Khabiirkii Sunta ee UN-ku u dirtay Dalal Badan || Dr.Mohamed Caydiid|| Q 2-aad.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 19

  • @buraale134
    @buraale134 Před 8 měsíci

    Knowledge is power aqoontu wa awood reer hebel aduunku ma qoro

  • @ahmedatoshe
    @ahmedatoshe Před 8 měsíci

    Keep going brother

  • @ahmedatoshe
    @ahmedatoshe Před 8 měsíci

    Keep going❤ brother

  • @Sologuy0
    @Sologuy0 Před 8 měsíci

    Part. 3 soo daa❤❤❤❤

  • @daarulislamquranonline9512
    @daarulislamquranonline9512 Před 7 měsíci

    Part 3 meeday mmtv

  • @Eng_moy
    @Eng_moy Před 8 měsíci +1

    😂😂5:19 😅😅

  • @muumincumar7417
    @muumincumar7417 Před 8 měsíci +4

    Q.1 iyo q.2 waan daawaday aad iyo aad laakiin weriye adigu aamus oo khabiirka ka sug hadalka maanta hadalobadan oo uu soo waday inuu sheego ayaad ka dhex geleysaa wuu naga lumayaa hadalkaas fadlan u daa khabiirka intuu hadlayo markuu dhameysto hadalkiisa ee uu aamuso weydii waxa aad sii rabto laakiin haka dhex gelin hadalka si aan idiin kaga faaiideysano fursadaada iyo aqoontiisa aad baad u mahadsan tihiin dhamaantiinaba barnaamij wax ku ool ah weeye

  • @MuxiyadiinCumar5
    @MuxiyadiinCumar5 Před 8 měsíci

    waa

  • @AbuIbrahim84
    @AbuIbrahim84 Před 8 měsíci

    please q3aad ku soo dhakhso ninkan aqoon yahanka ahna barnaamij ka siiya TVga uu dadka ka wacyi galiyo cunaha cuntada, daawooyinka iwm. mahadsanid wariye.

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Před 8 měsíci +1

    Sunta cuntada ee dalka la keeno, saliida, ayaa inoo baadhi doona.

  • @user-nz5np1ib9b
    @user-nz5np1ib9b Před 8 měsíci +1

    Ama Ciidagale Ahoow ama Garxajis ... tan Soomaaliland ah, Waa Loo Wadda Dhashey ! Nin-na Lagama Xiggo. Soo Dhawoow Dhakhtar .... Waddankaagu Wuu Kuu Baahan Yahay.

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 Před 8 měsíci

      Waaxay qabyaaladu durba somalina qabyaalad ban u nacay

    • @ahmedfarhan447
      @ahmedfarhan447 Před 8 měsíci +1

      Ma ilaa qaybti hore soo baadhaysay qolodiisa 😂

    • @user-nz5np1ib9b
      @user-nz5np1ib9b Před 8 měsíci

      @@ahmedfarhan447 --- Maya. Horta, uma baahna baadhis badan. Waayo, ilaa dowladdii Af-Weyne Bare ilaa hadda qolaadaas GX, siiba Ciidagalaha, xagga Dhakhratnimaada aad bay ugaga badan yihiin Isaaqeena intiisa kale. Bal Hargeysa eeg ... adigoo meel kale tegin ... Markuu Sillanyo joogey qolo badan oo HJ ayaa dalka timid , markii uu Biixi yimidna, wey noqdeen waxaa bedalay qolo badan oo HA. Markuu Ciro yimaadona ama Faysal, waxaad arki doontaa qolo badan oo GX oo timid. Markaa Waxaan Leeyahay, WAAR Kolba yaaney KOOX imane ... HADDA WADDA KALA OO DALKIINA WAX U QABTA .... Dadku iyo Shicibku Waa Dad Wanaagsan ...Een Madax XUN baa ina haysta.

    • @engab001
      @engab001 Před 8 měsíci

      ​@@ahmedfarhan447😂😂😂😂

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před 8 měsíci

    👋 Aqoonyahy Max,d Caydiid Cilmi.

  • @buraale134
    @buraale134 Před 8 měsíci

    33 sano kadib somaliland waxa weli kashaqeya dadki siyad Barre wax sobaray bal maxay snm qabatay biyaha korontada waxbarashada caafimadka wa lacag imika xiligi siyad Barre intuba bilash bay ahayen nacayb iyo musuq uunba arka

  • @Liiloowe
    @Liiloowe Před 8 měsíci

    NINKAAN HALAGA FA,IIDEYSTO. WARIYUHU KHIBRAD WAREYSI MA LAHA RUNTII, QOFKA CILMIGA LEH SIYAABO LOO WAREYSTO AYAA JIRA. ILAA ISAGU UU DHAMEYSTO HADALKA LAGAMA JARO. WAX BADAN OO UU NOO SHEEGI LAHAA AYAAD KA GOYSEY. SIDII NIN GABYAA AH AYAAD U WARESANEYSAA.

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 Před 8 měsíci

    aqoon yahankan ama profosorka waab mujaahid somaliland baabuu badbaadiyey nafo badan