Axmed Karaashow Ceerigaabo Sadex Calan Ma Qaadi Karto,mididan Aad Sidatana"Sama-wada

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 07. 2024
  • Axmed Karaashow Ceerigaabo Sadex Calan Ma Qaadi Karto,mididan Aad Sidatana"Sama-wada
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 18

  • @MohamedAhmed-xn1eo
    @MohamedAhmed-xn1eo Před 17 dny

    Thanks maamo aad iyo aad .

  • @ismahancali6643
    @ismahancali6643 Před 17 dny

    ❤❤Hooyo Qaali ah ❤❤❤

  • @BALCKMAN13
    @BALCKMAN13 Před 18 dny

    Ayayo ilahay cumri iyo cafimad ilahay hakusiyo❤❤❤❤❤❤

  • @samirr546
    @samirr546 Před 18 dny

    Shugran eedo Allah ha ku sharfo qiyaamahana Allah adiga oo ku markhaati kacaya daalimiinta ha ku keeno
    Ma xishoodayaal aan wanaaga aqoon ayaa mashkilada wada kuwii hore wax waana ah oo uga korodhay ma jirto!!!!!!

  • @user-wn9ez3mw9v
    @user-wn9ez3mw9v Před 16 dny

    Duqda telkeda so qora ❤. Aan wax u tuurno mashallah weeye.

  • @fosiakhalif6150
    @fosiakhalif6150 Před 18 dny

    ❤❤❤❤ noolow❤❤

  • @BarwaaqoRashiid
    @BarwaaqoRashiid Před 18 dny

    Hooyo hibo aadam diiriye nolow❤❤❤❤

  • @BarwaaqoRashiid
    @BarwaaqoRashiid Před 18 dny

    ❤❤hooyo nolow❤❤❤

  • @MohdHajee-wx8ju
    @MohdHajee-wx8ju Před 17 dny

    Eee yaheee musi bixi waydee 😢😢😢😢

  • @user-ew2zf6pm8o
    @user-ew2zf6pm8o Před 16 dny

    Xaalatul xadab ciilbaad ladhiman

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Před 17 dny

    Mama calan cusub idinkaa somali u bilaabee u ogolaada reer walbo calankooda in ay saartaan si ay u ciil baxan. Qalbigoodan qabyaaalada ka guuxeysa aya ku cafimadayo.

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Před 17 dny

    Yaa.huuu.may.cibaadaysato.maxaakalifay.

  • @cabdixakiinibraahin-zy6jc

    maamo mhdsnit

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan Před 18 dny

    Ilaahay cimirigaaga raaji.Ilaahay baan ku dhaartay Muuse Biixi iyo Faysal Cali Waraabe islaantaas ayaa ka caqli badan.waxaan idin weydiiyey maxay Soomaalidu dumarka hoos ugu dhigaan