Soomaligii ka qayb galay Dagaalkii Israël iyo Masar...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Ahna Taliye ku xigeenkii Ciidankii Soomaliya ee Itoobiya la dagaalamay 1977-Kii oo MMTV uga waramay Xogo hor leh oo aan hor loo soo bandhigin.

Komentáře • 28

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 Před 11 měsíci +2

    Allah cimriga iyo cafimad ha uu barakeyo Gen. Abdisamad H. Abdillah Gamgam

  • @abdulrazakbehi3071
    @abdulrazakbehi3071 Před 11 měsíci +7

    Jeneraalku xaqq bu u leeyahay inuu helo weraysi Saacad iyo wax ka badan. Alle cimriga ha u barakeeyo.

  • @sakariyesaeed955
    @sakariyesaeed955 Před 11 měsíci +3

    Masha Allah

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před 11 měsíci +1

    Barnaamijkan aad bay u wanagsanyihin laydin kama hayo waayahan la soo dadaala fadlan 🙏👍

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv Před 11 měsíci +1

    اول صومالي شارك حرب النكسة حزيران

  • @gargaarmultiservice6514
    @gargaarmultiservice6514 Před 11 měsíci +1

    Deerayahankii Naftaa lahaa ee Sheekh

  • @abdirahmanhala8372
    @abdirahmanhala8372 Před 9 měsíci

    Waraysiga soo dhamaystira mmtv

  • @abdirahmanhala8372
    @abdirahmanhala8372 Před 8 měsíci

    Waraysiga qaybtisi kale meday mmtv

  • @user-vr3ti3vo8k
    @user-vr3ti3vo8k Před 11 měsíci +1

    Ilaahay afkiina waxba igu ma yeelo

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 Před 11 měsíci +1

    generaal qaaliya allaah cimriga iyo malka iyo caafimadkababa allaah haku barakeeyo

  • @ahmedshire7429
    @ahmedshire7429 Před 3 měsíci

    Waxaa waraysiga ka qaadi kara oo kaliya nin sheekadda iyo dagaalka wax ka ogaa balse ciyaala caano boodhe ayaa wax waydiinyaa , Cabdisamad waa ku sharaf darro sidaas darteed , u yeedha cid taariidkhda joogtay oo baadhis soo smaysay

  • @mohamudnur8607
    @mohamudnur8607 Před 11 měsíci +1

    Mujahid Abdisamad Noolow adeer

  • @FootballHighlightsForYou
    @FootballHighlightsForYou Před 4 měsíci

    Somali iyo faam

  • @mohamedmoussa5084
    @mohamedmoussa5084 Před 11 měsíci +1

    Somalida wax waxbakagalin bay faraha lagalaan🤔🤔🤔🤔

  • @taammustafe147
    @taammustafe147 Před 11 měsíci +1

    Ilma gamgam waxay ahayeen rag badan oo wada mutacalimiina kanaso jeeda somaliland

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 Před 11 měsíci

    War qaybtii labaad meeday waad ladaahdeene

  • @user-po4si1fg8r
    @user-po4si1fg8r Před 11 měsíci

    Nacas mah waa geesi geesi dhalay c salad x cabdilahi Gam Gam

  • @ku-kaaje
    @ku-kaaje Před 11 měsíci

    Malin walba nacas isaqaa ayaa meel so fadhisanayaa. Badha badhaa aaah

    • @binfarascade4391
      @binfarascade4391 Před 11 měsíci

      Ninankani isaaq maaahee iska hubi sxb

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 Před 11 měsíci +1

      Xanuun Isaaq nacayb ah ayaa kugu dhacay sxb😂😂😂 Isaaq Alle ayaa abuurtay waa dad karaamaysan

    • @hibonour9657
      @hibonour9657 Před 11 měsíci +2

      Absolutely isaaq lions illaahay swt ayaa sharaf iyo karaamo siiyay mashallah tabaarakallah

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 Před 11 měsíci

    Wardee buuqa meesha kala taga

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi Před 11 měsíci

    Buntillaan😭waad naga bajisay.