabsiyo 38 sano kadib. They destroyed my life. I'm suffering from bad case of PTSD for the last 40 years.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 2 lety +1

    Machallah waa taarikh maanta laakin shalaybay ahayd .

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 Před 2 lety +2

    waxaan dhegeystay waraysi laga qaaday duuliyihii diyaaradaa oo lagu magacaabo xaaji dhagax wararkan ma sheegin

    • @sismail120
      @sismail120 Před 2 lety +1

      Waa runtaa muu sheegin Duuliyihii Dhagax warkan sababtoo ah duuliyuhu wuu gaboobay waxbadana wuu tebayey duuliyuhu oo ay ka mid tahay wadidii diyaarada iyo awoodii markaa taariikhdu duuliyaha waxa u tahay cadow iyo naxdin halka ay Mujaahid Nakruuma oo kalena ay u tahay guul Taariikhdu .
      Mahadsanid

    • @jamacsalaad4833
      @jamacsalaad4833 Před 2 lety

      @@sismail120 duuliyuhu wuxuu sheegay in uu amarka ka qaadanayey muj cawil cadami ilaa markii afduubku bilaamay ilaa markii u danbaysay ee uu ku yiri rakaabkii isaamaxa waxdan ah idinkama aan alay waxaad bad baadinayey dad indinla mida oo la dili rabay wuxuu kaloo sheegay duuliyuhu in bishacas ee caalamiga ahi cuntada u keenaysay

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 Před 2 lety +1

    ✊🏿🦁

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 Před 2 lety +1

    duuliye xaaji dhagax wuxuu sheegay in amarka laga qaadanyey cawil cadami ilaa howshu dhamaatay

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 Před 2 lety +1

    Halkaa kasii wada barnaamijya sidan ookale ah

  • @abwanmahiigan7666
    @abwanmahiigan7666 Před rokem

    Warysaga kaliya ee aan fahmi wayey War baa War mesha arin kuma hayo ninkani

  • @abdishakurhussein6564
    @abdishakurhussein6564 Před 2 lety

    amarka ilaahy Ilaa afdubkii diyarada part 3 and 3 waa lasocday lakin waxba kaman fahmin sax ah

  • @gorgor3062
    @gorgor3062 Před 2 lety

    CBA beryahan looma bogin filimantada
    Kuwii dabka iyo naarta ahaa ayaan dawan jiray iminka musalsal ayad ubadasheen ma daawado sidii kuwii hore.

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 Před 2 lety

    Ninkani arin ma hayo majlis fadhi ayuu ahaa sheekooyinka concept ayuun buu ka haystaa.

  • @muktargiireh4160
    @muktargiireh4160 Před 2 lety

    Nasirow kani wlhi barnamijka hoos udhac ayuu ukeenay lkn waxaa kor uso qaadi kara barnamijaka ismaciil cali farlow

  • @mohamedabdalleosmaanbaalle1889

    Ninka warqadda liqqay baan ku qoslay, dunida qofka ugu aayyo liitaa waa basaaska hhhhhh

  • @cladiifcabdilaahi5253
    @cladiifcabdilaahi5253 Před 2 lety

    40 minit oo bilaa micno ah iga dheh

  • @axmedabdulahi8136
    @axmedabdulahi8136 Před 2 lety

    ma waraysiba mise musalsalbuu ka shekaynayaa nio ninkani

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Před 2 lety

    Nin Kani maxuu dagaal galay dab iyo naar ayuu Faraha kula jiray ilaa waraysigii 1,2 waa halgamaa dagaal yaqaaan ahaa dhiigna ku faraxashay

  • @dr.abdiweli3803
    @dr.abdiweli3803 Před 2 lety

    Gaas wardoon SNM ma ka mid ahaa

  • @kalihaid4878
    @kalihaid4878 Před 2 lety

    4 baanu sugunaa ninkani taariikhbuu hayaa

    • @Cirjiidhotv
      @Cirjiidhotv Před 2 lety

      Si toosan uga dhegeystay ninkan idaacadii BBC waxaanu ku biiray
      Af duubayasha hawda

  • @axmedabdulahi8136
    @axmedabdulahi8136 Před 2 lety

    waar ninkani wlhi waxba laga fahmy wixi lawaydiyey wax kle ka sheekaynyaa

  • @mohamedmuse8546
    @mohamedmuse8546 Před 2 lety

    Hayaay hayAAY MAAN FAHMIN
    FUDUDEEYAAN U AHAA
    ANAA LA WAREEGAY
    CREW
    TRAUMA PRESSURE
    DIPLOMAT.
    DIYAARAADDa gudaheeda ma gashay?
    Wuu ka booday.
    Qofka meesha joogaa sidii goob jooge ayuu u sheekeeyaa.
    Budget ka Snm baa bixinaysay.

    • @Cirguje2
      @Cirguje2 Před 2 lety

      Waxan uu sheegayaa waa run S.N.M qaybo badan bay la hayd qori oo kaliya maysidan S.N.M

  • @nnnnwowo9164
    @nnnnwowo9164 Před 2 lety

    Waxaan murugo ahayn nooma kordhinaysan.Dadkayagii caruurta ahaa ee noloshu ka ;abaday. Dawlad tii dhaantana maanu arag

  • @khadarmaxamuud882
    @khadarmaxamuud882 Před 2 lety

    Waar naasirow kan dib ha usoo waraysan, wuxuu sheegayoba waxba kamaan fahmin.