Maxamed Barre - Si mucjiso ah ayaan ku imid USA, cidna iigama soo horeyn !

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Komentáře • 106

  • @mahamudgorod3829
    @mahamudgorod3829 Před měsícem +8

    Waa barnaamij aad u qiimo badan. Mahadsanid Hanoolaato Team. Waa ninkan oo kale kuwa u qalma inay dadka Somaliyed wax u sheegaan

  • @musemohmud5032
    @musemohmud5032 Před měsícem +4

    Xaqiiqdii waa waraysi cajiiba ❤

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Před 5 dny

    Maashaallaah
    🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌹

  • @CamelBoyPro
    @CamelBoyPro Před měsícem +8

    Siyaad bare guul ilahay haunaxariisto

    • @user-lb6jo2ys1x
      @user-lb6jo2ys1x Před měsícem

      Mahadsanid wall ayaanle
      Xaqiiqdii garadkeena dhisidiisa ayaad kaqeyb qaadatay

    • @easky363
      @easky363 Před měsícem

      FAQASH. ilaahay naarta haku fogeeyo.

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 Před měsícem +4

    5 interview ayaa leyga qaadey ayuu yidhi. Ha dhihin hal maalin ma galin si aan un imaado america. Waayo 5 maalmood ayaa u soo noqnoqotey si aad u martid interview ga. Hadeyna america rabin 5ta maalmood tacab iyo waqti ma galiseen. Dadku 1 interview ayey maraan caadi ahaan. Adigu hada martey 5 interview waxay toosaale u tahya in imaatinkaaga america u ahaa hamiyadaada mida u weyn. Nice interview nolol adag runti waa u soo marey lakin waa nin dadaaley.Mahadsanid ayanleh.

    • @musemohmud5032
      @musemohmud5032 Před měsícem +1

      Sxb fahan dadku america iyaga wakhti galiya oo raadiya lkn isagu ma raadin waxkhtina ma galin

    • @mahammedabdugadernoor1162
      @mahammedabdugadernoor1162 Před měsícem

      Var😂😂

    • @sultanhuud8422
      @sultanhuud8422 Před měsícem

      May be inuu one day maray 5 interview sxb alla ogg lkn nin waxbaraty waxbadana qabsaday weye alle habarakeeyo ani iyo adigana janada iyo America inoo balana insha Allah 😂😂

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před měsícem +1

    Hanoolaato ❤

  • @khaderabdi5574
    @khaderabdi5574 Před měsícem +1

    Masha Alah

  • @user-bv2bd9zp7l
    @user-bv2bd9zp7l Před měsícem

    Adeer you made it Maashalah

  • @abdullahiabdirahman9016
    @abdullahiabdirahman9016 Před měsícem

    Masha Allah
    Waxbadan aya kafaiiday channalka mahadsanid👍
    جزاك الله خيرا

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 Před měsícem +3

    Msha alaaah waa nin xalaal.quutaa
    Waana dadka fara kutiriskaa
    Ee aan rumeysanahay inow dalka
    Ubaaahanyahay

  • @fowlogisticsllc6433
    @fowlogisticsllc6433 Před měsícem

    Somaliya ha dhageestaan dad wax barteen thanks Ayaanle

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 Před měsícem

    Nice interveiw ❤

  • @deqafishingandmarineresour364
    @deqafishingandmarineresour364 Před měsícem +9

    Waa nin macno leh, xoogaa inuu cafis ka sameeyaa ka maqan mahadhooyinkiisii hore uun

  • @abdillahiahmed7705
    @abdillahiahmed7705 Před měsícem +2

    Ayanlow, saaxiibkeen waa dadaalay anigu waxaan niyad jabay intaan imtixaanka Jaamacadda loo fadhiisan musuqa jirey darteed anigoo shahaadadda dugsiga sare keeney marks ah 80.3% iyadoo caadiyan lagu hello 40% .

  • @munirmustapha2864
    @munirmustapha2864 Před měsícem +3

    hamoolaato ma waxa u danbaysya inay soo dayso rag qurbaha tagay taariikhdoodii iyo sidii ay ku tageen. wax macnale umada usoo daaya ama iska aamusa wll. garaadka dhagaystayaashina haku ciyaarina, maxaan ka faaiidayaa nin USA tagay. waar umada halaga xishoodo bilaahi calaykum

    • @easky363
      @easky363 Před měsícem

      Faqash...adigu xoshoo. Runta kudhibta

    • @wadani2724
      @wadani2724 Před měsícem

      @@munirmustapha2864 Ninkaan wax macno ah oo uu sheegey ma jirto, oo aan ka aheyn wixii uu ayaanle jeclaa kaliya( Eedeeynta Jalalle Siyaad) taas oo ah macnaha kaliya ee ka danbeeysay wareeysigiisa.

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 Před měsícem +2

    Ninka fiican shaqadda looma daynayo; Somalia waxay rabtaa nin aan baqayn oo wixii iswaala xabsigga dhiga jileec Uma baahna hadda Somaliya meel fog ayey tagtay!!

  • @easky363
    @easky363 Před měsícem +1

    WAA RUNTAA, KACAANKA WAALNAA SOOMAALI WAALI UGAMA HOREYN. ASKARI KHAMRIGA CABA, DAROOGADA CUNA, QURAANKA BADALAYBUU AHAA.

  • @AbdiazizWarsame-vb1gk
    @AbdiazizWarsame-vb1gk Před měsícem +1

    Aqoon yahan Maohamed Bare waxaa fiicnaan laheed inuu Madaxwenaha Soomaaliya noqdo sababtoo ah waa waayo arag daacad ah.

  • @yusufmohamud1639
    @yusufmohamud1639 Před měsícem +1

    I'm on the way 🇺🇲🎉

  • @yasinahmed931
    @yasinahmed931 Před měsícem +1

    HANOOLAATO CUQDADU

  • @dhafarpubggames259
    @dhafarpubggames259 Před měsícem +1

    NIN MACALIN AHA KANA SHAQEYNAYAY WAAXDA IMTIXANADKA AYA II SHEEGAY IN ARDAYDA SI TORO BEEL OO WELIBA KA FIIRSI LA AAN AH LOO RIDI JIRAY IYADO WASARADA WAXBARASHADA MARMARSIYO KA DHIGANEYSAY IN ARDAYDA BADANE SO BEXEYSA AAN LOO HAYNIN DUGSIYO AMA JAMACADO QAADI KARA XADIGAAS

  • @easky363
    @easky363 Před měsícem +2

    NINKAAN MAXAMAD BARE WAA IN TAALO LOODHISAA. MADAXWEYNE HALOO DOORTO.

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 Před 23 dny +2

      Imisa madaxweyne ayay Somalia yeelan kartaa
      Soomaalida caadifad baa rogtay qof kasta madaxweyne ha la doorto ayay meel kasta la taagan tahay

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd Před 10 dny

    Fly 13 waa dadka u badan ee wax bartay oo America soo qadeen

  • @user-uy1um8ne9o
    @user-uy1um8ne9o Před měsícem +1

    Nin soo halgamay

  • @hannakassim8170
    @hannakassim8170 Před měsícem +1

    Masha Allah reer kisma xaqiqda wadanki ka jirtey waxan anaga jogin ina ogano wa muhim dhibki jirey inta burburin runti wax badan qisada laga faida qofki maskaxda qabil uga jirin❤👍

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 Před měsícem +1

    Somalia kenya iyo Malaysia tusaale looguma soo qaadan karo.qabaa,IL hubaysan ,federal qabiileed.kenya cidii sharciga jebisa way soo xiri kartaa xitaa governors ka.malaysia waa qowmiyado is ogol.

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 Před měsícem

    Mohamed Chisel Barre (juulaay) xigmaawi rer kismaayood ah waa madaxda mustaqbalka dalkeena hooyo InshaAllahu

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 Před měsícem

    Asc waan aqaanay juulaay waa runtiis wuxuu kabaxay dugsigi sare ganaane kismaayo.
    Wuxuuna ahaa ardaygii ugu sareeyey darajo ahaa dugsigaas ganaane isagoo ku passay darajada 80%

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 Před měsícem +3

    Arimaha somaliya maxaa uga hadli wayday xiligii farmaajo waad ka hadli jirtaye

  • @abdirashirdigninow1084

    Reer kismaayo balo jab rooti kaagacsheekeysay ee sheelada hora u wad.Reerkista ha noo fanning kistada markaan baaray waa xaasisnimo

  • @user-tt2sc1ci6b
    @user-tt2sc1ci6b Před 16 dny

    Sc,
    Milatarigii wax badan yuu kharibay.

  • @DUBPLAYS
    @DUBPLAYS Před měsícem +1

    Waaruntiis kacaakaas ayaa mas’uulka ahaa wixii kadhacay soomaaliya kuwa ilaahada taageera waa jaahiliin

  • @AbdiazizWarsame-vb1gk
    @AbdiazizWarsame-vb1gk Před měsícem +2

    Waa runtii kacaankii xaasidka ahaa ayaa Soomaaliya dhibta eey ka kici ladahay sameeyay.

  • @easky363
    @easky363 Před měsícem +1

    MAHADSANID RUNBAAD SHEEGTAY, JABHAD, WADAAD LADILO, DHAXAL LASIMO, DHAQAN IYO DIIN LABURBURIYO, QABIILO LAISKUDIRO KACAAN AFWEYNAA BILAABAY

  • @Sarahmohamed21
    @Sarahmohamed21 Před měsícem

    Haday dowlad xumo ka jirtay waxaa ka soo wareegatay 34 sano maxaa la soo kordhiyay kacanka ma xumenee dadka ayaa xun ilaa hadana ka daba ordaayo qabiil 60 kii waxaa waxa lagu qaybsaday 4.5 sida hada oo kale teeda kale ayanlow kama hadashid mitaa dhibta ay geesteen jabhadahii

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 Před měsícem +1

    Dowladii musuqa maxay somalia uqabatay,iyagaa sababay in ciidanku xukunka lawareegaan.doorashadii ayey boobeen waana tan keentay in madaxweyne abdirashid ladilo.

    • @engnajmudiinabdirahman8347
      @engnajmudiinabdirahman8347 Před měsícem +1

      Wayahee siyad barre iyo kooxdiisiu hdy madaxweynihi dileen mxy dawldii hore uga wanagsanan wayen oo dadka udumiyeen oo dalka dawladeed oo ciidanka kabaxsan ugu samynwaayen .somalia shar ka weyn maso marin kooxdii askarta ahyd .ilaa hda umaday kla dileen isku imaan la

    • @easky363
      @easky363 Před měsícem

      Adam FAQASH gaamuray. Runtaa kudhibta

    • @adamsahal5155
      @adamsahal5155 Před měsícem

      @@easky363 ii jilci faqash

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Před měsícem +6

    Kacaanka dhib ka xun kama dhicin dalka.

    • @Saki-Omer
      @Saki-Omer Před měsícem

      KKKK Ina Dani iyo Ina Biixi Imaaraad iyo Xabashi ha kaa iibiyeene orod waayahee.

    • @easky363
      @easky363 Před měsícem +2

      ​@@Saki-Omer FAQASH. Runtaa kudhibta

    • @TheSignature82
      @TheSignature82 Před měsícem

      Beenaale baad tahay.what happed 91?

    • @easky363
      @easky363 Před měsícem +1

      @@TheSignature82 ADAA BEENAALA OO FAQASHA. WAAD CAABUDAAN AFWEYNE.

  • @Hasso6525
    @Hasso6525 Před 28 dny

    Somaali cuquba haysataa

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 Před měsícem

    Waxaa oo idil kuma jirto hal wng oo uu sameeyy ama abaal oo galshay dadkiisa iyo dalkiisa
    Waqtiga adag ee u baahanyahiin
    Ma waxoo doonayaa ino la dhinto aqoonta iyo kartida ku jirto
    Markaa so ma noqoneeso ridii ayada uun is nuugtay

  • @hadsmohamed5671
    @hadsmohamed5671 Před měsícem +1

    Gabadh ninkeedi lajoogin siddee qol guryaha kamida ninkale udagi karaa Ayaanlow arrinkaa sax miyaa

    • @mariankasim-go8le
      @mariankasim-go8le Před měsícem

      Ayaanle masuul muu ka yahay dadka uu wareysanayo 30sano ka hor noloshoda sidee u noolaayeen???!!! Yacni dad uu gacantiisa ku sameystay muu wareysi ka qaadaq??? Yaab somalideena, diin ahaan miyaa ma ahan, lkn duruufta fiiri nin dhalinyaro eh qurba joogo wadada wax ku iibiyo, la gadgadoomaayo nolosha haduu nin u ogolaaday in gurigiisa qol ka siiyo maa fiirino dhibta ku xeeran, teeda kale uganda guryaha waalawada daganyahay qol qol waaye qofki kusoo noolaadaa yaqaano hal guri hal albaab weyn lagaso galo leh 10cid oo somali eh aa ku nool qol wiilasha qol gabdhaha, marka qof aanan aduunka soo arag markuu hadlo dadka lee uu xukun ku ridaa, ninkaas horuumar uu gaaree aan gaarno oon danteena ky mashquulno

    • @AlimohamedAli-ex8yg
      @AlimohamedAli-ex8yg Před měsícem

      Xiligaas nolosha ayaa adkeed Kaligiis ma aheyn walaashiis ayaa la socotay dadkana qaraabadooda ayeey la dagi jireen ilaa hadana waa jirtaa qof qaraabada ah hadaadan guri gooni ah u kireen karin uu kula noolaado si ku meel gaar ah

    • @easky363
      @easky363 Před měsícem

      Faqash. Runtaa kudhibta

  • @osmanmohamed-bl1uo
    @osmanmohamed-bl1uo Před měsícem

    Scholarship imtixaan ayaa loo gali jiray dibada Ayaana lagu soo saxi jiray ka dibna cidii ku guuleesato ay dibada loo qaadi jiray. Odeygaan waxuu leeyahay anigoo number one noqday ayaa ley diiday waxbarasho dibada which does make any sense

  • @easky363
    @easky363 Před měsícem +1

    HANOOLAATO RUNTA WAD. FAQASHTU HADHACDO. GUULEYSO AYAANLE.

  • @user-cn9bx8wr3x
    @user-cn9bx8wr3x Před měsícem

    Argagaxiso ayaad meshas ku baran laheed iloow

  • @easky363
    @easky363 Před měsícem +1

    SOOMAALIYAA AFWEYNAA KUGALGASHAY. FAQASHTUNA WEYCAABUDAA.

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před měsícem

    kacaankii dalka kajiray horumarka uu sameeyey wax lamid ah ama u dhow ilaa iya hadda ma aragteen soomaaliyeey
    ninkani waxa uu ka xanaaqsanyahay clafkii illaaheey uqoray inuu waayo jaamacadda ma rumeeysna miyaa in wax aad jeceshahay oo kuufiicneeyn iyo wax aad jecleeyn oo kheeyr kuugu jira waa inaad rumeysnaataa in wixii laguu qadaro inaad ku qanacdo.kuna eedeyn dowlad ama shakhsi , kacaankii dalkaka jirayna aydan been ka sheegin ama aflagaadeeynin waxa qabadkiisii dahabiga ahaa oo illaa iyo hadda aan arag

    • @engnajmudiinabdirahman8347
      @engnajmudiinabdirahman8347 Před měsícem +1

      Wax kastuu sameyey soo asagu ma dumin .10sana dagal socday oo xukunka dadka ucesha la haa hdy caqli iyo damiir lahayeen xukunky ka dagi lahaayen somalida dawlad saxay udhisilahaayen aam tii askarta ahyn ee bilaa sharciga ahyd

    • @easky363
      @easky363 Před měsícem

      ​@@engnajmudiinabdirahman8347 run

    • @easky363
      @easky363 Před měsícem

      Faqash

    • @easky363
      @easky363 Před měsícem

      Rocky faqash

  • @easky363
    @easky363 Před měsícem +1

    DOWLADA IYO DICTATOR AFWEYNE AYAA DADKA XUMEEYAY. KUKHASBAY DIIN IYO DHAQAN AYNAN LAHAYN, DILAYNA

  • @kaalaynoo
    @kaalaynoo Před měsícem

    35 sano ka hor wixii dadka kudhacay lee raadisaa, adiga naftirkaaga kufsigii laguu geeystay maa kahadashid, 35 sano wixii cidaada umada u geeysteen soo qaado ayadana😅😅😅

    • @easky363
      @easky363 Před měsícem +1

      FAQASH. KUFSIGA IDINKAA KUHOREEYAY.

  • @abdillaahiawed3697
    @abdillaahiawed3697 Před měsícem +2

    Siduu ku ogaaday In agaasimuhu laaluush ka rabo aabihiis, illayn iigu yeer kaliya ayuu yiriye? Ninkan kusasan America ayaan Jaamacad ka dhigtay war intee qof oo soomali ah ayaa america Jaamacad ka dhigtay ma kaligii buu ismooday.

    • @abdallamahamoud3590
      @abdallamahamoud3590 Před měsícem

      Marka wadankaaga koox askar ah aan maamulka dowladeena Aqoonin xoog ku Qabsadaan Dadbadan waa la dhibaateynayaa! Kacaankii askarta ee Wadankeena burburiyay Waa Qasab in lasoo Bandhigo wasaqdeeda

    • @easky363
      @easky363 Před měsícem

      Faqash. Runtaa kudhibta

    • @abdillaahiawed3697
      @abdillaahiawed3697 Před měsícem +1

      @@easky363 waxaa laga yaaba Agaasimaha uu ka cabanayo inuu adeerkaa yahay illayn qoladiisa muu sheegine

  • @easky363
    @easky363 Před měsícem +1

    AFWEYNE ASAGAA DILAY CABDIRISHIID CALI SHARMAAKE, DIINTII BADALAY, DADKII GAALEYSIIYAY, DALKII BURBURIYAY. FAQASH HADHACDO. AYAANLE, BUUFI FAQASHTA MEELWALBA

    • @mohamedmuuse444
      @mohamedmuuse444 Před měsícem

      Abbe siyaad ilahay ha u naxariisto. Janada ha ka waraa biyo. Dowlad baanu ahayn. Maan tana eeg su wadanka u da yacan yahay. Abi u rabo inuu badda somalia u qaa to. Asagoo u soo is ticmaa laya dad kii somalia canshuur tee dii wax ku soo bar tey. Hadana Wakaa dadkii baa qu buu raha laga la soo baxaya. Iyo nin man dadka qar xi naya maalin walba. Abbe siyaad dad ka ma uu san tegin dhul buu ka tagey. Yaan lagu dan baa bin

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 Před měsícem

    Sideen ku imid America taarikkh fiican m aha ee sheekhanfiican noo keenen nin ya how oday yaroo ceyr qaatada marba ha noo keenin Taarikh malaha kan
    Bal ma aan ku maagay odaga 😂😂😂

    • @easky363
      @easky363 Před měsícem +1

      FAQASH. CIYAALSUUQ

    • @easky363
      @easky363 Před měsícem +1

      Adaa wasakha, BEENAALE

  • @easky363
    @easky363 Před měsícem +1

    KAACAANKU KAAFIR BUU AHAA. KAAFIR XUN OO JAAHIL AH, OO WAXDILA, WAXDHACA, BEENTA KUQUBAYSTA. KACAAN EEY, DOOFAAR.

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 Před měsícem

    Beenaale

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 Před měsícem

    Waa 2 nin oo cuqdad qabo iska dheh

  • @hodanosman6068
    @hodanosman6068 Před měsícem

    Laba nin oo kacaan diid ah oo ka mid dadkii dalka burburiyey ayaa sheekeeysnaysa

  • @mursalharare1001
    @mursalharare1001 Před měsícem

    WAAN YAABAY NINKAAN DAD CUQDADEYSAN INTEY UGU ARUURSAN YIHIIN

  • @MohamedAhmed-vt9uv
    @MohamedAhmed-vt9uv Před měsícem

    Ma ninkas Dada u jiro. ee xiligas ku ciil Qabo dhibkii Somalia Ka dhacay. Wali uu ku ciil qabo. Cuqdad ku dishay.

    • @engnajmudiinabdirahman8347
      @engnajmudiinabdirahman8347 Před měsícem

      Sababtu waa in aynu iska ilaalino kooxdii dalka burburisy ee askarta ahyd madaxweynihii dalka dishy hadana umada kla dishy inysan so noqon kuwo lamida

    • @easky363
      @easky363 Před měsícem

      Mohamed,...faqash. cuqdad hakudisho adiga. Runtaa kudhibta

  • @hodanosman6068
    @hodanosman6068 Před měsícem

    Ninkaas hanoolaato labaxay oo been lowgaaa wuxuu raadsadaaa dadka aan qiimo lahayn isna adeerkis cusmaan jeele oo laxiray ayaaa ka samri la yahay