Qofkastaa ha U Diyar Garobi In Uu Musharax Ciro Iyo X Wadani Soo Saaro Gud Xirsi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 07. 2024
  • Qofkastaa ha U Diyar Garobi In Uu Musharax Ciro Iyo X Wadani Soo Saaro Gud Xirsi
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 7

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Před 18 dny +1

    Kii masajka hablaha ku xidhayey miyaanad aheyn bal noloshadii dib u eeg Waa maxay xoriyada aad ka hadleysaa cidii shaley dhalatey u sheeg

  • @cabdicabdilahi2063
    @cabdicabdilahi2063 Před 18 dny +1

    waanu ku fahanay inaad tahay aff hayeenka cadowga somaliland iyo ethopia.marka labaad cadow baad ku tahay ka eryaaya taageerayaasha xisbiga wadani.shalay jabuuti baad difaacaysay ee iska aaamus waanu kaaga baxnay xisbigii wadani ee aanu taageeri jiray toban sano.maalintaad hadasho qaybaa ka baxda xisbiga.waar malaa kulmiyaad ushaqaysaa???

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Před 18 dny

    Gabiilay yeey lagu jecel midhkaas oo rumaa lagu rayn lahaa.

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 Před 18 dny

    Cidda dooranaysaa waddani miyey waalantahay waa qaran dumise, kan hadlaya ee guddoomiyaha sheeganayana waa la yaqaan wuxu yahay.

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Před 18 dny

    Waxaad mooda in uu amrayo codka isiiya ma laha ee waa amar u diyaar garooba

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 Před 17 dny

    dalkan hadaan muuse laga qaban wuu dumayaa

  • @user-ih7tr1ik4s
    @user-ih7tr1ik4s Před 18 dny

    Tuuga lah tuuga