Ibraahim Caydiid Oo Fashiliyey Qorshaha Cusub Ee Geelle, Casuumada Firdhiye & Duulaanka Socda

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 07. 2024
  • Ibraahim Caydiid Oo Fashiliyey Qorshaha Cusub Ee Geelle, Casuumadda Firdhiye & Duulaanka La Soo Maleegayo
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Komentáře • 246

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Před 7 dny +18

    Ibrahim caydiid geesi qaranka ❤❤❤❤❤❤ noolow ilaahow cimrigiisa dheeree

    • @AhmedMohamed-zk9ud
      @AhmedMohamed-zk9ud Před 7 dny +1

      Nin reerkiisa caayaa . H.awal 30 years ayey ismail c.geele siteen waligiina cadow ayuu ahaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 7 dny

      Garac dhillo habar awale dhashay

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi Před 7 dny +3

    Maasha Allah Mujaahid Ibrahim Caydiid noolow Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 7 dny +7

    Asc ibraahin waa la arkaa ragan huwan u hiiliya jabuuti u hiili damiirkodu maxa lagu matalaa waa yaab

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Před 7 dny +8

    Ibrahim caydiid geesi weeyi ninrageed runta yaqaana......

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v Před 7 dny +2

    🎉🎉🎉mashaa alaah mujaahid ibraahin caydiid geesi qaran guuleyso cadawga hajabo amiin insha alaah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar Před 7 dny +6

    Somaliland hanoolaato guul iyo gobonimo insha allah

  • @user-yl4pt7fs6f
    @user-yl4pt7fs6f Před 7 dny +2

    Mujahid dhaba ibrahim caydiid nolow💪💪💪♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹

  • @suadali5534
    @suadali5534 Před 7 dny +2

    Maansha'alaah Guul iyo Gobonimo Ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland iyo shacabkaba Somaliland

  • @AnisaWarsame-jx5xy
    @AnisaWarsame-jx5xy Před 7 dny +1

    Geesigeesi dhalay gaRyaqaan na aah ibRahim caydid🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdiwahabDahir
    @abdiwahabDahir Před 7 dny +4

    Xadiis ayaa ahaa xaasidku ma aflaxo wxba inaga guri maayo ibraahinow sxb

  • @Sirad47
    @Sirad47 Před 7 dny +1

    Weel hadduu buuxsamo wuu daataa.geelle weelkisii baa buuxsamay waana daadanayaa insha Allah jab bay ku dambanayaan.

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 Před 7 dny +6

    Ilaahay baa inoo hiiliyey Alhamdulaah
    Way ka shifmeen 🥸

  • @abdidhamal8835
    @abdidhamal8835 Před 4 dny

    Soomaliland guul iyo gobonimo isho Alla cid waxba kaqadimayso guuuuul

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 Před 7 dny +1

    Ibrahim Halyayga Somaliland waxad tahay Sunta kaga oohisa Cadawga Somaliland E Nolow ILAAHAY ha ku garab galo Cadawgagu wa Cadawga Somaliland E LAAHAY ha jebibiyo .
    ❤❤❤Somaliland Guul iyo Gobanimo waarta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 7 dny +3

    REER HARGEISA MIYEY OOYAAYE QABAN KARI WAAYEEN WAA IN DHAGAX LAGU DILAA OOYAAYE

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 Před 7 dny +9

    Guul jumhuriyada Somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ibrahimdiriewaays8172
    @ibrahimdiriewaays8172 Před 7 dny +1

    geesiga difaaca.j.somaliland
    alle.hakula jiro.adoo kalena
    ilaahay hannoo
    badiyo guul iyo horumar
    jsld

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n Před 7 dny +1

    Islamic Cumar geele maligiisi baa galay somaliland guul itoobiya guul itoobiya our brothers somaliya you jabuuti waa cadawga somaliland

  • @KayseMaxamed-cs1ju
    @KayseMaxamed-cs1ju Před 7 dny +3

    Ok waalaqanayaa cadawga soomaalilaan

  • @abdillahiwesozen4291
    @abdillahiwesozen4291 Před 7 dny +5

    inader ibrahim hambalyo geesi gul somaliland

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 7 dny

      Ibrahim waxa dhasahy dhillo habar awale likeu

    • @Sirad47
      @Sirad47 Před 7 dny

      ​@@hassan-mp1pkibarahin caydid cadowgi ha jabo.

    • @zahraismail2245
      @zahraismail2245 Před 7 dny

      @@hassan-mp1pk
      أستغفر الله العظيم

  • @AhmedAbdallah-nm7fm
    @AhmedAbdallah-nm7fm Před 7 dny +2

    As for Mr. Hirsi, there is no doubt that he hunts and snipers in dead pigeons. Mr. Hirsi sells weight foam and it has no value.

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 Před 7 dny +3

    ❤❤❤❤🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 Před 7 dny +2

    SANAAG WAA MEESHII LAGU BURBURIN LAHAA MAGACA KHAATUMO SEEG.

  • @laylaa3698
    @laylaa3698 Před 7 dny +8

    Absolutely. Guulaysp ❤❤❤ is ibro.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před 7 dny +2

    Haye away dulligii lahaa
    Jabuti wa walalahen
    Nacdashii away

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 Před 7 dny

      Muuse weydi waatu lahaa waa seedigaye oo dadka kaso carara gebilay ku xidh xidhaye😂😂😂😂😂😂

    • @mesut9478
      @mesut9478 Před 6 dny

      ​@@Burcawi24 Adeer wxba muuse hla ordinee hdii laysku ficnahy waqti hadeerbo dantaa. Nkala kexeesey

  • @AhmedAbdallah-nm7fm
    @AhmedAbdallah-nm7fm Před 7 dny +2

    أما بنسية لكلام الأخ ابراهيم فهو 100/100
    وشكرا❤

  • @user-dv7cs4iq5q
    @user-dv7cs4iq5q Před 7 dny

    Guuuuuul gees soomaliland 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df Před 6 dny

    Mnsh allàh hambalyo hambalyo gudoomiye ibrrahim caydiid diiyaarbaynu unahay dalkeena inaan difaacno geelana. Fidmadu shaadhkisa dhaafi mayso

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Před 7 dny +12

    Ibrahim caydiid geesi qaranka Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 7 dny

      Waa garac dhillo habar awale dhashay Ibrahim

    • @idrismhussein3691
      @idrismhussein3691 Před 7 dny +1

      @@hassan-mp1pk waad buuugta cuudur habar habar awal ah ayaa ku galay ilahay ha ku shaafiiyo sharfta superawal waa miid loo dhasho kkkkkkkkk walle

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b Před 7 dny +3

    Somaliland guuuuul iyo goobani. Mo

  • @KayseMaxamed-cs1ju
    @KayseMaxamed-cs1ju Před 7 dny +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 Před 7 dny +6

    Maansha Allah waa sidaa Ibraahim Caydiid sheegay

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Před 7 dny

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 7 dny

    Guuuuuuul guuuuuuul somaliland ❤❤❤

  • @user-ce1qo8yl5h
    @user-ce1qo8yl5h Před 7 dny +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkllllkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkllklklkkklllklkklllkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Před 7 dny

    ❤❤❤ marna qaranka haw biqina illahay ba inala ilaalinayee guul somaliland insha allah 💚 🤍 ❤

  • @user-iv9kv5pp6c
    @user-iv9kv5pp6c Před 7 dny

    Daladahii phalastiin ku weerartay yuhuuda ayaa loo baahanyahay.marka aaynu ku dhexdaadano jabouti caalamkuna wuu ka guuri❤

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Před 7 dny

    Ibrahim
    Cayadiid
    Ilahay
    Hagarab galo
    Wa geesi qaran

  • @ahmedsouleiman2137
    @ahmedsouleiman2137 Před 7 dny +1

    Mohamed abib wa intii qaran

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i Před 5 dny

    Somalilnd way guuleysaty walhi marhadii cadawgeedii maanta geeri uwada fadhiyo

  • @anebabuker6240
    @anebabuker6240 Před 7 dny

    Geesi geesi dhalay guuleyso walal cadaw gaa jab Somaliland guul ❤❤❤

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 Před dnem

    Ibraahim doqanow mawaxaad leeday waan haysan Dhulbahante, Ciise iyo Samoroon siqasab ah, walaale qolo qolo ka awood badan majirto ee siyer oo nab kujirto umaamul Hargaysa, Burco iyo Barbara. Maamul baad ahaan kartee ee ma ahaankartid Qaran. Darood , Ciise, iyo Samaroon dhulkooda ayay maamulan si nabad hadiikale waxaad heyso soo daa.

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 Před 6 dny

    geesi geesi dhalay kusoco runtii oo qofa masha allah 🇭🇺💪🇭🇺💪

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Před 7 dny

    Ina geele ayaan la dhaylsan hub ayuu siin karaa uu pudland ayuu u soo marin karaa somalilander ka dhabta ah waa in la istaagaa dhinac walba in laga weeraro ayay rabaan ilaahayoow jabi cadowga somaliland inshallah somaliland guul inshallah

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 Před 7 dny +2

    Xidhibaanadu waa jabhad xasaanad leh marka ha la iska qabto

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 Před 7 dny

    Why does the Ethiopian government not say anything about Djibouti, which is trying to destabilize Somaliland because of the MOA between Somaliland and Ethiopia?

  • @waayeelyare
    @waayeelyare Před 7 dny

    Dawlad dad keeda neceb Iyo ciidan jabay oo haddana kuwii jebiyey weli horboodayaan, guuli ka dheer. Ibraahinna lafcad ayuu toobin ku hayaa. Good luck!

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 Před 7 dny

    Kondhan baa lagu wasaanaa presiden Jabouti Ismaciil Cumar Geele

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 Před 7 dny

    Gesii somaliland thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NASSERSTARK
    @NASSERSTARK Před 7 dny

    Vive DJIBOUTI🇩🇯

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 Před 7 dny +3

    Xisbiga wadani waxaan filayaa inaanu doonan doorasho waayo wuxuu si badheeda ula safteen cadawgii somaliland

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 7 dny

      Wadani waa dadkii soo dayay makhnuud kii Ina askar and garxaajis state is coming soon

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft Před 7 dny

      ​@@hassan-mp1pkgarxajis waa rag iidoor ah 😂😂

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 Před 7 dny

    Reerka lagu Xanto Djibouuti ee Reer S/land Ibrahim baashee

  • @FaysaIbrahim
    @FaysaIbrahim Před 7 dny

    Ibraahim caydiid muwaadin qaran oo ciilay cadawga somaliland gudo iyo dibadba حفطه آلله

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 Před 7 dny

    Guuuul somaliland guuuul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @farahawil8302
    @farahawil8302 Před 7 dny

    Dawlada reer somaliland

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 Před 7 dny +2

    Kuwilah jabuuti walalo ayenunahsy maxay kuhadali donan

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před 7 dny +6

    Djibouti waa cadow

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 Před 7 dny +2

    Imaaciil Cumar waa xor ciduu doonuu casumaya. Firdhiye waa madax weyne ha sool, wax soomaaliland layiraado majirto, beentiina reer sool baa soo afjaray. Orod abii axmed ja bari daafiga!

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft Před 7 dny

      Maxaad la qaylinaysaan ,hadii aanay somaliland jirin ,😂

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 7 dny

    Maxaaloo casililayay xildhibaanada dhibaatada kuwada somaliland iska casila haydin dhafaane

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 Před 7 dny

    Nimanka golaha barlamaanka ku jira ee taaheeraya jabuuti xasansda ha laga qaado

  • @CandillaahiTuute
    @CandillaahiTuute Před 6 dny

    Jabuuti had haduu soomalilaan hanoolaatuwaanu iska cilin doonaa jabuute

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Před 7 dny

    Ninkan in abiib isaga ayaa is galafanaya ,waayo waa qof aan mustaqbal iyo wayo arag lahay ,oo lagu guuro aan lahay maskax aan isaga u gaar ahayn ,isaga ayaa ku wax la ,

  • @abdit8270
    @abdit8270 Před 7 dny

    Somaliland waxay noqotay meel demokrati yadii khalad laga fahmay. Waa runtaa mujaahid ibrahim caydiid. Sidan dawlad lagu noqonmasyo hadaanu sharcigu shaqsynin.

  • @maxamuudmuxumud9494
    @maxamuudmuxumud9494 Před 7 dny

    MADAXWEYNAHA SSC KHAATUMO MAAHA NIN LOO ADEEGSADO UMADA SOOMAALIYEED SHIRKII UU XAMAR KAGA QAYB GALAYNA WAA LADA OGYAHAY HALKUU ISKA TAAGAY IN SNM AWOOD LOO ADEEGSADA UMADA SOOMAALIYEEDNA KU BOORIYEY IN HADII DAWLADA DHEXE ISKU DAYDO IN SNM DAGAAL LAGU QAADO AMA QAYBKALE OO SOOMAALIYA AH IN AYKA DHIIDHIYAN KANA HORYIMADA FIRDHI HADII UU SNM DAGAALKU QAADAYO 25/8/2023DII AYUU GUMAADI LAHAA LAAKIIN WUU KA XISHOODAY ISGOO KADOOR BIDAY IN AANU KU KICIN WIXII UU MUUSE JUUDAN SAMEEYEY WAAKII CIIDANKII HARTI ISKU HORTAAGAY SALINTA HADA WELI CIIDAMADII KU SUGAN YIHIIN
    WABILAAHI TAWFIIQ ALLAA MAHADLEH

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 7 dny +1

    Burco waxaa laga isticmaalaa odhaahda iisoo camir

  • @AmiinYoonis-rx9lh
    @AmiinYoonis-rx9lh Před 7 dny

    👍

  • @user-pt6xc3hp8u
    @user-pt6xc3hp8u Před 7 dny

    Verdi noolow❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @user-xe7zm3ix9m
    @user-xe7zm3ix9m Před 7 dny

    Ismcil geelh iyo xris iyo ciro iyo ina xaashi waxaa ku dhacay xanuunkii Lod ae waalid oo aan dawo Lahayn

  • @Fessi_happy
    @Fessi_happy Před 7 dny

    YAAR SUUGA KUWAAN HINANSEE INDHABEELAY.
    XAAARKA KUDHEEGIDOONA

  • @hiboosman6705
    @hiboosman6705 Před 7 dny

    Hududa ma abaha bahley dulufogal duli. Ciise and Samaron live there specially Cisse. What can you do about it.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 7 dny

    MAXAYE ISKA HAADLYAN RAAGA UU DHASHEYE DAALKAN SOMALILAND BAA DEEFACANYE🦾🦾🦾🦾🦾🦾😢 CEREGABO

  • @MohamedHassan-nv1gm
    @MohamedHassan-nv1gm Před 7 dny

    Jabhad Uunbaa La Abuuurayaa Isla Bari inshallah Ismaciil Talo Xume aday Kuu Daran tahay

  • @cabdiraxmaanmaxamed9022

    Xiliigii jabuuti ay udhamaaneyseybaa lagaadhey

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před 7 dny +4

    True

  • @ahmedqoor5571
    @ahmedqoor5571 Před 7 dny +11

    Ina cumer geelle waa xaasidka ugu weyn ee soomaali ah inagu xeeran lkn wxn u sheegayaa in jabuuto ay noqon doonto magaalo ka mid ah magaalooyinka Somaliland.
    Wxn idiin sheegayaa maalin dhaw Somaliland ayaa looga talin doonaa caalamkaba lagana xorayn doonaa falastiin war wll halayga qoro waa taariikhe

  • @user-ce1qo8yl5h
    @user-ce1qo8yl5h Před 7 dny

    NAAG HINAASAN OO NINKEEDI LA GUSADAY AYAA SOO DABA GASHAY NINKEDII ILAA UU KAGALAY GURIGII AROSKIISA BALSE WAXAY TIDHI INTA XINKAY LEYSU FULFULAY ARMALEYS GARCIYAA
    WAA WAXA HADA HAYSTA URUR SAMSALIHII BASDILKA KU DHISNAA 8/2022 DII LAGU SOO DHISAY DJSBOUTI MANTA MAXAA KALA HAYSTA ??

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 7 dny

    Waa balan inaad burco ka carartaan taas ayaa inoo balan ah

  • @hamdiomar7581
    @hamdiomar7581 Před 7 dny

    Idoor is not easy😂

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 7 dny

    Ceerigaabo ragii lahaa ayaa u yalinaya inacaydid cidi dhegaysan matyso kooxda argagixisada muuse fircoon deegaal dhulbagate leeyahay lagama yaqaan deegaanka yaga

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 Před 7 dny

    Geellow daaq oo daaq laakiinse maalintaad ciin daaqtid baa laguu yaabaa. Waxaana kadhigan habar awal. Oo la naas nuujinayey in badan

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 Před 7 dny

    Personal Attack Weeye Ninka Jooji

  • @ubahomer2468
    @ubahomer2468 Před 7 dny

    Anigu waxaan la yaaba nhy dadkan cadawga la safanaya sida xildhibaanada wadani u badan waxay dawladu u eeganayso waa in la xidha oo lacagta cashuurta laga siiyo laga jara marka dawladu waa in ay talaabo degdega ka qaada cadawga gudaha waayo iyagaa ka xun cadawga dibada

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Před 7 dny +1

    arabka isaaq waxna kama ahan beenta Somaliland wey aamin sanyihiin

  • @user-pn3jy1bb3m
    @user-pn3jy1bb3m Před 7 dny

    Djibouti waa libax fadhiya haday nii kacan way nii dhamaan .Iska Aamusa amba wadada kuso dhaca.

  • @abdiwahidabdallah9939

    Cccccccc a deer xajiso

  • @Saynabgamuur777Reermagaal

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 Před 7 dny +4

    Guul shacabka JSL Somaliland insha Allah

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 7 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 3:20

  • @AhmedAbdallah-nm7fm
    @AhmedAbdallah-nm7fm Před 7 dny +4

    Okay, this is the second threat from President Ismail, who summoned mercenaries, such as Individuals. The question is for some parliamentarians in Somaliland, do they dare to defend President Ismail again? I personally do not bet on that.

    • @IkranBihi
      @IkranBihi Před 6 dny

      Waa xor Ismail lkn marka hogaamiye kooxood Somaliland ka soo horjeeda uu ugu yeedhay Jabuuti waa gardaro. ​@user-zz4xu5wo2c

    • @thegunner971
      @thegunner971 Před 6 dny

      Nonsense

  • @user-ce1qo8yl5h
    @user-ce1qo8yl5h Před 7 dny

    Iidoor maxaan kala taliyey dagaslkii 6/2/2023 kii ay galiyeen ismasciil cafow & xasan finixast ka viila dasrundwada banaadir

  • @MaxamedCisman-o7l
    @MaxamedCisman-o7l Před 7 dny

    adigaa basaasa oo cadaqaataad tahay in shilimaan waana lagu la xisaabtamido

  • @AbdiAli-xw3my
    @AbdiAli-xw3my Před 7 dny

    Ina cumarow manta unba jab kagi donaty REER SHEIKH ISSAQ Somali odhan aya ku jabty dictator walba iyaga unba jabiya tarikhda somalida dib uraca ina cumarow cisse khatiyan ayu ka tagna lakin wlhi wey ku jabinayan REER SHEIKH ISSAQ wanad arki xaqiqada

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 Před dnem

    Isaaq ma wadanbaa mese waa deegaan!!!!

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Před 7 dny

    Dawladan aan wadankana difaacayn cadowga badana inoo sameysay dadka yaan loo hoosaasin arintan baddana huwantaa kaga horeysey sidii caruurtaa lagu yidhi yuu xasan kaaga horayne adigu kaga horee huwanta iyo abiyena way wada socdaan filim bay jilayaan xasan inagu dire geele inagu dire waa waxay in badan ku taamayeen meeshana dawladi ma joogtowaxa jooga Biden wallaalkii

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 Před 7 dny

    Xisbiga wadani waa fidno somaliland loo soo diray waxa aanay jecelyahiin burburka somaliland waxa aan leeyahay dadka reer somaliland ha dooranin ku cadawga soo raacay ee doorta kuwa difaacaya dalka qabyad yaynaa ku taageeri xisbiga wadani waa cadowga somaliland I leedahay

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v Před 7 dny

    Waruntii hunguri adoon weeye jabhadaas sidii ayga ayuun baa laf lo turayaa markaa jabhadaas itaal keedu waa laf tii ayga lo turayey loogu tuuro

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 Před 7 dny

    Wixii Isaaq wada lahaana bohol kuriday.

  • @QaliSharif
    @QaliSharif Před 7 dny

    Cadowgi ha jabo huwanta hawlahodi bay watan

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 7 dny

    Xaarka ayaaa ka dadanaya kooxdii argagaxisada ahayd
    Idinkaaba xumaan ka samaysan

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 7 dny

    Sax halaxidho lagyacado❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤