Wasiirkii Kowaad ee Sayaid Maxamed Cabdile Xasan kumuu ahaa 1858 - 1920 kii?Maxamed Xaaji Ingiriis.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 78

  • @jeexdinTV
    @jeexdinTV Před rokem +4

    Profeser ingiriis realy i appreciate how you know the past history go forward

  • @shaaficicade2816
    @shaaficicade2816 Před rokem +7

    Hdii macqul Thhay soo qor scw I ❤️

  • @footballer9117
    @footballer9117 Před rokem +9

    Daraawiish reer dhul bahnte layidhaah baa iska sheegta hadana waxba wlhi kama ahayn ragga ubadan waxay ahaayeen Isaaq Habarjeclo mana sheegtaan wlhi

    • @endoferagoat2393
      @endoferagoat2393 Před rokem

      War ninkan iska had laga ah ee daarood nacaybka ah anaga hanoo sheegin

    • @user-ur4kf5np3v
      @user-ur4kf5np3v Před rokem

      @@endoferagoat2393 waa taariikh qoran dhulbahante askar aan waxba la waydiin kaliya ayay ka ahaayeen daraawiish.

    • @footballer9117
      @footballer9117 Před rokem

      @@endoferagoat2393 Daarood cidina ma necba ee cuqdadan yar ee Isaaq nacaybkaa iska saara marka hore ninkanna ama ku tilmaama Qof xun ama mid wanaagsan Runtuu kuu sheegay magaca DARAAWISH ragg ISAAQ ah ayaa bixiyay iyagaan SAYIDKA SOO DHAWEEYAY OO CIIDAN IYO HUB BA LA GARAB TAAGNAA GOLIHII SARE EE DARAAWISH EE TOBANKA AHAA SAGAAL KAMID AH ISAAQ BAY AHAAYEN HALNA DAAROOD BUU AHAA OO SAYIDKU AHAA Reer Sh isxaaq iyagaa sameeyay iyagaana BAABIIYAY XANAAQ AMA HA XANAAQIN 🙏🥱

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 Před rokem

      Habarjeclo ingiriiskan ku. Ogeyne goormey xaga seyidka yimaadeen .iidoor waa ubad nasaarad markuu laha sayidka ma ciidankiisu caayey waa yaabe

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 Před rokem

      ​@@user-ur4kf5np3v afkaa qoyan haw hadline taariikhda orod soo akhriso inay qoran tahay waa ognahaye

  • @user-ur4kf5np3v
    @user-ur4kf5np3v Před rokem +2

    Taariikhdu waxay markhaati ka tahay in kooxdii daraawiish asaaskeeda iyo saraakiisha ugu saraysaba aanay ahayn beesha iminka sheegata ee dhulbahante waana taariikh uu Siyaad barre u sameeyay una buun buuniyay.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem +2

    Professor Ingiriis halasoo dhaweeyo waa madax sare

  • @sayidmaxamedcsbdilaahi124

    Soo dhsmaytir

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn Před rokem

    Iska qayil

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 Před rokem +1

    midkaan aqoon yahanka sheegta waa nin ciilan taariikh bug ah buu rabaa in uu u sameeyo qabiilo aan taariikh laheyn. hadda ka hor baan daawaday video CZcams-ka uu ka hadlayay wuxuu u hadlayay si xun oo ay ka buuxdo qabiil naceyb.

  • @HebelShow
    @HebelShow Před rokem +1

    DARWIISHBA Habarjeclo ayuu ahaa way iska sheegtaan daaroodkuye Cimaamada Habarjeclo lama haysan karo...

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho Před rokem +2

    😂Kii awliyada duuleysa waa yaabay nin faan badan baa helay?

  • @mohamedomar8783
    @mohamedomar8783 Před rokem

    Ninkan xerawga ah maxaad kaga noqnoqonaysaa

  • @lightningside45
    @lightningside45 Před rokem +1

    Rag marqansan wax walbo kafilo.

  • @shuu_94.
    @shuu_94. Před rokem +6

    Darwiish hadad wax ka ahaydeen dhulkayaga laga halgameen ee sayidku idinkuu idiin imaan lahaa darwiish waa dhulbahante tariikhahayaga yaan lagu meeraysan😂

    • @zakariaguedi9261
      @zakariaguedi9261 Před rokem +1

      Taarikhda qaybtayada ha musuqmaasuniqa hahaha , intiina waan ogololeehe wixii aynu isugu nimaadba miyaynu kukala yaacnaa hhhh

    • @faisalabdi7069
      @faisalabdi7069 Před rokem +1

      Hadii iidoor drawiish aha ama qayb ka ahaa halgankii sayidku ugumu gabyeen iidoor wagaash iyo kufriga wacad alow yaale waa niman walaalo ah tan iyo yoonka akhiiro eh naarquuteyaasha iyo gaalada daba nashlaysaane nasab hadaad tihiin gaalada nici lahaydeen

    • @abdirahmanatosh151
      @abdirahmanatosh151 Před rokem +1

      Dulkaas waa lawada joogeey xitaa reer konfureedka joogeen sida galjacel

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 Před rokem

      Ma guul darro kuwii idin so hoyay ee yidhi Adiguba "caqlad leedahee carar maxa dhama". Ee siday u yaacayeen Uganda gajada iyo maroora dilaaca ugu dhinty.
      Ayaad ku faanysaa.
      Ninka mabdaisa u dhinta esaga oon cararin ayaa lagu faanaa

    • @abdirahmanatosh151
      @abdirahmanatosh151 Před rokem

      @@faisalabdi7069 waa gabayaadi suubiska aaha ee lagaa been aburteey

  • @cabdikahinshugricali3989

    Professore xaga gabayada kuma fiicnide laaxinka ka dhaaf

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před rokem +4

    xaji suudi wuxu la kulmay mahdigi sudan sayid isaga baray dawiish nimda maskaxada uga shubay lakiin kale jiray hj magacan darwiishaba lahaa war ragan dhulbahnte ee dariwishta sheganaya xine xiiray so dhegaysta diyarada markay timi way hoos yacen waxay mooden awliyo nin adanmaoobe aya yidhi war awliyo lahayn bahasha ka dhuunta eeg cabdule xasan xata coomade ayuu mooday ingriiskii muxu yidhi brain behand darawiish wa xaji suudi war dadkan waxan ay yidhahda wa xoraynaymuxu yahay ila ingriis somaliland ma gumaysan protectorate macanaheeda manay aqoon umadan wan la yabaa 17 kii nin ee la yidhi madaxooda lacag lagu miisay hal nin oo baraarsame aya kaga jira dhulbahnte wa isaaq iyo ugaden halna wa hawiye halna waa ajuuran ka warama waxan malaha xataa waxna ma akhiriyan darwiish hj magaciisa iska stian oo ku fanan sheekh bashiir iyo faraah omaar ma yaqnin ibahim buqul iyo ibarahim gadoode ma yaqnan wa adhi iska hadaqa dhulbahnte beriga beriga umadu aad iyo aad bay u yarayd 1960 somalida odhan hal million iyo 6oo kun bay ahayd ka warama imisay noqon karan 1920 iyo ka hor isa waydii dhulbahnte intu noqon kara war waxan beenta kama xishoodan runtii

  • @ibnusudiabousudi5812
    @ibnusudiabousudi5812 Před rokem

    Magaca darwiish noo sheeg???

    • @abdullahicumar3176
      @abdullahicumar3176 Před rokem

      Waa magac kayimid sudan mahdigii sudan ayaa magacaas isticmaali jiray

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před rokem

    Ninkan waa ninkih hawiyeh walay waa perfasor bugah waxaa dhaqankah yaqan masaridah iyo indah waxaynah kah qarabtan Africah sibah somaliyah sababtoh ah melahah dowladih kah jirin bay ku so Aruraan sidah dhakhtaradah bentah ah somalih ilahay bah u maqan nocas bah Aqonyahan u Ah culimadunah way kah xolaystah sidah kan lah fadhiyah qar bah yirahdah waan dulnah qar bah biyoh benah dadkah ku rusheyah qar bah dadkah dilah waxaas iyo wax kah daran bad kah helaysah

    • @faisalabdi7069
      @faisalabdi7069 Před rokem

      waa suldaan hoogay oo kale beenta lo alifo ayaa idoor lacag lagaga cuna oo ay naf ka dayaan ,mar lacag lagaga cuno darawiish waa idnku aha oo beena iyo mar suldaanka irir samaale hoogay ama hoolay sidad u taqaan u sheegto iyo habraha u wato marka waa nin daad qaaday xumbo cuskay, waxaas oo dhan waxa ka keenay waa ssc

  • @jamac7119
    @jamac7119 Před rokem

    Mm tv waxa idilajooga english man sidaa dardeed waxa laydinkaraba inadwaydisan tariiqbadan fadlan waydiya waxabadan sideedaba marka qof waxa lawaydinayo waa inuwaydiya qof aqoonbadan haysta waad mahadsantahin

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 Před rokem

      Somalidu tariikhda iyagoon waxba ka ogeyn bay been ka sheegaan…walaahi intaa uu inankan sheegayo waa run…xaaji suudi maskaxda sayidku ahaa wuxuu yiqiin af hindi carabi sawaxil amxaar ingiriisi…..magaca darwiish waa ninkii bixiyey duubkana u xidhay…
      Dhawrkii sanadood ee hore mooyee darawiish ingiriis dagaal lamay galin …lakiin qaba’ilka somaliday dhib weyn ku hayeen (dhulbahante warsangeli isaaq ogadeen majerteen) cidna may dhaafin …geel dhac umadoy layaan dil iyo gawrac wixii ka soo hor jeesta…waa wakhtiyadii dagaalada qabyaladeysan xogeysteen…ee silsiladaha gabayada qabyaladaysan bilowdeen..
      Waxa dib u qoray khalday oo u isticmalay si guracan jaale Maxamed siyad bare…

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 Před rokem

      Waa in laga gudbo qabyalada…maxaa ii dan ah ayaa ka wanaagsan iyo in hore loo socdo

  • @skaba6390
    @skaba6390 Před rokem +1

    Waar iligoow yaanay ku sixrin waa sixroolayaal ha aaminin. I a ingiriis hanoo Xayaysiin saydka

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Před rokem

    War bixinta oo dhameys tiran maad soo dhigtaan ree MMTV.

  • @wadhafwadhaf5793
    @wadhafwadhaf5793 Před rokem

    Xaaji Suudi Shabeele cumar wuxuu ahaa ninkii sameeyey Daraawiishtan sameeyey ayuu ahaa.wuxuu ka wakiil ahaa todoba Dal OO Hindiya IYO itoopiya suudaan Kenya Saampiya Tansaaniya SOMALILAND IYO qaar kale.wuxuu ahaa nin Haberjeclo ah OO Aadanmadoba ah.

    • @faisalabdi7069
      @faisalabdi7069 Před rokem

      Xaji suudi manta ka hor lama maqal,buugaga tariikhda ingrisku qorayna lagama yaqaan,You can't create history existed more than century from thin air in 2023,but have your own history which is none existent,so don't claim someone else's history shamelessly.

    • @wadhafwadhaf5793
      @wadhafwadhaf5793 Před rokem

      @@faisalabdi7069 ,if you don't know nothing about it Somali History,you don't need to Answer me,waxaad Ku qorata Google Haji Suudi Shabeele IYO Sayid maxamed Cabdile xasan waxaa Kuu soo bixi doona Labadaba sawiradooda iyo Taariikhdii ay laahayeen.weliba Waxay ahaayeen laba Nin OO waaalidkood walaalo yihin, Aniga labadaba waa awoowe yaashay Aabahay ayeeydii waa Cambaro Cabdile xasan.Suudi Shabeele na waa Aabahay awoowgii walaalkii ,waxaad igula murmaysa waa family gayga labada dhinacba .sheeko aanad Taariikhahaan waxba ka ogayn maaha in dad waxay KUGU shubeen la yimaado, simple is that waxaad daawata odayga Dhulbahante ee laga waraysano Taariikhda Daraawiishta IYO Sayidka, EE CZcams ka ee weli just waxa la waraystay before 7-8 months.than you will see.odaygaas ayaa ka sheekaynaya labadaa Darwiish.Anigu waxaan ahay Nin Aadanmadoba ah, hadaad Taariikhda Daraawiishta hayso.

  • @sayidmaxamedcsbdilaahi124

    Xagtaas idinkoo mahadsan

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 Před rokem

    War muxuu ahaa midkaan sayidka fikirkiisii rootiga kula dhuuqaya ,maandhaw hawiye maanan diran maanta ka horowe, bal indad halyey leedihiin la hubsan doonreeye
    Taas waxad sheegaysid barbar dhig

  • @hodaniidcali7121
    @hodaniidcali7121 Před rokem

    A

  • @kujoogclimatechangeomar4035

    Intresting diskussion but be more conruversial in less deviding formala

    • @cabdishukuur1407
      @cabdishukuur1407 Před rokem +1

      Niyahae Af-soomaligaaga iimaanso, ama English-ta si miisaaman u barro.

  • @OHH2004
    @OHH2004 Před rokem

    Mohamed H ingriis is historian

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 Před rokem

      Hhhhhh taariikh wax kama ogee wuu kufsadaa ,beeñi cadaysey baa la dhahaa ingiriis buu labaxay

  • @faisalabdi7069
    @faisalabdi7069 Před rokem +3

    This guy is trying to rewrite new history from thin air about Darwish

    • @Marw173
      @Marw173 Před rokem +6

      I don't think everyone knows that the name Darwish came from Sudan and it was a nickname for Mohamed Darwish who was Harbarjareclo go back to history mate

    • @rashkaboy2690
      @rashkaboy2690 Před rokem

      Don't be jealous about others history.
      Feel sorry for your uncivilised starving community 😢

    • @zakariaguedi9261
      @zakariaguedi9261 Před rokem +1

      Taaariikhi mata reekiinu hayaa , ninkan waa historian ka dhegayso waxay dunidu qorto buu soo tebiyaaa.

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 Před rokem

      ​@@Marw173 ii wad sheekada umu nickname

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 Před rokem

      Asc this is not new history but it is facts and reality bcse this guy he took from british professors those who teach somalian history and also one one the biggest labrary where e ery somalian history was kept since the british colonised into somalia for long time
      .for that aspects it is common in our poeple to reject any history if they font see their own intrest
      Eventually i would like to say dont listen only your tribe famiy etc but zlsi try to listen another versions which enables to deeply known and understand the facts and reality

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před rokem

    Ninkan waxaan ku jeclahay haratidah kkkkkkkkkk

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před rokem

    Tv fagash lasoco muse bixi

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před rokem

    ingriis madama uu la dagalamayay aqoonta iyo dadka wax garanaya taasu diidana xaji suudi aad bu u raadin jiray sayidka iyo waxn dan kama lahayn runtii

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 Před rokem +1

    Kaakici wadaadkii dagaal laguna kaalmeeye
    Kumanyaal duubcad buu keenay beerdhiga e
    Waxse kadabkiisu go'ay markuu kaday dadkiisii
    Ismaaciil mire

    • @faisalabdi7069
      @faisalabdi7069 Před rokem

      Beeni tariikh ku noqonmayse tariikh yeelo, hadii tariikhda darawish idoor kasoo galo sayidku idinkumu gabyen sida xun ee u idinku sheegay inas galadi u la dagaalamayey dabadhilif u ahayden oo u idnku yidhi,IDOOR WAGAASH IYO KUFRIGA WACAD ALLAW YAALE WAA NIMAN WALALO AH TAN IYO YOONKA AKHIRO E NAARQUTAYASHA IYO GAALADA DABA NASHLAYSANE NASAB HADAD TIHIN GALADA NICI LAHAYDENE

    • @rashidahmed8794
      @rashidahmed8794 Před rokem

      Taariikhdii beenta ahayd ee siyaad bare oo aan ka duwanayn tii tigreega ayaad wadata. Caruurtu dooxi jiray.
      Afka taagtayaa iyo sidii eyro oloshaaba
      Arki maysid ina shixiriyoo inamadaadii
      Isaga tiriyey markuu saqiirka ku gubag gurigay ku jireen.
      Waa ninkii wadaadka ku yidhi geel soo dhac ee sheekh aweeys dilay.

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn Před rokem

    Kkkkkkkkkk 😂😂😂

  • @aminaaahmed6484
    @aminaaahmed6484 Před rokem

    Kkkkkkk

  • @maxamuudmaxamed2101
    @maxamuudmaxamed2101 Před rokem +1

    Timawaynta benta ninka durba qosol bukudhuftay 😂😂😂

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora Před rokem

    Hoyaada siilkeedi u sheeg

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 Před rokem

    WAA BEENTII. KULMIYE. IYO HEEGO. WAXAA LOOSOO jeestey. Dacaayada. Sayidka. mUUSE. Raxanweyn IYO HAWIYe AYUU. Soofadhiisiyey. Tv GA. Mm. Maxamedb muse. WAA. Wiilja. MADAXWEYNAHA. Kkkkk

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 Před rokem

    War ninyahow taariikh aadan adiga iska daaye awoowayaashaaba garan karin ee beenta laguu soo dhiibay daah wasakh yahow

    • @abdirahmanaidid1289
      @abdirahmanaidid1289 Před rokem

      Walalo. Tariikhdu. Iyada is qurta kaa dhagayso ana ka akhrii bugaga laga quray. Ciidwalba ka qurtay. Kkkkkkmkmm ilaa oradea ilaa rer yurub way ku tala sarajishiis ugu saraysaciday ahayen

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora Před rokem

    Ina dhillo weyn ma Somaliland ayu jooga? Miyaanu ahayn ninka ka dambeeya dagaalka laascanood? Ala Maxa danyeero joogaan Somaliland

  • @AN-xv1er
    @AN-xv1er Před rokem

    Bal waxa uuku sheekaynayo eeg beenaale

  • @ya3746
    @ya3746 Před rokem

    Beenahawaas
    Darawiish waxba ha
    U sheegin