Khudbadihi AHUN Xaaji Cabdi Waraabe Ee Taarikhda Xusuusta Dhaxalka Gashay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 95

  • @inacawl3930
    @inacawl3930 Před 4 lety +9

    ilaahoow waa bil soon Ramdaan ilahow unaxariso what a legend, damn he is one of the best Somali man that I have ever listen to, what a legend! not only that he is smart, great speaker but he is a peacemaker.....ilahoow isagoo kale Somali ku badi amiin

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Před 2 lety +3

    Abtigay xaaji cabdikariin xuseen ilaahay haw naxariisto aqoonyahan weyn dhaqan yaqaan nabada ka shaqeeya oo aftahan ayuu ahaa

  • @Salebanibrahin-zn3cp
    @Salebanibrahin-zn3cp Před 3 měsíci

    Ale hawnaxaristo xaji cabdi xuseen aamin aamin

  • @galowjama7244
    @galowjama7244 Před 5 lety +9

    Ilhay ha unaxariisto bal qpdobaduu soo qadanyo misankoda eega. Nin karameed buu ahaa

  • @MrDucaysane
    @MrDucaysane Před 5 lety +7

    Alle ha u naxariisto Xaaji Abdi Waraabe Ilaahaw qabriga u nuuri oo u waasici

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 Před 4 lety +6

    Caqligii isaaqu ninkaas dhintay ayuu ahaa.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Před rokem +2

    Allah ha u naxariisto. Somaliland Allah cawilkiisii ha usoo dadejiyo.. qof walowba ogow Markaad dhimato maxaa lagugu xasuusan! Miyaa laguu soo duceyn mise waxa lagu odhan Ilaahay ayaa wadanka dhaafiyey? Nabadoon noqo, walaalkaa markuu gardaran yahay ka qabo xumaanta

  • @hdsport2523
    @hdsport2523 Před 5 lety +5

    Alle ha naxariisto janatul firdawsana ha ka waraabiyo geesi buu ahaa

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 Před 5 lety +11

    Allow ku naxariiso, aamin wuxuu aha samatalis dadkiisa gashaday galkacal iyo ixtiraam hadalkiisu tuf leeyahay.

  • @hamze5225
    @hamze5225 Před 5 lety +5

    Godka lagu janee Geesi Naga baxuu ahaa Allow unaxariiso Awowo Xaaji clkariim xuseen Father of somaliland

  • @rashidmahmud8986
    @rashidmahmud8986 Před 5 lety +3

    ILaahay ha u naxariisto.
    Somalilandna beddel khayr leh ILaahay ha siiyo

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 Před 3 lety +1

    Alle haw naxaristo janatul fardawasana alle haka warabiyo xaaji cabdikarim waraabe

  • @abdiwaes7065
    @abdiwaes7065 Před 5 lety +4

    Alla janadii fardaw ha ka waraabiyo

  • @1maxamuud
    @1maxamuud Před 2 lety +1

    Allah ha u naxariisto, hadii Soomaali maanta helilahayd 100 Oday oo sidan oo kale Ah Soomaali Geed ayay isugu imaan lahayd

  • @shucaybasmar9913
    @shucaybasmar9913 Před 5 lety +2

    ALLE naxariistii jano haka waraabiyo xaji cabdi kariin

  • @youngdahir
    @youngdahir Před 5 lety +11

    Geesi naga baxu ahaa godka lagu janee, qaranka somaliland wu ku tabi doona run ahntii

  • @mohamedqorane4681
    @mohamedqorane4681 Před 5 lety +4

    Alle hakuu naxariisto Nabadooon

  • @S.Osman1
    @S.Osman1 Před 4 lety +2

    Allahumarxam lahu waqfir lahu walahi waan ooyey maalintaan geeridiisa maqlay ilaahoow mid ka khayr badan noogu badal Allahuma Aamiin

  • @ahmedd168
    @ahmedd168 Před 3 lety +3

    allow kuu naxariiso awowo 🤲

  • @maxamedfaarax9076
    @maxamedfaarax9076 Před 5 lety +7

    Rabi naxariistii jano hakawaraabiyo

  • @Ninwaxbadanognaj
    @Ninwaxbadanognaj Před 7 měsíci

    Alloow naxariistii jano kaa waraabi😢oday nabadeed buu ahaa somaliland aadbay ugu darsatay

  • @muminafarah1222
    @muminafarah1222 Před 5 lety +8

    Allah ha u naxariisto Xaji Abdikariim. Walee nin qiimo badan ayaa Somali ka baxay Allah janatul Firdowsa ha ka waraabiyo

  • @haibesuleiman8388
    @haibesuleiman8388 Před rokem +1

    Illaahay haw naxariisto damal buu ahaa la hadhsade

  • @abdalehussein268
    @abdalehussein268 Před 5 lety +4

    ale hanunaxariizto xaji abdikrem xusen yuusuf . wuxunaha nabad doon ,samatalisa,,dhaqan yaqaan oo dad jecel oo dal jecel oo diin jecel oo dun wanagzan ,xikmad iyo murti leh . tusaale wanagsan ayu noyhy . inti ku dayata ale ha inaGa yelo.

  • @MohamedOsman-dp2ct
    @MohamedOsman-dp2ct Před 3 lety +1

    Alle ha u naxariisto Aamiin Aamiin geesi aftahaan oo garyaqan bu aha

  • @nimcohappy9190
    @nimcohappy9190 Před 3 lety +1

    Ilahay ha unaxariisto xaaji cabdi waraabe

  • @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649

    Ilaaaahoow beddel khayr leh!
    Ilaaaahoow beddel khayr leh!
    Ilaaaahoow beddel khayr leh!
    Ilaaaahoow beddel khayr leh!
    Ilaaaahoow beddel khayr leh!

  • @hamdaali852
    @hamdaali852 Před 5 lety +4

    Allah swt haw naxariisto

  • @cismancmar7833
    @cismancmar7833 Před 3 lety +1

    Ilaahay ha unaxariisto xaaji cabdi waraabe guurti in badan latabidoono

  • @abdishakurfaisal3985
    @abdishakurfaisal3985 Před rokem +1

    Allow u naxariiso

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před rokem +1

    Sheekh cabdi waligii dawlad kamuu hor iman ilaa siyaad bare nabad jeceloow ilaahay Janatulfardawsa acla kugu casuum mar kasta islaamka ayuu kala dhex galaa waan ku tabnay walaahi inkastoo inankaagii sharaftaadoo kale uu leeyahay 😭😭😭 waan oyaayayaa walaahi

  • @axmedjaamac8277
    @axmedjaamac8277 Před 5 lety +1

    Allah naxariistii janatul ferdowsa haka waraabiyo amiiiiiiiiiiiiiiin

  • @FaisalAli-dt8op
    @FaisalAli-dt8op Před 5 lety +2

    Ax illahow kuu naxariiso walhi waalagu tabi doona inbadan

  • @jamaaljacaylow3188
    @jamaaljacaylow3188 Před 5 lety +4

    Allah Haa U NaxaRiiSto Marxuunku Ku Dayashuu Somaliyo Dhan ka Mudanyahy

  • @naasiribraahin323
    @naasiribraahin323 Před 5 lety +1

    Ilahay ha ku naxariisto
    Somali dhaba buu ahaa
    Sumada nabaduu ahaa walee

  • @sosmanahmed2155
    @sosmanahmed2155 Před 3 lety +1

    Ilahay ha unaxariisto

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI Před 5 lety +1

    ilahay naxaristii jano haka waraabsho

  • @hanidegan8347
    @hanidegan8347 Před 5 lety +2

    Alle ha unaxariisto

  • @abdiazizahmed3269
    @abdiazizahmed3269 Před 5 lety +2

    alleh ha u naxariisto

  • @khalidmohamed3154
    @khalidmohamed3154 Před 3 lety +1

    Alle haa ku Naxaristo 🤲

  • @mr.bluekom7945
    @mr.bluekom7945 Před 5 lety +2

    Ilahayow u naxariiso geesi qaran

  • @ardohodan7118
    @ardohodan7118 Před 5 lety +4

    Rabi naxariisti jano haha waraabiyo .

  • @naimabdihakim6844
    @naimabdihakim6844 Před 5 lety +2

    Alle how naxariisto marxuumka waxa uu ahaa tiir dhaxaadka Somaliland alle ayeynu uwaydinayna naxariis wasaca

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 Před 4 lety +2

    Alle haw naxariisto

  • @jimaleomar898
    @jimaleomar898 Před 5 lety +4

    Alle ha unaxariisto marxuum. samo talis xaaji cabdikariin xuseen yuusuf (cabdi waraabe) qabriga alle haw nuuru oo haw waasiciyo illahay waxan ugabaryayaa inuu janooyinkiisii mid kamida galiyo
    Inalilahi wa inailayhi raajicuun

  • @islam-salam787
    @islam-salam787 Před 5 lety +2

    waa macalin loo baahnayay inay wax ka baetan oday dhaqameedka waqtigan jooga ee dadka dabaka ku shidaya

  • @axmedmaxamed8128
    @axmedmaxamed8128 Před 5 lety +4

    ilahay naxaristii jano haka waraabsho hajiga wuxuu waddanka u soo qabtay waxa badan oo xaga ilahay axsanaad wayn ah
    ilahay qabriga haw nuuriyo

  • @cismanmahdi8206
    @cismanmahdi8206 Před 2 lety +1

    Illahy ha naxariisto xaajiga sidoo kale waxaan halkaa ka arkaa aabihii nabada somaliland sul.sh.muuse jaamac goodaad allh isna ha una xariisto

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 Před 5 lety +3

    Innaa lillaahi wa Innaa ilayhi raajicuun ODAY QAALIYA BUU AHAA oo nabada iyo wanaaga jecel, nin RUNTA aan ka gaban wixii khaldana FARTA ku fiiqa buu ahaa, doqon baan laga gar helin garna aqoon ee GARYAQAAN geesiya buu ahaa. RABBI ha u naxariisto bedel khayr qabana Soomaali ha siiyo.

  • @zakiirali577
    @zakiirali577 Před 5 lety +3

    yaa somalia saanka wada dhigo doqoni uma hawooteene

  • @mr.bluekom7945
    @mr.bluekom7945 Před 5 lety +2

    Ilahayow ragayaga caqligaas oo kale wanaags oo kale ay kaga daydaan

  • @garadagmediaproductiongara4636

    Ilaahaw janooyinkaaga ku macsuum,waa sama talis aan eex iyo garab-saar midna lagu suntin

  • @engabdirizakdahirmohamoud7844

    Allow kuu naxariiso nabadoonkii qaranka ayuu ahaa

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 Před rokem +1

    Alle godka ha ku nuuriyo awoowo

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 Před 4 lety +2

    Sayidka geelii u badnaa hy buu ka dhacay daraawiish geelii hy beey ku shaqeyn jireen

  • @Ha_samaato
    @Ha_samaato Před 3 lety +1

    Eebe hakuu naxariisto aamiin

  • @xafsaquen5818
    @xafsaquen5818 Před 5 lety +2

    alha wo naxriisto adoonka amin

  • @somalilandvoice3118
    @somalilandvoice3118 Před 5 lety +2

    alle ha unaxariisto

  • @zakiirali577
    @zakiirali577 Před 5 lety +2

    Mah maahda ninka naagtiisii xoogayaba iga yaabisay alle ha unaxariisto

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 Před 5 lety +1

    Allah haw naxariisto X Abdi Hussein somaliland badal khayr qaba Allah hawgu badalo

  • @apdirashiidali8453
    @apdirashiidali8453 Před 5 lety +3

    allah ha u nxrsto mrxumka

  • @inacawl3930
    @inacawl3930 Před 4 lety +2

    Ninkasta oo taliya oo la dhagaysto walee oo quruxbadan oo wanagsan oo tolkii jecelyahay malin ayuu godka yar ka ah "qabriga" gali war dadoow ilahay halaga cabsado xumanta iska ilaaliya samantana ku dadaada "Kulu shayin halikun ilaa wajhah, lahul xukm wa iilayhi turjacuu"

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 Před 5 lety +2

    Allaah haw naxariisto tolow Soomaali ma ku hadhay isagoo kale, nin rageey dardaaran utehee doqoni waa moogee. Wallee hadal ragannimo ayuu yidhi

  • @maxamedsamriye3813
    @maxamedsamriye3813 Před rokem +1

    رحمة الله عليه رحمة واسعة

  • @hadiyamuuse9982
    @hadiyamuuse9982 Před 5 lety +2

    Allaha kugu naxariiso Sidada wanaga uga talinjirtay

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 Před 4 lety +4

    Beenta maaha awoowo hy gob weye

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 Před 5 lety +3

    ABDI WARAABE WALLEE GEESI RAGANIMO BADNAAYEE

  • @mr.bluekom7945
    @mr.bluekom7945 Před 5 lety +2

    Ilahayow badelkiisa na sii

  • @nasabkaamila6029
    @nasabkaamila6029 Před 5 lety +1

    ilaahay naxariistii jano howgu deeqo geesi nabdoona ayuu ahaa

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 Před 5 lety +3

    AllaaaH "Ha kuu naxariisto
    Qabriga AllaaH "Hakuu nooro
    Janatul Fardowza AllaaaH "Haku casuuumo 😢😭

  • @yonisadan5197
    @yonisadan5197 Před 5 lety +2

    Runta waa wax wanaagsan

  • @yasinmaxamed9495
    @yasinmaxamed9495 Před 2 lety +1

    Ikahay janadii hakawaraabiyo

  • @mukhtarbaadil
    @mukhtarbaadil Před 5 lety +1

    Ala ha ku janeeyo

  • @shucaybasmar9913
    @shucaybasmar9913 Před 5 lety +1

    Aamiin

  • @Salebanibrahin-zn3cp
    @Salebanibrahin-zn3cp Před 3 měsíci

    Geele xagee loo aroorin gebeley maa

  • @dondadda7106
    @dondadda7106 Před 4 lety +1

    Isaac iyo sacad yoonis maha habar yoonis

    • @galkagundelibaax2866
      @galkagundelibaax2866 Před 3 lety

      Isaxaaq Garxaajis buu la simanyahaay, Sacad Yonis waa Hamar Jonis.

    • @galkagundelibaax2866
      @galkagundelibaax2866 Před 3 lety

      Su aalo kale hadaad haysid i weeydii, aan kaga jawaabee. Wll.

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 Před 2 lety

      @@galkagundelibaax2866 hhhh isaxaaq miyaanu aheyn isaxaaq carre siciid garxajis

    • @Samaale-vu6qh
      @Samaale-vu6qh Před rokem

      Isxaaq carre siciid garxajis
      Sacad yoonis ismaaciil carre siciid garxajis
      Weeye labaduba waa habar yoonis

  • @Salebanibrahin-zn3cp
    @Salebanibrahin-zn3cp Před 3 měsíci

    Gebiley iyo berbera baa loo dareerin

  • @sayidacool7190
    @sayidacool7190 Před 3 lety +1

    marunbaa tolw isaxaaq habar yoonis maahe

  • @ahmed-nurahmed3285
    @ahmed-nurahmed3285 Před 4 lety

    Why cutting his words?

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 Před 5 lety +2

    isaxaaq waa bah gooni habar yoonis waxaa dhashay habar daarood ah oo abayoonis geri ah. Meesha ay ka qaribay yihiin waa habar yooniso oo daarood ahayd

    • @noahrageh623
      @noahrageh623 Před 5 lety +1

      War Illahay kabaq, oo Ramadanta Muslimiinta wax haka sheegin. Fidnada jooji oo Wanaaga faafi sida Marxuumka Waraabe.

    • @jirfe
      @jirfe Před 5 lety +1

      Kkk Cumar cartan yaa dhalsy aba Yoonis sacadmuuse hadaanahay aboyonis geri Madigan maxbuub gudu biirsey jaarso yamyam iyo qadaad weeyn kaka jaada baayna dhashay maxaad dhaantaa inagaa ka sii darane

    • @mohamedshafici2200
      @mohamedshafici2200 Před 5 lety

      War ilaahy ka baq

    • @saakimohamed7606
      @saakimohamed7606 Před 5 lety +1

      Gesi naga baxY

    • @rayfarrah4130
      @rayfarrah4130 Před 5 lety +2

      Wax fahanka kugu yar. Wuxu yidhi Issaq waa qabiil xor ah oo kaligi istagay.. ,,, waa libaax meel istavay oo HY ah.,,,,reer suugle wuu ku daray ee Dib u dhagayso.

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    Ilaahay ha u naxariisto nin nabadeedbuu ahaa