Waayojoog: Calancastu marnaba raali kama ay ahayn in dagaal la qaado" Halgamaa Cawil Faarax Dalmar

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 02. 2024
  • Waayojoog: Calancastu marnaba raali kama ay ahayn in dagaal la qaado oo ..." Halgamaa Cawil Faarax Dalmar, SNM
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 142

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed2105 Před 5 měsíci +4

    gabi Ahaanba dareenkaygu wuu Isbadalay Ragga hawdka ku dhintay niman wada jufa hoose aan nahay ayay ahaayeen 23 burco duuray ku dhintayna tol guud balse kalmad aan liqi kari wayayy waxa weeyi walaalkeen ayaaa la dilayaa oo waliba Xaqiiq ah Koodbuur alle ha naxaristee gunimadaa waxa baday ninkuu birjeex kala Baxay wayse dhacday dibna u dhicimayso tii kale maantana ilamada yaxaas la qubi maayee waa lakala bixi doonaa hadii dhiigii ilmaadeeraday ragg fooqyo ka dhisteen waa aduunyo

  • @mymmym8283
    @mymmym8283 Před 5 měsíci +6

    Muuse iyo ina Kaahin shaqadan way yaqaanen, Waa siday ugu gurman waayen Cabdi bootan, waa sababta ciidankii goojacade kujabay ee ilaa maanta Muuse iyo ina Kaahin uga hadli waayeen sababtoo ah ciidanka OOG uu keenay isagaa diiday inuu gurmado.
    Munaafaqada weligoodba way yaqaanen.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 5 měsíci +4

    Saw inagii sablaale islajoognay maaha sxb oo aad askarta qoratay.

  • @mohamedfath2020
    @mohamedfath2020 Před měsícem +1

    Ilma Cuqdad Ka Halkan Ka Niiclahaw Ninkan Aabihii Snm Bay Wallo Yihiin Maxamed Farax Dalmar Yusuf(Maxamed Cali) Ninkanina Waa Macalimiintii Snm Iyo Tababare Soo Saaaray Mujahidiin Badan Warkiisuna Waa Xadiis

  • @DavidEric1
    @DavidEric1 Před 5 měsíci +2

    SNM waligood magaalo xataa ma qabsan dagaal kuma fiicna iidoor . Galbeed ka ayaan ku baranay. Been iyo khayaali ayay caruurta ugu sheekeeyaan

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 Před 5 měsíci +3

    War culus ayuu ninkani sheegay runa wuu iila eegey waxa uu sheegayaa.

  • @suhuurahmed497
    @suhuurahmed497 Před 5 měsíci +6

    Calan cas ilaahey qabriga haku wada ololiyo maxey nin SNM ah dhiigooda qabaan

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 Před 5 měsíci

    Maashaallah waa libaaxi Maxamed Cali siqiir.

  • @user-vv1wi7fs4m
    @user-vv1wi7fs4m Před 5 měsíci +1

    Dariiqa salawa waxa loga labta meel layidha abgeeg oo u dhaw damam khajiina waa xududa Kuwait 🇰🇼 oo kama foga waxan ka shaqeeyn jiray 2010 ila 2013kii dhulka u sheegayo mujahidku labaduba waa xududa Qatar 🇶🇦 iyo Kuwait 🇰🇼 waa xasuus wangsan yhy wlhy

  • @nasirabdi797
    @nasirabdi797 Před 5 měsíci +1

    Calancas warkooda waa lahelayaa maalinba inyar

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 Před 5 měsíci +1

    Igarsali ahaada waan yar caadifooday waxa isu kay qaban waayey cawil iyo taariikhda reer dalmar kuleeyihiin halgankii iyo maanta sida loo majara habaabiyey eeloogala mid dhigay tuugii buurta fuulay ee maanta cirro sheegayey eeweliba maantana taariikhda khaldan ee aanu iska husban ee loosoo dhiibey bal eega anigan idinla hadlayaa waxaan dhasha 1964 snmtana waxaan kubiiray 1983 04 April ilaa 1984 waxaanu tababarka kaga jirrey baabil markaanu tabababarka dhamaysanay ee ciidankii lasoo.hubeeyey aniga mudaa qoriga dib saraskiishii ciidanka maa mulayey axmed miroo dugsig haystey hay liqin iyo aadan dhamac iyo gacmadheere isla garteen aniga iyo nin gaadhi fuul ku magacdheer oo immika saraskiisha ciidanka ka .ida inaan lanugu aamini karin qoryaha da.ahaan cawil taariikhduu sheegay wuxuu iga waynyahay 3.gu.84 kaa annaga qoryaha lanugu aaminiwaayey buu snm soo galay inta meeloodee uu soomarayna waa maqlasaan allahaw naxariisto dhamaantoode hadraawiba hurray kadaba rareene waxay ahayd kollayba hadday kaa daba rarayaan intuu noolaa inaay kaa daba rararaan

    • @munasagal2496
      @munasagal2496 Před 5 měsíci

      Rer dalmar taariikh aad u wayn bay dalka ku lahaayeen, aniga waxa ii sheekeeyey macalina ii ahaa axmed dalmar iyo xasan dalmar

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 5 měsíci

    Mujaahid Gaani usoo duceeya isagaa Siyaad Barre fidneeyee.

  • @navergiveup9578
    @navergiveup9578 Před 5 měsíci

    Waan salamayaa Mujaahidka

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d Před 5 měsíci

    Ku saliy nabiga❤

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 Před 5 měsíci +3

    Waa sir culus, waa arrinta ay Calancastu maanta ka samaysay GOOJACADE.
    Muj. Cawil wuxuu caawa inoo iftiimiyey Cadaawada weligeedba jirtay iyo sida la isku dhabar jabinaayey..

  • @user-zb6os1lg7d
    @user-zb6os1lg7d Před 5 měsíci +2

    Asc kayse barmamijkaaga waan jeclahay laakiin nin buka ama beenaale ah ama qabyaalad ku daraya taariikhda kuuma fiicna adiga .mida kale ragii halgamay sin.mida kale saraakiishii iyo ragii caqoonta lahaa soo gudbi

    • @cabdirisaaqmaxamed3145
      @cabdirisaaqmaxamed3145 Před 5 měsíci

      Aniguba barnaamijkan waad taageraa waanan daawada lkn ciil qabe beenaale uma fiicna taariikhda barnaamijkana way qiimo tiraysaa SNM waa noo simantahay in qayb kamid ah la aflagaadeeyo barnaamijka waxba uma tarayso ina qiimo rido mooyee

    • @DavidEric1
      @DavidEric1 Před 5 měsíci

      SNM been ayay badankoodu sheegaan ninkan ayaa ugu run dhow . Dagaal kumay fiicnayn xabashi oo ay soo kaxaysteen mooyee . Waayo 10 sano ayay dibad meer ahaayeen . Anagu gabiley iyo wajaale ayaan joognay. Jabhad samaroon ah iyo waxoogaa ciidan ah ayay 10 sano soo dhaafi waayeen . Halka hawiye 8 bilood Siyaad ku baxsheen. Markuu Siyaad barre baxay ayay dumarka soo raaceen. Laakiin been ayay sheegaan . Waan faan aan tamar lahayn . sidaa Gooja Cade wiilal yar yar oo 18 jir ihi ugu gumaadeen ayay waligood ba ahaayeen

    • @mymmym8283
      @mymmym8283 Před 5 měsíci

      ilaa qaaxo iyo ilaa maanta garxajis nacayb ayaa idinku jiray, xiniinyaha laydin dheer yahay u ogolaada nimanka garxajis ee dalka idiin xoreeyey.
      Gurmad la'aanta iyo cunfigu waa ta maanta Muuse biixi ugu gurman waayey ciidankii goojacade taas oo looga soo baxay ciidankii garxajis balse iska fahmeen kaartada lalla rabay, waana sababta khilaafka ciidanka dhexdiisa keenay ee ilaa maanta la qarinayo balse ciidankii garxajis yimi isagoo gaadiidkiisi iyo dhaawaciisiba sita kadib markuu gooni u baxay, halka ciidankii Cabdi bootan la qabqabtay.
      Car ilaa maanta haka hadlaan calaancasta dalka kusii hadhay.

    • @camosalax5599
      @camosalax5599 Před 5 měsíci

      Kani waxan xaguu kakeenay waa looga sheekeeyay beenboode Lixle isaaqoodhan baa jeclaa dadka hays nacsiin jaahil baa tahee

    • @husseinmohumed282
      @husseinmohumed282 Před 5 měsíci

      Ninka xaqiiqda sheega necbidaa way jirtey in loo gurman waayey si lixle u dhinto taas miyaad diidantahay

  • @abdifatahpashe608
    @abdifatahpashe608 Před 5 měsíci

    Legend macalinkii dugsigii awaare

  • @axmedcaabi3194
    @axmedcaabi3194 Před 5 měsíci +1

    Kani Inuu Beenawaas Yahay Waxaa Cadayn Ugu Filan Maalintii Burco Duurey BMka 40Dhuumoodka Ahee Uu Leeyahay Waala Soo Dhaqaajin Waayey Lamaba Haysan Oo BMka Waxaa Lagusoo Qabsaday Dagaalkii Balidhiig Oo Ahaa 20/December/1984 Buuragalkii Kadib Halka Burco Duureyna Ahaa 17/October/1984.
    70jirkan Aan Erey Xalaala Sheegin Waxaa Ka Daran Yarka Wariyaha Ah Iyo Tiifiigan CBA Oo Faafinta Naxliga Iyo Dhalanroga Taariikhda Ku Caan Baxay.

    • @cabdikarimofficial4689
      @cabdikarimofficial4689 Před 5 měsíci

      Hadhka maxamd cali aya la odhan jirey barigaas lax lama waydin jirin waxan uu shegayo dhana waa wada beeen

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 Před 5 měsíci

    Faysalna jawaan baco ah buu cunayna isaaq ilaa goorma ayey been isu sheegayaaan

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 Před 5 měsíci +1

    Ninkaan xoogaa waa ka run badan yahay beenaalayaasha SNM

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 Před 5 měsíci

    ❤ASC. SUAAL. ? MAXA. MARKA. XAALADI TAAGANTAHAY ? AAD. USOO BANDHIGTAAN❤. ARIMAHA. SNM. MA HEEGO. IYO. CALAN CASBAA. LA SHAQEYSAAN. TV GA. CBS❤❤ IYO. KUWA. KALEBA ❤❤❤. WAA SUAAL❤❤

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 Před 5 měsíci

    Alle hownaxariisto mujaahid lixle iyo dhamaan mujahideentii kale, geesi wuu dhimanaayey halka calancastu ay dhuuni raac ahyd.

  • @abdiibraahimawale4511
    @abdiibraahimawale4511 Před 5 měsíci

    Nin aduunko Dhan ka dagaalamay bad noo waraysatay

  • @nuuriahmed3102
    @nuuriahmed3102 Před 4 měsíci

    Waa beenale bariga snm wax tiknico ah may haysan ana buuga lixle akhriyey snm hal bm ayay haysatey kitaab ayad tahay

  • @sultanahmed-mt6ot
    @sultanahmed-mt6ot Před 5 měsíci

    Calancas waligood ba hawshooda way wateen.

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 Před 5 měsíci +1

    Walaalkii sidee lagu soo daayey haddii uu ahaa nin isagoo hubaysan la qabtay.....?!!!!.

    • @guleedahmed2461
      @guleedahmed2461 Před 5 měsíci

      Walaal markii aynu dalka qabsanay ayaa jeelka mandheera laga jabiyay. Wuu xidhnaa.

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 Před 5 měsíci +1

      @@guleedahmed2461 : Alle dile ayuun baa dhinta, Nin dagaal ay kusoo qabteen yaanay dilin waa yaab, Halka kuwo aan waxba galabsan oo rayid ahaa ay toban toban isugu xidhayeen.....!!!!

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 5 měsíci

    Ehlunaar Muuse biix iyo Mohammed kaahin mar waa Calan cas marna waa JEEGAANTA Bakhtiday maanta Illaahay ummada ha ka qabto Aamiin

    • @user-ud6fs8ut7z
      @user-ud6fs8ut7z Před 5 měsíci

      Amiiiiiiin Amiiiiiiin

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před měsícem

      Mayd madaxa layskaga taagaad ku faantaan cad ka hadal ninkaa Allah ha u naxariistee buuhoodle lagu dilay wir juuq dhaha adoomo huwan akhas nasabadiisii nin iibsaday yaa wax ka qoraya

  • @user-of8ty4cu9v
    @user-of8ty4cu9v Před 5 měsíci

    Subxaana laah

  • @saiddubed
    @saiddubed Před 5 měsíci +1

    Waar ninku been badanaa ma 1984 pm iyo madaafic snm haysatay mp kii balidhiig laga qabsaday mid ka horeeyay ma jirin oo walaahiya bal xanuunkan eega walalayaal

  • @hanaaden9901
    @hanaaden9901 Před 2 měsíci

    ilahay idin qabay show tuugbay Ahayen ila snm jabin jiray kuwiba mantan so ino jooga

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 Před 5 měsíci

    They were fighting with the republic of Somalia. Viva SNM

  • @user-io4ju6mc1r
    @user-io4ju6mc1r Před 5 měsíci

    Marka gaadhka la qabtay iyo talyaha dhintay ma u muuqataa in laga cararay lixle.

  • @user-wg2zn9xw7u
    @user-wg2zn9xw7u Před 5 měsíci

    Oo kani kuma jirin dagaalka
    Faarax ifiso miyuu soo hadal qaadi karaa kjkk

  • @Xasmas
    @Xasmas Před 5 měsíci

    Saudi Arabia 🇸🇦.Aya tiri caynkaa. Kkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂 lies

  • @mk404
    @mk404 Před 5 měsíci

    😂😂😂😂war ninku legend sana

  • @soohorcashaqa1670
    @soohorcashaqa1670 Před 5 měsíci +3

    Alle hawnaxariistee lixke jabintii jeelka madheera iyo burco duuray oo uu ku dhintay taariikhdiisu waataa inta kale waa been iyo buun buunin

    • @user-wg2zn9xw7u
      @user-wg2zn9xw7u Před 5 měsíci

      Sheekadoodu ma dhaafto lixle iyo maxamed cali wixii isaaq madhay

  • @MohamedAhmed-yd5cw
    @MohamedAhmed-yd5cw Před 5 měsíci +2

    Cawil Faarax & halgamayaasha Ilaah cimriga ha u dheereeyo. Cawil & walaaladii dalkan dhiiggooda ayay u hureen, nasiib darro, waxaa imika dheefsanaya fulayadii sabaayadda dubi jirey!

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 Před 5 měsíci

    😂BERNTII ADUUNKA😂
    😂FAANKAA KA DARAN😂

  • @maxamuudmuse2186
    @maxamuudmuse2186 Před 5 měsíci

    Sawirkiisana nahorkeen

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 Před 5 měsíci

    ❤❤WALAAHAY. GERXAJIS OOQUDHA ❤AYAA KADAACAD. AHAA. DAGAALKA. SLNN❤ WAXBADAN BAAN. GEY. ❤NINKAASI. IYO. ODEY. WAXAY. II AHAAYEEN ❤❤. TABABARE LABISAGAALO❤. TALAABO. BISIQA. AYUU. TABA BARE. IIGU. AHAA ❤❤❤. HADII. KURTA ❤NALAKA. GOYNAYO❤❤ UMAANAN. SHEEGI. JIRIN❤SNM. ❤SIRTEEDA ❤❤XITAA. KUWA. NALA. QOYSKA. HOOSE AH ❤EE. NALA. REERKA. AH❤❤. ALOW ❤❤CE B. ASTUR❤. QAARBADAN. BAA. LADHINTEY❤❤ SNM. TAARIIKH. DOODIII❤❤. WAA. ❤SIDA. MAANTA. ❤RQG. AAN. U EHEL. HAYN. SNM. AY TAARIIKHDA. BEENTA. AH. ❤ UQORTEEN❤❤. HADANA. AY. USHEEGTAAN❤❤. AXMED. MIRE❤. IYO. ❤CABDI RAXMAN ❤GAMBA. YATE ❤❤. WAAR KAHADLA. ❤❤XAQA. ❤IYO TAARIIKHDII. SNM❤❤ WTOWFIIQ ❤❤❤. ALAA MAHADLEH KELIDII ALAAHU MA AAMIIN ALAAHU ACLAM ❤❤GUUL GERXAJIS SNM❤❤❤

  • @cabdikarimofficial4689
    @cabdikarimofficial4689 Před 5 měsíci

    Xamud iyo lixle hal xabaal ayay kuwada jiran dagalki burco durey snm waa gulaysaay wa malintay faqash jabtay

  • @nasriina6617
    @nasriina6617 Před 5 měsíci +1

    Kkkkkk horta isaaqa beenta may isgadayaan nin dada somalaiya laayeyey ayaa mujaahid ugyeedhaan

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 Před 5 měsíci

    Doqon doqon dhalay
    Nacas
    Wadani baa ku soo diray

  • @cabdilahiyuusuf3261
    @cabdilahiyuusuf3261 Před 5 měsíci

    Taasi way iska caddayd .in raggii dalka xorreeyay ay aakhiro u hoydeen , kuwan maanta dalka baabiiyayna ay yihiin kuwii haweenka lagaga tagi jiray

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Před 5 měsíci

    Daliminta snm waligood gaal jaceylka wa lagu yaqanay

  • @maxuur9588
    @maxuur9588 Před 5 měsíci

    Cawil macalin sare waxaa uu sheegayaa waa run faarax ifisona ninkii dhul jiifka ahaa dadkana waxa uu u sheegaa taliyihii sahanka ee dagaalka burco duuray

  • @nasriina6617
    @nasriina6617 Před 5 měsíci +1

    Horta isaaq may iasa soodheebeen misay xoog ayeye wax kuqabsadeen beenta somali laga gado wax kajirana malah waa been way isdheebeen

  • @kayseismail6935
    @kayseismail6935 Před 5 měsíci

    Ninkan waa beenaale

  • @khalidMohamed-rw9ij
    @khalidMohamed-rw9ij Před měsícem

    Waar haaye Guusha lagushegayaa waa waxa laga gubay 9 tigniko ah oo bebeyo ku jiran cidanku may aqoon in sabanku bebega gubo waanay arkeen faqashna is may Lahayn rag qalbigaa haya oo la suga sabenka ilaa uu Hosta ka soogalayo bebegu

  • @mohamoudadan6777
    @mohamoudadan6777 Před 5 měsíci

    Xanuuun weeye kani

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Před 5 měsíci

    NINKAAN MACALIN CAWIL WAA MUJAAHID MAXAMED CALI WALALKII WAA REER SOO WADA DAGAALAMAY DHIIGOODANA TAN U SOO QUBAY HADANA DALKII WAXAA KA HAYSTA FATAAL DIRIDHABA ISKAGA QAYILAYAY

  • @mohamedmohamoud2048
    @mohamedmohamoud2048 Před 5 měsíci

    Ninkan yar ee waraysiga qaadaya wixiisu taariikh ururin maaha eee waa iska horkeen barnaamijyadiisa inta badan waan daawaday dad degaan gaara ah buu ku waraystaa inta badan

    • @husseinmohumed282
      @husseinmohumed282 Před 5 měsíci +1

      Dee haddii halka aad doonaysaa aanay taariikhba lahayn ma dhirta ayuu soo wareystaa dadkii dagaalka geli jirey ee dalka xoreeyey haddii la wareysto ha diidin axb

    • @anwarmohamed2105
      @anwarmohamed2105 Před 5 měsíci

      hawlgalkii koobad deganka maskaxdaada ku jiraa qaadaa wuxu aha guda galkii hargeisa kaasna wuu waraystay ragg badan

    • @maxamedcumar1101
      @maxamedcumar1101 Před měsícem

      Dadkaas degaanka gaarka ah ee aad sheegtay haddiiba Isaaq wax iska ceshay ama SNM waa raggii hormuudka u ahaa. Bal akhri raggan oo ahaa intii ugu dhiirraneyd SNM tolow maxaa isku reer ka dhigay mise waa beene isku jifi maahan, waana inta hawlgallada SNM ee la sheego ka dhex muuqda, kuwo badanna waan ka tegay, just 15 qof keliya:
      1. Cabdirisaaq Gambayare
      2. Cabdi Muxumed Feyr
      3. Cabdulkqaadir Kosar
      4. Axmed Mire
      5. Maxamed Cali
      6. Xuseen Dheere
      7. Cabdisalaan Turki
      8. Maxamed Xashi Lixle
      9. Haragwaafi
      10. Axmed Macalin Harun
      11.Madaxdiin
      12.Xandulle
      13.Xuseen Qarash yare
      14. Cabdixakiin Sumuni
      15. Cawil Cadami Burhan

  • @gooranguux3929
    @gooranguux3929 Před 5 měsíci

    Anu waan aqaanaa snmta beenta sheegta ee dadka naxliga ka dhex wada e dalkay xoreeyeen e wada jirka ku dagaalamayeen qaar dhaha waxba ma tarin . Waana nooca kan oo kale

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před 5 měsíci

    Waxoogaa cunfi ah buu odaygu taabtay, SNM-se way isu gurman jirtay hadaanay ciladi jirin

  • @shahadismacil6291
    @shahadismacil6291 Před 5 měsíci

    Ninkani waa nin cadho waramaya waar islayaab imika hakala qaadin snm waa nooc ciilan ,ilaaahey naxariistii Jano hakawaraabiyo mujaahidiintii dhamaantood waxey ahaayeen geesiyaal marnaba oodhan mahayo anigu qaarba gaabis ahaa iyo qaarba faji wadey lkn waxa jirta howl walba oo laqabanyo waalagu kala aragti duwanaadaa Marka taas micnaheedu maaha qaarba doqmo anoqonaya ama khaayimiin ahaa ee ninkani waa nacas

  • @AxmadZulub
    @AxmadZulub Před 5 měsíci

    Kolba geel jire caadifad hadlayaa soo galinsysaan

  • @haibesuleiman8388
    @haibesuleiman8388 Před 5 měsíci

    Kani caadifada hada taagan ee xisbiyadaa rayigiiisa bedelay

  • @AliMANur-iw5kr
    @AliMANur-iw5kr Před 5 měsíci

    Sheeko u maqlay tababar ma gelim

  • @OmarHaji-rn3tz
    @OmarHaji-rn3tz Před 5 měsíci

    Maxad abdirahman dhadhan uu waraysan wayday wax badan buu ogyahay

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před 5 měsíci

    Maxaad kan ka waraysanaysaan KANI WAA AANU ODHAN JIRNAY KOLKAANU QAAXO JOOGNAY HADHKA MA ANED CALI IGA WALLEE NAF MUU LAHAYN CAWIL NEEF

  • @cabdikarimofficial4689
    @cabdikarimofficial4689 Před 5 měsíci

    Maxamed cali kamu qayb galin gurmadki burco durey lkn waxa gurmad ku yimi harag wafi nin caloshisa.u shaqayste ah oo adunka mel kasta kaso dagalamay ayu taarikh u yelaya hadhki maxamed cali aya la odhan jiry kan baashe waa walalkisa la qabtay maxbus ahan aya lo qabtay wana la si dayey

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 5 měsíci

    Aniga walaalkay waxaa laga qabtay safaaraddi ciraaq ee Xamar isagoo raba inuu ciraaq aado kaddibna waa laxiray.

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Před 5 měsíci

    Gadhka hoostiisa qofku isagaa iska toogta markaan khibrayda ku eego.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 5 měsíci

    Leef-leefka carbeed ayaa noomuuqday ee dalkeenu nooma muuqan welina sidii baynu nahay.

  • @user-xu7qq1gj5t
    @user-xu7qq1gj5t Před 5 měsíci

    Lkn waa waxaa lahelay istarajida ah ina waxa layska celin karo

  • @hamseyasiin5219
    @hamseyasiin5219 Před 5 měsíci

    Ciil cawa be weeyi kaniii nacasa

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 Před 5 měsíci

    Yaa hubkaas gacanta ku hayey.... Ama Taliye ka ahaa, kolley laba nin oo maanta nool iyo mid dhintay ayaa gacanta lagu fiiqaa....?!!!!!.

  • @abdirahmanismail9636
    @abdirahmanismail9636 Před 5 měsíci

    Waar Kani kiii
    CIFAN Jiray miyaanu ahayn????
    Markuu HADLAAYO sidii
    LAX BIYO Ka Dheregtay

  • @maxamuddiiriye8878
    @maxamuddiiriye8878 Před 5 měsíci

    Malintii iigu naxdinta badnay waxay ahayd maslin jimce ah aniga iyo saaxibkay maxamed bede ayaa so marnay tiyaatarka hargaysa oo dad badani galayo goor 9 subaxnimo ah waxanu is nidhi kedis barnamij la odhan jiray ayaa ka socdee ka faiidaysta waanu galnay safafka hore ayaanu fadhiisanay maxa dhacay ? Waxooga ka dib waxa soo galay saraakiil badan iyo ciidamo aad u hubaysan inyar ka dib waxaa soo galay maxkamadii badbaada anagoo yaaban oo baqanay kana bixi karin meesha dushayadana duubcas qoryahoodu amaanku u furanyahay talaabo talaabo isu jiraan ayaa mar kaliya waxa la soo galiyay saaxiibkayo oo anu isku malcaamad ahayn isku xaafad ahay baashe farax iyo 2 nin oo kale oo maxaabiisa maxkadii badbadaduna waa fadhidaa intaanu is ilawnay ayaan mar qudha idhi aala waa baashe!!! Saxiibkay ayaa. Afka i qabtay oo yidhi waar naga aamus wali waa ii muuqataa maalintaasi wadkii. galaa dhinta

    • @husseinmohumed282
      @husseinmohumed282 Před 5 měsíci

      Wll wxn maqley in baashe la sii daayey da,diisa oo aad u yarayd darteed lkn markii sidaa loo sii daayey uu dib snm ugu talaabay maxaa ka jira arinkaa????

  • @CabdixakiinCaliyaasiin
    @CabdixakiinCaliyaasiin Před 5 měsíci +2

    Beenawaas weeye waxanu ahayn sheeganaya

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 5 měsíci

    LAKIIN WALAALKA SHEEGTEY RAGA LALA QABTEY INAAD SHEEGTO AHEYD WALIBA QOLODOODA INKSTA SNM QABIIL AHEYN

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan2235 Před 3 měsíci

    Adigaa beenaale ah mabAd jogin meshan xaar weyne

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 Před 5 měsíci

    Libaax lixle

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 Před 5 měsíci

    Soomaali soomali diley
    Maxaa u bixinaa

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 5 měsíci

    Habar gidir iyo masaari bay ahaayeen kuwii bangiyada Ciraaq dhacay.

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Před 5 měsíci

    kan waa kudaafade ninkiiiii ciiiidankiisa laayayyy ayaaa maanta mujaahid noooosheeganaya khasaare aragiisa intuuu dhuman lahaaaa ayuu hadana tv yada sooofadhiiiiisanayaa

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed2105 Před 5 měsíci

    maxaa maalin qadhaadh Nasoo martay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 5 měsíci

    Carab iyo calancas ayaa Soomaali isuceliyey oo xitaa dagaalkii itoobiya carab ayaa nagelisay hableheeniina gus ayey wada geliyeen illeen waa faddaree.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 5 měsíci

    Isaaqow bal balwadda iyo gaalo jacaylka uun iskadaaya idinkaa tanaadiye.

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 Před 5 měsíci

    Kkkkkkkkkkkk beenaalayaal,

  • @nasirabdi797
    @nasirabdi797 Před 5 měsíci

    Kolba wax qarsoon ayaa soo baxaya yaab

  • @hah7064
    @hah7064 Před 5 měsíci

    Nacaskii buur baan galay lahaa miyaanuu ahayn hhhhhh. Beenaale walba soo waraysta runi run bay tagi doontaa.

  • @gureyhamze
    @gureyhamze Před 5 měsíci

    Kaam haasin ilaa barco duuray 14 km isuma jiraan

  • @abdirahmanismail9636
    @abdirahmanismail9636 Před 5 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 5 měsíci

    KHAFJI

  • @maxamedsiciid8390
    @maxamedsiciid8390 Před 5 měsíci

    Ninkan warkiisu beenbaa kujirta snm taarka kumay hadli jirin ee Ka faqashtay dhagaysan jirtay asquu qaybinayaa iyagoo cid dadka nacsiinaya

  • @cabdilahiyuusuf3261
    @cabdilahiyuusuf3261 Před 5 měsíci

    Horaa loo yidhi ninna dhuunuu ku dhex joogaa ninna dhaqashuu kuugu dhabar go'ay

  • @ibrahimabdalla1757
    @ibrahimabdalla1757 Před 5 měsíci

    Been ha sheegin

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 Před 5 měsíci

    Waar kana yuu ahaa ma ina libaax sanka taabtaa

    • @june6206
      @june6206 Před 5 měsíci

      Ha snm oo dhan ba ah been iyo buun buunin

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 5 měsíci +1

    SNM MA DAGAALJEY ISKU EEGI JIREEN U MALYN MAAYO NINKAN WARKISA WAA INNLA HUBSADAA DHINACA KALE LA WAREYSTAA

  • @user-ho9ht6nv3w
    @user-ho9ht6nv3w Před 5 měsíci

    Hooyadi wase kani mujaahid muu ahyn xarami ayuu ahaa nin dhan ayuu beenale ku leeyhy hooyadaadi qucdada futo xajis ka was

  • @AliMANur-iw5kr
    @AliMANur-iw5kr Před 5 měsíci

    Ala been badanaa war yaa naga qabta kkkkkkkkk

  • @maxamuudmuse2186
    @maxamuudmuse2186 Před 5 měsíci

    Waxaad waraysataa mujahidkan walaalkiisiiyaraa ee boligadhka u ahaa lixle raadi ninkaa ayaa gobo,dii hayee

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s Před 5 měsíci

    Kkkkkkkkk

  • @skrtube237
    @skrtube237 Před 5 měsíci

    Waar nio idinku ma kuwa bukaan ah uunbaad waraysataan idinka iyo iyaguba waad wada bugtaan kolae

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Před 5 měsíci

    BEENALE RAGAD BURTA G.LIBAX KU LAYSAY AYAD KU BADBAADAY LKN SEEFTA AQOONSIGA KA BADBAADI MAYSID

    • @june6206
      @june6206 Před 5 měsíci

      Kkk aqoonsi gee muuse ba jooga waligin guuli ka dheer

  • @jamafarahhersiqolqol3049
    @jamafarahhersiqolqol3049 Před 5 měsíci

    Kadaab beenaale ah .
    Miyaanad ahay kii buurta ku laayey ciidankii qaranka.

    • @june6206
      @june6206 Před 5 měsíci

      Muuse idinka layey talo xukuma diiday Maxa geeyey meel anu lahayn circadian dagal u lahayn muuse sabayad uu un buu dubi jirey

  • @calicismanxuseen283
    @calicismanxuseen283 Před 5 měsíci

    Waar umada beenta ka daa cid aan iyaga ahayni may dagaalamine maxaa qabyaalada idunku itixaamay

    • @june6206
      @june6206 Před 5 měsíci

      Muuse sabayad uu dubi jirey dawo iyagoo hablo hortisa ka sheegayan isagna qoslayo

  • @mustafemaxamed8253
    @mustafemaxamed8253 Před 5 měsíci

    waar nacaskan iska aamusdheh

  • @mustafemaxamed8253
    @mustafemaxamed8253 Před 5 měsíci

    Beenaale kkkkkkkkkkkkkkkkk