Bulsho News
Bulsho News
  • 42 950
  • 197 205 607
5 Kun Ayaan Gawrici Lahaa"Xil Faarax Macalin Oo Laga Caydhiyay Xisbigii Uu Ka Tirsanaa
5 Kun Ayaan Gawrici Lahaa"Xil Faarax Macalin Oo Laga Caydhiyay Xisbigii Uu Ka Tirsanaa
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
BulshoNewsTv
bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
zhlédnutí: 504

Video

Qofkastaa ha U Diyar Garobi In Uu Musharax Ciro Iyo X Wadani Soo Saaro Gud Xirsi
zhlédnutí 550Před 3 hodinami
Qofkastaa ha U Diyar Garobi In Uu Musharax Ciro Iyo X Wadani Soo Saaro Gud Xirsi Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z Follow bulsho television 24 hours news update channel BulshoNewsTv bulshotvnews visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
Wasaarada Caafimaadka Oo Daahfurtay Barnaamij Reer S/land Ay Ka Faa'idayaan
zhlédnutí 122Před 4 hodinami
Wasaarada Caafimaadka Oo Daahfurtay Barnaamij Reer S/land Ay Ka Faa'idayaan Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z Follow bulsho television 24 hours news update channel BulshoNewsTv bulshotvnews visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
Nafta La Isku Haysta,Nin Baahan Nin Baahan Waxba Looguma Dhiibo"Badhasaab Timbaro
zhlédnutí 660Před 4 hodinami
Nafta La Isku Haysta,Nin Baahan Nin Baahan Waxba Looguma Dhiibo"Badhasaab Timbaro Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z Follow bulsho television 24 hours news update channel BulshoNewsTv bulshotvnews visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
Dawlad Hoose Oo Kasta Oo Uu Dal Leeyahay"Mayir Xigeenka Caasimda Khadar
zhlédnutí 410Před 5 hodinami
Dawlad Hoose Oo Kasta Oo Uu Dal Leeyahay"Mayir Xigeenka Caasimda Khadar Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z Follow bulsho television 24 hours news update channel BulshoNewsTv bulshotvnews visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
Madaxweyne Ma Isha Ayaan Ishii Ahayn,bu'dda Ishuna Waa Dhufayskii U Dambeeyey"Reer Burco
zhlédnutí 415Před 5 hodinami
Madaxweyne Ma Isha Ayaan Ishii Ahayn,bu'dda Ishuna Waa Dhufayskii U Dambeeyey"Reer Burco Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z Follow bulsho television 24 hours news update channel BulshoNewsTv bulshotvnews visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
Axmed Karaashow Ceerigaabo Sadex Calan Ma Qaadi Karto,mididan Aad Sidatana"Sama-wada
zhlédnutí 1,5KPřed 6 hodinami
Axmed Karaashow Ceerigaabo Sadex Calan Ma Qaadi Karto,mididan Aad Sidatana"Sama-wada Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z Follow bulsho television 24 hours news update channel BulshoNewsTv bulshotvnews visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
Maxay Tahay Sababta Taliyaha Ciidanka Asluubta Loogu Yeedhay Golaha Wakiilada.
zhlédnutí 293Před 6 hodinami
Maxay Tahay Sababta Taliyaha Ciidanka Asluubta Loogu Yeedhay Golaha Wakiilada.Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z Follow bulsho television 24 hours news update channel BulshoNewsTv bulshotvnews visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
Dawlada Hoose Ee Degmada Ceerigaabo iyo Jaaliayda Muuse Care Ee Ku Sugan Ingiriiska
zhlédnutí 552Před 7 hodinami
Dawlada Hoose Ee Degmada Ceerigaabo iyo Jaaliayda Muuse Care Ee Ku Sugan Ingiriiska oo Wado Cusub Iska Kaashaday Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z Follow bulsho television 24 hours news update channel BulshoNewsTv bulshotvnews visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
Agaasimaha Guud Ee Wasaarda Caafimadka Dr Xergeeye Oo Arin Cajiiba Sheegay
zhlédnutí 402Před 7 hodinami
Agaasimaha Guud Ee Wasaarda Caafimadka Dr Xergeeye Oo Arin Cajiiba Sheegay Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z Follow bulsho television 24 hours news update channel BulshoNewsTv bulshotvnews visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
Cadowga Somaliland Waa Ka Difaaceynaa Dalka Doorashadana Wa La Qabanayaa Golaha Wasirada Somaliland
zhlédnutí 2,9KPřed 8 hodinami
Cadowga Somaliland Waa Ka Difaaceynaa Dalka Doorashadana Wa La Qabanayaa Golaha Wasirada Somaliland Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z Follow bulsho television 24 hours news update channel BulshoNewsTv bulshotvnews visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
Somaliga Aan Ictiraafkaaga Kuu Ogalayn,walaal Nimadiisu Maxay Kuu Tari"Kulmiye
zhlédnutí 299Před 8 hodinami
Somaliga Aan Ictiraafkaaga Kuu Ogalayn,walaal Nimadiisu Maxay Kuu Tari"Kulmiye Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z Follow bulsho television 24 hours news update channel BulshoNewsTv bulshotvnews visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
Madaxwaynhu Diyaaradihi Ay La Hayeen Anaga Keenay,awladaa Nin Ayay Xoog Kaga Qaaday"Wadani
zhlédnutí 2,2KPřed 10 hodinami
Madaxwaynhu Diyaaradihi Ay La Hayeen Anaga Keenay,awladaa Nin Ayay Xoog Kaga Qaaday"Wadani Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z Follow bulsho television 24 hours news update channel BulshoNewsTv bulshotvnews visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
Dugsi Male Qabyaladi Waxay Dumiso.."Rejo Oo Si Adag Ula Dagalamaya Qabyaalada Dhalinyaradina Jiheyey
zhlédnutí 449Před 2 hodinami
Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso.."Rejo Oo Si Adag Ula Dagaalamaya Qabyaalada Dhalinyaradina Jiheeyey Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z Follow bulsho television 24 hours news update channel BulshoNewsTv bulshotvnews visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
Waxa La Yidhi Dhariga Karka Waxa Ka Keena Kulaylka,m Biixina"
zhlédnutí 990Před 2 hodinami
Waxa La Yidhi Dhariga Karka Waxa Ka Keena Kulaylka,m Biixina" Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z Follow bulsho television 24 hours news update channel BulshoNewsTv bulshotvnews visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
Maraykanka Oo Jabuuti Iyo Somaliya Ugu Baaqay Inay Ixtiraamaan Heshiiska Itobiya Iyo S/land
zhlédnutí 2,7KPřed 2 hodinami
Maraykanka Oo Jabuuti Iyo Somaliya Ugu Baaqay Inay Ixtiraamaan Heshiiska Itobiya Iyo S/land
Cadawga Faraha Badan Ee Dalkeena Ku Soo Wajahan Dhirbaxo & Cudud."G C/lahi Dahab Oo Si Adag U Hadlay
zhlédnutí 4,1KPřed 2 hodinami
Cadawga Faraha Badan Ee Dalkeena Ku Soo Wajahan Dhirbaxo & Cudud."G C/lahi Dahab Oo Si Adag U Hadlay
War Ka So Kordhay Wiil Dhalinyaro ah Oo Is Daldaley
zhlédnutí 603Před 2 hodinami
War Ka So Kordhay Wiil Dhalinyaro ah Oo Is Daldaley
Xoghaye Sheekh Saleebaan Oo War Wayn Usheegay Reer Kulmiye
zhlédnutí 2,5KPřed 2 hodinami
Xoghaye Sheekh Saleebaan Oo War Wayn Usheegay Reer Kulmiye
Abey Ahme Iyo Hogaamiyaha Sudaan Oo Kulan Xasaasiya Yeeshay
zhlédnutí 1,2KPřed 2 hodinami
Abey Ahme Iyo Hogaamiyaha Sudaan Oo Kulan Xasaasiya Yeeshay
"Xinif Kamuu Sheekaynayn Wuxuu S/land U Qabtay Wuxuu Ka Sheekeenayay Wuxuu Reerkooda U Qabtay"faysal
zhlédnutí 1,8KPřed 2 hodinami
"Xinif Kamuu Sheekaynayn Wuxuu S/land U Qabtay Wuxuu Ka Sheekeenayay Wuxuu Reerkooda U Qabtay"faysal
Hadii Qofka Sawir La Galo Cid Aan Xukumadu Doonayn,Waa La Anshax Mariso,Kulmiye.."Wadani
zhlédnutí 1,3KPřed 2 hodinami
Hadii Qofka Sawir La Galo Cid Aan Xukumadu Doonayn,Waa La Anshax Mariso,Kulmiye.."Wadani
Hargaysi Uma Baahna Reer Hebel Lala Shiro,wadani Kursiga Wuxu Ku."Siyaasi Faysal Oo Wadani Ka Tirsan
zhlédnutí 3KPřed 2 hodinami
Hargaysi Uma Baahna Reer Hebel Lala Shiro,wadani Kursiga Wuxu Ku."Siyaasi Faysal Oo Wadani Ka Tirsan
Hub & Cidanba Waanu Keeni Halkan Hadan Dulmiga La Joojin Madaxwayne Bixiyow,darasalamna"Cali Jabuuti
zhlédnutí 6KPřed 2 hodinami
Hub & Cidanba Waanu Keeni Halkan Hadan Dulmiga La Joojin Madaxwayne Bixiyow,darasalamna"Cali Jabuuti
Nabad Galyada Djibouti anaga Gacanta Ku Heyna Oo Somaliland ayaa.
zhlédnutí 6KPřed 2 hodinami
Nabad Galyada Djibouti anaga Gacanta Ku Heyna Oo Somaliland ayaa.
Dalku Doorasho Ma Geli Karo, Jabhado Ayaa Jira, Sadex Nin Oo Isku Reer ah Ayaa Dr Cabdi Cali Dakir
zhlédnutí 14KPřed 5 hodinami
Dalku Doorasho Ma Geli Karo, Jabhado Ayaa Jira, Sadex Nin Oo Isku Reer ah Ayaa Dr Cabdi Cali Dakir
Hadii Reer Hadalkood Sharcigii Dalkan Loo Jabinayo Anaguna Waxanu "Ururada Diidan Doorashada
zhlédnutí 2,1KPřed 5 hodinami
Hadii Reer Hadalkood Sharcigii Dalkan Loo Jabinayo Anaguna Waxanu "Ururada Diidan Doorashada
Jookarkii Dhaqanka,aqoonyahan,xildhibbaan Hore Caaqil Naasir Xaaji Cali Shirre Oo Burco Si Layaab...
zhlédnutí 1,6KPřed 5 hodinami
Jookarkii Dhaqanka,aqoonyahan,xildhibbaan Hore Caaqil Naasir Xaaji Cali Shirre Oo Burco Si Layaab...
Maanta Laga Bilabo Galka Seefta Laga Saaraya, Inamada Waddani Waxan Leeyahay G. G,sanaag Ee Kulmiye
zhlédnutí 11KPřed 5 hodinami
Maanta Laga Bilabo Galka Seefta Laga Saaraya, Inamada Waddani Waxan Leeyahay G. G,sanaag Ee Kulmiye
Maxaa Ku Cusbaa Kormerka Wasiirka Cafimadka Ee Gabiilay
zhlédnutí 625Před 5 hodinami
Maxaa Ku Cusbaa Kormerka Wasiirka Cafimadka Ee Gabiilay

Komentáře

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b Před 46 minutami

    Waa nin aan u qalmin xildhibaanimada uu sheegto .

  • @BarwaaqoRashiid
    @BarwaaqoRashiid Před hodinou

    ❤❤hooyo nolow❤❤❤

  • @BarwaaqoRashiid
    @BarwaaqoRashiid Před hodinou

    Hooyo hibo aadam diiriye nolow❤❤❤❤

  • @samirr546
    @samirr546 Před hodinou

    Shugran eedo Allah ha ku sharfo qiyaamahana Allah adiga oo ku markhaati kacaya daalimiinta ha ku keeno Ma xishoodayaal aan wanaaga aqoon ayaa mashkilada wada kuwii hore wax waana ah oo uga korodhay ma jirto!!!!!!

  • @cabdicabdilahi2063
    @cabdicabdilahi2063 Před hodinou

    waanu ku fahanay inaad tahay aff hayeenka cadowga somaliland iyo ethopia.marka labaad cadow baad ku tahay ka eryaaya taageerayaasha xisbiga wadani.shalay jabuuti baad difaacaysay ee iska aaamus waanu kaaga baxnay xisbigii wadani ee aanu taageeri jiray toban sano.maalintaad hadasho qaybaa ka baxda xisbiga.waar malaa kulmiyaad ushaqaysaa???

  • @user-uj4fy5cg7f
    @user-uj4fy5cg7f Před hodinou

    ❤❤❤❤

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Před hodinou

    Kii masajka hablaha ku xidhayey miyaanad aheyn bal noloshadii dib u eeg Waa maxay xoriyada aad ka hadleysaa cidii shaley dhalatey u sheeg

  • @AbdicasiisMohamed-pr7tu

    Waa nooc syndrome kamida😢😢😢

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 Před 2 hodinami

    Cidda dooranaysaa waddani miyey waalantahay waa qaran dumise, kan hadlaya ee guddoomiyaha sheeganayana waa la yaqaan wuxu yahay.

  • @fosiakhalif6150
    @fosiakhalif6150 Před 2 hodinami

    ❤❤❤❤ noolow❤❤

  • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
    @Aqoonsi_2024_Allah_keenay Před 2 hodinami

    Neefkanna muxuu ahaa? Waa dalkani doqon badanaa!

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi Před 2 hodinami

    Mashaallah ❤❤❤❤

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Před 2 hodinami

    Ninkan farax macalin ha la baadho maskaxiyan ma caafimaad qabo

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Před 2 hodinami

    Gabiilay yeey lagu jecel midhkaas oo rumaa lagu rayn lahaa.

  • @user-ih7tr1ik4s
    @user-ih7tr1ik4s Před 3 hodinami

    Tuuga lah tuuga

  • @mouminaaden1005
    @mouminaaden1005 Před 4 hodinami

    Walalo gof wayin ba tahay ee nabad galyada ad shegayso Allah ba haya ee somaliland uma hayso jabuuti wa dad dacad ha ee somaliland margay buurbuurtay jabuuti ba inika wa inila gabatay ee intina nol gu haysata

  • @JoeAncaza-be5zs
    @JoeAncaza-be5zs Před 5 hodinami

    Mansh Allah waxqabad wanaagsan ayaay mujiyeen beesha Muse Care noqda tolkii jira ee jooga abid Amen

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan Před 5 hodinami

    Ilaahay cimirigaaga raaji.Ilaahay baan ku dhaartay Muuse Biixi iyo Faysal Cali Waraabe islaantaas ayaa ka caqli badan.waxaan idin weydiiyey maxay Soomaalidu dumarka hoos ugu dhigaan

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Před 5 hodinami

    Waar isku xejiya bahalka ishaas baa lagu galayaa kii ishiisa aan ku kalsoonaynow dee iska soo saar ileen ishadii uun baa la sawirayaaye hadii kale waxa dhaba in jawaano kaadhadh ah la haysto waxa isha looga ooyayaa.

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 5 hodinami

    Muuse biixi doorasho aan ku shubasho aheeyn diyaar uma aha 😂😂😂😂😂

  • @ikk8851
    @ikk8851 Před 5 hodinami

    Haduu sidaa yeelay madaxweynuhu hadaa hayska hubsado wixii dambe. Indr berigaa bari samaad bay ahayd imika waxa inagu qarxay dheecaankii jiifay qof kasta muusena waa muuse dhagta kaliya ee uu aaminay waa saleebaan sida markay tahay cadawgeenii baa kasoo daahiray bada iyo berigaba. Waxan is waydiiyaa miyaa loo baahnaa in cid kastaaba dheecaanka jiifaa soo if baxo oo muuse wuu uumiyay uun wuu luxay dhiishii cadowgu ku dhex jiray tala xumadiisaa soo bixisay wixii cadaawad ku qarsoonayd mise muusaaba dhalay waxanoo cadow ah. Indr arinku waa kee labada.

  • @abdirahmanhussein6328
    @abdirahmanhussein6328 Před 6 hodinami

    100,000 Qof oo Hargeysa ka qaxay oo Diyaaradaha lagu guray ilaa muqdisho/ fact-checking/ Totally only few people of pilots and families boarded from Hargeysa Airport . Berbera Airport passengers were slaughtered outskirts of Berbera . Mostly what he said had been conspiracy theories.

  • @Keysek
    @Keysek Před 6 hodinami

    War wuxu muxu aha madaxweyne ma ahayne

  • @Keysek
    @Keysek Před 6 hodinami

    Muse waa beenaale. Cidii ma aamini karto . Dalki iyo dadkiina qoobad bu geliyey . Ilahow ummada sharkiisa ka nabad geli

  • @abdifatahjamal1133
    @abdifatahjamal1133 Před 6 hodinami

    Gaasiraay inaga yayna kala gurrayaa

  • @abdalahali7000
    @abdalahali7000 Před 6 hodinami

    Maansha'alah waa guul

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před 7 hodinami

    Muuse sland wuu ceebeeyay intuu cadawga u naagaynayay ayuu dalkii bahdilay dulli

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Před 7 hodinami

    اللهم بارك في ولاة أمرنا واغفر لهم واحفظهم

  • @ifraaxxasancawad9515
    @ifraaxxasancawad9515 Před 7 hodinami

    Walaahay beenta muuse ayaa dhaanta runta huwanta ee aamus aamus ma wax kale oo aad sheegto ayaad garan waydaydhiigiisa ayaa ciida aad ku taagan tahay ku daatay

  • @user-cx1nk2im4m
    @user-cx1nk2im4m Před 7 hodinami

    ManshaAllah

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Před 8 hodinami

    Hadaad doonayso in lagu aqoonsado si xalaal iyo cadaal ah marka hore adigu is aqoonso 1 labo qoyskasga si xalaal ah u aqoonso waxaad cunayso cabayso si xaal ah u aqoonso jooji copyga qofka aad doonayso in uu ku aqoonsado qofku ma wixiisa ayuu kugu aqoonsada guriga iyo qasriga taxadka ka soo bilow samadana codsiga aad rabto in uu ku hirgalo u dirso

  • @user-ky5jr1wi9k
    @user-ky5jr1wi9k Před 8 hodinami

    Dhibaatada soomaaliland haysataa waa dadka noocaas ah oo inagu batay

  • @user-ky5jr1wi9k
    @user-ky5jr1wi9k Před 8 hodinami

    madaxwaynuhu maaha beenaale ee ninka hadlaya ayaa beenale ah ufiirsada hadalkiisa aanuu ka fiirsan ee mala awaalka ah Dadka ma waxuu uhaystaa xayawaan aan waxba garanayn waxana fahmayn

  • @user-ky5jr1wi9k
    @user-ky5jr1wi9k Před 8 hodinami

    Beenaale hadalkaaga iska hor imanaya ayaa Dadka usheegay inaa beenaale tahay

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw Před 8 hodinami

    Alle idin soo qabey reer wadani🤲🤲🤲

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 8 hodinami

    odaygan waxan hubah in u ku dhimanayoh cuqdad iyo xaqid

  • @cabdicisman9023
    @cabdicisman9023 Před 8 hodinami

    Kaligitaliye aan caalamka lasocon , goobtu, goobtu maaha

  • @cabdicisman9023
    @cabdicisman9023 Před 8 hodinami

    Siyaad bare bix

  • @ahmedali-jp2em
    @ahmedali-jp2em Před 9 hodinami

    You are talking nonsense stupid

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 Před 9 hodinami

    Garxajisow maxaad ninkan u keeni waydeen intaad cirro caag riixaysaan?

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 Před 9 hodinami

    Kan intuu intan ka hadalyo miyuu kun arin oo kale ayaa Jire ka hadlo mise hebel baa kawaramay baa doorasho lagu helaa

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 9 hodinami

    waa dayer bilaa cilmi ah

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 9 hodinami

    waar maalqabeenka Ibrahin dheere / Ina aw sicid / indha deero / world remit iyo telesom dhamaan waa somaliland waxay bixiyaan waa xalaal haday shaqo dowlada qabtaan loo baahi qaabo ma ceeb ayaa laga dhiga???????????? from saylac

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 9 hodinami

    Af aadan lahayn ma qabatid BEENAALE KOW AAN XAYO LAHAYN

  • @Mahad.cali1
    @Mahad.cali1 Před 9 hodinami

    34 sano prank ah is not easy 😂

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 Před 9 hodinami

    Hhhhhhhh maxaad tidhi haye

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt Před 9 hodinami

    Kkkkk huwantii wadani waad is cadeysey, shaqadini ma Muuse ayey noqoty. Ajandihina sheega. Hawl kutala diyaraduhu maahee.

  • @sarahmohamud177
    @sarahmohamud177 Před 9 hodinami

    Calool xuma ayaa kaa buuxda caloosha u dhimo beenaale

  • @moeabdi9
    @moeabdi9 Před 9 hodinami

    Ninka leh magacee mano magac lahayn ! Mishaan maa laa iskaa hadlaa uun

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j Před 9 hodinami

    Nica.hadlaya.eegga