Waraysi gaar ah Maxamuud Ismaaciil Baasarca

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 06. 2024

Komentáře • 33

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Před měsícem +2

    MASHALLAH Adeerkay ILAAHAY cimirga iyo cafimaadka ku dheeray Amiin.

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. Před 27 dny

    Masha Allah this is very great talkshow and the Mr Cartan is very skilled journalist. I am so pleased to have this channel. There is a plenty of information worth of watching and digesting.

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 Před měsícem

    Aakhirka waanu launch ilkodheer

  • @aliigueh255
    @aliigueh255 Před měsícem +3

    That's masha Allah adero
    ,

    • @xaajidalmar4885
      @xaajidalmar4885 Před měsícem

      Axmed keyse xaji ducale iyo maxamed cali faraax iyo maykal.marino waa runti xaaji maxmed waxay ahyeen isku degaann waa xiligi aqoontu shaqaynaysay sentor1960 lag so doortay sland

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 Před měsícem +1

    Sheeko wacan

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 Před měsícem

    Waa gabeygii weyna ee Soomaliyeed walaalkii maxamed ismaaciil Barkhad cas

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před měsícem +1

    Baasarca bariis ayaa la odhan jiray waxaana laga keeni jiray Cade oo nin baasarca la odhan jiray oo Xadrami ahaa wxay u wareegeen markii shuuciyadu qabsatay Itoobiya,Sudan Sucuudiga.

  • @allamahadleh2422
    @allamahadleh2422 Před měsícem +1

    Adeer Hargeysi waxay ka bilaabantey Jameeco Weyn

  • @adamabby2248
    @adamabby2248 Před měsícem

    Waa wareysi wanaagsan Mohamoud Baasarce ninka uu ka wado Osman Macaw was Jamsc Gaas Mucawiye ayan u mslaynaya Allah yarxama.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před měsícem

      waa runtaa, amba sidaas baan u fahmay isku fikir baynu nahay

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 Před měsícem

    Who was intierial minister then

  • @u.j7332
    @u.j7332 Před měsícem +4

    Taariikhda runta ka sheeg, Hargaysa halkii ugu horaysay ee la dago waxay ahayd Jameeca Wayn

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před měsícem +1

      ma odayga weyn baad leedahay been baad sheegaysa, akhlaaqdaada xun, dadka kala garo, sida loola hadlo kala garo, sidii ciyaala suuqa baad u hadlaysa, odaygu ma aqaan ha moodin inaan isku reer nahay,

    • @MukhtarIbrahim3
      @MukhtarIbrahim3 Před měsícem

      Jameeco weyn ya degena marka beraha ya laha

  • @osmanawad8068
    @osmanawad8068 Před měsícem +1

    Macaawiye ayuu u jeeda.

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 Před měsícem

    Sow garan meysid haduu yidhaa carar

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 Před měsícem

    Habaryar seal ayaa anuurtey

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 Před měsícem

    Waar ma xishoodaan

  • @togdheerburco1032
    @togdheerburco1032 Před měsícem +1

    Alla reer axmed maxay kud iyo cadho ba reebeen miday dilaan miday iibiyaan

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před měsícem

    Jama jengeli ma ahayn reer ceerigaabo wuxuu ahaa reer togdheer wuxuu ka soo jeeday degmada Buuhoodle.
    Qaybe wuxuu ku soo jeeday Gobolka togdheer.

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před měsícem

    Qaybe wuxuu ka soo jeeday Laascaanood ama Buuhoodle oo ka tirsan Gobolka togdheer.

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 Před měsícem

    Suldaan Diiriyaa munaafaq madar u ogaadsy

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 Před měsícem

    Fuckn I’ll dheer beenaale

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před měsícem

    KANI MAHMUDOW WUXUU KALA GARAN LAYAHAY BULAXAAR DACAR BUDHUQ.
    ISLAANTU HAJIGA MA DACARBUDHUQ BAY UGU DHISTAY?
    DACARBUDHUQ MAYADA JIRTAYBA!

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 Před měsícem

    ISAAQOW HAYEEY DHULBAANTE..

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 Před měsícem

    Cara la yidhaa beenaanale

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 Před měsícem

    Beenaale

  • @Canada-1958
    @Canada-1958 Před měsícem +1

    This is the 2(Laba) #NUUX ISMAACIIL Inter_Clan wars before WW2

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh Před měsícem

      Dagaalka LABA NUUX EE BERBERA WUXUU BILAABMAY SANNADKII 1838 WAXAANU DHAMMAADAY SANNADKII 1843 OO QOLADII LA JABIYEY AY DHISATAY MAGAALADA BULLAXAAR OO NOQOTAY XARUN KALE OO GANACSI OO LA MEEQAAM AH BERBERA.
      TAARIIKHDAN OO DHAMMAYSTIRANI WAXAY KU QORAN TAHAY BUUGGA UU QORAY MR. LUIS EE MAGACIISU YAHAY “SOMALIA A STATE NATION”