Waayojoog: "Raad ayaa ku soo maray ayaa shacab lagu laayay.."Halgamaa Cabdiwahaab Nakruuma

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Waayojoog: "Raad ayaa ku soo maray ayaa shacab lagu laayay.."
    Halgamaa Cabdiwahaab Nakruuma oo ka waramaya goobihii muhiimka ahaa ee dagaaladii SNM ee galbeedka Somaliland.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 47

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple

    S❤❤❤❤❤N❤❤❤❤❤M❤❤❤❤❤ ilaahoow inti shahiidaySNM❤ janadi fardowsa gee🤲🤲 inta noolna cise iyo sharaf ku noolee ♥️SNM

    • @cabdikarimofficial4689
      @cabdikarimofficial4689 Před rokem

      Aamin wllo sida dhigu kugu damqanayo dareen gooniya ayay leedahay waana sidaan aniguba snm markan maqlo dadbadan oo ehelkayga ahaa aan idhaahdo hadad arki lahayduuun xita sawir ay leyihin AHUN dhaman mujahidintii snm😢😢😢

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 Před rokem +1

    Mansha alaah alxamdulilaahi rabilcaalimiin alaah ha idin xafiddo aamiin aamiin aamiin alaah rabilcaalimiin

  • @Bashatalents
    @Bashatalents Před 6 měsíci

    Walaalkay ayaa waday Baskaa shiinuhu la socday curadkii aabay
    CABDIRAXMAAN Jaamac
    Allow u naxariiso

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple

    Waxaan sharaf ku yeeshay snm 💪❤ ilaahoow snm karaamee 🤲🤲♥️🥰

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 Před rokem

    THIS INTERVIEW IS NOT ENOUGH FOR ABUDLA

  • @footballorsoccer2903
    @footballorsoccer2903 Před rokem +2

    *ODAYGANI SHEEKO XUMAA*

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 Před rokem

    ABUDLA HAS MORE THAN THIS INFORMATION ASK OTHER THAN NAKRUMA THOSE WHO HAVEBEEN FIGHTING THERE REGULARLY THIS MAN WAS A DOCTOR AT THE BACKSIDE COMMAND

  • @MohamoudAbdi-fw5kd
    @MohamoudAbdi-fw5kd Před rokem +2

    Waa buraashad ayaa la odhan jiray. Gaaweetada na cuntada iyo shaaha ayaa loo isticmaali jiray. Buraashadana biyaha.

  • @warwannaagchannel7241

    Afar ninbaanu goobtaa kaga talawnay anigaana kanool ilaahay ha unaxariisto way shahiideen

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 Před rokem

    Waa halkaan ka talownay habeenkii meel dacarcah ayaanu seexanay miinana waanu ka baqaynay alla xaqiiqduu ogaa

  • @Bashatalents
    @Bashatalents Před rokem

    Walalkay ayaa kuwaday baska shiinaha dhamaan way dhinteen curadkayagii 6 jir ayaan ahaa markii AAN maqlay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-gp9cl7up8o
    @user-gp9cl7up8o Před rokem

    Cabsi cabsi ciidanka qaranka Somaliland 💪🇭🇺

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 Před rokem +1

    Wararkaa aad bixinaysaan ayaa ladinkaga dayday inaydaan miidiyaha soo dhigin hada ayey ila tahay waayo qolyahan hada kacsan sidaa inay metelaan ayey iskucdayeyeaan cadadoegu.

  • @abdirahmanceerigabo4838

    Waa arin cajiib ah

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 Před rokem +4

    Maxaa wax loosoo maray

  • @maxamedibrahim5746
    @maxamedibrahim5746 Před rokem

    Caabuda waxa loogu bixiyey shekh waafi walaashii ayaa dusheeda ilaahay Ku caabudi jirtay waxay ahaayeen 4afar walaalo ah diinta faafiya sheekh waafibaana u waynaa
    Taariikhdaa dib u baadha khuruujka wakhtigaa nagruuma waanku salaamayaa aabahay ayaad saaxiibo ahaydeen adeer anuu wakhtiga
    Waxan ahaa ciidankii dadka ka talaabinayey aliye maxamed batuun geele Axmed liibaan gabax
    Ale has naxariisdee waa aqlkiisii geedkwayn miraamiri geedkgaaban
    Dheemaal ferenji Aqalkani waa mijilisgii haganka iyo tukaankiisii
    Tukaankayagu wuu kasoo horjeedaa mijisgan xaga koonfureed
    Albaabka galbeed hoteelkii mtaan Aadan xusuus igu dheer

  • @abwaancaqlisame
    @abwaancaqlisame Před rokem

    SNM❤

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před rokem

    buur ma' hn ee waxa dhisau dad hore

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 Před rokem

    FADLAN CAABUDLA WAXAY U BAAHANTAHAY WARAYSIYO KALE OO DHEERAAD AH FADLAN WARAYSO RAGIIKALE EE JOOGTADA DAGAALKA UGAGALIJIRAY CAABUDLA

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 Před 3 měsíci

    Waxaas oo dhan iyo dhibkaas wixii loo soo maray waa nasiib darro haddii maantaba nin waalan la meeraysanaayo.

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 Před rokem

    OGI OGI SI LOO KHALDAYO SOO JIREENKII HAGAMAYAASHII HALGANKA IYO TAARIIKHDII SNM EE DALKA LAGU XOREEYEY.
    AHN MAXAMED CALI MUU AHAYN HAWIYEE YAA KUGU YIDHI HAWIYE AYUU AHAA?

    • @user-sf8wc6wc6v
      @user-sf8wc6wc6v Před rokem

      MAXAMED CALI WUXU AHAA NIN GARXAJISA OO HYOONIS AH OO CALI SICIID AH OO ISAGU SNM HORTEED JABHAD AHAA.

  • @user-sf8wc6wc6v
    @user-sf8wc6wc6v Před rokem +1

    WAA KANI MA QOLADII REER ABAARSO EE TAARIIKH RAADISKA AHAYDBAA?🤣

  • @abdimalikali9993
    @abdimalikali9993 Před rokem

    Buraashad weeye galka kore waxaa loogu xidhay si aanay biyuhu kaaga kululaanin maadaama oo aad cadceeda oo kulul soconayso wakhtiyada qaar

  • @JibriilMaxamed-pd2id
    @JibriilMaxamed-pd2id Před rokem

    Nagruuma waxa uu ka waramo Maan fahmin

  • @calixasan3430
    @calixasan3430 Před rokem

    halgamoow xalqadoo

  • @eng.maxamedbarre2647
    @eng.maxamedbarre2647 Před rokem

    Filin dadnakudhameedeen dadna ku faa iideen ayuuwar noogadhigayaa

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 Před rokem +3

    Halgan ma ahayn ee waxay ahaayeen qaran dumis, qaainu wadan ah. 😂😂

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 Před rokem +1

      Jaahil aan tariikh lahayn muxuu ka fahmi karaa gudcur buu gudayaa
      Viva somaliland iyo SNM allah maxay rag adoo kale ah ay ciil iyo calaacal aan guurin abid idin badeen 💪🏾💪🏾💪🏾

    • @jamaalmohamud9679
      @jamaalmohamud9679 Před rokem

      @@halilmamohamed4493 hada waxaa idiin soo socdaa ka daran, amxaaro ama jabuti uguuri lahaydeenaba.

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 Před rokem

      @@jamaalmohamud9679
      😂😂😂😂 mawelada caruurta caqligu korin ayaad jishaa horta adigu 😂😂😂

    • @lii7560
      @lii7560 Před rokem

      2023 Wali WAXAN KU JIIRNA BEENTII IDOORKA ISKUGU SHEEKEYAN JIIREEN 😂😂 SNM SNM HHH AYAGA OO XABASHI ETHIOPIAN WADO BEYE SOO GALEEN WAXEYE XASUQEN RERE BORAME AYAGA IYO XABASHIDI LASOCOTAYE KADIIB NA WAYE CARAREN AYAGA HADANA TUULADA BURCO ISKU DIILAYE INKASTO EYSAN WAX SAAS AH ISKA DIILIN HADANA TIGREY BAA SO KALA DHEX GALAYE OO MAMUL GOBALED UU DHISAYE INTI EY ISAAQA DAGANYEN CALAA KULI XAAL SNM WA KUWII UGU FUULAYE SANA JABHADO QABIILADA EY ETHIOPIAN KA DHIISTEEN SPM SSDF USC SDM KULI WAA ISKU MIID XABASHI ETHIOPIAN AH BAA SAMAYAYE LAKIN IDOORKA WAXEYE RABAN DOQONIMADODA IN AN KA DHAGEESANO TARIQDA BEENTA AH EE MASKINTA ISAAQA EE TULOYINKA HARGASO IYO BURCO DAGAAN LOGU SHEEKEYO HUUHAADA BEENTA AH 😂😂

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms Před rokem

      Kkkk kawaran maantana anigaad adoon ii tahay adoonakugiiyoow

  • @eng.maxamedbarre2647
    @eng.maxamedbarre2647 Před rokem

    Dadbaa dadlooqalay iminka ayay udarantahay

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 Před rokem

    OGI OGI TII HOREBA BIKH OO TU KA DARAN TIMI OO LA ARKAA UGUBNA MAAHEE HORAA LOO EEDAY TAN OO KALE.

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 Před rokem

    Taa dadku loo soo maray
    Dhib iyo baa ba taasay daarood
    Doonayaan inay been ku khalkhaliyaan

  • @mustafemaxamed8253
    @mustafemaxamed8253 Před rokem

    Waligii qori muu ridin aadan shhine iyo gabax buu ku meerasanyaa

  • @calixasan3430
    @calixasan3430 Před rokem

    ilahoow narta kufogee snm dagalba maba taqanin kkkkkkkkk

    • @ayaanleg
      @ayaanleg Před rokem

      Hoooyadaa iyo dhilladii ku dhashayba was ya ibnu garac faqash

  • @user-vq7zz3vn3m
    @user-vq7zz3vn3m Před rokem

    Waar ninkani magiiciisa ayaa garanayaa

  • @calixasan3430
    @calixasan3430 Před rokem

    idoroow gormed dagal gashen kkkkkkkk