#DHIBCAHA_TAARIIKHDA_Q6Aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 09. 2021
  • #DHIBCAHA_TAARIIKHDA_Q6Aad.
    Xogta Aqoonyahan Soomaaliyeed oo Lagu Waayay Jarmaalka 100 Sano Ka Hor.

Komentáře • 29

  • @Ceeldarraad
    @Ceeldarraad Před 2 lety +4

    Cabdalle Shixiri waxa ka vad,baaday 1 hal wiil oo Uurku hadh ah oo markii carruurta ladilay aan dhalan magaciisana waxa la odhan jiray Ama loo bixiyey Dalqaf markaa maanta way Tafiiran yihiin wanan aqaan
    Lkn dhammaan carruurtii xiligaa noola waa uu laayey Hooyadood baa markii carruur la laayey carartay waxay,na la carartay oo ay gosha ku qaadatay kii ugu yaraa oo jiray sannad jir ah ciidamo Buu sayid ku ka daba diray kii yaraana waa laga soo qaaaday waana la dilay hooyadood oo aan hal qof hay baa ka carartay markaa carrurta hooyadood muddo ka dib umushay Ka keliya ee ka tafiiran oo xiligaa uurku hadh ahaa magaciisana sidaas baa dalqaf loogu bixiyey
    Ayeeyday Aabe buu adeer u ahaa Cabdalle shixiri

  • @Mac-hadkaKhairulDaareyn.
    @Mac-hadkaKhairulDaareyn. Před 2 lety +1

    Masha Allah Taariikhyahan Samatar Jabane , Guuleyso Mudane.

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 Před 4 měsíci +1

    Wa sacad yonis

  • @Sudaysibabaya36
    @Sudaysibabaya36 Před 5 měsíci

    Waa awagay mahamed nuur iyo ahamed nuur macalinkiisuna waa reer buuhoodle

  • @timirtiijanada1564
    @timirtiijanada1564 Před rokem

    Waa la hayaa taariukhdii maxamed nuur wacays

  • @amalmahmed1001
    @amalmahmed1001 Před 2 lety +4

    Taariikh cusub ayaad daaha karogtay
    Cimrigaa alaha dheereyo

  • @mohammedelmi1586
    @mohammedelmi1586 Před 2 lety +1

    Why is this the last episode??

  • @siciildmaxamud3261
    @siciildmaxamud3261 Před 2 lety +1

    Shaqo wanaagsan weeye hawshani

  • @sakariemustafe9577
    @sakariemustafe9577 Před 6 měsíci

    Taarikhda somaliland weeye ee ma ahaaa ta somaliyeed

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Před rokem

    Waala heli karaa ninkaa waayo xog kufilan oo laga tixraacobwaad sheegtay

  • @nageyebelieday7158
    @nageyebelieday7158 Před 2 lety

    Maxamed Nuur waxaa uu ahaa Habar Jeclo, Aadan Madoobe

  • @alihussrin4350
    @alihussrin4350 Před rokem

    Shuyookhda ma gumaystihi ingrisiga ayey u shaqaynayeen?.

  • @Gobucks33
    @Gobucks33 Před 2 lety

    Dib looma srag caruudtii Abdalah SHIXIRI. Waxaa la sheegay in uu qol daar ah ku qafilay ilaa ay ku dhinteen . Waxay ahayeen afar Wiil. Ina shixir wuxuu la dhashay Ahmed Silanyo awoowgii. Fyi.

  • @salebansalad8922
    @salebansalad8922 Před rokem

    waa nin HJ oo biciide weliba reer iidle

  • @ahmedcanbe8561
    @ahmedcanbe8561 Před 2 lety

    Oo marka 1909 miyu jiray iyisagu

  • @abdikadirJamaame
    @abdikadirJamaame Před 2 lety

    Boqortooyadii Geledi waa burburisay saldanadii Biyomaalka

  • @ahmedadan1905
    @ahmedadan1905 Před rokem

    Xeeb ilig layidhaahdo oo puntland ku taala ma jirto ee xiligaas sayidka ayaa degenaa meesha ilig la yidhaahdo ee doollo ku taal halkaas oo xataa talyaanigu mar u aqoonsatay degmo katirsabayd gobolka hobyo la odhan jiray ee xeebta mudug markaa ilig waa xarun sida talex ahayd

  • @Gobucks33
    @Gobucks33 Před 2 lety +1

    Mr. Jabane. It easy to located Maxamed Noor since you know the location where is father was digging the well that colapsed on him. Find out place of the well, it should belong to his tribe. After you locate his tribe we will ask his tribesmen. Since he remembered Sarar and Darwish attacking HJ , it is very likely he was from HJ. Seamen had a head count of SL seamen at the time.

  • @user-pm6zs8te3e
    @user-pm6zs8te3e Před 6 měsíci

    Iidoor walee dib nooguma dhuumataan

  • @abdullahalthnyan9649
    @abdullahalthnyan9649 Před 2 lety

    abahaa eyoo somaliddaabaa dhagahaa kaa was... 😁

    • @siciildmaxamud3261
      @siciildmaxamud3261 Před 2 lety

      Ceeb weeye caydu

    • @abdullahalthnyan9649
      @abdullahalthnyan9649 Před 2 lety

      @@siciildmaxamud3261 adonkaa mawaxaa jiraa waax laedhahddoo aqonyahaan somaaliyeed... haddoo jeeroo anaa wasaa marmar naa somaliyeed oo dhaan baan wassaa oo eslanttaa xalwoo ogoo horeesoo waa farmajoo hoyaddee 😁

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 2 lety +1

      yaa somalidiid ah ninka waankiisa dhistaa somalilnimada miyu ka baxey ka waran kuwa madaxda sheegnaya koonfur caruuurta qalanayaa

    • @engmohamettmohamuttmwayeel7007
      @engmohamettmohamuttmwayeel7007 Před 2 lety

      Kolba ku dhamee 😂(iska hadloow ina igare😂😂😂)

    • @abdullahalthnyan9649
      @abdullahalthnyan9649 Před 2 lety

      @@abdullahiomarali5241 wllal somaleeneemaddaa aad shegeessaa waa ceeb waa en lalaa xeshoodoo 😎 somalenamadoo waa enkaar eyoo gobllaan... elahaay haa enagaa qabtoo eyoo weexee eslaamaa