#TOOS

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #TOOS | Dhibcaha Taariikhda | Prof Gees | Qaybtii 2aad |

Komentáře • 86

  • @jibrilholhool9341
    @jibrilholhool9341 Před 3 lety +7

    Qaybta saddexaad ku soo dhakhsada waa warays aad uu fiican thanks tabiye mr maxamed ilig and prof maxaed sicid gees

  • @sabcadiiriye5984
    @sabcadiiriye5984 Před 3 lety +2

    Ex wasiir maxamed siciid gees professor iyo khabiir wax badan og maansha allah mudane aqoonyahaan alle haku xafido aqoonyahaan aamiin aamiin aamiin

  • @mustaphamuuse6756
    @mustaphamuuse6756 Před 3 lety +4

    Masha allah ilahay cimriga ha dheereyo prof.xaqbadan kuleh dalkiisa iyo umadiis

  • @yusufmuhumed6234
    @yusufmuhumed6234 Před 3 lety +7

    Waa aqoon yahan somaliyeed, jecel somaliland nimada aad ayaan utagereyaa. (good man)

  • @sosmanahmed2155
    @sosmanahmed2155 Před 3 lety +13

    Waa muwaadin reer somaliland ah alle haku barakeeyo

  • @familyaden7456
    @familyaden7456 Před 3 lety +3

    Masha allah maxamed siciid gees illahay haku xafido

  • @awshan571
    @awshan571 Před 3 lety +2

    Professor Gees alle ha dhawro if iyo aakhiraba 💯❤️✅🙏

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t Před 5 měsíci

    Masha allah waa professor aftahan oo sharlctiro badan

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 Před 3 lety +3

    Wagareeeeey!!! Reer hargaysa waa just same smart intelligent people waligood sidaasay ahaayeen waxaa iga yaabiyay KABANKU MA SOCDEE ISAGAA SOCDEE HANOO YIMAADO

  • @mohamedadennor7616
    @mohamedadennor7616 Před 3 lety +2

    Waa dadkii dunta fiicnaa, ilahay cimriga iyo cafimaadkaba kuu barakee

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 Před 3 lety +5

    Mansha allaah
    waa taariikh socota
    Allow cimriga ku dheere
    oo caqliga ku barakee

  • @khadarjama4813
    @khadarjama4813 Před 3 lety +3

    Allaah cizak johorad dahaba #GeeswaaHantiqaran

  • @halyeeyqaran1094
    @halyeeyqaran1094 Před 3 lety +2

    Thanks MMTV iyo pro Mohamed sead gees

  • @abdilahimhersi8853
    @abdilahimhersi8853 Před 3 lety +2

    This is great. Somaliland, will only be the best when knowledge and experiences are the leaders.

  • @awshan571
    @awshan571 Před 3 lety +1

    Hadalkuu sheegayo waa run iyo xikmad 💯✅🙏

  • @alinoz8847
    @alinoz8847 Před 3 lety +4

    Tariikh iyo aqoon

  • @maryanasqaraar6576
    @maryanasqaraar6576 Před 3 lety +1

    Walaalahayga koonfurta Somalia joogaa. Waxan kula talinayaa inay nagaga daydaan sidaan habka xisbiyada iyo dooroshooyinka u samaysaney. Waxa wanaagsan waa laysaga daydaaye. Argagaxisada iska qabta. Nabad iyo barwaaqo aan ku wada noolaano. Lugta somaliland haysaan naga daaya oo wax noo aqoonsada idinkana allaha idin barakeeyee

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 Před 3 lety +2

    Manshaalaah maxamed iilik iyo maxamed siciid gees profeserka waxa u talo iyo xogba haayo noo soo gudbi sxb

    • @ghazalihussein7990
      @ghazalihussein7990 Před 3 lety

      Dhamaan magaca Maxamed bal ila fiirsada waa Intelligenz bina aaden qalda waa ka dhacaa ,Seyid Maxamed A, Hassan, Maxamed X,Ibrahim Cigaal, Maxamed Hirsi (Maxamed Ali)Maxamed Siyaad Bare, Maxamed Mooge liiban Maxmed Sciid Gees, Maxamed Saleeban Tubeec, Maxamed Faarax Caydiid, Maxamed Abdi ilig, Maxamed Ali Baasha, Maxamed Abdi ilig,Maxamed Ali Bile, Maxamed Wardigii Sudan ee heesaga ahaa, qofkasta oo bina aaden sax iyo qalad wuu leeyahay taa allah baa kuligeen inaga xisaabinaya, allah SWT hana cafiyo, yaa igu raacsan.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před 3 lety +2

    Allah Yaxfadak, waa muwaadin qaaliya oo Somaliland na tacab gashay.

  • @alimustafe6781
    @alimustafe6781 Před 3 lety +2

    Sxb maxamed ilig hore u soco barnaamij qiimahiisa leh

  • @cabdirisaaqfaarax7690
    @cabdirisaaqfaarax7690 Před 3 lety +1

    Thanks mmtv and mohed gees

  • @asmacigal8829
    @asmacigal8829 Před 3 lety +1

    Cimri dheer ayaan kuu rajayn gees

  • @abdirahmanhassanhirsi808
    @abdirahmanhassanhirsi808 Před 3 lety +3

    Pro gees waa odyi Somlilan sh

  • @CAWEYS.
    @CAWEYS. Před 3 lety +1

    Pro gees waa maktabad socoto, lodkiisii wuxu kaga fiicna wa qoraa waxbuu reebay

  • @israismail395
    @israismail395 Před 3 lety +2

    Mnsha allh

  • @zeadfarah6421
    @zeadfarah6421 Před 3 lety +2

    what kind of personality🥰❤️

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 Před 3 lety +2

    Gees waa geesi ku dhashay Hargeysa,jecel wadankiisa iyo dadkiisa kuna iimaan qaba Somaliland. Qabiil meesha ka saar wadanka aynu u ogolaano in Soomaalida kale xataa qaadato wadaninimada xaqna u yeeshaan in ay codeeyaan loona codeeyo.

  • @A-Dirir11
    @A-Dirir11 Před 3 lety +1

    Legend Prof. Mohamed said Gees

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi Před 3 lety

    Barnaamujyo xiiso leh tala soco MM television. 👈👣😁

  • @guusha9655
    @guusha9655 Před 3 lety

    Mahamed ilig hore u soco waxad maliba malin noo soo waraysi tarikhda gala kasoo qada ragi dalka taarikhda muga wayn kulaha alleh hadaye

  • @nabadonbadri1574
    @nabadonbadri1574 Před 3 lety

    PROF GEES WAA NIN AQOON IYO WAAYO ARAGNIMO BADAN U LEH SOMALIDA XILAL BADANA KA SOO QABTAY DAWLADII SOMALIYEED KAL DANBEEYEY ALLA CIRMIGA AQOONTA U BARAKEEYO WAA NIN WAXBADAN LAGA BARAN KARO

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 Před 3 lety

    Hambalyo ciidanka Qaranka

  • @fahadrashid786
    @fahadrashid786 Před 3 lety

    Hhhhhhhhh
    Ax yaar rijjaaal shooggaaa baaskeeladaha waan soogaadhay
    Illaaa 2007 waa lasoo laabijiray

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 Před 3 lety

      Xagee kusoo gaadhay anuu markaan nuuradiin tagaayo , iskuulka gacan libaax mid ku dhagsanaa baan macmiil u ahaa Alah ha u naxariisto hada wuu dhintaye

  • @xasancabdi8092
    @xasancabdi8092 Před 3 lety

    Maxamed cabdi ilig suxufi wayn

  • @mige4275
    @mige4275 Před 3 lety

    This is what we need to know Zzz

  • @mohamouddguuleed1359
    @mohamouddguuleed1359 Před 3 lety

    Correction: Dastuurka Somaliland waa 130 qodob

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Před 3 lety

    Eraygaa Faahfaahi ayaa ka haboon, maxaad uga jeedaa haysla taba taagine.

  • @idresadan5095
    @idresadan5095 Před 3 lety +1

    Waa muwaadin somaliland ku lahaa hhh
    Dastuur copy ah iyo xisbiyo ma shurucudisu copy tahy ayuu usameeyey libaax warsengali
    Murqaan land

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 Před 3 lety +1

      Hate never wins over love
      Somaliland kuma taqaanno waxna kama qaban kartid ,ee calooshaada nadiifi .
      Thanks 👍

  • @realkoshin
    @realkoshin Před 3 lety +1

    Awooda Jidhka Caruurtaada Si Fudud Qiimo Jaban U kori m.czcams.com/video/V0bPe0vD1oI/video.html

  • @taartog
    @taartog Před 3 lety

    Qubrus dsdka Muslimiintaa ee dagan Turkey ayaa badbaadiyey 1974 markii la laayay ayuu u gurmaday oo jabiyey kuwii laynayay .... odeygaan iska shaandheeya waayo haddii kale khalad ayuu ina galin.

    • @cadarcosoblo4273
      @cadarcosoblo4273 Před 3 lety

      7

    • @muxyadiinaadan524
      @muxyadiinaadan524 Před 3 lety

      Niyow meesha muslino looma dagaalamayn iska hubso waxaad tahay nooca qofka carabiga ku hadla sheekha u yaqaana bal waxaad sheegta turkigu 1974 islam siday ugu dhaqmi jireen ayagaan ogalayn gabadh xijaaban iyo masjid laga eedaamo qofka shicibka ah ee 1974 ankara ama Istanbul ku noola xitaa lagama ogalayn inay astaan Muslimnimo muujinaysa inuu yeesho adiguna prof gees ayaad maanta leedahay shaandheeya sababto ah turki ALLAH maanta soo hadeeyay oo dayib ordugan ALLAH usoo diray ayaad aragtay way dhawayd maalintu madaxwaynaha turkigu dib ugu furaayay masaajidka wayn ee Istanbul!! Adigu malasocotaa 1974 masjidkan la furaayay xaaladiisa?

    • @taartog
      @taartog Před 3 lety

      @@muxyadiinaadan524 wax aan kuu sheego garan mayo aan ama taariikhda ayaadan aqoon ama xor ayaanad ahayn ... Qubrus 400 sano dowladdii Muslimiinta ee Cismaaniyiinta ayaa ka talijaysay ilaa Ingriisku ka qabsaday ka dibna dowladdii khilaafadii Cismaaniyiintu waa dhacday ... dsdka Muslimiintaa Jazeeradda waa ku hareen sadex meelood meel ayay ahaayeen ka markii Ingriisku Jazeeradda xornimadda u ogolaaday dsdka Giriiga iyo Turkidu si siman ayay u qaybsadeen dowladda ka dib dadka Giriigaa baa isku dayay in ay Jaziiradda Qubrus iyo wadanka Giriiga la mideeyo cinqilaab ayayna sameenyeen waxaana diiday Muslimiinta ka dibna waa lalaayay oo la go'doonshay ... Turki ayaa usoo gurmaday 1974 ilaa maantana suga amaankooda damcan dowladda bey leeyihiin kaliya Turkigu aqoonsanyahay ...... Kolkaa yaanan ku dheeraane akhriya taariikha . CZcams Ku qor Turkish invasion of Cyprus ka dibna Thomastv Archives daawo .

    • @warbaansoosidaa9108
      @warbaansoosidaa9108 Před 3 lety

      @@taartog Waryaa hooy muxyadiin kaa xog ogaalsane aamus.

  • @Wadani924
    @Wadani924 Před 3 lety +3

    Odaygan waxa uu ka mid yahay Warsangeliga sixran. Waxbaa la cabsiiyey.

    • @ahassan1205
      @ahassan1205 Před 3 lety +5

      Waa nin aqoon badan oo reer s/land ah
      Adigu hadii aad weli duurka ku jirto.

    • @ahmedsamale8356
      @ahmedsamale8356 Před 3 lety +3

      @@ahassan1205 waa oday aqoon leh oo somalilander ah ku dhashay ku barbaaray wax kasoo noqday ee kan jaahilka ahi muxuu ahaa qabyaaladu wataa timaha cawlan kuu yeeshay ku dheh yaa kalab

    • @ahmedsamale8356
      @ahmedsamale8356 Před 3 lety +3

      Adigaa sixran ree miyi yohow warsangali wax haku siiyo
      isaga aqoontiisa umada bartay sumcad iyo karaamaba uu ku helay .

    • @ahmedsaahid2898
      @ahmedsaahid2898 Před 3 lety +2

      waa nin miskiina oo shaqa tegey anigaa jooga xero warsangeli waxa uu ka sheekhanayo sheekadayadaba masoo gasho. Xagee xisbiyada iyo dimiqraadiyadu ka jirtaa

    • @Wadani924
      @Wadani924 Před 3 lety

      @@ahmedsaahid2898 haa waa runtaa ina adeer. Noocan waxa aan dhahnaa: "nadal nadal dhalay" iyo "marabi". 😆

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před 3 lety +1

    Khabiir ku Takhasusay Cudurada uurku jirta Internal medicine oo laga waraystay xanuunada kala duwan ee ku dhaca Beerka , Hunguriga , Caloosha , Ka faa ideyso oo wax ka ogow xanuunadas czcams.com/video/HgxujXQfqv4/video.html

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t Před 5 měsíci

    Masha allah waa professor aftahan oo sharlctiro badan