"Codkeenu waa Cabdiraxmaan Cirro" Xildhibaan Barkhad Batuun.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 37

  • @HassanAli-qg4tg
    @HassanAli-qg4tg Před měsícem +3

    Cod kayagu waa Kulmiye ninkaw

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h Před měsícem

    Sidaaweeye xildhibaan

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Před měsícem +1

    Cidaanu u codaynayno waanu garanaynaa

  • @museali8972
    @museali8972 Před měsícem +2

    MA NINKII XILDHIBAANADA ARAB REEBEY AYAAD NOO AMAANEYSAA BEENAALE

  • @inaaaye
    @inaaaye Před měsícem +2

    Huwan huwan

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Dhadiga isaaq

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s Před měsícem

      Naktan xe tahay maa oromo mise waa amxaro waye madax qawan muslim mah miya baqweyn

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h Před měsícem

    Guul waddani

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před měsícem +3

    Wadani iyo Ciro waa khaayin wadan ma dooranayno. Cadowgii maanta Ceerigaabo ayuu soo hawaystay. Shacabka Somaliland ayaa Difaacaya. Wadani iyo Ciro na hoosaasinmaayaan. Codkayga siin maayo Cadowga dalka. Jooji Qabyaalada. Qabyaaladi kumay soo saarin. Qaranimo iyo Midnimo.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Dhadiga isaaq tahay dhulbahante kaa dhigay yuhuud oromo ahaa

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s Před měsícem

      ​walhi waa sax oromo yuhuud wxa ka digay dulbhante waa sax

  • @maxamedibaraahin4642
    @maxamedibaraahin4642 Před měsícem +1

    Maxildhibaan xisbi baad tahay mise xildhibaan qaran?

  • @HassanWadad-yx1ts
    @HassanWadad-yx1ts Před měsícem

    Insha alah wadani waa guuleysanaya waayo waxa kumidoobey dad.wadanka udamqanaaya

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před měsícem +1

    Dhagar qabe illaahay uma dhiibo guusha ogow

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 Před měsícem +2

    Waar orod midgaanyohow kuwii dadkaaga madax cagta ka saaray baad hoos joogtaa fataal huwana maalin dhow iska celi makamada dalkan waa la aqoonsanyaa adiga iyo huwan nolosha isku aas marka calanka soomaalind istaago malaa barkhad naxdinta wuu isku xaari waayo huwantii gabal baa udhacay oo way barooranyaan

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před měsícem

      Ilmuhuu gudaafada dhigay iyo naagtii uu baaba’asaday bay u meel sameeyeene ma kii maydkiisii madaxa layskaga taaguu dan ka leeyahay

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před měsícem +1

    Allah nooma gacan galiyo cadawga gudaha
    Barkhad dhaqanbiis inaadeerkaagaad matalaysay ee ciidanka ahaa ee budhcadii Cirro maydkiisii madaxa iyagoo kaga taagan lahaayeen midgaankan maxaa keenay waxa kaala miisaan waynaaday ilmahaad meher la’aanta ku dhashay eed doqontaad baabiisay at ku tidhi gudaafada dhig ay dhigtay, ee meherka beentaa iyo reerkii laguu gumeeyay siyaasad darteed usgag usgag barkan

  • @IsmahanAbdillahi-l2m
    @IsmahanAbdillahi-l2m Před měsícem

    Barkhadoow Musaad ku waalatay madaxwayna kasta 7 sanu joogay, adigoo khayinkii C/Rasaaq khaliif xidhiidh laleh oo ka dhidhiyi waayay waxa uu sameeyay sideed dadka wax ugu sheegi karta

  • @axmedcabdi-cv5cd
    @axmedcabdi-cv5cd Před měsícem

    Aadbaan uga xumaaday xildhibaan adoo 21 kun oo cod ku soo baxay inaad qabyaalad ka hadasho, tiir wayn oo tusaale ahaa ayaa shacbiga Somaliland ka dumay, Cabdikariim madibuu noqday. pull shit bal khasaarahaas eeg..................

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman Před měsícem

    Xildhaaban khasaare wuxuu mooday in garxajis oo qudha codk siiyey ma oga codka ugu badan habar awal.siiya aduunyo xaalka ba

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před měsícem +1

    Habar Yoonis ha ku gaban ! Habar Yoonis iyo Isaaqba cadaw ayaad u tahay ! Bal xisbi Gabooye samayso aanu aragno awoodaadee !Gabooywnimo waxba kuuma jarayso ! Halkaa aad ka bootaynayso Isaaq ayaa ku gaadhsiiyey !

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před měsícem +1

    Cagtii madaxa lagaa saaray meyd adiga oo ah DAMIIRKA NOOCAN AH MA GABOOYAHA LEH JIDH DAMQADA LAHAYN AFKEED U CÒDEE KU ODHAN BIDAARTA

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před měsícem

    Ciro oo la doortaa waa Farmaajo ama Xassan Hacoo oo la doorto !

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před měsícem

    Qurmiye dhaqaalaha umadda waay dhaceen tuugta

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 Před měsícem

    dictator iyo dictatorship iyo musuq maasuq iyo dulmi baa looga tagay oo lagu nacayaa kulmiye

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl Před měsícem

    Aduu gabalkaagu dhacay mishiin baan geeyay waxba kuutari mayso waa idinka xaaraan laydiinma qorinba

  • @abdi7612
    @abdi7612 Před měsícem

    Guul Waddani

  • @maxamedyuusuf9380
    @maxamedyuusuf9380 Před měsícem

    Wagar masidaasbaad ku danbaysay

  • @FarxanMuxumed-sr6fb
    @FarxanMuxumed-sr6fb Před měsícem

    Ma garacbaa 3dexdaa inan

  • @inaaaye
    @inaaaye Před měsícem

    Mr midgaan shuush

  • @janira7480
    @janira7480 Před měsícem

    Waruntis noolow muse Judan alow hanagusocelin 💪💪💪💪

  • @hajii2033
    @hajii2033 Před měsícem

    beenale beenta jooji

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h Před měsícem

    Guul waddani