Faarax xadhigle oo ka waramay tariikhdii lixle iyo hawl galadisii

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 132

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před 5 lety +17

    Faarax oo aan aqoon fiican u leeyahay, wuxuu ku darsaday Mujaahidnimada; Ammaano, Cibaado, suubanaan, Afgaabnaan, Samo-talis, aqoon yahan, dad yaqaanimo, ehel ururin, kibir la'aan, sir, daacadnimo, nadaafad, Gole moog, gar iyo hadal yaqaan, Nabadeeye fidnada neceb, Allow Ifka iyo Akkhirba adiga iyo intii abaalka nagu lahayd meel roon gee, aammiin.

  • @Ridwan-jo1wc
    @Ridwan-jo1wc Před 4 lety +3

    Muj Faarax Yuusuf Nuur Adeer Wakhtigiini Waajibkii Idin Saaraa Waad Gudateene Rabi Haydin Xafido
    Cimri Dheer Iyo Caafimaaad Taama Ayaan Rabi Kaaga Baryay
    Farxad Ku Noolow Aakhirana Janatul Fardawsa

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Před 5 lety +6

    Waa loo baahan yahay #WAREYSIYADA NOOCAN OO KALE AH,, QOF KA SHEEKEENAYA WUXUU U SOO JOOGAY,,, THANK MR, #KEYSE DIGAALE

  • @omarali5481
    @omarali5481 Před 5 lety +6

    Ader farah yuusuf nuur alleh cimriga iyo cafimdkaba haku barakeyo

  • @faysalmtayo5577
    @faysalmtayo5577 Před 5 lety +12

    Ninka tagsiilaha ah ee gaadhiga Karaasiidaha ah watay ee uu yidhi waxaan Burco ka soo saaray Cabdisalaan Turki waxa weeye magaciisu Foosto oo waa nin Ciidagale ah , iminka wuxuu ku nool yahay London.

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 Před 5 lety +2

      faysal intaa dn]]\be qabiilka inaad dhaftyay ahayad foosto bariga cidgaale qudha muu ahayn bal indeero meelhaa kale xataa hakuqirin rerka shaakhu wamid

  • @mohamedsmj8045
    @mohamedsmj8045 Před měsícem

    ALLAH hu naxariisto Dhimeye amen amen amen ya ALLAH ❤

  • @khadrabasance7030
    @khadrabasance7030 Před 5 lety +15

    Geesi ila dhashow godka lagu jane guulow. Gargar aamin aamin

  • @aliomar9379
    @aliomar9379 Před 4 lety +5

    One of the best interviews 🐅🐆

  • @awalederia9601
    @awalederia9601 Před 5 lety +6

    Mansha allah illahay cimriga haw dheereyo Raaga waa Raaga Raagna waa sheegato iyo wadaa hoos ku halgan

  • @khadarabdirahmanyacquub5620

    Allaah SWT Cimriga Iyo Caqligaba Ha kuu Barakeeyo adeero Faarax Yuusuf Nuur.

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 Před 3 lety +2

    Asal, Faarax waa Tiir adag.
    Waligayba waan maqli jiray magaciisa laakiin lama kulmin, Xaajigu Halganka iyo shaqada waa isku dhex waday bal hada u fiirso hadalkiisa.
    Ninka rag ahi waa inuu gacanta wax ku hayo oo shaqaysto kolkaa ayuu kaalin muhiim ah ka ciyaari karaa dhanka bulsho iyo Wadan.

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před 5 lety +4

    Adeero Faarax aad ayaan kuu Salaamayaa iyo Wariyahaba waa wax loo baahanyahay in la ogaado wana war dhaxal gala.

  • @HARGEISAH
    @HARGEISAH Před 5 lety +13

    Maxamed Xaashi lixle Allah yarxam Geesi I

  • @mofood3327
    @mofood3327 Před 5 lety +5

    Mujaaahidiinti alle ha u naxariiizto

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 Před 5 lety +11

    Wllahay waa oday qimo badan faarah yuusuf nuur wuxuu ka qeyb qeyb galay boqol halgan o u wax ugu tarey dalkiisa iyo dadkisa allaya cisak caami xaaji faarah.by maxamed daroor cali

  • @maxedibraahimsucuudi1071
    @maxedibraahimsucuudi1071 Před 4 lety +3

    Adeer alle cimriga ha kuu dheereeyo

  • @foziyacawil4774
    @foziyacawil4774 Před 4 lety +4

    Ilaahay how naxariisto .ijaahid lixle

  • @wizzxuseen1218
    @wizzxuseen1218 Před 5 lety +8

    Maxamed xaashi lixle Alle ha u Naxriisto waa mujaahid dhab ah

  • @MrBoqor
    @MrBoqor Před 6 měsíci

    ALLA HA U NAXARIISTO LIXLLE

  • @SOMALIMUSICCULTURE
    @SOMALIMUSICCULTURE Před 5 lety +8

    Maasha allah waa barnaamij aad u xiisa badan

  • @kaawagoday
    @kaawagoday Před 5 lety +6

    Shekada si fiican u dhuuxa u jeedad dagaalku waxa uu ahaa in Siyaad Bare laga saaro dalka ee ma ahayn in Somaliland gooni isu taagto . Waxaan ka xumahay inaay jeestaan Somaliland fursad aay Kuwait ku noqon karaan aay isla qasarinoyso waayoo waxa aay hestaan fursad aay casimada Somaliya kula wareegi karaan iyo weliba madaxtinimada dalka lkn tariikhda ayaa xusi doonto qof walba waxa uu qabtay xuman iyo wanaag .
    Big respect to Somaliland 🙏🙏

    • @jirfe
      @jirfe Před 5 lety +2

      Waar ninyohow ciyaal ayaa madax idiin noqday qurbo jooga farmaajo oo adeerkii siyaad bare ku zoo koray markuu isaga iyo laba kale aay kufsadeen ina careeys ciise halkii LA xukumi lahaa USA loo diray ilaa hada wxuu aamin sanyahay inuu ina bare ah naxariistee uu weli ahaa. ...kheyrena waa calooshii u shaqaayste wax badana MA oga isaga h gidir nacaayb iyo dilaalnimo ayuu meesha ku yimi. ..Lax dhukan abaar MA oga in aan isaaq ahay baanad ii ogoleeyn shalay dawladii ina bare isaaq ahaan ayaa laay gula dagaalamayey hadeerna dir waqooyi baad tihiin ...daarood. ..hawiye dir. .digif iyo midhifle we don't fucking care koonfurtaada adeer xejista idin ma rabno xitaa dhulbahante iyo warsangeli dee xad baa noo dhexeeyee kudarsada na nabad gelya uun

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 5 lety

      mahadsanid, fikraddaada waa wax caqli gal ah walaal, love you asiel

  • @mustafesaleeban3979
    @mustafesaleeban3979 Před 5 lety +4

    Faarax yuusuf nuur Ahlu sharaf wakaram weeye.

  • @brotherspage5799
    @brotherspage5799 Před 5 lety +6

    Mashlaha faarax xadhigLe wa nin masula runte wana odayasha Somaliland

  • @maxamedsaalaxmohamed2992

    Alle how naxariisto lixle iyo intii kaleba

  • @oman6791
    @oman6791 Před 3 lety +1

    Lixle dhimeye Alle ha u Naxariisro

  • @ahmedchenal4967
    @ahmedchenal4967 Před 5 lety +3

    Allahu hawnaxariisto mujahidiintii ku shahiiday dagaalka lalagalay ciidamadii ugu xooga badnaa African barigaa

  • @ninkaogg8785
    @ninkaogg8785 Před 3 lety +3

    *NOLOSHA IYO HALGANKA LASOO MARAY IN DHALINYARTA 20 JIRKA AH LOO SHEEGO WAA LOO BAAHAN YAHAY. TAARIIKHDU WAA MUHIIM IN LA OGAADO. WAXAAN LA YAABA DADKA ILAABAY IN **3:00** GALABNIMO BANDOO (CURFEW) DADKA LA GALIN JIRAY!!!.*

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Před 29 dny

    Habar yoonis belaayo badanaa waa qoom dagaal ramato ahaa abidkood.

  • @abdulkadiral-hashim3134

    Waa runtii Mujahid Lixle wuxu abaabulayay in aan wadanku burburin oo gudaha inqilaab laga sameeyo oo la dilo nimanka madaxda sida Gani iyo kooxdisa fikir aad u wanaagsan ayuu ahaa lakiin waxa fashiliyay fikirkaa markii laqabtay Mujahid Cabdullahi Askar ayay wixi kala yaceen

  • @aealol4684
    @aealol4684 Před 4 lety +2

    Faraax was nin Qimo leh. Waa dadka fara ku tiriskaa ee Somaliland Xaji qaadka,

  • @shaaficidici8369
    @shaaficidici8369 Před 4 lety +1

    Faarax xidhile waa adow waayo araga, sxbkay jikin aabihii

  • @raamaale5
    @raamaale5 Před 5 lety +3

    Allah yarxamu halyay buu ahaa

  • @youngash6411
    @youngash6411 Před 5 lety +8

    Maash allah muse waa loin

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 Před 2 lety +2

    Isaaq sida naagaha u ooyayaan
    Rag ba idinka cabaadiyay aydaan iloobi karin

    • @Cirguje2
      @Cirguje2 Před rokem +1

      Hawiye baa xaaskaygii iyo hooyaday bay igu hor foorariyeen baad ku dhooftaa la hayste yahow la haystuhu dhalay

  • @aminacbc2967
    @aminacbc2967 Před 3 lety

    Farah.apti.mashallah

  • @aboobackersomal9874
    @aboobackersomal9874 Před 2 lety

    Mujaahid ale haku daayo caafimaadka

  • @abdirahmansharifwarsama2834

    Faarax Xadhigle+Sh Ali Warsame+ABDOURAHMAN Warsama

  • @user-ml8kf4fz9u
    @user-ml8kf4fz9u Před 4 měsíci

    Halgamaa.Lixle

  • @fahdabdi2697
    @fahdabdi2697 Před 3 lety +1

    Habarjelco mahamed abokar Adan madow

  • @luulismaiil1801
    @luulismaiil1801 Před 3 lety

    Alle how naxariisto marxuunka

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa Před 3 lety +3

    Mujaahid waxaa layiraah kuwa Axmaarada saliibiga ah la direrey

    • @kaahiyeqayaad4748
      @kaahiyeqayaad4748 Před 3 lety

      Kuwii kusoo doontana maxaa lagu yidhaahdaa

    • @Xudeyfa
      @Xudeyfa Před 3 lety

      @@bashiirtarabbi Miyaad yara walaaqantey?

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 Před 3 lety

    Mahamed warsame khoy cabdirashiid baajiyo aabihii ayuu sheegay faarah xadhigle wAana habarwadaagay aabihii

  • @cumarcawke6539
    @cumarcawke6539 Před 5 lety +7

    Oday qiimo leh farax xadhigle

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Před 4 lety +1

    Meesha boocdu ku badnayd waa Haye yare .

  • @gulledabdi1181
    @gulledabdi1181 Před 5 lety +1

    Saab TV ayan idinka codsanaya

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 Před 5 lety +1

    OGI OGI GAJIIRADAHA KURIYA MUURIYA MID KA MIDA AYAANTAAN TALEEFANTAN UGA SOO DIRAY MA XASUUSAN YAHAY

  • @gellegelle8864
    @gellegelle8864 Před 5 lety +2

    08 : 18 halkaa yaa noo macneeya asxaabeey?

    • @cshdd2669
      @cshdd2669 Před 4 lety +2

      Ibraahim koodbuur waa laga shakiyay wax yar oo dhacay awgeed, imika qoraal kaga Bogan maynee, balse dila ayaa LA islahaa oo waxa dilayay Ina Askar, C.laahi Askar oo dil islahaa markii LA qabtay, waxa furtay Ina koodbuur, Snm ilaahay ayaa yaab u keenay, ninkii ay ka shakisanaayeen oo hawl adag qabtay, waxa abaalgud looga dhigay Abaanduulihii Ciidamadii Snm in laga dhigay

  • @rahmacookingandbakery8196

    Waa odeygii xafada maxadka aaynu jaarka kuu aheyn ee saleban xadhigle walalki ahaa

  • @asmacabdirashiid8151
    @asmacabdirashiid8151 Před 3 lety

    Geesi

  • @gulledabdi1181
    @gulledabdi1181 Před 5 lety +4

    Waxan ubahanay kayse axmed digaale lanbarkisa hayga cawiso 7sano ayan radinaya

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 Před 3 lety

    Kani inuu hadlo mafiicna qoraanimada haku ekaado waayoarab wuu carab laayahay

  • @jimaalejogjimaalejog2143

    So you have a lot to say to you so I don’t think I will get it for a week so you know

  • @gooxjunior8015
    @gooxjunior8015 Před 3 lety

    Ragan is waraysanaya af somaligooda ma waxbaa ka si ah mise waa xagayga waa yaabe 🤣

    • @Cirguje2
      @Cirguje2 Před rokem +1

      Sida qoti af somaliga bartay bay dadkaagu u hadlaan ee qoti ma dhagaysatay naanaab yahow

  • @ugaasraage4178
    @ugaasraage4178 Před 4 lety +1

    Horta faqash ma qabiil BAA mise waa dawlad kkkkk

  • @axmedislaw7444
    @axmedislaw7444 Před 5 lety +2

    xilligii Maxamed Siyaad Barre, reer Waqooyiga, Xamar iyo Koonfur oo dhan waxeey ku lahaayeen awood ballaaran, afxumi iyo Kibirna dadka Xamar degen weey ku hayeen. Balse maanta waxeey ku soo koobmeen Burco iyo Hargeeysa keliya

    • @axmedislaw7444
      @axmedislaw7444 Před 5 lety +1

      waxeey la waalayaan waa Macaankii ay ku haaysteen Koonfur iyo, Xamarr dib inney u hellaan.

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 Před 5 lety +1

      axmed islaw waar koonfur iyo waqooyi waxay ahaayeen dad wax isku darsadaye,miyaanad ogeyn in dad ka yimid soomaali galbeed iyo NFD ay awood badan wadankoo dhan ku lahaayeen oo xataa saraakiisha ugu badan wadanku ka soo jeedeen iyaga.

    • @axmedislaw7444
      @axmedislaw7444 Před 5 lety

      @@ismailjama178 reer Hargeeysa waxeey raaceen MUNAAFIQIIN dano gaar ah watey, SILAANYO, oo SARQAAN, Ayeey ku faraq xerteen

    • @axmedislaw7444
      @axmedislaw7444 Před 5 lety +1

      @@ismailjama178 reer Hargeeysa waxeey la safteen MUNAAFIQIIN dano gaar ah watey, SILLAANYO, oo SARQAAN ayeey ku faraq xereteen.

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 Před 5 lety +2

      axmed islaw caydu ma fiicna,midda kale Siyaadba kursigaa umadda u dhaxeeya ayuu kelidii isa siiyey oo ku dagaalamayee ma adduu dan kuu waday?

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Před 5 lety +1

    KAAS HABAR WALID WAXA LA YIDHI CID MA DACWAYN JIRIN LAKIIN IYAGUUN BUU DADKA LACAG KA GURAN JIRAY

  • @absjones2916
    @absjones2916 Před 3 lety

    Talking nonsense

  • @abdia4527
    @abdia4527 Před 5 lety +4

    iidoor mujaahid ayuu wada noqday,aaway kuwii dawlada la shaqayn jirey,aaway kuwii caadiga ahaa

  • @sayidacool7190
    @sayidacool7190 Před 3 lety

    odaygu ma muusa ismaaciilbaa

    • @suldaansaleebaan1896
      @suldaansaleebaan1896 Před 3 lety

      Hhhh wayo wlloh anu sidu u Hadlayo waxa u ila egyay Muuse Carre

    • @sayidacool7190
      @sayidacool7190 Před 3 lety

      @@suldaansaleebaan1896 mahadalkiisa laga fahmayaa qolodiisa

    • @Yuusuf-Adam143
      @Yuusuf-Adam143 Před 3 lety

      Raggaas idinka ayaa Ilaahay idinka dambaysiiyey

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw Před 3 lety +1

      Waxaan filaya in uu habarjeclo yahay lakiin muhiimku waxaa weeye in snm yahay kkkkk wiilkeeni wiilkii isaaq

  • @abdulwahabaden2116
    @abdulwahabaden2116 Před 4 lety +2

    Reerku lixle mooyaane cid kale ma garanayaan

    • @ifrahfarah5382
      @ifrahfarah5382 Před 3 lety +1

      because he was the leader of SNM. as somlalilanders we are all lixle

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 Před 3 lety

      @@ifrahfarah5382 gudomiyaha snm mu noqon labadii taliyee u sareeyey snm aaga bari iyo aaga galbeed muu ahayn maxay reerku u buunbuuniyaan

    • @kaahiyeqayaad4748
      @kaahiyeqayaad4748 Před 3 lety +1

      @@abdulwahabaden2116 adu maxaa aad uga xuntahay xayawaan, neef iyo aybaad tahaye

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 Před 3 lety

      @@kaahiyeqayaad4748 fe miyad diidantahay in lixle aad buunbuunisaan

    • @yusufaxmed8863
      @yusufaxmed8863 Před 3 lety +3

      @@abdulwahabaden2116 wll halkaa kadaa lixle nin qoysmuu ahay nin qaranbuu ahaa lama buun buuninayo ee taarikhdaa qortay wuxuu ahaa abihi halganka tetal ahaana wll ciidanki somalya wuxu ahaa taliyihii guud ee hubka iyo warshadi hii kapista ee xoga dalka somaliyeed waa na ninkii maskaxdeeda lahaa snm iyo halganka lagu shegayaba snm wuxuu ka ahaa taliyihii guud ee cidamada snm ilaa intuu dhimanayay cidi kamaysarayn snm ninkan ka sheekaynayaana waa adeerkay waa nin habarjecla ah maba aha reer kaad shegayso markaa lixle waa lamataabtaan haydaynu nahay reer shekh isaxaq waxkalaba aynu ku kaftane laakiin halyayadeenu waa lama taabtan

  • @Cabdikarin-su4ou
    @Cabdikarin-su4ou Před 5 lety +1

    Wasida naagaha

  • @hanadabdirahmaan1189
    @hanadabdirahmaan1189 Před 5 lety +4

    Muuse handaraab ba maanta mujaahid sheeganaya oo kimista dubi jiray markay naftooda u hureen snm dhabta ahayd fulayga nool taas waa dhab

    • @raamaale5
      @raamaale5 Před 5 lety

      Adeer lixle layskuma hayee, muuse biixi inta imika joogta miyaanu number one ahayn

    • @hanadabdirahmaan1189
      @hanadabdirahmaan1189 Před 5 lety

      @@raamaale5 ha habaarin snm ku nin baa nool ee intaaad xaarka leeday isaga ugu wacan hadaad reer ahaan u hadlayso dhagaweyne ba wuu ku jooga ku faaan. Muuse handaraab taariikhda snm. Ma xusto mawlina. Maleh maal mahq. Raga. Leh ee gobolada gacanta ku dhigay baa noo ina mire oo gobalkii u joreeyay. Gacanta. Ku dhigay. Maskax diisuna ku daadatay baa nool. Djagawayne oo. Maalinta. Saaxil iyo buuraha sheikh galay baa. Jooga ina xaashi iyo rag badan. Oo. Ragii hargeisa galay baa.jooga oo nool adeer muuse waa madaxnimada loo boobay snm miyaad u boobi orado loxle jaakadiisa u soo xidh. Inkasta. Oo. Ey. Ka weyntay jaakadaas

    • @hanadabdirahmaan1189
      @hanadabdirahmaan1189 Před 5 lety +1

      @@user-un1gx1xs2f taas been maaha. Xaga snm ciro iyo faysal buu dhaama oo kimista ayuu udubi jiray. Snm

    • @raamaale5
      @raamaale5 Před 5 lety

      Dagaal snm gasho waxa ugu qadhaadhaa kii qaybta lix iyo labaatanaad lagu galay wuu dhex socday muuse biixi, kolay taariikhdu hadaad dhimato uumbay Amaanta soo qadintaa lasoco

    • @hanadabdirahmaan1189
      @hanadabdirahmaan1189 Před 5 lety +1

      @@raamaale5 beenta jooji dagaalada kii ugu qadhaadha waa dagaalkii burco duuray