Mujahaad Lixle Markay Xabadu Ku Dhacday Waxaa Maydkiisii Difaacay" Proff.Cabdisalaam Yaasiin

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavision...
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 92

  • @axalwoibrahim5876
    @axalwoibrahim5876 Před 3 lety +24

    Allah ha u naxariisto dhammaan mujahidiintii Xaq u dirirka ahaa ee naftooda u huray dadkan iyo dalkan.💚🤍❤🌹🌹🌹❤❤❤

  • @asiyaismailhassan1981
    @asiyaismailhassan1981 Před 3 lety +16

    Mashaallah illahay naxariistii janno haka waraabiyo Samir iyo imaana Alleh haka siiyo Dhamman qaranka Somaliland ee uu kabaxay mujaahid LİXLE. maantana waanaga geedkii uubeeray hadhansaneyna.

  • @anhaarkashkaash9844
    @anhaarkashkaash9844 Před 3 lety +13

    Rabi naxariisti jano hakawaraabiyo qabrigana ha unuuro dhamaan mujaahidiinti somaliland xoreeyay

    • @saafiyaawadan312
      @saafiyaawadan312 Před 3 lety

      Wariyahan oo kale loomsoodiro odayaasha Sheeka duu kajiidhay

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Před 2 lety +3

    Alle ha unaxariisto janatu fardawsa alle ha geeyo mujaahid Lixle Aamiin yaa rabbi

  • @abdiyasin4495
    @abdiyasin4495 Před 3 lety +16

    Somaliweyn oo dhan waxa waa jib ku ah inay meelkasta oo soomaaliyi ku nooshahay taalo looga dhiso maxaa yeelay waxay bareen soomaalida dimuquraadiuada iyo qofkastaa inuu rayigiisa cabiro

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Před 3 lety

      Hhhhh ma ninka gaalnimada ku dhintay

    • @jaamacfaarax2375
      @jaamacfaarax2375 Před 2 lety +2

      @@rock_diamond9475
      Gaalnimadu waa tee?!!!!!!!

    • @mericanbadass5299
      @mericanbadass5299 Před 2 lety +1

      @@rock_diamond9475 ninkii la diriray kaligi taliyihii Quranka beeniyay aya gaala miya? Cajiib

  • @GalaGymka
    @GalaGymka Před 3 lety +9

    Ilaahay haw naxariisto amiin ya Allah geesigii geeska afrika

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před rokem +2

    Alleh haw naxaristo wll

  • @abdirsaqnasir7037
    @abdirsaqnasir7037 Před rokem +2

    Ale ha u naxariisto

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 Před 2 lety +7

    Lixle 💪🏾🦁

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Před 3 lety +5

    Ilaahay hawnaxariisto dhamaan mujaahid diinti

  • @burcaawidb5170
    @burcaawidb5170 Před 3 lety +7

    ilmahan yar yaa mikirifoonka u dhiibay, xitaa maqalka lixle iminkaa ugu horaysa. ayaan u malanayaa.

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi Před 3 lety +10

    Halmaan hadal kuma jiro ( Mandera maximum security prison ), sorry, I am getting old, who cares! free at last. SL©️

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 Před 3 lety +4

    Allahu haw naxariisto
    Geesi dhiiran buu ahaa Aan baqanjirin 2 ilaa 3 sano halganka kawadey isaga iyo Muj Gashanle sare Muj Halac 2 dooda ayaa Uugu badnaa howsha dalka gudahiisa isagoo waqooyi joogey iyo halac oo Koonfur ku sugnaa

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před 2 lety +2

    Ilaahay hownaxariisto mujaahid lixle

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před 2 lety +3

    Ninkan yar ee wariye ha ah khibrad la’aan baa iiga muuqata waa ka su’aalaha uu u waydiinayo professorka KOLKAA isagoo tii hore Jawaabtiiwada buu MEEL kale ku qaadayaa he need to go schooll or college

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Před 7 měsíci

    Hambayo geesiyada snm ilaahay intii dhimaty hacu naxariisto inta noolna ilaahay caafimaad ayaan waydiinayaa nacAbka soomaaliland ha dhaco

  • @sacadahmed5225
    @sacadahmed5225 Před 2 lety +2

    Alle naxariistiisa janno hka warabiyo mujahid lixle

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před 2 lety +3

    Marka mujaahid lixle dalka gudihiisa ka fulinayay hawlgalkaa iyo arimaha halganka walaahi hadaa arkilahaydeen faqashtu siday ahayd cimro ayaa idiin sugnaan lahayd aduunka wixii soomaali ku noolaa iyo weliba Oromo iyo canfar ayuu soo urursaday afweyne oo ciidan ka dhigtay goblada burco hargaysa berbera iyo boorama ayuu quwadooda isugu geeyay irbada dhuka kaaga dhacda nin faqsh ah ayaa qaadanayay hadana tab iyo xeelad ayuu KU dhaafayay,

  • @ayaanhussein9092
    @ayaanhussein9092 Před 2 lety +3

    Rabbi haa janneeye ❤

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 Před 3 lety +5

    Werriyuhu miyuu carrab la'yahay... wuxuu ku leeyahay "SLM" 🤣🤣

  • @sacdamaxamed5937
    @sacdamaxamed5937 Před 2 lety +1

    Alla haw naxaristo

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 Před 2 lety +1

    Allah yarxma Muj Mohamed Xaashi lixle.Gooda weyn meel u dhowbuu ku dhashey.Waxbarashadiisa Dhexe Sare intaba Shiikh buukaga baxay.takhaluska Engineer taangiyada. 2 labaadna Dagaalgelinta ku noqdey Russia.
    Hogaankii iyo Abaabulkii ugu weynaa SNM) Sababta loogu bixiyey Astaan Qaran..lixle weyaan

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 Před 8 měsíci +1

    Lixle🦁

  • @saeedhassan4125
    @saeedhassan4125 Před 3 lety +5

    Please walaalayaalow intaanad wareysiga bilaabina ,WAA KUMA QOFKAAN AAD WAREYSANEYSID?????
    iyo darajadiisii hore ????

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First Před 2 lety +2

    Maximum security prison.

  • @abdillahibasheabdi4904

    maximum security muu ahayn waayo meeshaba marka laga tago askarta dhibooga ahyd 100 askari oo banaanka ah iyo 10 gudaha ah baa joogay
    askarta carbiska ah ee ay mar wada yimaadeen meesha ayey ahaayeen

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 Před 2 lety +2

    Marna maan arkin cid ama qof ka sheekaynaaya Waxaa magaca Lixle loogu bixiyey....!!!.

    • @abdishakurfaisal3985
      @abdishakurfaisal3985 Před 2 lety +1

      Lixle waxa loogu bixyay asago da yar oo ciyaal school ah ayaa waxa iskugu tagay lix caruura deeto lixdiiba wuu garaacay deeto suu barihii ku yidhi kani waaba lixle yacni lix qof ayuu u dhigma allah janadii fardawsa haka waraabiye

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np Před 3 lety +5

    Weriyenimadu waa mihnad la barto ee ma aha in Microfon la qaato oo qofka warramaya la qalin daaro

  • @mohamedm4924
    @mohamedm4924 Před 2 lety +2

    Minimum muu ahayn e wuxuu ahaa maximum security prison

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před rokem +1

    Ilmaa iga timi

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 Před 8 měsíci

    Ciiyaall wax fekred ahba aan SNM Ka haysan ayaa mujaahidka waraysanaya

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 3 lety +5

    Horta Faqash yaa layiraa ma daarood mise dawladii hore siyaad.

    • @faaraxladane2460
      @faaraxladane2460 Před 3 lety +5

      Faqash waxaa layidha
      askartii iyo nidamkii
      Siyaad barre

    • @bashiirtarabbi
      @bashiirtarabbi Před 3 lety +4

      Faqash waa xukuumaddii Kacaanka 🎯

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 Před 3 lety +1

      @@faaraxladane2460 thanks walal sida fiican ee sheegtay,

    • @sameerahussein654
      @sameerahussein654 Před 3 lety +5

      Waa qof kasta oo la shaqeynayay dowladda waqtigaas. Faqash baa xataa loogu yeedhi karaa Isaaq, haddii ay la shaqayn jireen dawladdii hore ee Siyaad

    • @faaraxladane2460
      @faaraxladane2460 Před 3 lety +5

      @@sameerahussein654 magaca faqash mujahid lixle ayaa bixiyey waxanu u bixiyey intii cidanka ahayd oo kaliya qabiil iyo qabyaladna muu u jedin waanu necba qabyalada

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade Před 2 lety

    Sowta layidhi dharkay kalabaxeeen faqashtu, jiimis qurux badan iyo kabo sport.

  • @massmass8300
    @massmass8300 Před 3 lety +9

    lixle arayga faqash wuxuu bixiyy dagaalki 77 ayuuu isaga io ciidan
    meelku jira difaac habeen ayuu maqlay
    sanqadh markaasu ye war maxaa
    faqash faqashle halkaa ayy ku baxday
    magacbixintu) sandaarikhda ku hayo

    • @ibnuahmed4515
      @ibnuahmed4515 Před 3 lety +2

      Thanks

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 Před 3 lety +4

      Lixle wuu bixiyay magaca balse taa tukaduwan ayaan maqlay oo ah eraygu inuu ruushyahay oo macnaheedu yahay faqash= doofaarka yar

    • @ibnuahmed4515
      @ibnuahmed4515 Před 3 lety +1

      @@liibanmumin6582 waa suuro gal

    • @nimcoali4487
      @nimcoali4487 Před 3 lety +2

      Mansha allaah ilahay Ha u naxaristo dhaamaan inti ku dhiimateey 😭😭😭

    • @guleed7017
      @guleed7017 Před 3 lety +1

      Kkkk

  • @awiladencantaynle7083
    @awiladencantaynle7083 Před 8 měsíci

    Weriyahan bila khibrada yaa yiri odayga wareyso snm iyo lixle toona fikrad kama haysto

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před rokem

    Kan hadlayaa ku lahaa Madheera prison wuxu ahaa Minimum security Prison... kkkk jail adag.. adeer dheh Maximum security Prison..kkkkk

  • @baligubadle1110
    @baligubadle1110 Před 2 lety

    Mujaahid xaamud sabanle alle haw naxariisto dabku xaamud shido dhayel ku damin ku dhartey wa nin cise musa oo aboko cisa o cismn abokora noolow abti

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 Před 2 lety

    Waa kalidii talis muusaba sawkan xidhaya qofkii hadla

  • @abdulkadirismailismail9591

    Maximum security prison

  • @moadam7003
    @moadam7003 Před rokem

    On 4:36 minutes he states “minimum security prison” lol and the translation is way off hahaha my adeer just keep speaking Somali lol

  • @abdulkadirismailismail9591

    Markii aad dabka shideen qofwaliba wuu ku soo hirtay si baando looga takhaluso baando dambe ma ka dhacayso somaliland

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před 3 lety +1

    Ma ciidamadii Soomaaliya ayuu ka tirsanaa? Hhhh khibrad-yaraantu xumaa! Qof 45 ka da' yari saxaafadda kuma fiicna. V

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro Před 3 lety

    CASHARO AFKA CARABI KU BARTA MEELKASTO JOOGTAAN..

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 2 lety

    ina KAAHIN OO basaasi jirey Dafle AYAA sheegey Aun lixle
    faqashta AAD sheegeyso Wasiir ayey KA yihiin

  • @ahmedabdulle6094
    @ahmedabdulle6094 Před 3 lety +1

    Somaliland dadkeeda been baa lagu maaweeliyaa.
    SNM iyo dadkeedu ma waxay u dagaalameen inay Somali dulmi ka dul qaadaan mise inay Somali inteeda kale ka go'aan ?
    Qadiyad aan run laga sheegini waa fashil dhamaadkeedu.

    • @citizensomalilander7306
      @citizensomalilander7306 Před 3 lety +1

      Iska hadle waxba waanad ka ogayn snm iyo somaliland

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky Před 3 lety +1

      Inay Xoriyadoodii iyo Madax-banaanidoodii la laabtaan ayaa xaasilku ahaa.

    • @fadumoshugri6245
      @fadumoshugri6245 Před 3 lety +1

      Mayee adaan ka shaqaysiin maskaxdaada SNM kuma jirin fikir goosi lakiin dadkii baa diiday laydinma taag heleen oo hadii dad nool tihiin ila hada tagaalku idinma socdeen ee toosa oo cadawga iska qabta Afrikaankana iska saara hada ciidmdaa idinku filane

  • @fathiabdi9056
    @fathiabdi9056 Před 2 lety

    War mesha waxbo kumahaydaan ee ilmaha kadayaa waxad kushubeysaan
    Somali wala iswada layay wax idnka kali aad gar uldihin mijirto

  • @bashiirshire3471
    @bashiirshire3471 Před 2 lety

    Ninkani wax aanu ka war hayn buu ka waramayaa.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 2 lety

    BIIXI handaraab DICTATOR AYAA HADDA idiin heysta iska kiciya

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 Před 3 lety +1

    Iidoor munaafaqnimo ku dhintay bay aheed

    • @abdilahiyouseph2642
      @abdilahiyouseph2642 Před 2 lety +2

      Hooyadaa siilkeed bey ahayd xaaroodyohow xaaroodku dhalay tiina waa munaafaqnimo taayadayadana waa muwaadinimo iyo qaranimo waa caqligiina nacalad baa idiin raacdee

  • @farxiyacarab5197
    @farxiyacarab5197 Před 3 lety +1

    Adeer ma khaalid binu walid ba?? Kk oday dhiig muslin u so baxay ehlu naara isaaqnimo kala weyn thy wuxu alle faray maanta ka celiya alle isaaqow idinku idin dhinte wlhi wu qasaaray wa yaab

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 Před 3 lety +4

      Haa wuu ahaa because wuxuu difacayay dad la dulmiyay oo xaqdaro lagu laynayay oo faqash qabiilnimo ku laynaysay waxanuse kaga gamaynaa manta haday somalilan xortahay oo nabad tahay somaliyana wali cuqubadii la dagi ladahay.

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Před 3 lety +6

      Kismaayo iyo gado kamu dagalamin Hargysa iyo burco ayu difacayey o lagu rusheynayey diyaaradihi iyo dhaqalihi somali laga qaaday oo udhintay diintuna way ogashhay marka dintada , maalkaga ,naftada ,dhulkaga lagu so duulo mujahidna wa ku yahy jihadka xaqa ah

    • @alphamale5802
      @alphamale5802 Před 3 lety +7

      Anaga waa khalid ka yaga mar hadii uu afweyne iyo faqashtii jabiyey.

    • @farxiyacarab5197
      @farxiyacarab5197 Před 3 lety

      @@alphamale5802 wale wu qasaaray ehlu naarka

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 Před 3 lety +2

      @layla Elays absolutely you're right faqash xasidnimo la dhinta.

  • @AliHassan-ek5ti
    @AliHassan-ek5ti Před 3 lety +1

    Waxaa ugu xun markaad Laan gaab nimo iyo maan gaabnimo iskugu kaa darsamaan
    Triangle burco berbera iyo hargaysa noqon mayso dawlad. Ninkaa dhiigyo cabka ah Aad
    Buunbuuninaysaan waxba ma ahayn waxa kaliya uu ahaa nin dadkiisa iyo dalkiisii burburiyay
    Iskiifo

    • @amsamatarstudio
      @amsamatarstudio Před 3 lety +7

      Markii dalkaas la baabibayay xagaad joogtay

    • @gavenblsn4753
      @gavenblsn4753 Před 3 lety +1

      ciyaalkii danbe ee brainwashing-ka lagu sameeyay ayaad tahay miyaa?
      ma umad dhan baad aragtay oo lagu kabeeyey oo layskaga jeediyay Somaliland iyo Somalia.
      Taas oo usaamaxday in yar oo is og inay Somalia say doonto ka yeesho, lacaga yaree qaadhaanka ahna kala goosato.
      Subxaannallaah.

    • @fowsicumar1073
      @fowsicumar1073 Před 3 lety +4

      faqasheey iska caabada dadkiisuu badbaadinaayay lixle allaahna wuu ku guuleeyay

    • @alphamale5802
      @alphamale5802 Před 3 lety +5

      @Ali Hassan Waxaa dhiigya cab ahaa ninkii dadkiisa iyo dalkiisa ku garaacey diyaaradaha ee pilots south Africaana usoo kireystey. Mujaahid lixle Allaha u naxariiste wuxuu ahaa geesi dulmi diida oo jabiyey faqash.

    • @abdilahiyouseph2642
      @abdilahiyouseph2642 Před 2 lety +1

      Kaalay dee nagu hor xaar shuubadii kudhashay wase itaalkaagu waa intaase adoo arkayaa go'ee intakala waan lagoostey kaalay nagu hor qarax siilkii hooyadaabaa laangaabe

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First Před 2 lety

    Maximum security prison.