QAYBTII LABAAD.Ma ogtahay In Somaalidu ay lahayen Awrtii lagu Weeraray shacabkii Naamibiya 100 sano.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2021
  • QAYBTII LABAAD.Ma ogtahay In Somaalidu ay lahayen Awrtii lagu Weeraray shacabkii Naamibiya 100 sano.

Komentáře • 42

  • @daudabshir2903
    @daudabshir2903 Před 2 lety +7

    Aad buu mahadsanyahay taariikhyanku

  • @muxammedxasanmmm6064
    @muxammedxasanmmm6064 Před 2 lety +2

    Maashaa allah waa taariikh faa iido leh balse ka xeeldheer tii aynu dhiganjirnay waa loo baahanyahay. Taariikhyahanka iyo mmtv waad mahad santihiin, siyasad iyo qabyaalad ayaa na xiijisay. ee

  • @rudwaan
    @rudwaan Před 2 lety +4

    Geesi Weeyan Somali ah Ninkan la wareeysanayo Taarkhdu sheegayo Wax Badan Ayaan ka Faaiday Mahadsanid Big Bro More Taarkhdo dhamays tiran

  • @farahabdisamad4114
    @farahabdisamad4114 Před 5 měsíci

    Samatar abdi hirsi,runtii tarikh naga maqnaydbad so ururisay magalada Munich ayan kunolay magaloyinka kalena wan arkay intodabadan sida Hamburg lkin isman lahay wakhti intaleg ayay Somali wax kayaqanen ,mhadsanid bro adiga iyo wariye Abdishakurba

  • @jaamacfaarax4924
    @jaamacfaarax4924 Před 2 lety +3

    Qof ilaah yaqaan ah oo taariikhdeena ku hawlan weynu u baahnayn.

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 Před 2 lety +1

    Barnaamijka si ayaad u koobteene faahfaahiya oo dheereeya soo badiyana

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 Před 2 lety +3

    OGI OGI XIRSIGAASI WUXU AHAA XIRSI AMAAN.

  • @Sal-lb1sf
    @Sal-lb1sf Před 2 lety +2

    Chanal kan. Wa in aan dadkeena lawada wadagnaa si ay udhaxlan taarikhdeynii nalaga qarinaye qarni waxeynu ubahan nahay ineynu ku baraarugno Taarikhdeynii aasmeso 🔙🌍🌍🌍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎥🎥💯💯👀👀👀👏👏👏🇸🇴

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 Před 2 lety +2

      Calankan dalkiisa gabdho ayaa lagu hoos kufsadaa waliba yugandhiis gaalo ah ayaa kuhoos wasa ee kasaar meesha dhilaa kudhashee

  • @Daaqirmedia
    @Daaqirmedia Před 2 lety +3

    MM TV waa tv-ga kowad ee dhinac walba ugu horeya

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 Před 2 lety

    Taariikh Muhiim ah ayaad soo bandhigtay,Waana Muhiim in Soomaalidu ay reer Galbeedka ka soo baadhaan wixii taariikh ah ee ku qarsoon Madxafyadooda

  • @sakadaadhigaofficialtv1952

    Nuux ismcl umadeena mha wllhi taarikh fog by leeyihin hhhhh

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 Před 2 lety +1

    OGI OGI WAAGAA CAAQILADU MEY JIRIN BALSE WAXA JIREY SULDAANADA

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 Před 2 lety +2

    Qaybta 3aad waan sugi la’ahay wakhtima ayaad soo daynaysaan?

  • @rugtamaansadasoomaalida1521

    Kan Weriyahaa ee Ciidagale waa Jin dagaagay u xidhan Heego iyo Ilig, xitaa hal su'aal oo Caqli gal weydiin maayo, tusaale markuu yarkan buuga buuga sita ahi leeyahay isaaq iyo Warsangeli ayuu heshiis la saxeexday, muu weydiin oo Saylac oo Cadan iyo England uga dhow Berbera oo ay deganaayeen beelo kale oo Soomaaliyeed miyaanay heshiis la saxeexan Ingiriiska?.

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 Před 2 lety +1

    Ninkan cadi maha

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 Před 2 lety +1

    OGI OGI IIB AYUU AHAA HESHIISKA AY MASAARIDU KAGA BAXEEN SOOMAALILAND EE UU INGIRIISKU KULA WAREEGEY. WAXAN AAD IYO U JECLAAN LAHAA IN AQOON YAHANKAN TAARIIKHDA KU XEEL DHEERI UU BARNAAMIJ KA DIYAARIYO SIDA AY SOOMAALILAND MASAARIDU INGIRIISKA UGA IIBIYEEN.

  • @iOnSL
    @iOnSL Před 2 lety

    Habar Awal nimadu ciyaar maaha

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Před 2 lety +1

    Linburg Land, Waa Magaalo Diimeed Kaniisaa ayaa Schoolo iyo Xarumo ku Lahayd ..Waqooyiga Hessen ,,,Xoolaha iyo Beeraha ayay Caan ku Tahay.kkkk

  • @ridwanxaaji7903
    @ridwanxaaji7903 Před rokem

    Gabayga reer haaruun gumaad Baan lahaa waxay laxidhiidhaa dhacdadii gurdumi ee ay doonayeen inay sayidka dilaan

  • @mohamedabdi634
    @mohamedabdi634 Před 2 lety

    Shuguran mm tv

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 Před 4 měsíci

    Ninkii muusa care ee la odhan jirey sharma’arke cali salax ayaa masuul ka ahaa xeebaha berbera ilaa obokh saldhigiisuna wuxu ahaa zeylac waa 1840-1960 markii ingiriisku yimina ninkii ugu sareyey ee somaliya wuxu ahaa ina igare labadaa ninba habaryonis muusa carre ayay ahaayeen

  • @siciidmaxamedyaasinsiciidy778

    Waaku waday wolosh islaanti tidhi warkeeda mahaysa

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před 2 lety +1

    Reer somaliland Mishkilada kaliya ee haysataa waa waxaanay ku heshiin Taariikhda ,waxa boqol iyo kon sono ilaa laba boqol oo sano ,waxa markiiba u soo baxaysa reerkayaga lama amaanin ,ama wax baa laga sheegay,iyo hebalba lama soo qaadine maxaa laaga hadli waayay.
    taariikh marka la yidhaa qof baa wax qoray qofku in kooban ,magaalo ,tuulo qabaa,il meel wada dagan iyo dhacdadii intii uu maray ama joogay uun buu ka warami karaa ee meel walba kama warami karo ,
    waa in aynu raadinaa oo baranaa taariikhdeena iyo odayaashii qarniyo tagay ,reer yurub oo dhan baa yimi , somaliland .

  • @falkiye3775
    @falkiye3775 Před 2 lety

    Qaabiilka la sheegayo ee cayaalal Axmed ama Axmed Nuux yuu galaa?

  • @rudwaan
    @rudwaan Před 2 lety +1

    100 iyo dhar sano ka hor Qalabkaynu isdicmaali jirnay Ee Hidiyo dhaqan u aha Dadkii Xiligaa Noola ayaa wadanka germal yaala Dareen Nooc kala ah ayaa I galay. Waaga wuu iibsaday asgarigu siduu sheegay lkn gaalada waxba kama luman.

  • @vp106cy4
    @vp106cy4 Před 2 lety

    Mmm tv waa munaafaq somalida geela lahaan jirtay waqtigas waa ayo dee

    • @ahmedosman7185
      @ahmedosman7185 Před 2 lety +2

      Soomaal Geela dadku waa wada lahaan jiray waan wada leeyihiin haddaba.Dhulka Soomaaliduna maamul ma lahayn ee dhul baa jiray

  • @munajamac1273
    @munajamac1273 Před 2 lety +1

    Ninkan waxan uu ka waramayo waa been aan jirin. Marka uu ka hadlayo waxaa haystay somaliland Suldan maxamuud shire oo ingirisku la hashiiyey in uu ku so warajiyo dakada. I feel for Somaliland looking for legitimate history.

  • @Gubaddo
    @Gubaddo Před 2 lety

    Somaliland kamay qaybqaadan ee halkaa dib ugu noqo sababta oo ah Xirsi iyo Josef waxaad sheegteen in ay ahaayeen niman ganacsato ah oo qanadaraas ku qaatay in ay Awr ka iibiyeen Boqortooyadii Jarmalka, markaa lama odhan karo Somaliland waxay ka qayb qaadatay sidii gumaystayaashii reer yurub u qabsadeen Afrikaanka

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq Před měsícem

    Masaarida xukumeysey xeebaha somaliland waxay ahaayeen askartii dowladdii cismaaniyiinta waayo masar waxa haystey markaas cismaanyiin oo baashaha uu sheegaya iyag ayuu ahaa yacni turki buu ahaa. markaas yaan loo qaadan in masaaridu iyagoo madax bannaan ay xeebaheena xukumayeen

  • @mohamedbahdon2772
    @mohamedbahdon2772 Před 9 měsíci

    Reer ka been badan oo naftooda taariikha beena ku maaweeliya,ilaya ay xataa nasabdoodi dafiran,mar dir baan ahay,Maran qureesha baan ahay.hadan irir samaale,bal ninkaasi dhagaysata zeylac oo xiligaas caasimada ganacsi ee bariga Africa, ma soo qaadayo taariikhada Barbara iyo reerkood mooyo kkkkk

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd Před 5 měsíci

      Kkkkkk maa reer kayga soo hadley qada zeylac ader sacad musse ayaa kaa tali jiirye

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 Před 2 lety +3

    Mr Warsame please taarikhdan waxa leh Somaliland, marka ku koob Somaliland.

  • @mohameddonzaa8614
    @mohameddonzaa8614 Před 2 lety +3

    Odeyga wareysiga dambe ee ad ka qaadaan kalmada somalia isticmaleda jooji oo ku badal somaliland waayo taarikhdan waxa leh reer somaliland