Noobiyada berbera waxay dhisan tahay 300 sano.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 07. 2023
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 75

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Před 11 měsíci +5

    Mm tv WAxaad warsysataan in yar oo professor sheegta lakiin waanu ognahay waxaanu ahayn oonu nahay

  • @user-mi8wf8gy5h
    @user-mi8wf8gy5h Před 11 měsíci +1

    Waad mahadsati hiin bahda mmtv gaar ahaan wariye max . ed ilig

  • @edumalaysia00
    @edumalaysia00 Před 11 měsíci +3

    1800 is 19 century
    1900 is 20 century
    2000 is 21 century

  • @IdilCabdi107
    @IdilCabdi107 Před 11 měsíci +5

    Xaguu ka keenay ninkan dalka xaqiraya dalku ma aha faqiir laakiin ragii lagaa baa u diidey in cadow gurto sida kuwaa aad sheegtay
    Taariikhda caydaa kuma hayno

    • @hanalander
      @hanalander Před 11 měsíci

      waa faqash la soo ki raystay inuu taarikhda iyo wadanka somaliland been ka sheego.

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před 11 měsíci +2

    Correction : Ottoman Empire waa eray sax ah . Empire micnaheedu maaha " gumeysi " ee waa erey loo isticmaalo dhul isku xukun ah sida Kingdom , Sultanate , Republic , Principality , region iyo wax la mid ah . Waad la seegtay Mr Ingriisow markaad Empire micnaheeda isticmaar ku micnaysay وبالله التوفيق

    • @hanalander
      @hanalander Před 11 měsíci

      this so-called prof is deeply ignorant clown! its really shame this tv is pushing the wrong narrative and history

  • @abdullahicumar3176
    @abdullahicumar3176 Před 11 měsíci +2

    1800 waa qarnigii 19aad
    Qarniga hada lugu jiro dad baa u heysta inow yahay qarniga 20aad ma ahan waa qarniga 21aad

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Před měsícem

    Soomaaliland meel ka khayraad badan oo ka istiraajisan majirto dahab iyo macdano kale iyo shidaalba way leedahay waxa kuu markhaatiya geeska Afrika oo dhan baa qaylo ku dhuftay markii maalgashi ay heshay Xeebaheedu

  • @aadancali6655
    @aadancali6655 Před 11 měsíci +1

    Maxd x,engriis horusoco pro fisoore

  • @user-cf5vs9pj3c
    @user-cf5vs9pj3c Před měsícem

    Waa runtii malihin khayrad badan waayo hadaynu khayrad badan leenahay gaaldan laynagama salben

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 Před 11 měsíci +1

    Prof ingiriis nin wax badan og guuleeso prof

    • @hanalander
      @hanalander Před 11 měsíci

      waa beenale tuug ah aa waxba aan aqoon

    • @najmamohamed2676
      @najmamohamed2676 Před 11 měsíci

      Ila madeerayaal umada daaya ilahay ka baqa cunsurinimada joojiya
      Please 🙏

  • @Fessi_happy
    @Fessi_happy Před měsícem +1

    NACAS TURKIGU WAA CADAW. NOBIYADAN WAXAAN DHISAY. SHARMARKE CALI SAALAX PURE SH ISAXAAQI

  • @ahmeddhamac3288
    @ahmeddhamac3288 Před 5 měsíci

    Berbera 300 oo sano way ka weyntahey kula 300 boqol oo sano ugu yaraan 2000 kun ilaa 5000 kun ayey gaadhaan berbera iyo seylac 😊

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 11 měsíci +3

    NO more union somaliland and somalia sxb

    • @hanalander
      @hanalander Před 11 měsíci

      sadly this tv and so-called prof are pushing subversion tactics and wrong narrative! faqash tv. shameful

  • @jamaahiirwase
    @jamaahiirwase Před 11 měsíci

    Mid cusub ayaa loo baahanyahan 2023!

    • @hanalander
      @hanalander Před 11 měsíci

      FAQASH TV AKA KACAAN PROPAGANDA TV! WAA BEENAALE

  • @user-mi8wf8gy5h
    @user-mi8wf8gy5h Před 11 měsíci

    Mmisig dhexsocda ka daaaya fahamka ayuu fogaynayaaye

  • @user-yk2oy3zq8v
    @user-yk2oy3zq8v Před 11 měsíci

    kuwa faqashta taariikhda barbara mahayaan

  • @abdijama6081
    @abdijama6081 Před 10 měsíci

    noobiyada waxa dhisay masaaridii hore iyo biyaha dabuura

  • @basbaas12
    @basbaas12 Před 11 měsíci +4

    It's very sad, inaanay reer Somaliland aanay fahmi karin shaqada subversion ka ah ama maskax dhaqida ah ee MMtv wado isagoo u adeegaya Somalia iyo dad SL neceb maalgelinayaan si taariikh been beena loogu dhigo iyagoo taariikhdoodii (Soomaaliyeed) lagalinayo ama lagu qarinayo, si dadkale qayb looga dhigo iyagana.
    MMTV shaqada aad wado waanu fahansanahay waana lagula xisaabtamu doonaa.

    • @hanalander
      @hanalander Před 11 měsíci +1

      Absolutely spot on! This tv and mohamed ilig is part of the team contracted to distort and erased the history of the Republic of Somaliland!
      its deeply disgraceful that the people of Somaliland has allowed faqash tv and this clown who sold his soul to rewrite the history of Somaliland

    • @shortfoot1834
      @shortfoot1834 Před 11 měsíci +2

      waaba reer soomaaliyee maxaa inoo keenay soomaliya miyaynaan awal is haynin, waa maxay dalkii aynu is haynay ayaa taariikhdaadii kuu dhigaya, somaliland miyaa laga waayay aqoonyahan taariikhyahana oo laga waraysto, ajandaha ilig wado waanu la fahansanahay, wuu se daalayaa ceebbaa ka raacaysa.

    • @hanalander
      @hanalander Před 11 měsíci

      @@shortfoot1834 faqash kacaan propaganda!
      waa runtaa kan somalia-italia ka yimid iyo mmtv somalia aka KACAAN TV waxay wadaan BEEN LAGU DHALAN HABAABINAAYO SOMALILAND OO TAARIIKHDA BEEN LAGA SHEEGAYO
      Waa mashruuc ilig iyo mmtv somalia-italia lacag badan ku bixiso si loo khaldo taariikhda Somaliland
      waa ayaan daro in maanta ilig iyo rag liita loo adeegsado sidii ay wadaankooda u burburina lahayeen oo nin reer somalia-italia oo tariikh lahayn sidii ay u u hoos fadhiyo
      DEEPLY DISGRACEFUL DECISION
      ILIG sold his soul to the devil for few dollars in order to REWRITE THE HISTORY OF SOMALILAND AND DESTROY IT
      SHAMEFUL

    • @najmamohamed2676
      @najmamohamed2676 Před 11 měsíci

      😂😂😂 bismilaahi miyaad xanuusanaysan maxaa idinku dhacay maxaad umada u cunsuriyay naysaan ilahay ka cabsada Islam ka oo dhan waa walaalo iskada somali e imanka ilahay idinka qaad waaba laydinka qaade

    • @najmamohamed2676
      @najmamohamed2676 Před 11 měsíci

      Miyaad xanuusanaysa maxaad ka rabtaa wariyaha ciduu doono ayuu waraysanaya umadu waa xor imanka ilahay kaa qaad e orod isdawee waad buktaaye bismilaahi anaga yaab aragnay maxaad ka rabta waa Tv madax banane ma reerkiina ayaa leh wax isku fal anugu ku aragnay umada kale hanagu ceebayn cunsiriyahow. Yaahu

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 Před 11 měsíci +1

    Barnaamijka dhibcaha taariikhdu waa Barnaamij uu dheer yahay kanaalada kaleh ee soomaaliyeed.
    Mahadsanid Bahda MM somali Tv

    • @hanalander
      @hanalander Před 11 měsíci

      MM SOMALIA FAQASH TV! Waa kacaan PROPAGANDA TV! been ka sheega Taarikhda Republic of Somaliland si uu hoos geeyo failed somalia-italia!

    • @najmamohamed2676
      @najmamohamed2676 Před 11 měsíci

      Yaahu waar dadka u daa umada waa xor

  • @abdiladiif3076
    @abdiladiif3076 Před 11 měsíci +1

    Know your history iidoorow

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 Před 11 měsíci +1

      Haku daba lumin ina gaajo iyo baahi ku nool

    • @hanalander
      @hanalander Před 11 měsíci

      We know our history but those from somalia-italia are trying to distort and rewrite history according to kacaan orphans

  • @ailover5719
    @ailover5719 Před 11 měsíci

    Wa tarikhda Somaliland iyo reer Somaliland bis Wa yaab Somalida kale tarikh malaha ? Marka Somaliland marwalba tarikhdid rabtan

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 11 měsíci

    INA KHANIIS ILIG WAA IN MADAXA LAGA TOOGTAA WAA BALAN IN AAN MEEL FOG KAAGA SOO DHOOFO WAA MEESHA AAD GASHAA

    • @najmamohamed2676
      @najmamohamed2676 Před 11 měsíci

      Cunsuri yaahu ilahay kuma nabad keeno adigoo qof xor ah oo wadankiisa jooga usoo hanjabaya yaahu

  • @hanalander
    @hanalander Před 11 měsíci +2

    Deeply disgraceful inuu Qadadweyn from somalia-italia WITHOUT HISTORY to talk about the history of the Republic of Somaliland!
    Shameful
    waa ayaan daro in qadadweyn from somalia-italia oo la soo adoon saday oo aan taarikh lahayn inuu ka sheekeeyo taarikhda Berbera Somaliland oo aan dadkeeda la soo gumaysan.
    FAQASH TV SHAME ON YOU

    • @najmamohamed2676
      @najmamohamed2676 Před 11 měsíci

      Ninkan waa nin Hawiye ah cadow na kuma aha Somaliland ma necba dadka kala barta cadowgiina barta cadowgiinu waa Huwaanta

    • @hanalander
      @hanalander Před 11 měsíci

      @@najmamohamed2676 Ninkani FRAUDMAJO iyo cadowga Somaliland ayuu u shaqeeyaa waa BEENALE taarikhda Somaliland been ka sheega, markaa adiga maxaa ku gubaya hadii runta la sheego! Somaliland meel kasta waa looga soo duulay waxaana la isku dayaya in taarikhdooda, dhaqankood, iyo wax kasta oo u gaara laba burburiyo, waxana dad badan ayaa mashruuc kusoo qaatay, mmtv iyo qaar reer somaliland ahi waxay noqdeen dhuuni raac day bilaa damiir ah!
      dhamaan wixii uu sheeqay waa taarikh KHALAD AH, ujeedaduna waa dadka maskaxda laga dhaqo ama waxay ilaa awoow ilaa awoow ogaayeen la yiraahdo waa been waa waali cas!

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 Před měsícem

    الخلافه العثمانيه

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 Před 11 měsíci

    Ninkani ma Ilig ayuu u xidhanyahay wariye kale somaliland isagoo u waramaya ma arag.

  • @abdiyareomar4066
    @abdiyareomar4066 Před 11 měsíci

    Waar eega fannaankii wuxuu ku noqday taariikh-beenaadkii uu shubi jiray!

  • @lasgeelofficel9918
    @lasgeelofficel9918 Před 11 měsíci

    Ninkan waa kooxdii farmaajo maxaa noo keenay

    • @najmamohamed2676
      @najmamohamed2676 Před 11 měsíci

      Maha ninkan cadow waa Nin Hawiye iska daya maha faqash

  • @raybadlebi5000
    @raybadlebi5000 Před 11 měsíci

    Somaliland waxay ahayd meesha ugu dahabka badan ee Wu ka qariyay dadka isaka xamddi jiray

  • @najmamohamed2676
    @najmamohamed2676 Před 11 měsíci

    Dad somaliyeed ayaynu nahay lkn dowladeena ayaa Somaliland ah maxa kale ayaad ninkan ku haysataan waar managa walan mise cadan ayaa laga heesaya yaab 🤔

  • @rodag7831
    @rodag7831 Před 11 měsíci

    Lama gumaaysan Somaliland. Somaliland maaha sida Somalia. Somaliland may ogalyn dhulkooda la qabsado oo lagu lahaado.

  • @abdijama6081
    @abdijama6081 Před 10 měsíci

    warkaasi waa beenaale waxba ma baran

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 11 měsíci

    English is better an Italien. Sheeko reer raxmare

    • @hanalander
      @hanalander Před 11 měsíci +1

      kacaan propagana and subversion tactics

    • @hanalander
      @hanalander Před 11 měsíci

      @@badeedxildiid5794 waa tuug lacag la soo siiyay

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Před 11 měsíci +5

    No berbera waxay jirtay more then thousands little boy can't lecture us

    • @yahyamdahir6758
      @yahyamdahir6758 Před 11 měsíci

      Isagu intan ayuu sheegee, adigu maxaad haysaa

    • @somaliboyofficial6735
      @somaliboyofficial6735 Před 11 měsíci

      TAARIIKHDA HORTA BARO OO WAX AKHRI HA ISKA MURMINE.

    • @hanalander
      @hanalander Před 11 měsíci

      absolutely!

    • @hanalander
      @hanalander Před 11 měsíci

      @@yahyamdahir6758 waa taarikh been ah!

    • @hanalander
      @hanalander Před 11 měsíci

      @@somaliboyofficial6735 taarikh been ah

  • @shortfoot1834
    @shortfoot1834 Před 11 měsíci

    shame on you MMTV dalkii aanu is haynay ee soomaaliya ayaa taariikhdayadii noo dhigaya miyaa, dambiile qaran waa in imika albaabada la isugu kaa dhufto.