"Aniga Iyo Ina Biixi Toona Ma Haysano Passaport Anu Ku Dhoofno Ee Hadii Nalaga...."Gud Maxamed Kahin

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 07. 2024
  • #DEG_DEG_DAAWO
    Janalkan Kulmiye Party waxaad si joogto ah ugala socon kartaa ama ka helaysaa Wararka iyo Barnaamjidyada Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE iyo guud ahaan xogaha dalka Somaliland.
    Website-ka Xisbiga KULMIYE: www.kulmiyeparty.org
    FACEBOOK- KULMIYE PARTY
    / kulmiye
    FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
    / warbahintakulmiye
    FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
    / kulmiyemedia
    TWITTER- KULMIYE PARTY
    / xisbigakulmiye
    Baraha Bulshada ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE:
    FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
    / musebiihi
    TWITTER - Muse Bihi Abdi
    / musebiihi
    KULMIYE MEDIA OFFICE
    Mahadsanid.

Komentáře • 62

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple

    Maasha allah tabaarakalaah ilaahay ha ku xafido mudane maxamed kaahin ahmed geesi SNM 💚💚💚🤍🤍🤍♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🥰🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @user-iu5sx9iy7i
    @user-iu5sx9iy7i Před 4 dny +5

    Walahy iminkaan fahmy in kulmiye wadanka xaga ictiraafka ay udhawyihiin dawladii siilanyo iyo muuse bal ufiirsada arimaha jibuuti kataagan dadky soo hubaynayso maxaa kukalify waxa kalify arimaha berbera port barbara waxy gashy kalinta 2 dekedaha calamka heshiisyada caalamiga ah sida saylac iyo barbara hormarintooda waxy keeni isku filansho iyo ictirafka

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z Před 2 dny +1

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland

  • @MyMotherland999
    @MyMotherland999 Před 3 dny

    Mujaahid Maxamed kaahin Axmed
    Allaah cimriga iyo caafimaadkaba ha kuu barakeeyo

  • @user-ln4tx6tx3c
    @user-ln4tx6tx3c Před 5 dny +2

    We Love you Gudoomiye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fotballontop
    @fotballontop Před 3 dny +1

    Fule Geenyo Shaaximan . Waa lagu yaqaan, ciio qabe, weligaaba geesi maad noqon ,ma xishoode Ina Kaahin.

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 Před 5 dny +1

    Mashallah maxamad kahin ilahaay haku barekeyoo in kastooo dakhliga somaliland so galaaa madamo wadan la aqonsana yahay walahi wixina yaaar intaad ku kabsateen daaad intaaa in kabadaaan helaaa ma qabtaaan dowlada waxan uga bahanaahy inay dowladu markastaaa so badhdigtoo wixi meel kastaaa ka qabsamaa iyo wixi kalee mustaqalka program igu jiraay barnamishka xisbiga kulmiyee .sidanaayn tuugtaaa macarudku anaaay xoqin kolbaaa wixi qabyaaa markaaa waxan kula talinaya xosbiga kulmiyeee iyo dowlada inay so badhdhigtooo meeel walbaa inta xukumada muse jirtaaay wixi qabsomaaay iyadon ognahaay inaay haayd 7 sano adaag covid 19 jabhado la sameyaay abarooi iyo dufano iyo dagalki laascanod ee u xisbiga wadani ee no kenaay cabdirizak khalikh ka qayb kataaay .dhiski cidankaaa horumarkaaa maca waxasi dhibataa o jiraaa oo dagaloo siyasadaysan iyo tu dhaqalaba lagu so qadaaay somaliland hadana u xisbiga kulmiyee kala so badashaaay .so badhigaa hadlaaa wasiraada iyo agasimayasha sidan shacabkan beeen logu majara hababin .wa bilahi towfiq guuul somaliland ❤ inshallah iyo aqonsiiba u rajwnaya khayr qabaa qabyalada halaga korooo inshallah ❤

  • @user-iu5sx9iy7i
    @user-iu5sx9iy7i Před 4 dny

    Guuul kulmiye

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple

    Waxaan sharaf ku yeeshay SNM 💪💪💪💪 ilaahoow 🤲🤲🤲🤲S💚N 🤍 M♥️ karaamee 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👊👊👊🤗🤗🔥🔥🔥🔥🔥🔥🫶🫶🫶🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 5 dny

    Maxamed Kaahin Axmed Guuleyso

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 Před 4 dny +1

    yaa isgaadhayba. Kkkk. Ragii maxaa cabaad kasocda.

  • @MuxiyadiinCraxmaanKoodbuurgums

    Kaaga ayaa ah kii aad ku dhoofi lahayd balse qaxooti maxaad ku fali!!!{❤pJSL✓)

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 Před 5 dny +2

    Kii Jabuti ismaciil ma idiin kala noqday

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple

    💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍♥️♥️♥️♥️♥️ halyeey qaran 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 Před 4 dny

    Asaasaq ku asaasaqay siyaasada

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b Před 4 dny

    GEENYO SHAAXIMAN .

  • @user-nc7rw6ce9x
    @user-nc7rw6ce9x Před 3 dny

    Odagu.run.badanaa

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix Před 3 dny

    Kan amxaarada walaalihina ood ja jecelshihiin koonfurta baasaboorkooda qaata dee

  • @user-vb3bt4ip5z
    @user-vb3bt4ip5z Před 4 dny

    Dee mid soo amaahda kii Somaliland taywan kutagadee !!!!

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w Před 4 dny

    Samaroon ilaahay waxa uu uabuuray
    inay ii door uun
    Khidmeryaan

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z Před 2 dny

      Wll samaron somaliland ayay power kuleeyihin danbaana midaysay

  • @mursalabdi4546
    @mursalabdi4546 Před 5 dny +1

    Kkkk(kkkkkkkkkkkkkkk

  • @YasiinDheere
    @YasiinDheere Před 4 dny

    Hadaydan XOORKIYO HABISHADA daynahayn, abagadhayaal afkiina xidha

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b Před 4 dny

    Waa fulihii laascaanood ka soo cararay waar qajil doqoneey

    • @CabdiReermagaal-ek6sv
      @CabdiReermagaal-ek6sv Před 4 dny

      hoyada wasi hadad mardambe hadasho

    • @user-gk3jm5pr8b
      @user-gk3jm5pr8b Před 4 dny

      @@CabdiReermagaal-ek6sv kkkkk Qaran Qaawiye ayaaba aad u hadlaysaa waa waxa uu isna dadka la soo hortaagan yahay horaa loo yidhi waxaad ceeb u taqaan rag bay caadadood tahay.

  • @saidmohamed464
    @saidmohamed464 Před 5 dny +1

    Doorosho ayaa idin waashay dalkiina waa lagu soo duullay sheekan jabouti ka socota waxay la mid tahay tip jigjiga ka dhacday ee ssc ee yaan la dhayalsan,

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh Před 5 dny

      Halkii ssc sheekadedu gdhy ayey imikana gaadhaysa idinkoo ujeeda mxd sameynkartan intan sool laidnka ceyrsan garoowe ayn gaadhayna oo puntlandba ka dabeysa wxnsocda ayd odhnjirten mnta se sow dani idiinmay runsheegino Oog laidnkuma simano xududa ssc iyo somaliland mha mnta 😢

  • @cabdiqadircali3239
    @cabdiqadircali3239 Před 5 dny

    Caac caac caac

  • @KadarIman-vj6jn
    @KadarIman-vj6jn Před 4 dny

    Awdal maxa u yaala kulmiye !!!
    Md, muuse biixi
    Gudoomiye, m kaahin
    Md soo socda kaahin
    Ka kusiixiga samaale
    Anaga maxaad noo haysaan
    Ma shacab ayaanu nahay naga xishooda

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 4 dny

    Waayo waxa laidinka qaaday passport jabuuti si fican buu madaxweyne geele idinka yeelay

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z Před 2 dny

      Uma baahnin passport jabuuti adeer anagu cadquudheedh maqadano somaliland keedaba way ku tagi karan wadamo badan hadii kalena Ethiopiyaba wuu ka qaadan

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Před 2 dny

      @@user-uf1ih4uf5z adigu ma Muuse baad tahay fikirkaga ka hadal muuse biixi isagaa markii horeba qaatay passport jabuuti imikana ninkii siiyay baa ka qaaday, passport Ethiopian adeer ciyaar ciyaar laguma qaato waa madaxweyne cagjar ay soo maraan

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 Před 2 dny

    Muuse hadaad waraysigiisii uu siiyey Ducaale hor intaanu noqon mw ayuu ku sheegay in jabuti passka kala noqotay markii uu snm ku biirayey oo uu dalkooda soo maray. Dadka leh odaygu pass ayuu ka haystaa meeshaas waa been

  • @husseincaatoofficial4321

    Heybad iyo sharaf hadii aad leedahay ama aad taqaano
    Axmaar awoowgaa dilay uma noqoteen daba dhilif
    Waxuushland

  • @saalaxy
    @saalaxy Před 4 dny

    Asaasaq siyaasadeed IYO Somaliland Bal Adba???

  • @mustafehindi7156
    @mustafehindi7156 Před 4 dny

    Madaxwayne muuse djibouti passport miyaanu haysan mise waa lagala noqday? Wasiir adiga uunbaan haysan passport odaygu isagu wuu haystaa, waxna wuu tabcaday adiga uunba bacadka taagan.

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Před dnem

    Heshiiska hala cadeeyo waxa uu yahay Horta ? Badka soo dhig ha qarin sxp oo baarlamaanka soo dhex dhig halaga doodo oo halaga doodo ,qaranku ma adiga iyo muuse ,iyo cali mareexaan uun baa xagalo geel wax gunti la geliyo ka weyn.

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 Před 4 dny

    Waar. Gurigaaga fadhi. Oo calaacalka kala dul tag umada

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 Před 4 dny

    marna waad hanjabaysaan hadana waa idinkan seexan kari waayey

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 4 dny

    Sacsac asaasaq

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před 5 dny

    Uf baa laydhi adiga iyo qaar kale baa lona cay ina kahin now nac nac da iska daa awdala cod hakasugina

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 Před 4 dny

    Sixirka kala bax magaalada

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z Před 2 dny

      Magaladu wa magaladiisi mawaxad rumaysatay wixii mediaha laga wadijiray

  • @cabdiqadircali3239
    @cabdiqadircali3239 Před 5 dny

    Alle kuma barakeeyo..wawayaan

  • @mymmym8283
    @mymmym8283 Před 5 dny

    Heshiiska golaha hor keen horta kadib ayaad xusbiga wadani waydiin kartaa su'aashan lkn xusbiga wadani waxanu ogayn oo aanu arag oo markii horeba lagala tashan kama hadli karo.
    Heshiis iyo is afgarad midna maad keenin golaha ee xusbiga wadani ma indho la'aan igu raac ayaad leedahay?

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z Před 2 dny

      Xisbiga wadani waa bila mawqif majiraan waxa dalka kadifaaca waliba waa cadaw kalkaal waxa isku uruursaday markasta mediaha aya laga arka dalkasta xisbigayada ka dhisan waxa jira waxay isku mawqif ka yihiin balse xisbiga wadani kulmiye ayuun buu mida wadanka dhan hadii lagubayo wasi marka masiyasadba maxa udiiday sida faysal xisbiga ucid

  • @Mohkh647
    @Mohkh647 Před 4 dny

    Beenale oo waliba munaafiq ah ayad tahahy ina kahinoow

  • @somaliboyofficial6735

    OO MUUSE MUXUU KU DHOOFAY MARKUU TAGAY ETHIOPIA 🇪🇹 IYO MAREYKANKU 😂😂😂😂😂😂😂 KHIYAALI KU NOOOL.

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix Před 3 dny

      Kan buluugaa dee oo uu habeyn iyo maalin lacnado 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdiqadircali3239
    @cabdiqadircali3239 Před 5 dny +1

    Uf uf qudhmiye

  • @fotballontop
    @fotballontop Před 3 dny

    7 sano ayaad been iyo afqadhmuun la hortaagnayd ummadda ka hor baydh munaafaqyohow.

  • @user-rt7tr3zi9e
    @user-rt7tr3zi9e Před 4 dny

    Illahay idima guuleeyo adiga iyo muuseba

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z Před 2 dny

      Iilaahay ma guuleeyo wadani waayo waa hurda ciro cadaw kalkaalkiina wuu isku uruursaday

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 4 dny

    Asaasaq kulmiye cid dooranaysa ma jirto Goojacade ka hadal wax buurta ha Ku meereysan 😊